-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Sheikh Hassan daahir aweys on Somalilands recognition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ live by the gun die by the gun laakin wa mujahid xassan daahir aweys waxa la doono hala yidhai i respect him -
Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif oo ku dhawaaqay inuu magacaabayo Guddi furta wadahadalada ay xukuumaddiisu la yeelanayo Somaliland Waxa uu ka jawaabay Eedo sheegay in Ictiraafkiisa Khaatumo burburinayo Somaliland iyo Puntland Muqdisho(Waaheen) Shiikh Shariif ayaa sheegay in la hilmaami karin Somaliland inay qayb weyn ku lahaayeen xoreynta dalka iyo midnimadiisa, isagoo sheegay inay ka hirgeliyeen deegaannadooda horumar dhinaca nabadda iyo siyaasadda ah taasoo aan la inkiri karin. “Dowladda KMG ah waxay diyaar u tahay inay sida ugu dhaqsiyaha badan u saarto guddi si wadahadal loola billaabi lahaa walaalaheen Somaliland, iyadoo laga faa’iideysanayo fursadda billaabatay,” ayuu yiri Shariif Sheek Axmed. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in dawladda KMG ah ay ka shaqeynayso burburinta maamullada dalka ka jira, balse wuxuu sheegay inay taageerayso DKMG ah horumarka iyo midnimadooda, isagoo sheegay inay u haystaan inay tahay guul ummadda Soomaaliyeed u soo hoyatay. Sidoo kale, Shariif Sheekh wuxuu sheegay in dowladda KMG ah aysan albabbada ka laabanayn dadka cabashada qaba, balse ay u furayso cid walba oo wax tabanaysa, waajibna ay dowladda ku tahay inay raadinno fursad lagu mideyn karo Soomaaliya oo dhan. “Baryahaan waxaa suuqa aad ugu jiray dowladdu waxay ka shaqeynaysaa inay burburiso Somaliland inay burburso Puntland taasna waxba kama jiraan, Annagu waxaan u arkaynay soo dhaweynta Khaatumo State arrin dan Soomaaliyeed ku jirto, ujeedaduna ay tahay in dadka la wada hadashiiyo nabadna lagu wada noolaado, taasna waan kala hadalnay walaalaheen in dowladdu aysan waxba bur-burinayn balse ay wax dhisayso,” ayuu yidhi Shiikh Shariif . Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay xaflad lagu xusayay maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso oo ka dhacday Muqdisho, wuxuuna ammaan u jeediyay haweenka iyo doorka ay kaga jiraan horumarinta bulshada Dhinaca kale xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada ka jawaabin qaabka ay noqonayaan wadahadalada loo furayo Somaliland iyo Somaliya iyo cida fulinaysa hawshaas. Sidoo kale waxaanay ka hadal Eedaha uu ka jawaabay Sh Shariif ee ka dhashay taageerada uu u fidinayo Maleeshiyada Khaatumo ee dagaalka kula jirta
-
Who supports him his own clan cousins supported faarmaajo gagaab and biixi
-
Why is saado cali suddenly singing for the garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
you don't get me i want saado to support khaatuumo and sing songs for khaatumo is what her people want wa inay tageerto. -
Qabyaalada Wasiir-Ku-Sheega Xuseen Carab Ciise
Xaaji Xunjuf replied to FreshPrince's topic in Politics
Ninkani dawlad bu u shaqeya he doesn't like mamuul ku sheegyo beeleysan -
She sang two songs with in two months dedicated to the garowe administration and not a single song for khaatuumo i was right when i said she defected to Garowe. When will she sing songs for khaatuumo and Axmed karaash saado cali supported Xaglatoosiye he was from buuhoodle she is also from Buuhoodle but she doesn't support khaatuumo for some strange reason. i wonder what made her change her mind bal saadaynu ka war sugi doona. http://taleex.net/2012/03/07/saado-cali-puntland-horumar-bey-gaartey-dhagayso
-
Afraid about what Cabdi cawar no way
-
Interesting development there they signed an agreement two months ago.
