-
Content Count
30,211 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Laba Wasiir ,Saddex Sarkaal ,Sagaal Tikniko ah iyo Maxaabiis Tiro badan Oo Laga qabtay Maleeshiyaadka Khaatumo + Hogaamiyahoodii Axmed Karaash Oo Firxad ku galay Boocame. Published: 01/04/2012 @14:35 Laascaanood/Buuhoodle/ToggaHerer 01 April Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Cashar lama ilaabaan ah ku dhuftay Maleeshiyada Khaatumo Oo Saaka Dhawr Meelood Weerar kaga soo qaaday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Dagaalkan ayaa socday Muddo Saacado ah. Khasaaraha Dhinaca Dagaalka Khaatumo Ciidamada Qaranka Somaliland Waxay Cagta Mariyeeen Maleeshiyaadkii ku sugnaa Deegaamadan Xarar Daanyeer ,Gacandar, Dar yare , Karin Dabayl Weyn iyo Deegaanka Kalabaydh ee Koonfurta Gobolka Sool oo ay Haatan Ciidamada qaranku ku sugan yihiin. Ciidamada Qaranka Somaliland Waxay gacanta ku dhigeeen Sagaal baabuur oo ay afar ka mid ahi yihiin Baabuurta Gaashaaman ee dagaalka Xaga shan ka mid ahi ay yihiin Baabuur Xamuul ah oo uu u saarnaa saadku iyo kuwo ay u isticmaalayeen Daadguraynta ciidankooda. Dagaalkan ayaa maxaabiix gaadhaysa 47 masbuux lagaga qabtay Maleeshiyada Khaatumo kuwaan ay ay ku jiraan laba Wasiir oo ka mid ah wasiiradii ay dhawaan kaga dhawaaqeen Degmada Taleex , Cismaan Axmed Jeex Oo Ah wasiirka Maaliyada Khaatumo Ayaa ka mid ah Labada wasiir ay lagu qabtay Dagaalkan. Sidoo kale waxaa ka mid ah Saddex Sarkaal oo darajadoodu tahay Taliyayaal Guuto oo hogaaminaayey maleeshiyaadkii Saaka weerka la beegsaday Ciidamada Qaranka Somaliland, dhinaca kale Axmed Karaash Oo Ah Madaxweynaha Khaatumo ayaa firxad ku galay deegaanka Boocame oo ah ka mid ah Xudoda Somaliland iyo Somaliya ay wadaagaan. Dhimashada Maleeshiyaadka ilaa hadda la gaadhsiiyey Deegaanka Buuhoodle ay gaadhaysa 21 Iyo dhaawac xad dhaaf ah . Dhinaca Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa waxaa ka geeriyooday dagaalkan Afar ka mid ah ciidamada Qalabka Sida halka ay kaga dhaawacmeen 13 Askari oo dhaawacoodu fudud yahay . Ugu dambayntii Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Abaabul Xoogan ugu jira Sidoo Ay u raad guri lahaayeen una soo taaban lahaayeen Maleeshiyada iyo Goobaha uu saldhigoodu yahay Taas oo ay Ciidamada Xooga dalka Somaliland ay maalmahan soo socda meelo badan oo saldhigyo u ah ay soo taaban doonaan.
