-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
faarah22;829284 wrote: but the this word keeps coming up " self declared". i never heard of that term being used in case e. timor or south sudan. answer that. There was no government in Somalia in 1991,, and the 1960 union between Somaliland and Somalia in 1960 was a union of two states what did you expect that Somaliland should wait for you? South sudan was a different case the government in Sudan was intact the SPLM dealt with them the union had to be dissolved on the side of Somaliland so the unilateral declaration of independence by the Somalilanders was the best way forward.
-
Read here. http://www.galgalanews.com/?p=12247
-
Dagaal Duleedka Badhan Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyo Ka Tirsan Puntland May 12th, 2012 Badhan (Somaliland.Org):- Dagaal culus ayaa xalay fiidkii ku dhexmaray duleedka bari ee magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ciidamada qaranka Somaliland ee halkaa degan iyo maleeshiyo ka tirsan ciidamada maamulka Puntland, kuwaasi oo ilaalo u ahaa wefti reer Puntland ah oo doonayay in ay yimaadaan magaalada Badhan. dagtaalkaasi oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka. Sida uu noo xaqiijiyey taliyaha guutada 19-aad ee ciidamada qaranka Somaliland Gen. Yaasiin Faarax Cismaan (Gurey) oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay isaga oo ku sugan magaalada Badhan, ayaa sheegay in dagaalkaasi uud hacay isla markaana ay khasaare kala duwan gaadhsiiyeen kooxdaasi ka socotay Puntland. Waxaanu taliyuhu sheegay in ciidamada Somaliland ay khasaare balaadhan u gaysteen ciidamadaa Puntland ee la socday weftigaasi iyo gaadiidkii ay wateen, isaga oo taliyuhu xusay inay dhawr askari ka dhaawacmeen gaadiidkii ay wateen ay gaadhsiiyeen khasaare badan. Weftigan ka socday maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen laba wasiir ku xigeen oo uu ka mid yahay Wasiir ku xigeenka waxbarashada. U jeedadooduna ay ahayd iyaga oo doonayay inay yimaadaan magaalada Badhan, taasi oo salka u haysay ama la xidhiidhay arrimo siyaasadeed oo ay ka mid tahay sidii maamulka Puntland gacanta ugu dhigi lahaa magaalada Badhan. Waxa kale oo ay noo xaqiijiyeen ila wareedyo la xidhiidha arrintaa weftigaasi inay doonayeen inay dejiyaan xaalad kacsan oo ka taagan dadka shacabka ah ee ku nool magaaladaasi, oo la sheegay in ay si wayn uga cadhoodeen hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha maamul
-
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar ku Tagay Borama Xadhigana ka jaray Dhisme Waddo 4 Kilo Mitir ah oo isku Xidhaysa Dila iyo Borama Published: 12/05/2012 @13:19 Hargeysa/ToggaHerer 12 May 2012 Madaxweynaha Jamhuuyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar ku tagay Saaka Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Borama. Waftiga uu Hogaaminayo Madaxweynuhu Waxa Magaalada Dilla kaga Hor yimi Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka Awdal Madaxweynaha ayaa Xadhiga Ka Jaray Afa Kilo Mitir oo Ah Wadada Isku Xidha Dilla iyo Borama oo ay Dhismaheeda Fulisay Xukuumada Somaliland Sidoo Kale waxa uu Madaxweynuhu Dhagax Dhigay lix Kilo Miter oo kale oo iyana La Fulinayo Dhismaheeda. Madaxweyne Siilaanyo ayaa Dadweynaha Reer Dila uga Mahadnaqay Sida Shaafta leh ee ay ugu soo dhaweeyeen Degmada isaga oo kula Dardaarmay in ay meel uga soo wada Jeedaan wax kasta oo Saamayn ku leh Nabadgelyada Guud ee Dalka iyo Ta Gaar ahaan Gobolka Awdal. Ka dib Madaxweynaha iyo Wafiga uu Hogaaminayaa waxay uga sii Gudbeen Dila Magaalada Borama halkaas si weyn loogu soo dhaweeyey Iyada oo Madaxweynuhu Hotel Rays kulamo kala Duwan kula lee yahay Maamulka Gobolka Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Awdal. Warqabadka ToggaHerer Hageysa
-
M/weynaha Oo xadhiga ka jaray jidka isku xidha Dilla Illaa Boorame, Waddooyin cusubna dhagax-dhigay May 12th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo Wefti Balaadhan oo Hogaaminayo ayaa maanta Socdaal shaqo ku tagey xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorame. Waxa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo weftigiisa ku qaabilay degmada Dila Mas’uuliyiinta heer gobol iyo mid degmo ee Gobolkaas . Madaxweynaha Jamhuurayda Somaliland waxa uu xadhiga ka jaray Afar Km oo ah wadada isku xidha Dila iyo Boorama oo ay Xukuumadu dhismaheeda fulisay. waxaa kale oo Madaxweynuhu uu dhagax dhigay Lix Km oo kale oo lagu kordhinayo wadadaasi. Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu dhagax dhigay 8km oo ka mid ah wadada xidhiidhisa Goraya-Cawl iyo Boorama. Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa hadal uu u jeediyay shacbiga ku dhaqan magaalada Dilla waxa uu uga mahad-naqay sida milgaha leh ee ay uga soo dhaweeyeen degmadaasi,waxaanu ku booriyay inay meel uga soo wada jeedaan wax kasta oo saamayn ku leh nabadgalyada guud ee dalka iyo ta gobolka awdal. Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay markaas kadib u sii dhaafeen magaalada Boorama oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay warku waxa uu intaas ku darayaa in Madaxweynuhu uu kulamo kala duwan kula yeeshay Huteelka Rays ee Magaalada Boorama maamulka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
-
Very nice pictures very nice place Djibouti city.
