Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Farax Macalin said that the NFD issue is totally different when compared to the O'gaden occupation because the Kenyan Somalis accepted to be part of Kenya listen to the last part.
  2. Carafaat khaatumites don't like using new technology leave them in their cage please:D
  3. Man since 2002 meesha ciro baba kugu gashay
  4. The top general of the AMISOM forces in Somalia Ninki Musafanin Inadeerki dee.
  5. ^^ Tigrayga ka baqaan i think they killed Abtigis uncle also in kenya in 2011 but he was an active member of the ONLF The Question is Mr Abtigis is he also an Active member of the ONLF.
  6. War abtigis hadu dhowr bilood so postgereyn wayoo war halaga doono Horta kikuyado manay shacabka la joojin ilaalin?
  7. Summary Executions and Indiscriminate Killings Human Rights Watch interviewed relatives of the victims and witnesses of more than seven summary executions committed since mid-January in Beletweyne by militia allied with the Ethiopian forces. The total number of executions is believed to be significantly higher. Human Rights Watch’s research indicates that the SVS militia was responsible for most of the executions. Disturbing AUN to the innocent civilians but what did you expect from undisciplined Militia allied to Ethiopian troops Beledweyne and baydhabo need disciplined Somali forces that can protect its citizens.
  8. Mashallah democracygu ha noolaato dadku shucuurtooda ha muujiyaan thats the way forward.
  9. Guys there is enough land for All of us in sanaag midishe looks nice horta somalidu tuulooyinka ma isku qabsadaan goormey umadani hormaraysa. Xita iska da taaso sawiro bay xita isku qabsanayaan taasa la leeyahay ha is raacdo. Nice pics
  10. ^ waryaa anigu warkaa uun baan soo tabiyey hada deer aniga ha ii masabidin anigu dambi ma geysan.
  11. What does this have to do with Politics?
  12. Samafalow xaalki waan ka sugaya ileen anigu cidna wax umaan dhimin eh hadi kale wixi dhaca adiga ka masuul ah.
  13. Where is Dr osman he can explain it i think faroole is scared since general samatar threatened him the other day now demonstrations in qardho things are not looking good for Faroole.
  14. Xiinfaniin Mogadisho dad Somaliyeed oo sharef leh baa degen wanaagooda aad baan u jecelahay wana caasimadi Somalia God bless.
  15. Juxa yaan laga garan:D Che waxa weye raga qaar ba jecel inay ka xanaajiyaan xaaskooda si ay u nafisan maskaxooda mind body and spirit wa sheeko qoto dheer i will elaborate further goordhow i am driving now.
  16. xiinfaniin;811190 wrote: TFG will form a committee as well. This is a good start. Riyaale is our son, we shall never disown him. You should correct the name of the former president his name is Daahir rayaale kahin and not riyaale.
  17. Somaliland Weligeed La Midoobi Mayso Somaliya, Written by Qaran news Nov 06, 2011 at 11:02 AM Hargeysa (Qaran news)-Warsidaha Wikileaks ee faafiya siraha kala duwan ee ay safaaradaha Maraykanku u diraan xaruntooda Washington, ayaa dhawaan baahiyay waxyaabihii lagaga wada hadlay kulan dhex maray Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin iyo Senatar Feingold oo bishii December ee sannadkii 2009 ka dhacay dalka Djibouti, markaas oo uu xildhibaanku safar ku yimid gobalka Geeska Afrika islamarkaana uu Djibouti kula kulmay hoggaamiyayaashii xilligaas ee Somaliland iyo Somaliya. Sida uu wikileaks baahiyay kulamadaas oo qabsoomay 19-21 December 2009, wuxuu senatorku ugu horayn Madaxweynihii hore ka tacsiyadeeyay qaraxyadii 2008 ka dhacay Somaliland. Daahir Rayaale, wuxuu Senator Feingold u sheegay in qaar ka mid ah dadkii gaystay qaraxyadadaas Somaliland ka dhacay 29 Oktoobar ay ka soo jeedeen Somaliland, laakiin ay ku soo tababarteen dalka Somaliya. “Laakiin xag jirku waa isku mid, macno ma leh meesha ay ka soo jeedaan iyo meesha ay ka yimaadeen, dhammaantood waa isku ajande.” Ayuu Daahir Rayaale Kaahin ku yidhi Senatarka. Wuxuu sheegay in inta badan ee dadka reer Somaliland ay Booliska la shaqeeyaan iyagoo siinaya xogta lagu qaban karo argagixisada. Daahir Rayaale Kaahin wuxuu qaraxyadii 29 Oktoobar ku macneeyay, “Waxay noo ahaayeen baraarujin sidii Maraykanka ee September 11.”, waxaanu intaas raaciyay in qaraxyadaas ka sokow ay Somaliland ku jirtay hayaanka dawlad wanaaga tan iyo sannadkii 1991-kii. Isagoo Daahir Rayaale, ka hadlaya aqoonsiga Somaliland, wuxuu sheegay in hadii ay heli lahaayeen caawimo toos ah ay awood u yeelan lahaayeen inay iska caabiyaan xag jirka. Waxaanu sheegay in haddii Somaliland la aqoonsado ay door ka ciyaari karto arrimaha koonfurta iyadoo cudud ku biirin karta Djibouti iyo Itoobiya. Wuxuu carrabka ku adkeeyay munaafaqnimada bulshada caalamka ee ku waajahan aqoonsiga dawladda ku meelgaadhka ah ee Somaliya oo aan shaqayn iyo sababta ay aqoonsan waayeen Jamhuuriyadda Somaliland ee shaqaynaysa. Isagoo ka hadlaya midnimadii Somaliya, wuxuu sheegay inay reer Somaliland tijaabiyeen midowga Somaliya oo ay arkeen midhihiisa, “Somaliland waxay samaysay midowgii, waanay tijaabisay mana jirto suurtogalnimo kale oo Somali weyn ahi.” Ayuu yidhi Rayaale. Rayaale, wuxuu sheegay inay Somaliland ka duwantahay Somaliya, isagoo sheegay inay madaxda Somaliya isku mashquuliyaan inay arrin kasta ka yeeshaan shirweyne, “Xataa arrimaha yar yar, dhibaatadu Somaliya waxa weeye in qof kastaa uu isku dayayo inuu hoggaamiye noqdo, waxaanay aaminsanyihiin in xalku dibadda uga iman doono. Wuxuu Daahir Rayale Kaahin Senator Feingold u sheegay inay Somaliland midnimo dambe ka xigto dagaal ay ku hoobato, “Somalilland weligeed la midoobi mayso Somaliya, haddii ay isku dayaan inay nagu qasbaana, waxaanu diyaar u nahay inaanu dagaalano ilaa aanu madhano.” Ayuu ku soo koobay Madaxweynihii hore doodda uu la hortagay Senator Feingold. Source: Wargaysaka Geeska Africa Nooloow noolow rayaale Nooloow
  18. I think former Politician omar arte qaalib should be included as he was one of the key reconciliation organizers in the conferences in 1993 he took part of the Somaliland political reconstruction in the mid and late 90s. And also very knowledgeable when it comes to Koonfurian affairs as he was once their first Minister or prime prime minister when the regime fell in 1991. Mr Cawil former Somaliland finance minister should also be included 3 MPS from the guurti should be included Mr Dhugad and Haaji Abdikarim and Indho indho.
  19. Stuff and nonsense not a single Somaliland police or army personal will be deployed to Somalia , Somalia has enough problems from neighboring countries Ethiopia Kenya Djibouti Ugandan burundi and Eritrea assisting shabaab.