-
Dagaalkii Suuljoogta Oo Ciidamda Qaranku Ku Qabsadeen Tikniko iyo Baabuur iyo Kii laascaanood Oo Ay Maxaabiis badan ka Qabtay Maleeshiyaadkii ka Soo hor jeeday Published: 01/04/2012 @13:26 Jiida Laascanood Sida aan warar lagu kalsoonyahay ku helnay waxaa saaka abaaro 4:30 subaxnimo uu ka bilaabmay dagaal aan sidaas u sii waynayn kaas oo ay soo qaadeen koox maleeshiyaad ah oo aan sidaas u sii badnayn waxayna Ciidamada Militariga Somaliland cagta mariyeen kooxdaas. waxayna mardanbe isku uruursadeen meel aan sidaas uga fogayn dooxa Waqdari halkaasna ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland ay kaga daba tageen cagtayna mariyaan halkaas baanu ku joogsatay weererkii ay maleeshiyaadkaasi soo abaabuleen iyadoo laga qabtay maxaabiis tiradooda lagu sheegay 20 maxbuus. Waxaa hadana mar danbe koox kale oo maleeshiyaad ahi weerar ku soo qaadeen ciidamada fadhiisinka ku leh aaga Ganbadha, runtii ciidamadaas oo ah kuwo cudud xoogle leh ayaa waxay dhirbaaxo libaax ku dhufteen maleeshiyadaas kuwaas oo dib u yaacay Ciidamada qarankuna waxayna kaga dabada tageen meeshii ay ka yimadeen iyada oo ujeedada ka danbaysaana tahay inay cagta soo mariyaan saldhigyada maleeshiyaadka nabad diidka ah ee la baxay khaatumo dagaalkaasina wali wuu socdaa. Degmada Buuhoodle. Sooljoogto oo ah tuulo ka tirsan Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxay saldhig u tahay Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa waxaa soo weeraray saaka maleeshiyaad is uruursaday kuwaas oo tuur tuur ku soo sameeyay ciidamada qaranka waxaana isla markiiba jawaab adag ka bixiyay ciidamda Qaranka Somaliland waxaana halkaa ka dhacay dagaal kaas oo ay ciidama geesiyaasha Somaliland kaga qabteen maleeshiyadaas maxaabiis badan waxaana laga qabtay maleeshiyaad ilaa 30 maxbuus, waxaa kale oo maleeshiyadaas laga qabsaday 4 tiknimo ah iyo gaadhi bus ah dagaalkaasina wuu istaagay inakasta oo ciidamadu rabaan in ay Degmada Buuhoodle ka sifeeyaan canaasiirta isku uruursanaysa ee rabay in ay khalkhal nabad galyo xumo ka abuuraan Somaliland.
-
Khasaarana naf iyo maalba ee dagaalada saaka ka dhacay Laascaanood iyo Buuhoodle Written by Qaran news Apr 01, 2012 at 05:17 AM Hargysa,(Qaran news)-Warar xogogaala oo naga soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa noo xaqiijiyey in ciidamada qaranka Somaliland dhirbaaxo weyn ku dhufteen koox maleeshiyo oo taageerta siyaasiga debed wareega ah Cali Khlaiif Galaydh oo la magac baxday Khaatumo Satate oo beryahan danbeba laga soo abaabulaayey xuduuduha u dhexeeya Puntland iyo Somaliland siiba bariga tuulada Ganbadha iyo Tukaraq . Ciidamada Somaliland ayaa dagaalkaas ka soo hooyey guulo waaweyn isla markaana khasaare naf iyo maalba ah gaadhsiiyey maleeshiyaadkaas weerarka ku soo qaadey jiida hore ama fadhiisimada ciidamada Somaliland ee Ganbadha oo watay gaadiid waaweyn iyo dhawr gaadhi oo tikniko ah ,khasaaraha ilaa hadda na soo gaadhaya ayaa tibaaxaaya in laga dilay maleeshiyada Khaatumo State 8 qof halka dhaawacooda ilaa hadda inta la hubana yahay ilaa tobaneeyo qof oo ay qaar kaga yaaceen maydkooda iyo dhaawacoodaba goobihii lagu dagaalamey.Dhinaca ciidamada qaranka ayaa ilaa hadda la sheegay in laba askari ka dhaawacmeen. Dhinaca kalena isla saaka arooryadii hore ayaa degaanka Sooljoogto oo ah saldhig ay fadhiyaan ciidanka qaranka ayaa waxaa dagaal ku soo qaadey maleeshiyada u daacad ah cali khaliif galaydh oo uu hogaaminayey Axmed Karaash kuwaas oo khasaare laxaadle leh la gaadhsiiyey dibna ugu gurtay degaanadii laga soo abaabuley Wixii warar dheeraada ee ka soo kordha dagaalada kala soco Shebekada Qarannews
-
War Deg Deg ah: Dagaal Xoogan oo Saaka Ka Socda Laascaanood iyo Ciidanka Qaranka oo Gawaadhi ka Qabsaday Maleeshiyaadka Khaatumo Wararka naga soo gaadhaya Magaalada laascaanood ayaa Sheegay in Dagaal baahsan Laascaanood (GNS)-Dagaal Goos goos ah ayaa Saaka Subaxdii hore ka Bilaabay Gobollada Sool iyo Buuhoodle kuwaasi oo sababay Khasaare ba’an. Wararka naga soo gaadhaya Magaalada laascaanood ayaa Sheegay in Dagaal baahsan ka socdo Deegaanadaasi isla markaana aan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay Dagaalkaasi, Sarkaal ka Tirsan ciidanka Qaran Somaliland oo Gabiley News wax ka Waydiisay Dagaalka Saaka ayaa Carabaabay in ay Qabteen Afar Gaadhi oo tikniko ah iyo Maxaabiis farabadan oo ka mid ah Maleeshada Taabacsan Muumul Ku sheega Khaatumo. Maleeshiyo taabcasan kooxda falaagada ah ee Khaatumo State, ayaa saaka la sheegay in ay weeraro