Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^ bal wataase dadki xaaji iska maageyey xaal ha i siyaan eeh yidhi xaajiga ka danbeyey waxan oo dhan.
  2. ceeb anigu cid ma carabawin xita dad ma sheegin xita dad baad igu sheegtey inan sheegey laakin dad xita ma sheegin afkaad rabta inad i galisid ilahay igu ogyahay afka ii galin meysid xita shimbirta maan carabaabin laakin wa duul duulaysa topican.
  3. Somalina Shimbir ma jabe wa kuma maanta baba igu horeysaaa:D
  4. Somalina;810034 wrote: Inta aanan kuu jawaabin, bal i fahansii dadka aad ka hadleyso fadlan? Dad anigu ma sheegin sawiro la so galiyo baan sheegey awoow ma jin ba sawirada so galiya mise insi bal ka jawaab?
  5. ^^ Dee wa run iyagana wa in la weydiyaa kuwa gaashaamo jooga laba yaabi mayo laakin kuwan Minneapolis jooga baan la yaaba:D
  6. Nothing against the garaad but why are they waving the Ethiopian flag when we all know Ethiopia oppresses the people of that region.
  7. ^^^Cabdi Cawar is a joke wa ninki calanka Somalia ilawaay marku keniya ku casumayey jubooyinka
  8. Shinbir Majabe;809956 wrote: XX, maxaa kale oo talo heysaa? waa diiday Itoobiyaan, Ciidan Soomaaliyeed oo awood lehna hadda ma jiro, marka sheeg bal alternative ka aad heyso oo Shabaab la isaga celin karo? mise waxaad leedahay Shabaab ha iska joogo meesha, ukumo badanne meesha haku yeesho? Bal inoo sheeg wax uun?:confused: Dawlado shisheeye inay faro galiyaan siba dawladaha jaarka wax ay so kordhinaysa yar anigu waxan odhan laha Somalia wa dal islaam ah dad islaam ah ha la keeno ciidan islaam oo buuxiyaa goobahay ka baxaan shabaab inta taasi dhacayso Ciidamo Somali hala tababaro. Laakin Amxaar oo jecel burburka Somalia iyo la dagaalanka shacabka Somalia ma ogtahay dagaaladu inay socdaan Somalia Ethiopia wa u dan sabab Ethiopia Somalida iney geeska Africa Minority ka dhigto bay rabta wa qorsho fog oo ay wadaan. marka dagaalo aan dhamanayn Ethiopia wa u dan shacabka dhimanaya wa Somali dadka la aasayo wa Somali askarta dhimanaya wa Somali , Meel fog bay kala dagaalamayaan adna ma ogid.waxad is leedahay way ku cawinayaan maxay 2006 uga midho dhalin wayeen?
  9. Shinbir anigu iga sheekeyn meysid markay amxaaradu so galeen 2006 akhirkeedi waxa so dalbatay dawlad sida tan oo kale TFG ba la odhan jiray waxa ka ah madax ah nin la odhan jiray Korneel Abdilahi Yusuf 2 cisho ka hor bu geeriyooday iyo nin la yidha Ali maxammad geedi, Waxay ku andacoon jireen Alqacida ba joogta Somalia halanaga so gaadho wa ti la so galay. Ha ilaawin dagaaladi Xamar ka socday waxa waday koox la odhan jiray muqaawamada 2007 wa kuwi iyago akhirteenki Shabaab noqday xita tarzankan hada xamar ka ah mayorka london wuxu ka laha down amxaaradu maanta laakin wa la wanaagsanyihin. Maxakimti ragi hormood ka aha qeyb ba Shabaab noqday qaar na way iskaga baxeen siyasadi qaar way dhinteen qaar dawlada TFG bay u galeen shirarki Djibouti ayaa lugu kala qeybiyey Kagan Shinbir Majabow la yidhahow Amxaaradu kheyr Somalia uma so wadaan wabaanu u fadhina laakin iga qor wey iska tegi doonaan beri iyago waxba so kordhin waxay ka tagayaan uun magaalooyin ay babiyaan dad ay layaan taasna dawlada aad tageertiid ba ka raali ah.
  10. Yes showqi like they did in xamar somaha few years back precision bombings wa halki president bush eh
  11. Shinbir Majabe;809945 wrote: LOL, XX Tigree ma degno magaalada, waxaa dagan shacab xoog lagu heystay, Tigrey gana way baxayaan mar dhaw. Haa markay dadka laayaan bay baxayaan somaha haa shacab xoog lugu haystey wa kow hadana cadaw kale baad u gacan galisay maxaad so kordhisay?
  12. Shinbir Shabaab wa wiilal yar yar oo Somali oo la majaharabiyey waxad ka dhigaysa Yuhuud oo kale wa wiilal u bahaan inay dalkooda oo joogaan ogow caruurtay amxaaradu diilaan wa caruur inaga dhimatay wa jiil so koraya.. itoobiya 2006 markay maxakiimta ay haysteen Somalia soo may so galin xoog kumay soo galin soo lama didiin soo sharifka aad hada avaterkisa siidato dagaal jihaad ah ma iclaamin maanta muxu uga hadli wayey. Korneel Abdilahi Yusuf ma wax kala lugu diidana tallow?
  13. Meel aalaalay meeshay Tigraygu so cago dhigtaan maxay sawiiradoda inoogu walaan horta maan fahmin. Ma joogista Tigrayga lugu qarinaya wabiyasha ceelbuur
  14. Dire dawe looks terrible
  15. wa runta adeer iyo shakhsiyaad family kale bey leeeyihin:D