Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. u kaadi u kaadi wax saasi igu ma jirin wa inyaro ti shiyuukdha uun eh ma karayo in bud la iso qaato ka waran hadu nin nuune la yidha bud ku sito waba habaar sidaasi eh. horta ninkaas nuune wabu iga shakisana xayraan bu ii yaqaana ha igu yeedhin.
  2. Somalia;801126 wrote: Nah, we've always carried our brothers since birth, even when another brother came and told him to kill us 30 years ago, we still loved him, the 60 years before that, it was the same. He is misguided and we must help him, it's the black sheep of the family, he acts out, says to his parents "No, I am a big boy, I can go alone", but he can't. Garowe people are peace makers, everyone knows this, they love peace, I am one of the peace makers. You hate peace, stop hating peace. Peace, peace and more peace. lol ma waxad ku haysata berigi ay generalada ahayeen reerku ay Dawlada Somalia difaacayeen dee beriga waad qaldanaydeen kursiga General maxammad siyaad bare yaa idin ku yidhi u dhowada reerko bar taleex cunaysa oo cabaysa oo oo xamar landcruisero dhex eryaya oo nuurayaa baad tidhahdeen dawladanu ridayna. Waxan xasuusta niman from the garaad clan oo xamar colonels aha oo bleysyka xamar salaanta ka qaat oo cidi joojin karayn gawaadhida xidh xidhan guryahooda hor yaaleen. oo sharuubaha wada miiq miiqaya. Ayaad tidhahdeen dawlada wanu ridayna wan inu nin ka so jeeda PL dalka qabsada the gedo folks can't lead the nation. Hadaad tolka ugu hilin ifka ma akhiraad ugu hilin bay somalidu tidha.So how are you going to help him if you don't want to help him?
  3. Mukulaalow;801125 wrote: Udba Lacag.loool. oo Xaaji, ileen nimanka lacagta ay leeyihiin waanu soo daabacaynaa ileen islaantii baaba udbaha lacag ku sidan jirtay. Haa nimanku lacagta hooyadood bay ka raceen wa duul xariir iyo dhal dhalaalka jecel hadana lacag u gaar ah bay samaysteen tallow ma waxay u bixin doonaan Pl shillings:D
  4. Showqi;801123 wrote: Oo berigaa miyaad joogtay Xaaji! ilayn niyow quruumihii ayaad ka soo hadhay... Showqi war anigu Awliyaan ahay waa la igu jira iga duceyso Showqi ha iga dhigin nin quruun ka so hadhay eh
  5. Somalia i know Faroole and cabdi cawar their dirty tricks the garaad clan are very honest and genuine people but the Garowe clan enclave always stabs them in the back.I think it dates back all the way when the mother of you're clan udbo lacag died of jealousy when Siciid was born:D
  6. ^^ You are talking nonsense again carafaat adeer bal igu daba tuko aniga xalka khaatuumo ma haysid eh
  7. ^^ Good A khadar lets hope Mr xargaga presents it soon
  8. A_Khadar;801096 wrote: The president signed and recognize and one of the deputy prime minister is unrecognizing Khatumo state.. Seems a show down between them. This was expected.. Do you have president sh sharif his signature i think he said we welcomed khaatumo to Mogadishu as we thought they are all So Somalis but thats about it. Either way this governments mandate is ending in a few months time.
  9. Cambuulo iyo bun;801087 wrote: ^^ I cannot Answer that its to complicated thats why i prefer a centrilized government oo gobolka Noqdaa Xarunta Umadda soomaliyeed deegaan kasto oo somalia ku taalana soomali leedahay and not qabiil,, u understand my point,,, all i said was Banaadir state is legitamte Maamulgoboleed cause they fulfilled the criteria ,consisting of 3 regions. Is fahanay Cambuulo Clan federalism will lead Somalia back to further unnecessary divisions don't say centralized government what Somalia needs is a strong national government with Mogadishu as its capital.But it needs some sort of decentralization in the long term.
  10. ^^ I think he and Cabdi Cawar agreed on this and it all leads back to the Garowe clan enclave. I think though the Minister of education belongs to the Garaad clan he should speak up and defend his people from the Garowe pirates.
  11. Cambuulo iyo bun;801064 wrote: well it depends i would prefer a centrilized government based in Mog, if not, and the people choose a federal state of Somalia then why wouldn't Banaadir along with lower shabelle and middle shabelle establish their own Maamul goboleed You misunderstood me Cambuulo afsomaliga isku fahmay meyne bal afka frenjiga ankugu sheego, the Million dollar question is the most important city of Somalia Mogadishu is claimed by a regional clan state how are you going to build a clan state in the capital city of Somalia?
  12. Cambuulo iyo bun;801049 wrote: Banaadir state is a legitimate maamul goboleed consisting of 3 regions so i dont know why u people are opposing it specially Ninka la baxay Somalia wasn't u cheerleeding for a federal Somalia? Caasimada Mogadisho mamuul goboleedka beeleysan may ka mid tahay or not?
  13. ^at that age xiniyihu ba may korin eeh muxu aroosi
  14. ^^ Dr abdi wabaan naxay marki ugu horeysey Cabdi cawar baan mooday But good on her she is a good lady
  15. ^^ wa runta aniga walaan Somalida kale ba miirqabta:D nin ba beri yidhi ilahoow ama anigay sida umadayda iga dhig ama umadayda sida aniga iga dhig, hada labadi ba ma hayno.
  16. ^^ Ma xarunti umada Somaliyeed ba mamuul qabil laga dhisaya ma ana walaan mise cadan ba laga heesaya
  17. Banadir state war ileen tan oo kale
  18. Don't know clan federalism will never work a decentralized system with a strong national government is needed no need for deep holes in Somalia and unnecessary fictional clanish borders.
  19. Che shaqo la aan ba jirta niyo what do you want them to do stay all day in some hot office maskaxda qiiqaysa war dibada u so bax oo sawirka isku dhig oo wax xadhiga ka jar. Dictoorku cimaaradi budhlayn bu ina jidhsiin doona halaga gabado:D
  20. War Degdeg ah: Xukuumada Soomaaliya oo si rasmi ah uga laabatay Aqoonsiga Maamulka Khaatumo kuna tilmaantay mid Sharci daro ah….(Digreeto). 9. marts 2012 APL Muqdisho:(Allpuntland)-Dawlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah goordhawayd uga laabatay aqoonsiga maamul goboleedka Khaatumo State ee Dhawaan lagu sameeyey Degmada Taleex iyadoona Dawlada Soomaaliya ay si cad u sheegtay In Maamulkaasi uusan buuxin shuruudihii rasmiga ahaa ee dawlada goboleedka kuwaasoo ay dawlada Soomaaliya sheegtay in maamulkaasi buuxin waayey. Warqad kasoo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iiul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka beeraha iyo Xanaanada Xoolaha mudane,Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Ayaa si rasmi ah loogu sheegay in Dawlada soomaaliya ay ka laabatay Aqoonsiga maamulkaas iyadoona Dawladu sheegtay in ay arimo badan xeerisay aysana jirin Wax midaysnaan ah oo deegaankaas ka jira sidaas darteedna laga laabtay Aqoonsiga maamulkaas. Digreetada kasoo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Kusimaha Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa u qornayd sidan:
  21. ^Even his father was from Afgooye Carab ciise waan garanaye wuxu ah oday dhaqan adag