-
^^ Dee beriga dadku dad bay ahayeen dalkuna dal bu aha hada dadku dadki maha dalkuna dee dalki maha.
-
Row between Somalian regions slows oil exploration
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ Sure they know mala laakin dee gaal xalay oo dhan tumanayey oo alaabti kulula ka so dhergey ba wax isku qalday laakin inta badan way saxan. -
Row between Somalian regions slows oil exploration
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Paragon ma wax aan la yaabin baa:D -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia Posted by Pi on May 11th, 2012 Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE- Garowe 11 May 2012 Puntland Government received a copy of the Draft Federal Constitution for Somalia on 30 April 2012, sent jointly by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and the Committee of Experts (COE). The Government appointed a six-member Review Committee consisting of Ministers and Parliamentarians to review the new Draft Federal Constitution. The Committee’s report concluded that the Draft Federal Constitution violates the fundamental principles of federalism. Furthermore, the Draft is both unrealistic and unsuitable for Somalia. The TFG executive branch shall bear the responsibility for being unable to present a reliable Draft Federal Constitution to Somali stakeholders in time (it has been 8 months since the Roadmap was signed by Somali stakeholders). Puntland Government has played and continues to play an important and constructive role in advancing the Somali national peace and reconciliation process. Puntland has hosted two Somalia National Constitutional Conferences (Garowe I and II) and hosted Somali leaders in Galkayo for further discussions on the Roadmap and the constitutional process. Currently, a delegation of Puntland traditional elders is in Mogadishu attending an Elders’ Conference. However, it is regrettable to learn of the mismanagement and interference at the Somali Elders Conference by TFG officials. Puntland Government noted, in numerous communications and public occasions, growing frustration with the process under which the Somali Federal Constitution was being carried out. For example: Letter to E.U. Special Envoy to Somalia and U.S. Ambassador to Kenya, dated November 13, 2010, whereby Puntland expressed its deep concerns about the TFG leadership’s commitment to finalizing a Federal Constitution for Somalia; Letter to TFG leaders (copy SRSG), dated 26 September 2011, recommending Puntland nominees to join the Committee of Experts (COE), in accordance with the Roadmap, and this proposal was unanswered; Letter to TFG Prime Minister (copy SRSG) regarding addition of one Puntland nominee to the Committee of Experts (COE), dated 23 January 2012, which was also ignored; The Puntland President’s speech at London Conference on 23 February 2012, calling for IFCC mandate to be terminated and the COE to be reformed, based on expertise, and calling for the COE to include constitutional experts from mature federal democracies. Puntland Government warns this Draft Federal Constitution should not be presented to National Constituent Assembly (NCA) for adoption, unless major changes to the Draft are applied and agreed upon by Somali stakeholders, with the technical assistance of international partners. Somalia needs a Federal Constitution that clearly defines the distribution of political power and resource between Federal and State institutions, in accordance with international federal standards, and defines competency in the delivery of public goods to citizens of Somalia, at Federal and State levels, as is defined in the Puntland State Constitution. Moreover, this Draft Federal Constitution is seemingly designed for a country with a highly centralized system of government, and many articles of the Draft are confusing and contradictory. Finally, Puntland Government believes that Somalia needs a well-tailored Federal Constitution that is suitable to political realities in the fragmented nation of Somalia, and which satisfies the people’s aspirations for the restoration of an effective, efficient and accountable government in Somalia. -
Al-Zawahiri urging militants to fight in Somalia Images Ayman al-Zawahri in a video grab taken from a broadcast by Arab television. (Getty Images/file) Print Story Published: 1:26 pm Share Updated: 1:31 pm KAMPALA, Uganda (AP) — Al-Qaida leader Ayman al-Zawahiri has released a new video in which he encourages Somali militants to fight on despite the challenges. In the video, reported Friday by the Site Intelligence Group which monitors militant activities, al-Zawahiri urges al-Shabab militants not to be deterred by U.S. drone attacks. It is al-Zawahiri's second video address to al-Shabab, which formally joined al-Qaida in February. Al-Shabab has increasingly come under pressure in recent times from regional armies and government forces who are pushing it from three sides inside Somalia. Somalia's prime minister said last month that al-Shabab militants were fleeing up north, into the semiautonomous region of Puntland. Somalia has lacked a stable government since 1991.