goo-goos ah ku qaadeen fadhiisimooyin ay ciidamada Somaliland ku leeyihiin jiidaha Kalabaydh iyo Sooljoogta, waxaana ay isku dayayaan in ay rabshada ka abuuraan Magaalada caasimada u ah gobolka Sool ee Laascaanood. Maleeshiyaadkan ayaa Khamiistii todobaadkii hore waxa Magaaladda Kalabaydh ugu yimid si uu dagaal iyo colaad dhiig ku datao ugu hanuuniyo dagaal Ooge Axmed Karaash oo ah ninka ku magacaaban Madaxwaynaha koowaad ee Maamul ku sheega dhibaatada ka abuuray Sool iyo Buuhoodle ee Khaatumo-seeg, kaasi oo dhalinyaradan moogan uu u jeediyay khudbad ku dhisan naceyb iyo dagaalo dhiig ku daato oo ka dhaca jiidaha gobolka Sool, gaar ahaan fadhiisimada ciidamada qaranku fadhiyaan. Dhanka kale, qurbo-meerka deegaanada Sool iyo Buuhoodle ee iyagu taabacsan colaado hor leh oo ka qaraxda Laascaanood ayaa si isdaba joog ah lacago dhiig lagu daadiyo ugu soo ururinaya kooxda qas-wadayaasha ah ee Khaatumo, kuwaasi oo ka war la’ in dhalinyarada colaada lagu ababiyey ay ka horeeyaan ciidan qaran oo sida xaabada u shidan doona.
-
Madaxweynaha Oo Sarkaalkii sadexaad ee Booliska u magacaabay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska March 31st, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Mr. Hoggaankii hawlgelinta ciidanka Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Guud ee ciidammadda Booliska Somaliland. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo lambarkeedu yahay JSL/M/XERM/249-1017/032012 ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynuhu: Markuu arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa 3aad, xarafka (d) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu tixgeliyey: Ahmiyadda Ciidanka Boolisku u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadda Taliyaha Ciidanka Booliska JSL; Markuu ka fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday, in Mudane Cabdillaahi Fadal Iimaan laga bilaabo taariikhda maanta [shalay] uu ahaado Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.” Taliye Fadal waxa uu buuxinayaa xilkii uu ka geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Marxuum- Maxamed Saqadhi Dubad oo todobaad ka hor ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.
-
Somaliland vice president opens Shifo hospital in hargeysa+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Coofle;812476 wrote: Saylici's Motto....... Xageen xadhiga ka jaraa... lol -
DR Osman Is Back After 1 Week Of Paying My Respect to Abdullahi Yusuf
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Did you go to his grave? -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
General Duke;812661 wrote: Maybe the English language is new to you. You are a secessionist who belives deeply in SNM myth folklore. Like I have said Al Qaeda leaders Ahmed Godane, Afghani are being routed in South Somalia and you can do very little but to betray them at their weakest hour. Maybe you have a hard time comprehending common logic Somalia is a country not a religion no need to believe in it The same way Somaliland is a country its also not a religion. SNM myth Folkore what the hell does that mean you lost me there dukey SNM was a rebel movement in the 80s you seem confused, is this because yey died?. Ahmed Godane is the leader of Shabaab he had nothing to do with SNM , shabaab can be defeated but what is next there should be a long lasting solution and dialogue to end this conflict. -
^^ Good answer:D
-
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
General Duke;812641 wrote: You dont even believe in Somalia. You are a delusional supporter of secessionist NW or Somaliland. Thus it makes clear sense why you support Ethiopia when they are helping you against ONLF Zaylac landings, Buuhudle and hate then when they confront the gang led by Ethnic Somalilanders. Like Omar Arteh Ghalib you hypocracy and hate is obvious., So now Somalia is a religion and you have to believe in it what a weird way of thinking:D but i do care about fellow Somalis and Muslims may it be in the O'gaden region or in the NFD district or in Somalia or in Somaliland. Now tell me duke you're clan cousin Cabdi cawar why doesn't he have the balls to address the Kenyan air-force bombing Somali civilians in gedo and the lower juba? Cabdi Cawar is a weakling just Like Cabdilahi Yusuf his uncle who was slapped by General gabre in Villa Somalia. -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
