Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Waxad ilawday xabashida la socday sideed u ilaawi karta ninka meesha hormoodka ka aha.
  2. B- boy i don't support clan wars stop dividing brotherly clans in galkacyo and stop saying they don't intermarry Somali oo dhan ba iska guursada especially dadka wada dega.
  3. ^Dont make it personal this was addressed by president sharif you're president i just posted the news gave my opinion take it or leave it its up 2 you no one took it out of context berlin was divided galkacyo is divided and galkacyo is divided because of qabil which is so silly.
  4. Che Its all about ninka taarikhda u galaya magaalada you know what is at stake.
  5. b-boy;809879 wrote: We hardly intermarry dude! Are you saying people who live in the same city don't intermarry come on son.
  6. Is it me or aren't you guys interested in the unity of a city in Somalia it seems every one is fine with it. How about those related who live in north galkacyo do they need to go through a border if they want to visit their relatives in south galkacyo. And all of that because of clan uff qabyaaladi cudur weye wa waxa halka Somali dhigtay markasay qaar waliba clan federalism u ooyayaan.
  7. if galkacyo is under one administration we can happily say the people of that city can agree to name the airport after AbdilahI yusuf or after who ever they want. Unite the city and call the entire city Cabdilahi Yusuf if you like as long as the city is united and the people of galkacyo are united that's what matters well done president sharif Ahmed for addressing this issue. It doesn't matter whether jfk said it or Ronald Reagan said what matters is that the world saw that Berlin should be united and Somalis today see that galkacyo should be united.
  8. Madaxweynaha Somalia oo Maamullada Galmudug iyo Puntland ka dalbaday inay isku furaan Magaalada Gaalkacyo Isniin, Maarso 26, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku boorriyay maamullada Galmudug iyo Puntland inay isku furaan la isku furo magaalada Gaalkacyo oo labada maamul ay ka taliyaan. Xubno ay ka mid yihiin, Sheekh Shariif, ra'iisul wasaare, C/weli Gaas, guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee DKMG ah ayaa waxay kulan ku saabsan sidii la isugu furi lahaa magaalada Gaalkacyo la yeesheen mas'uuliyiinta Galmudug oo uu hoggaaminayay madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynnaha Galmudug, C/samad Nuur Guuleed. "Waxaan rabaa inaan u mahadcelinayo, waxgaradka, ganacsatada iyo shacabka Galmudug ee isku howlay inay ka shaqeeyaan ammaanka iyo horumarka Galmudug," ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeediyay kulanka. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda KMG ah ay ka shaqeynayso sidii ay u furi lahayd dekedda Hobyo, taasoo uu ku sheegay inay qayb ka qaadnayso is-dhexgalka shacabka ku nool Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo. "Howshan waa mid ay ahayd inay qabto dowladda KMG ah, balse maamulka Galmudug uu qabtay waana ka mahadcelinaynaa. DKMG ah waxay diyaar u tahay inay gacan siiso maamulka," ayuu yiri Sheekh Shariif. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Gaas oo isaguna goobta ka hadlay ayaa wuxuu sheegay in maamulka Galmudug uu kaalin muuqata ka qaadatay la dagaalanka kooxaha burcadbadeedda, xukuumaduna ay diyaar u tahay inay gacan siiso maamulka Galmudug. Madaxda DKMG ah ee Soomaaliya ayaa waxay magaalada Gaalkacyo tageen shalay si ay uga qaybqaataan aas Qaran oo loo sameynayay madaxweynihii geeriyooday ee Soomaaliya, Col. C/llaahi Yuusuf Axmed.
  9. Somalia;809851 wrote: LOL, so it was all fiction all along? It didn't make sense fighting an issue they knew they wouldn't win on. Xaaji is more anti-Puntland than the average Galmudug it seems. I am not anti Puntland saaxib
  10. its all good if they agree to name the airport after some one they agree on, no problem there but several Somali websites reported that caalin rejected that the airport of galkacyo should be named after AbdilahI yusef and that's the truth.
  11. Madaxweynaha Galmudug oo kasoo horjeestay in Garoonka Gaalkacyo loo bixiyo Garoonka Diyaaradaha C/llaahi Yuusuf Isniin, Maarso 26, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Galmudug, Maxamed Axmed Caalin oo isagoo ku sugan magaalada Nairobi la hadlya warbaahinta Muqdisho ayaa kasoo horjeestay codsigii madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in garoonka Gaalkacyo loo bixiyo garoonka diyaaradaha C/llaahi Yuusuf. Mudane Caalin, wuxuu sheegay in madaxweynaha Somalia uusan awoond u lahay inuu magac u bixiyo garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo, isagoo sheegay in arrintan ay u muuqato mid la isaga horkeenayo maamulada Galmudug iyo Puntland. "Garoonku waa mid warkiisu weli taagan yahay wax heshiis ah oo rasmi ahna aan laga gaarin. Gacanta ay Puntland ku hayso garoonkana ma ahan inay sidii ay doonaan ka yeeli karaan," ayuu yiri madaxweynaha Galmudug. Sidoo kale, mudane Caalin wuxuu sheegay in garoonka Gaalkacyo aan loo bixin karin magac aanay isla ogeyn iyaga iyo Puntland, isagoo ku tilmaamay ciddii magac u bixisa inay qaldan tahay. Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif ayaa shalay codsaday in loogu magac-daro garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo marxuum C/llaahi Yuusuf, maamuusna looga dhigo howshii uu u soo qabtay dalka intii uu noolaa. Dhanka kale, madaxweyne Caalin ayaa wuxuu sheegay in maamulkiisa oo ka mid ah maamulladii saxiixay heshiiskii Roadmap ee lagu gaaray Muqdisho aan lagu soo wargelin shir ka dhacaya Gaalkacyo oo looga hadyo qodobbada Roadmap-ka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. ^^ So you want the Somalis in the O'gaden region just to stop fighting for their self determination and accept to be 3rd class citizens.
  13. Nice city Awasa oromo city
  14. Mekele looks magnificent i have seen pictures of it but than again that's where Zenewi is from
  15. ^Yes neighbor galkacyo shared city a shared airport a shared decision is the solution.
  16. Oday somali for Somali standard it looks pretty good we all know the city is not free and doesn't get enough development money from the Ethiopian government in Addis.
  17. Mukulaalow;809812 wrote: What is so significant about airport naming?, Nothing. In Britain if you ask people who is the greatest British ever they will say Churchill, and there is no one airport, hospital or university named after him. Somalis always invent an argument. Africans are different we are not British
  18. ^But sharif can name it the head of state of Somalia and galkacyo falling under his jurisdiction as qandalawi said it looks like national property to me. So to come to a Solution the TFG parliament should vote for it whether to name it after AbdilahI Yusef or not, make no mistake galmudug is you're neighbor we all want peace in that divided city of galkacyo.