-
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
So Mr faroole is against the constitution because clan federalism is not defined in the constitution the way he wants it. The religious leaders are against it because of religious reasons. Other sections of the country don't really want clan federalism and want a decentralized state. -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Garoowe : Dawlada puntland oo ka soo horjeedsatay qabyo-qoraalka Dastuurka Soomaaliya. APL 11 Maj 2012 Garoowe (APL) : Dawlada Puntland ayaa si rasmi ah uga soo horjeedsatay qabyo qodobada uu ka kooban yahay qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee anisixintiisa loo fadhiyay. Warsaxaafadeed ku taariikhaysan 11-ka bishan May ee 2012-ka oo ka soo baxaya aqalka Madextooyada dawlada Puntland ee soomaaliyeed ayaa si cad loogu qeexay sababaha keenay in dawlada Puntland ay uga soo horjeedsato qaby-qoraalka dastuurka ee dawlada faderaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeedkan oo ay warbaahinta u akhriyay Wasiiru-dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan oo ka mid ah xubnaha guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya ayaa sheeegay in dawlada Puntland ay aad uga fiirsatay go’aankan islamarkaana ay xeerisay arrimo farabadan oo xal u helida soomaaliya salka ku haya. Wasiirku wuxuu sheegay in qabyo-qoraalka Dastuurka Faderaalka Soomaaliya oo 30-ka bishii 4aad ee sanadkan 2012-ka isla maalintaasna madexweynaha dawlada Puntland uu magacaabay guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya kuwaas oo loogu talagalay in ay gaar ah dib u eegis ugu sameeyaan qodobada dastuurka islamarkaana ay ka soo saaraan waxyaabaha aan danta umada waafaqsanayn. Wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan wuxuu sheegay in dawlada Puntland ay yaqiinsatay in dastuurkani uu ka soo horjeedo Nidaamka Faderaalka ee asaaska u ah Soomaaliya, islamarkaana uu yahay mid aan u cuntamin dadka Soomaaliyeed. Wasiirku wuxuu tilmaamay in Puntland ay door weyn ay ka qaadatay, Talaabooyin muhim ahna ay ka cayaartay suurtagalinta sidii umada Soomaaliyeed la isugu keeni lahaa islamarkaana ay dastuur u dhaxeeya, sidoo kalana qeexaya xuquuqda shacabka loo hirgalin lahaa. Wasiirku wuxuu sheegay in magaalada Xamar ee caasimada Soomaaliya ay Puntland u dirtay, kuna sugan yihiin Isimadii Puntland iyadoo la muujinayo niyad samaan iyo walaltinimo guud islamarkaana ay ka warhayaan in si gaar ah loo maamulay, si xunna loo fara galiyay hawlahoodii loo igmaday ee ay goobtaasi u tageen islamarkaana ay faragalinayaan Saraakiil ka tirsan Dawlada faderaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Odayaashan lagu khasbayo in ay qaataan waxyaabo uu duruus ahaan ku macneeyay wasiirku oo uu ku sheegay in Odayaasha loogu yeeriyo sida laga doonayo ee ay samaynayaan lakin arrintaasi aysan waafaqsanayn sidii xaqa ahayd ee dastuurka umada loo waafajin lahaa sharciga. Warsaxaafadeedkan waxaa lagu xusay in dawlada Puntland ay dhawr mar oo is xig xigay warado ay ku muujinayso dareenkeeda ku aadan u dirtay Dawlada faderaalka Soomaaliya, Ergayga qaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya iyo safiirka Kenya u fadhiya dawlada Maraykanka kuwaas oo dhamaantood ku qotomay dastuurka Dawlada Faderaalka iyo Xubnaha khuburada ah ee diyaarintiisa ku hawlanaa mana jirin cid ka soo jawaabtay arrinkaasi. Warsaxaafadeedkan waxaa lagu qeexay in Soomaaliya ay u baahan tahay dastuur cad oo ay yeelato kaas oo qeexaya qaybsiga siyaasada, khayraadka dalka iyo xuquuqda muwaadinka Soomaaliyeed, lakin aysan aqbalayn dastuur intaasiba lagu fara maraajisanayo. Wasiirudawlaha maamul wanaaga Puntland oo war-saxaafadeedkan akhrinayay wuxuu sheegay in uu aaminsanyahay dastuur la’aan in ay tahay dawlad la’aan hase ahaatee loo baahanyahay la helo dastuur isu keenaya Umada Soomaaliyeed. Qoraalka Warsaxaafadeedka goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaa. Xafiiska Wararka AllPuntland Garowe