I want for Somalia to be peace and stable with out foreign meddling and countries invading Somalia i want Sharia law for Somalia as that is what they want that does not mean i want Shabaab Sharia version no not at all. There is a difference between supporting shabaab and wanting shabaab to be part of the solution since they are a stakeholder. Stop focusing on Amiir godane And Ibrahim Aghani they are individuals Shabaab is an organization reason why i support Aweys is because he sees its wrong to be allied to Alqeada and i welcome that its a good step. -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
I told you before i never supported suicide bombings i even fell out with Amiir Godane and how Shabaab was treating the drought i merely said Shabaab is better than the foreign invaders i also clearly stated shabaab with out foreign Arab and Pakistani assistance can be part of the solution i also called for Shabaab and TFG to talk and come to a solution.Now that's my stance on Shabaab and never ever did i support Alqaeda. Now duke what will you tell the love one's who lost their family members during the bombings of the Americans the Kenyans what will you tell them will you just say sorry like Cabdi cawar?. I don't think that will be enough Somalidu waxay ku mah mahan Sorry rag ma kala saarto. The difference between Xaaji Xunjuf and duke is i am looking for solutions you on the other hand just want to destroy you're own countrymen. . -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
I said they were ethnic Somalilanders that's not so hard to understand i always supported a dialogue between the TFG and Shabaab never supported the alliance with Al Qaeda but i will tell you this Shabaab are better than Ethiopians and Kenyans destroying the lives of Many Somalis something you are trying to ignore. Somalia is being invaded by Kenya Ethiopia Cabdi cawar welcomes this he also welcomes his fellow citizens to be bombed by Kenyans and American warplanes, those are the facts deal with it dukey:D -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
^^ Lol because i post their news i also post about sharif and his TFG are they also Ethnic Somalilanders:D -
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
Duke i have never supported homicide bombings in Somalia i always called for a dialogue between Shabaab and TFG i also clearly stated that the alliance with Alqaeda was not needed.Duke i have never seen you talk about the American drones killing innocent civilians something you're clan cousin approved Cabdi Cawar. Never heard you talk about the atrocities committed by the Amisom guys just because they wear fancy uniforms with nice African union helmets doesn't make them saints and innocent.What about the constant bombardments of the Kenyan air force in the southern juba region and Gedo region, you welcome that to you call it the fight against terrorism. But in the meantime so many innocent civilians mothers fathers brothers sisters get killed. Cabdi cawar just says with his big head we are sorry but he stood there while his countrymen were being massacred by foreign mercenaries. But than again you were a supporter of Colonel Abdilahi Yusuf the failed President the man who wanted to be what he could never be, the man who started all of this the founding father of treason in the Somali history. -
I understand what you are saying that the ordinarily citizens of Somaliland need basic health care and good schooling and nice running water.As for the water shortage the EU helped and donated a large amount of Money to rehabilitate and upgrade and extend Somaliland's drinking supply networks all over the country, so we are working on that. Perhaps not triple it but atleast increase our defense budget since the threat it always there when i say increase it i don't mean it always have to be like that just for a few years.There is also allot we can do particularly the Somalilanders in the west when it comes to creating a viable economy in Somaliland, when it comes to the health sector there are so many ways to set up private clinics by Somalilanders themselves you just need the right donations and fundings and the expertise Doctors etc its not easy but there are so many ways. Today another hospital was opened in northern hargeysa we are getting there but lets not get carried away. Somaliland is still not where we want it to be and protecting the nation as i said before is always number one priority so we also need Military hospitals in this unstable region of the horn of Africa.
