Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,097
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Read this carafaat Cumar wuxuu aad ugu dheeraaday in madaxweyne Shariif gobolka Banaadir oo ah meeshii ay u dhasheen iyo dekeda Muqdisho uu ku safay dad reerkiisa ah iyo saaxiibadiisa isagoo iska ilaaway dadka kale. Ma jirin cid ka tirsan dawlada oo la hadashay dibadbaxayaasha oo socodkooda si nabadgelyo ah ku dhameystay. Cabashada beelaha Banaadiriga ayaa ahayd arin maalmahanba ka taagneyd magaalada Muqdisho walow masuuliyiinta DKMG ah aysan ka hadlin.
  2. Its the banadiri community of xamar from the old city of Xamar from Shingaani and Xamarweyne they are not happy with the current Mogadishu Admin they should be fairly represented in the Mogadishu admin.
  3. Gaacuur;801907 wrote: http://www.voanews.com/somali/news/Farole-TFG-Uma-Madaxbanaana--142221345.html - TFG uma madaxbanaana iney la hadasho Somaliland. - Maamul Goboleed aan Puntland ahayn mala aqoonsan karo. - Somaliland waxaa la hadli kara oo kaliya Puntland anagaana ka masuul ah arintaas. - Dawladda Puntland waxay lahaaneysaa Dastuur ka gooni ah kan Federalka. Gaacuur how can Puntland have its own constitution a country can only have one constitution
  4. Carafaat i think that's should be an open option if things really get out of hand the garowe clan enclave divided a small city like Galkacyo into clanish fiefdoms. Even baargaal is divided that's a real serious issue Somalia needs national unity instead of division and that's the way forward.
  5. ^^ Indeed down with clanfederalism no need for fictional clanish borders.
  6. Aaliyyah;802094 wrote: Xaaji Xanjuf, if you don't know that your folks committed genocide against the people of Awdal in 1992. And, still oppressing and killing innocent people (it was just recently when people demonstrating in borame were killed) ..then clearly you are living in your own lalaand. Awdal State will follow the same path as Khaatumo State and will claim their rightful lands. Mark my words! People were killed 3 people were murdered and that was really bad and some of the killers were caught but what does Somaliland have to do with that? Now if a serial killer kills people does that mean the government has anything to do with it? As for Awdal state its a region of Somaliland talk to their elders politicians in Awdal and you will see the light.
  7. Aaliyyah;802083 wrote: Salax, the so called Somaliland is in war with their neighbors (Awdal state and Khaatumo State) so how do you expect recognition? War with Awdal where and when?
  8. Muqdisho: Dowlada TFG-da oo maamul cusub u magacawday Gobolka Hiiraan 11. marts 2012 Dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta u magacawday maamulki ugu horeeyey mudo 3 sana ah gobolka Hiiraan, laba bilood kadib marki laga xoreeyey Al Shabaab. Wareegto kasoo baxday madaxweyne Shariif ayaa lagu magacaabay maamulka cusub ee gobolka Hiiraan iyadoo gudoomiye loogu magacaabay C/fataax Xasan Afrax. Munaasabada wareegtada loogaga dhawaaqay oo ka dhacday xarunta wasaarada arrimaha gudaha oo ay kasoo qeybgaleen xildhibaano, iyo xubno ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sidoo kale lagu magacaabay duqa magaalada Baladweyne. Duqa magaalada Baladweyne ayaa loo magacaabay Sheekh Cismaan Barre, waxaana goobta ku sugnaa duqa magaalada iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan. Qoraalka kasoo baxay madaxweynaha ayaa lagu sheegay in maamulkan ay si KMG ah u qaban doonaan xilalka ilaa mudo sadex bilood ah. Magacaabista C/fataax Xasan Afrax oo horay u ahaa madaxweynaha maamulka Dooxada Shabelle ayaa soo jiitameysay mudo bil ah, waxaana mudadaasi socday wada hadalo oo uu madaxweyne Sharif kula jiray xildhibaanada kasoo jeeda Hiiraan oo uu aaqirki ku qanciyey in ay aqbalaan shaxda loo sameeyey maamulka cusub ee Hiiraan. Gobolka Hiiraan ayaa waxa dega qabiilo badan kuwaasi oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan dhinaca siyaasada ah, waxaaa sugaya maamulka cusub howlo adag oo uu ugu horeeyo amaanka.