-
Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshedaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Casri ah oo ay Dhisatay Shirkadda Al-Nuur “waxa wax lagu farxo ah in shirkadda Al-Nuur Furniture ay horumar balaadhan ku soo kordhisay dalka, waxana ay u taagan tahay shirkaddani..." Mustafe Cabdi Ciise Hargeysa (GNS)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhisme cusub oo ay yeelanayso Shirkadda Al-Nuur Fanature. Munaasibadda daahfurkan ayaa waxa ka soo qayb galay maamulaha guud ee shirkadda Al-Nuur Cabdiraxmaan Maxamed Nuur,wasiirka gancsiga C/risqaa Khaliif, Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji) maareeyaha hay;adda waddooyinka Cabdiwaxid Cabdiqaadir Cabdiraxman iyo marti sharaf kalle oo aad u fara baddan. Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo ku hadlayay magaca Shirkadda caalamiga ah ee qurxinta guryahayaha Al-Nuur Furniture ayaa sheegay in shirkadda himiladeedu ay tahay horumarinta dalka, waxana uu intaasi ku daray in shirkaddani ay u taagan tahay bulshadda dalka, waxana uu tilmaamay in waxa lagu farxo ay tahay in shirkadda Al-Nuur Furniture, ay horumar kala duwan ay ku soo kordhiso dalka “waxa wax lagu farxo ah in shirkadda Al-Nuur Furniture ay horumar balaadhan ku soo kordhisay dalka, waxana ay u taagan tahay shirkaddani sidii ay u horumarin lahayd dalka” ayuu yidhi Mustafe Shiine. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), oo isna ka hadlay xafladaasi ayaa mahadnaq balaadhan u soo jeediyay shiorkadda Al-Nuur “Shirkadda Al-nuur waxa aan uga mahadcelinayaa horumarka iyo dadaalka ay gaadhay, waana ku hambalyeynayaa, runtii waxa aynu odhan karnaa waa dhalinyaro dadaashay, saaxiibkay C/raxmaana Mahad balaadhan ayuu mudan yahay” ayuu yidhi Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. Sidoo kalle waxa goobtaasi ka hadashay lataliyaha arrimaha Haweenka Madaxweynaha Marwo Ismahaan Maxamed Miisaan, waxana ay sheegtay inay ku faraxsantahay furitaanka carwada Al-Nuur, waxana ay shirkadda u rajeesay in ay gaadho meell meeshan ka sii saraysa “anaga wuu na sharfay Cabdiraxmaan Maxamed Nuur markaa waxaan u rajaynayaa inuu ILAAHAY gaadhsiiyo meeshan meel ka sii saraysa”ayey tidhi Ismahaan Maxamed Miisaan. Wasiirka ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif oo ugu danbeyntii khudbad gaaban ka soo jeediyay xafladaasi ayaa uga hambalyeeyey mulkiilaha Al-Nuur Cabdiraxmaan Maxamed Nuur , dadaalka iyo kartidda uu ku gaadhay shirkadda “ilaahay waxaan uga rajaynayaa Al-Nuur inuu gaadhsiiyo heerkan heer ka sii sareeya” ayuu yidhi Warsiir C/risaaq Khaliif. Wasiirku waxa uu intaas ku daray in shirkadda Al-Nuur ay tahay shirkaddaha ugu shaqadda wanaagsan dalka, waxana uu ku amaanay qalabka casriga ah ee ay ku soo kordhisay dalka. Ugu danbeyntii waxa ay masuuliyiintii ka soo qayb galay madashaasi ay kormeer ku soo mareen dhamaan qayanbaha ay ka kooban tahay shirkadda Al-Nuur.
-
Somaliland ruling party chairman meets Bristol supporters Mr Bihi met Bristol West MP Stephen Williams and the Lord Mayor of Bristol Continue reading the main story Somali views sought by ministers Somaliland profile The chairman of Somaliland's ruling party has visited Bristol to meet his supporters and the city's Somaliland community as a whole. Musa Bihi, from ruling party Kulmiye, travelled to the city ahead of upcoming elections in Somaliland. He also met with Stephen Williams, Lib Dem MP for Bristol West, and Geoffrey Gollop, the Lord Mayor of Bristol. Somaliland declared independence after the overthrow of Somali military dictator Siad Barre in 1991. The Somaliland local elections are due to take place in the next few months. During the visit on Sunday, Mr Bihi said: "Bristol is I think the most important place for our party in the mobilisation of financial support, political support. "The UK supports us in several fields - security, education, health, and we have a lot of gratitude to the British government and the British people for their support in our difficult time." BBC employee Mohammed Ahmed, who attended Mr Bihi's visit, said: "It's an opportunity for the diaspora of Bristol to engage with the community back home and maintain its place as the most significant diaspora group in the UK, if not Europe." http://www.bbc.co.uk/news/uk-england-bristol-17299036?utm_medium=twitter&utm_source=twitterfeed
-
Lets Be Honoust We Both Know This Is Not About Somali Unity...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Its all about Somali unity its just Morgans version. -
Jacaylbaro;800383 wrote: Somalia is not even ready for Federalism with Somaliland ..... let alone unity Jb still has some hope with unity with Somalia loool
-
^^ Lool well its only the garowe clan enclave screaming the loudest federalism, Galmudug are indifferent they wont mind a decentralized government the Juba regions are not really serious when it comes to establishing a state they rather sit in Kenyan hotels and hold parties.
-
Carafaat;800327 wrote: heesti meeday? Here it is Galmudug the land of the brave
-
Faroole junior wuxu xiidhayanyahay bambarki pudhlayn:D
-
Carafaat;800269 wrote: -2 armies with 2 diffrent flags and 2 President fighting for the same State and City(Kismaayo) -One State admin shelling a complete neighbourhoud because they are from another clan and support terrorism(Beletweyn). -One City governed by 2 or more administration. One controlling the airport and the other one the main road.(Galkacyo) -One State deporting Somali citizens but from another State back to the other State. (Puntland) -Every village having its own State(Galmudug). Cant wait what Bay and Bakool, Shabelle's and Jubba's come up with. How about certain Niiko's only allowed in certain State's. Thats what reer Somalia want u daa niyo haka jiidhin they want clan federalism iyaga markay so arkan saaxiga keeni doona.
-
^^ Cabdi cawar for president lmao:D
-
^^ warya i am not that old loool waba cimri deg deg sidani jar baad iga si tuuraysa nuune balse its good 23 24 cause u had you're teen age years to party to take girls to the luuqs iyo meelaha mad madow its time to rest when you are around 23 24.
