-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Banaanbaxa lagaga Soo Horjeeddo gooni goosatadda Waqooyi Galbeed
Xaaji Xunjuf replied to baalcade's topic in Politics
Thats now how you achieve Somali unity -
Waauw Mashallah thanks for sharing Dabrow love the fertile land
-
Goboladda iyo degmooyinka Somaliland oo si weyn looga xusay munaasibadda 18-ka May May 18th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Goboladda iyo degmooyinka dalka Somaliland oo dhan ayaa maanta laga xusay munaasibadda 18-ka May ee ka soo wareegtay sanad-guuradda 21-aad ee ka soo wareegtay dib ula so noqoshadda madax banaanidda Somaliland. Magaalooyinka sida weyn looga oogay dabaal-dega munaasibadda 18-ka may waxa ka mid ah Magaalooyinka Burco, Berbera, Boorame, Ceerigaabo, Laas-caanood, Bali-gubadle , Gabiley, Caynabo iyo Sheekh. Waxaana fagaareyaasha magaalooyinkaasi kala hadlay dadweynaha masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo madaxda goboladda iyo degmooyinka dalka. Xaflad balaadhan oo lagu qabtay fagaraha khayriyadda ee magaaladda Boorame, waxa ka soo qeyb galay kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladdaasi, waxaana dadweynaha khudbado u jeediyay wefti Wasiiro ah oo ka socday xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolka Awdal. Wasiirka Beeraha Somalilnd Md. Faarax Cilmi Geedoole oo ka hadlay dabaal-degaasi ayaa dadweynaha gobolka Awdal uga mahad celiyay sida weyn ee ay ugu soo baxeen munaasibadda 18-ka May oo uu xusay in qaranimadda Somaliland ay adkaatay oo ay 21 jirsatay isla markaana aanay ka daalaynin inay dedaalka ay ugu jirto baadi doonka aqoonsi ay ka hesho caalamka. Wasiirku waxa uu dadweynaha u soo jeediyay inay ilashadaan nabad-gelyadooda isla markaana xukuumadda Somalilnd kala shaqeeyaan horumarinta. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Wasiirrada Cadaaladda, Dib u dejinta, Boosaha iyo isgaadhsiinta kuwaasi oo ka waramay sooyaalkii taariikheed ee ay Somaliland soo martay iyo xaqa ay u leedahay madax-banaanideedda. Wasiirraddu waxay bulshadda u soo jeediyeen inay indho-dheer u yeeshaan adkaynta nabadgelyadda isla markaana ay ciidammadda ammaanka kala shaqeeyaan wixii ammaanka iyo xasiloonida gobolka wiiqaya. Xaflad weyn oo loogu dabaal degayay munaasibadda 18-ka May ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha beerta xoriyadda ee magaaladda Burco, waxaana dadweynaha kala qeyb galay Wasiirrada Xanaanadda xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, Waxbarashadda Marwo Samsam Cabdi Aadan, Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo masuuliyiin kale. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/raxman Maxed C/laahi (Cirro) oo ka hadlay munaasibadaasi ayaa si weyn ugu ammaanay bulshadda gobolka Togdheer oo ku bogaadiyay sida aan kala hadhka lahayn ee ay ugu soo baxeen munaasibaddan, waxaanu tilmaamay in gobolka Tog-dheer ay magac u tahay in madax-banaanida Somaliland lagaga dhawaaqay magaaladda Burco. Guddoomiyuhu wuxuu shacbiga Togdheer u soo jeediyay inay iska daayaan qabyaaladda oo uu xusay inay dib u dhac u horseedayso. Waxaanu ugu baaqay inay iskaashadaan oo u soo jeedsadaan horumarinta adeegyadda bulshadda. Wasiirradda waxbarashadda, xanaanadda xoolaha iyo Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa si weyn uga warbixiyay qiimaha maalintan iyo marxaladihii ay soo martay Somaliland. Waxaanay dadweynaha u soo jeediyeen inay nabad-gelyadda ilaaliyaan isla markaana xukuumadda ka gacan siiyaan horumarinta adeegyadda bulshadda. Masuuliyiintaasi waxa kale oo ay sheegeen in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay wax badan ka qabatay adeegyadda bulshadda ee dalka muddo laba sano ku dhow oo ay xilka qaranka haysay. Geesta, kale, siday ku soo waramayaan weriyeyaashayadda ku sugan goboladdu waxay sheegeen in dabaal-degyo waaweyn oo lagu xusayay 18-ka may lagu qatay magaalooyinka Laascaanood, Ceerigaabo, Bali-gubadle, Caynabo, Gabiley, Salaxley iyo magaalooyin kaleba.