  9. Che -Guevara;802025 wrote: Hada waxaad leedahay ragii wadanka saas ugaley baa wax kasoo bixi kara dumarka? Hermet....To gauge the intellect of Somali man and his ability, just look at SOL and tell me if they are better than Somali women? Che rag talo kama dhamaato we were just very unlucky but there was nothing wrong with Somali leadership prior 1991
  10. Its a historical day for the people of the sool region a party that represents them opens its first office in Laascaanood the people really needed this.
  11. Che Guevara Garowe haday wax sheegeyso Email ha soo dirto wakhti badan looma hayo iyaga Mogadisho iyo hargeysan islaha walaleeh labada meelood eeh Wada hadalku halkaasu ku socda
  12. Dumarku wa gob waan jeclahay hooyo edo iyo qaar kalo badan wa kuwanu dhalnay but siyasad dee uma dhiban karno meelo kalo oo badan oo ku haboon ba jira oo loo dhibo oo ay ka so bixi karan shaqadooda.
  13. Yes lets hope that but don't equal hargeysa with garowe wa aduunyo kale fog. Ssc dee wa xisbi is diwaan geliyey i think i will be a member soon Who are the cousins Che is talking about gogoshi oday Siilaanyo wali way furantahay.
  14. ^^ war kuwasi rag bay u eegyihin manad arkayn qaab dhismooka Che Yurubianka wa iska yara stif stiff eeg isday u taganyihin
  15. Carafaat;802009 wrote: SSC? Thats a Somaliland party
  16. Che -Guevara;802008 wrote: This is an improvement Xaaji. We went from 'we have nothing to do with Somalia' to we will talk to them....now talk to your cousins to the east, it's next logical thing to do. Che Guevara all Somaliland leaders since 1991 said if there is a government in Somalia we will talk to them but how could Somaliland talk to warlords or Abdiqasim or the ICU at that time if Somalia has a government, Somalilands government is willing to talk to them. We are not sure of the talks will succeed or not,its not even certain if the talks between Somaliland and Somalia will be prior august perhaps after august.
  17. War naga da niyo ambay nin ba lahayn war habluhu gurigooda ha ino joogan. Ma rag ba arladi laga wayey markaynu gabadh madasha calaamka keeneyno.Xita ka ay qabto wa u damiir xumo sabab first man bu la baxaya wamaxay waxaasi First man waba sheeko walaan.
  18. Faroole is stalking nonsense again as usual. Somaliland mamuul beeleedka pudhlayn wax ka dhexeyaa iska yar Somaliland will talk to Somalia and thats its
  19. Inagada naag Somalia hogaamisa ka waran Madaxweynayasha calaamku haday inaga shukaansadan Madaxweynaha
  20. It was already posted by by Jacayl baro salax and general duke
  21. Carafaat;801803 wrote: The Hermet, you cant deny that SSC always wanted Somali Unity. And that Somaliland and TFG wil talk and one of the options is Unity. If there was only one outcome possible then it would be talks but an ultimatum. So SSC is closer to its goals sxb. Somaliland Unity with Somalia is out of the question not gonna happen stop living in a fairy tale. If the garaad clan wanted to be part of Somalia they would not reject their closest clan cousins from the pirate enclave who promote larger unity and even clan unity. Ask you're self why did they reject the pirate enclave they are not interested in Somalia.
  22. Che -Guevara;801785 wrote: They need to be baptized like the Woyanes, only then will they leave Somalia. :D madaxa halo qo qoyo Kikuyada