-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Sayid Mohamed Abdule Hasan International Airport.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Well done great progress indeed. -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
General Duke;831002 wrote: Lol there you go again. Who the he'll are Ilma Shirwac?... Caruurti oday shirwac dee -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
MoonLight1;831003 wrote: Carafaat Islaamaha intaad sheekadooda ka baxdid, Habraha ka waran iyo 17ka nin ee dilka lagu xukumay. charity starts from home. Wa iska hadal waxas cid la dili kara ma jirto dad badan ba dil lugu xukumay cid la toogtay na ma jirto siyasada somaliland wa inad fahantid. -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Duke ba ugu daran wuxu raba inu Carafaat xafido slaamaha Puntland. -
Clan federalism is off the table my friend its gone forget about it.
-
Well Carafaat Faroole cant look beyond his own self serving interests when we start looking beyond sectional interests and norow minded clanish divisions that's when justice will return in Somalia. Faroole few days ago he said that he wants to turn Somalia into an organization of member states i mean where are we heading?
-
Madaxwayne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo Si caraleh ugu soo horjeestay Sida Dowlada KMG ah wax u wado 17. maj 2012 Allpuntland Madaxwayne Faroole ayaa waxyaabii uu kahadlay waxaa kamid ahaa Arinta dastuurka qabyada ah ansixintiisa,Roadmapka iyo Xaalada Ani ee deeganada Maamulka Puntlad sida uu yahay. Intaa kadib Madaxwayne Faroole ayaa kahadlay qaadicidii Ergada Puntlad Shirka Odayaasha Dhaqanka ee lagu soo Xulayay Ergada Ansixinta Dastuurka taas oo ay Puntlad Ergadii kasocotay ay kugacansartay. Faroole oo inbadan kagaabsanaya kahadalka Arintaas ayaa yiri. ,,Arimaha Soomaaliya doorwayn ayaan kaqaadanay waxaan kaqaybgalnay Shirkii garoowe iyo kii Muqdisho waxaana intaas oo dhan usamaynay Sidii Dalka Nabad looga dhalinlahaa,Shirarkii aan qabanay ee looga hadlayay Arinta Soomaaliya waxbadan ayaan kaqabanay ka Puntlad ahaan lakiin qolyahaan TFG da ah ayaa wax walba isku qasaya ayuu yiri Madaxwayne Faroole. Waxaa kale uu yiri Madaxwayne Faroole anaga waxaan soo gudbinay waxyaabaha aan kudhaliilayno Dastuurka qabyada ah waana soo dirnay Ergadii Ansixinta Dastuurka lakiin dhibaatada waxaa ay katimid Dowlada KMG ah oo diidan Arintaas in laxaliyo. Sidoo kale Madaxwayne C/raxmaan Sheekh Maxamad Faroole ayaa kahadlay Sababta ay ugu gacan seereen Shirka Odayasha ee Muqdisho kasoconaya. ,,waaxaan aragnay Warqada uu kuqaranyahay Qodabada Dastuurka,wax kuyaalo oo laqaadankara ama la aqbali karana kumajiraan sidaas daraadeed waxaa go’aansanay inaan isaga soobaxno Muqdisho. Ugu dambayn Madaxwayne Faroole ayaa sheegay inaanay kuqanacsanayn Puntlad Sida ay wax usocdaan waxaana go,aansanay buu yiri inaan Beesha Caalamka lasocodsiino Arintaan Isla markaana laysugu tago Itoobiya laguna Xaliyo qodabada laysku mari la’yahay taas ayaynu u aragnaa buu yiri inuu Xalka Kujiro.
-
^^ No one was killed did you even read what you posted?