-
Amisom peacekeeping forces on their way to the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Puntland oo mar kale ku celisay in deegaannadeeda la geyn doono Ciidamada AMISOM SHABELLE MEDIA NETWORK MAY 18, 2012 Garoowe : (Sh. M. Network) Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaca ka qaaday in deegaannada Maamulkaasi la keeni doono Ciidamo ka socda Midowga Afrika AMISOM. Wasiirka amniga ee Maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo la hadlay Warbaahinta ayaa mar kale sheegay in deegaannada Maamulka Puntland la gayn doono Ciidamada AMISOM si ay u xaqiijiyaan ammaanka, maadaama Deegaannada Maamulkasi ay soo gaareen Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Kooxda Al Shabaab. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxa uu sidoo kale sheegay inay socdaan kullamo ay la leeyihiin Saraakiisha Ciidamada Midowga Afrika AMISOM kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii deegaannada Maamulkaasi loo geyn lahaa Ciidamada AMISOM. Halkaani ayaa waxa uu imanayaa xilli muddooyinkii dambe deegaannada Maamulka Puntland laga hadal hayay in Magaalada Gaalkacyo iyo Garoowe la geynayo Ciidamo ka socda Midowga Afrika AMISOM si ay xaqiijiyaan ammaanka halkaasi. -
Abtigis u are also one of us so ededay kumay dhalin mise waxad rabta adigana lugu yidha inadeer
-
The constitution needs to be discussed a nation wide discussion we need time to reach that, Faroole can bring forward what he thinks is good for Somalia but stuff like we want extra people in the constitutional committee is nonsense and unacceptable. The problem is faroole is speaking for 2 regions and a half, he never speaks for Somalia he doesn't talk about what is beneficial for Somalia as a whole.President Sh sharif is willing to compromise and wants the Constitution to be discussed by Somalis he said there are things we accept and there are things we don't accept.
-
No one hates Puntland nor are the people of Puntland hated, Puntland is a region of Somalia the Problem is they talk to much nonsense now they want to hold the constitutional conference in zenewis backyard. Because they don't trust other Somalis Particularly those who live beyond southern galkacyo. The Constitution needs to be discussed inside Somalia by Somalis and decentralized articles need to be added to the draft also the whole citizenship article needs to be changed Somalia belongs to the people of Somalia.
-
^^ Dalka aad lo ilaalinaya Hargeysa is the most important city in Somaliland the army hareerayhay magaalada ka joogan inta badan amaanka guud eeh magaalada in la laaliyo wa muhim Hargeysa wa magaaalo aad u dad badan. Marka ciidanka bariga degena uun bay niman so weeraren oo ay moodayeen in dhul laga qaadayey manay ogayn ciidanku waxa ba lugu so weeraray markay is difaaceen ayay dad dhinteen unfortunately laakin badankoodi wala so qa qabtay oo wa xidhanyihin. Sheekada na xalkeedi ba hada la isla wada.
-
You don't understand the Military base in eastern hargeysa was attacked they were always based there every one in Somaliland is condemning the attack including MPS from eastern hargeysa elders every one. The army base was attacked after salatul fadjr the army didn't even know what the cause of the attack was. This was not President Siilaanyo's fault any way allah ha u naxaristo those who died both Ciidanka qaranka iyo kooxdi so weerartay. In Hargeysa there about 4 Military bases one in southern hargeysa one in eastern hargeysa one in northern hargeysa and one in western hargeysa.