-
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
General Duke;812545 wrote: Yet Amiir Godane is working for Al qaeda. Xasan Dahir is desperate soon he will shave off his beard.. I don't support the Amiirs Alliance with Alqaeda by the way leaving you're beard is the Sunnah of the Holy Prophet Muhammad peace be upon him. -
Sharifs wife wey quruxsantahay mashallah allah ha dayo
-
Xassan Dahir Aways denounces union of Al-shabab with Al-qaida
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
Good news well done Sh hassan daahir aweys Alqaeda is not what we want for Somalia. -
Somaliland vice president opens Shifo hospital in hargeysa+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland vice president opens Shifo hospital in hargeysa+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Lagu Magacaabo Shifo Hospital. "imika markaynu maraynay Cusbitaalka waxaan u haystay Cusbitaalkii Dubay ku yaalay oo" Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Hargeysa (GNS)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Cusbitaal cusub, isla markaana ah Cusbitaal aad u balaadhan laguna diyaariyey qalabyadii Caafimaadka ee kala duwanaa. Xaflada Furitaanka Cusbitaalkan loo qabtay oo ka dhacday xarunta Cusbitaalkaasi oo ku yaala Galbeedka Magaalada Hargeysa ayaa ka waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici ), Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Caafimaadka Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog), Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Agaasimaha Samafalka Madaxtooyada Aamina Maxamuud Diiriye, Sh. Maxamed Aadan, Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre (Dheeg), Dr. Cali Maxamed (Aas aasaha Cusbitaalka), Dr. Cabdi C/laahi Cali. Ugu horeyn markii uu Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray Cusbitaalka waxa uu aas aasaha Cusbitaalka Dr. Cali Maxamed soo kala tusay qaybaha kala duwan ee Cusbitaalku ka kooban yahay. Xaflada furitaanka oo uu ugu horeyn ka hadlay Dr. Cali Maxamed oo ah aas aasaha Cusbitaalka, isaga oo u mahadnaqay dhamaan dadkii kala shaqeeyey sidii uu u hir gali lahaa Cusbitaalkani, waxaana hadaladii Dhakhtarka ka mid ahaa “Dhamaantiin aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin, rayigan dhisitaanka Cusbitaalku waxa uu igu dhashay 11-sano ka hor, waxaanan bilaabay sanadkii 2003-dii, waxaanan halkan uga mahadnaqayaa Eng. Cismaan oo isagu iga caawiyey Riiga, isla markaana aan ilaa hada I weydiin wax lacag ah oo aan biyaha uun iska dhurto, waxaanan sidoo kale u mahadnaqayaa Cawil oo isna ah Qolada Carwada oo waxa qalab ee Cusbitaalka yaala aan ka soo qaatay, sidoo kale waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa cid alaale iyo cidii igala qayb qaadatay sidii Cusbitaalkani u hir geli lahaa”. Dhakhtarka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi “Anigu waxaan sidoo kale ku dedaalayaa sidii Ardeyda Jaamacadaha ee wax lagu barayo Cusbitaalkan aan sidoo kale u bari lahaa Diinta,isla markaana in Cusbitaalkan wax lagu baro Ardeyda jaamacadaha Diyaar ayaanu u nahay, waxaanan halkan ka balan qaadayaa in 100 Sariiroodba toban sariirood bilaash ka dhigi doono, taasina sida loogu qaybinayo Culimada ayaan u dhiibayaa. Xanuunka Fistulaha ee isku furanka Haweenka waxaanu diyaar u nahay in aanu halkan ku daweyno, sababta oo ah habka loo daweeyo xanuunkan waxaan ku soo qaatay Tababarkiisa dalka Itoobiya”. Guuddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Kolay waxan aan ka hadlayo ee Dhakhtarnimadu shaqadayda maaha. Dhakhtar Cali (aas aasaha Cusbitaalka) fasalkii koowaad ayaanu isku galaas ahayn, waxaanu naga tagay fasalkii sideedaad waxa uu tagay Banaadir oo Boobe ayey isku fasal ahaayeen markaa waxa uu soo bartay dhakhtarnimada”. Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ Markaad halkan (Cusbitaalka Shifo) joogtid, waxaad moodaysaa inaanad Hargeysa ku sugnayn oo Lacagtu markay wax tarto waa markay ku jirto qof Caqli leh oo hagaajinaya, imisa qof ayaa maanta lacag badan haysta oo intay iska kaydsadaan marka laga dhinto la isku dilaa? Aadbay u badan yihiin”. Wasiirka Caafimaadka Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waano badan oo dhinaca Caafimaadka ah Bulshada u soo jeediyey waxaana hadaladii Wasiirka ka mid ahaa “ Munaasibadan Cusbitaalka Shifo maanta lagu furayo waa mid taariikhi ah waxaanan leeyahay marka hore ILAAHEY ka dhigo Cusbitaalkii Barako leh oo bulshada wax u tara. Ka Wasaarad ahaan waxa naga go’an in la koriyo Cusbitaalada gaarka loo leeyahay, waayo ma jirto Awood ay Xukuumaddu ku *****sho baahida caafimaad ee Bulshada. Dhibaatada uu leeyahay Cusbitaalada dibadaha loo tago maaha mid la soo koobi karo oo anigaygan idinla hadlaya wiil aan dhalay oo kalyaha dhagxaan fadhiisteen oo aan Itoobiya geeyey waxa dhibaato iga qabsatay maaha mid la malayn karo. Bulshada waxaan kula talin lahaa in xanuun dalka wax lagaga qaban karo aanay dibadaha ula yaacin, waxaanan sidoo kale talada ugu dari lahaa in ay Dhakhaatiirta ixtiraamaan, waayo waxaad arkaysaa dad badan oo dhakhaatiirtii wax u qabanaysay la dagaalamaya, dadkeenu markay tagaan Itoobiyana iyaga oo Sideedii Cusbitaalka soo fadhiistay ayaa shanta galabnimo markay gaadho lagu yidhaahdaa Dhakhtarkii hawl buu yeeshay ee iska taga markaasaanay hadal soo celin halkana waxa laga yaabaa in ay Dhakhtarkii wax u tarayey la dagaalamaan, markaa Bulshadeena waxaan leeyahay il baqata ha yeelaninee il xishoota yeesha. Dadkeena ILAAHEY wax siiyey waxaan kula talin lahaa in aanay bariis iyo sonkor uun dhaqaalaha galin ee ay waxyaabaha kale ee Bulshada anfacaya galiyaan. Agaasimaha Hay’adda samafalka Madaxtooyada Marwo Aamina Maxamuud Diiriye oo iyana halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in Cusbitaalkan dhisitaankiisa ay aad ugu faraxday, isla markaana uu yahay mid kafayn doona baahiyo badan oo dibadaha loo tagi jiray. Suldaan Axmed Daahir oo ka mid ah Suldaanada Somaliland oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa Dr. Cali oo ah aas aasaha Cusbitaalkan oo aan ILAAHEY uga baryayo inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, waxaanan Xukuumadda ku boorin lahaa Cali waxa ka soo fogeeyey in Cusbitaalka ka dhiso magaalada meel ka baxsan waa dhibaato dhul, waayo meeshii la siiyey waa lagu dhibay, meeshan ficil baa lagu siiyey oo markii halkii hore ee uu iibsaday lagu qabsaday ayuu iska daayey oo halkan ayuu Cusbitaalka ka dhisay. Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre (Ismaaciil Dheeg) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa u duceeyey Cusbitaalkan cusub, waxaanu ILAAHEY uga baryey inuu ka dhigo Cusbitaal Bulshada wax weyn tara. Ugu dambayn waxa halkaasi ka hadlay Madaxweyn ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), waxaana hadaladii Madaxweyne ku xigeenka ka mid ahaa “Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dhakhtarka mudada badan u soo samrayey dhisitaankiisa, waxaanan aad iyo aad ugu faraxsanahay in hada ay dhakhaatiirtii dalka u dhalatay dalka dib ugu soo noqdaan si ay u maalgashadaan dalkeenan curdinka ah, imika markaynu maraynay Cusbitaalka waxaan u haystay Cusbitaalkii Dubay ku yaalay oo wakhti aan yara xanuunsaday daweyntiisa u tagay. Dadka Somaliland waxaan leeyahay dalkiina aamina oo xanuun dalka gudihiisa wax lagaga qaban karo dibada ha u tagina”.
-
i thought Muuse was born in Marka
-
Turkey plans Somaliland flight to tighten ties Saturday, March 31 2012 at 11:15 A Turkish delegation has visited Hargeisa, the self-declared republic of Somaliland in what it said was to strengthen existing relations by providing technical and social aid. An international flight by national carrier Turkish Airlines, which started plying the Mogadishu route earlier this month, is also planned, the delegation said. It is the second such visit to by Turkish officials in two weeks to Somaliland, which is not recognised internationally. Turkish Ambassador to Somalia Hani Torun, the leader of the delegation, said that Turkey and Somaliland enjoyed strong relations. “Our assistance will have impact on agriculture, health and education," he said, adding that an assessment team from his country was due in Hargeisa soon to determine the sectors to be targeted. "Upcoming investments will include international flight to Somaliland by Turkish Airlines," he said without setting a date. Turkey will assist Somaliland to repair the general hospital in Hargeisa and two schools teaching Turkish curriculum. Archaeological and historical sites in Somaliland with links to the Ottoman Empire that ruled the northern regions of Somalia in the 18th century would also benefit. The ambassador visited the port town of Berbera on the Gulf of Aden that hosts historical sites like mosques and other ancient buildings from the days of the empire.