-
Arimaha Soomaaliya doorwayn ayaan kaqaadanay waxaan kaqaybgalnay Shirkii garoowe iyo kii Muqdisho waxaana intaas oo dhan usamaynay Sidii Dalka Nabad looga dhalinlahaa,Shirarkii aan qabanay ee looga hadlayay Arinta Soomaaliya waxbadan ayaan kaqabanay ka Puntlad ahaan lakiin qolyahaan TFG da ah ayaa wax walba isku qasaya ayuu yiri Madaxwayne Faroole. Qolyahan TFG isagu manu TFG hoos iman muxu kala wad wada.
-
Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay dalbadeen in Addis Ababa lagu qabto shir looga hadlayo Dastuurka Soomaaliya Khamiis, May 17, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay inaysan ku qanacsanayn dastuurka cusub ee loo sameeyay Soomaaliya, kaasoo uu sheegay inaysan ku caddeyn awoodaha maamul goboleedyada dalka. C/raxmaan Faroole oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay dalabadeen in la isugu yimaado magaalada Addis Ababa si loo turxaan-bixiyo dastuurka oo uu xusay inaysan ku caddeyn awood-qaybsiga dhaqaalaha iyo siyaasadda. "Haddaan dastuur jirin waxba ma jiraan, inta odayaal lagu shiriyo Muqdisho oo loo sheekeeyo iyadoo la geesmarayo shirarkii hore ma filayo in taasina ay noqon karto suuro-gal," ayuu yiri madaxweynaha Puntland Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in dowladda KMG ah ay dhowr jeer ka dhego-adaygtay in Puntland ay guddiyada dastuurka ka shaqeynaya qayb ku yeellanno, isagoo xusay in taas badalkeeda ay isku halleynayeen ra'isul wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka oo kasoo jeeda Puntland. "Waxyaabihii aan la yaabnay waxay ahayd markii 30-kii Apriil naloo keenay dastuur aysan ku caddeyn Federaalka, sidoo kalena aan qeexayn awoodaha siyasaadda, dhaqaalaha iyo adeegga dowladda," ayuu yiri Faroole oo intaas ku daray in taasi ay ahayd middii keentay inay ka biyo diidaan dastuurka. Mar la weydiiyay in laga qanciyay cabashadooda iyo in kale ayuu sheegay inaysan jirin wax laga qanciyay, balse ay sugayaan in shir lagu qabto Addis Ababa si looga saaro dastuurka loo xanaf-tiro, isagoo sheegay in eedda cabashada ay mas'uul ka yihiin dadkii qoray. Hadalka madaxweynaha Faroole ayaa imaanaya xilli ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali uu sheegay in cabashada Puntland ay ka mid tahay midda ay qabaan dadka Soomaaliyeed, markii dastuurka la ansixiyana wax ka bedel lagu sameyn doono.
-
Suldaanka;830790 wrote: Very sad day indeed. The government instead of addressing the underlying issues which has boiled over into open confrontation, is rather taking steps to fuel more. This is a sign of government loosing its way. Ilaahay ha u naxariisto dhamaan intii ku geeriyootay isku dhacii shalay. And may the wise heads prevail. PS Madaxweyne Siilaanyo should seriously look into Xirsi Gaab's recent history before its too late, the man is winning more enemies for the president than friends. Why are people always on xirsis case what did he do?
-
Eebow xaad igu heesataa xaw af ingriisiga sheega Madaxweyne sharif af Somali fasiixu ku hadla nooh.
-
:D Miskiinow inadeer Afsomaliga ha inaga kharibiin ama ha inaga qaribiin:D
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;830781 wrote: Afsoomaali qatar ayuuba ku hadlaa ileen Shariifka. Afsoomaaligiisa waa fasiix fasiix ah, bilaa lahjad. Poor translator, though. Wax badan muxuu ka booday. Aad ayaa ugu farxay in uu Afsoomaali ku hadlo intuu af shisheeye ku hadli lahaa. True Sh sharif afSomaligiisa wa top no sheeko xaayow he even knows how to use the KH but that's because he speaks fluently Arabic.
-
In other words please i am the supreme pirate faroole, please release the other pirates:D
