Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. DEGEDEG’Madaxwayne Shariif oo uduulay Itoobiya 20. maj 2012 Madaxwaynaha ayaa waxyar uu kadambeeyay Ra’iisulwasaraha iyo wafdi uu hogaaminayay oo iyagana kaduulay Adan Cade Airport. Shariif ayaa waxaa uu kaqaybgalayaa Shirka Arimaha Roadmapka lagu gorfaynayo ee kadhacayo Dalkaas. Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maalmahan safar waxaa uu kujoogay Dalka Mareykanka oo uu ugu qaybgalay Shir ay soo qaban qabiyeen Qaramada midoobay loogana hadlayay Arimaha Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu cagta soo mariyay Dalka Uganda halkaas oo kulan kula qaatay Dhigiis dalka Uganda kana hadleen Xiriirka labadal. Goordhow ayaa Madaxda Dowlada lagu wadaa inay kadagaan dalkaas
  2. Listen here. http://taleex.net/2012/05/20/col-bakayle-48-saac-ayaan-khaatumo-u-qabanay-dhagayso
  3. Wafdi heer sare ah oo ka socda dawlada Soomaaliya ayaa u Ambabaxay dalka Itoobiya oo ay shir uga qaybgalayaan Axad, May 20, 2012 (HOL) — Wafdi ay hogaaminayaan ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh aadan ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wafdigan ayaa waxaa qayb ka ah wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxayna dalka Itoobiya uga qayb-galayaan shir berri oo Isniin ah ka furmi doona, kaasoo looga hadlayo heshiiska Roadmap-ka iyo dastuurka cusub ee Soomaaliya. Addis Ababa ayaa waxaa horay ugu sugnaa madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Faroole iyadoo lagu wado inay magaaladaas gaaraan xubno ka socda Ahlusunna iyo Galmudug oo ka qaybgalaya shirkan. Shirkan oo socon doona laba casho ayaa waxaa looga hadli doonaan waxyaabihii ka qabsoomay heshiiska Roadmap-ka iyo dastuurka cusub ee Soomaaliya oo cabasho ay ka timid, gaar ahaan Puntland oo si aad ah uga cabatay 35-qodob oo dastuurka ka mid ah. Madaxweynaha Soomaaliya oo aan horay warkayaga ugu sheegnay inuu wafdigan hogaaminayay ayaan kaga haray ayraboorka sababo aan la shaacin awgood, waxaase ilo ku dhow ay sheegayaan inuu galabta tagi isna magaalada Addis ababa. Lama oga in shirkan lagu dhameyn karo is-afgaran-waaga dastuurka ku saleysan ee u dhexeeya dowladda KMG ah iyo Puntland, iyadoo madaxda dowladda ay sheegeen inay ka go'an tahay ansixinta dastuurka cusub ee Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgeli doona dajire Augustine Mahiga oo u qaabilsan Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya, iyadoo dowladda Itoobiya oo ay ciidammo kaga sugan yihiin Soomaaliya ay marti-gelinayso shirka.
  4. Twenty years of civil war have brought the African nation of Somalia to it’s knees. The country as such has ceased to exist. Power lies in the hands of warlords, fundamentalist muslims and pirates. Yet there is still hope: in the north the nation of Somaliland was established, in separation of the fictional state of Somalia. This young nation became a beacon of stability in the Horn of Africa. Somaliland remains a splendid example of solid nationbuilding from the will of the people, who desire to take control of their own future. Yet still the world denies Somaliland formal recognition. The Nieuw-Vlaamse Alliantie (N-VA) believes the time to be right to say goodbye to the ill-fitting fictional borders of Africa. New nations such as Somaliland deserve a fair chance. Flemish Member of Parliament Marc Hendrickx (N-VA) is hosting a conference on Friday 25th of May on the subject of "Somaliland – New Borders for Africa". Politicians from Flanders, the European Union and Somaliland will gather in the Flemish Parliament to discuss matters such as piracy, female genital mutilation and the rise of new African nations. Dr. Edna Adan Ismail, whose activism on topics such as infant mortality and female mutilation has brought her international recognition, will be attending, as well as mr. Abdirahman Ciro Abdalahi, president of the Somaliland Parliament. Admission to this conference is free of charge. There will be a simultaneous translation between English and Dutch.
  5. War state state kan qurbaha lagaga dhawaaqp wa mashruuc lacag lugu sameeyo. Garyaqaan nuur manta wa miljonair.
  6. I don't think Ibrahim meecaad and Amiir godane are needed lowyacade, war they are protecting Somalia's borders from Kenyans and Ethiopians.General Shaqale is protecting Somalilands borders do not worry by the way u mean lowya cade and not lughaya.
  7. Shirkii ay Puntland dalbatay oo lixdii saxiixayaasha isugu imaanyaan Adis ababa,Isniintana furmnaya Posted by Pi on May 19th, 2012 Adis ababa(Pi) Maalinta Isniinta waxaa Magaalada Adis ababa ka furmaya shirkii lixda saxiixayaasha Roadmap-ka ee looga adli doono Dastuurka qabya qoraalka, waxaana shirkaan dalbaday inuu dhaco Puntland. Shirkaan ayaa lagu falanqaynayaa Dastuurka qaba qoraalka oo la shegey inuusan u qorayn sidii lagu heshiiyey ee heshiisyadii Garowe 1 iyo 2, Dhamaan qaybihii kasoo qayb gali lahaa shirka o ay casumaad u dirtey Qaramada Midoobey way aqbaleen iney kasoo qayb galaan shirka. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Adis ababa Siciid Yuusuf Nuur oo waraysi siiyey BBC laanta af-soomaaliga ayaa shegey in Dowlada Itoobiya ay marti galisey shirka balse aysan wax shaqo ah ku lahayn, waxaa shirka casumaada bixiyey Qaramada Midoobay waxaana kasoo qayb galaya oo kaliya Lixda saxiixayaasha oo kala ah Puntland,Sadexda masuul ee ugu sareeya Dowlada KMG, Galmudug iyo Ehlu suna, waxaa sidaas BBC-da u sheegey Safiirka Dowlada KMG ah ee Adis ababa. Waxaa hada Adis ababa ku sugan Madaxweynaha Puntlad Dr. Faroole iyo Hogaamiyaha Galmudug Mr. Caalim, waxaa ilaa bari iyana kusoo biiraya Madaxweynaha Dowlada Fedaralka ee KMG ah Shariif Sheikh Axmed, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federalka KMG Shariif Xasan Sh. Aaden iyo Raysal wasaaraha Dowlada KMG ah Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. kala soco Puntlandi.com wararka rasmiga ah ee shirka
  8. Moonlight if the Ethiopians come near Somaliland remember what happened in balidhiig bordertown in 2011 dagaal ba aan ba dhacay iskada waxaaso , Ethnic Somalilanders deep inside Kililka kill Ethiopian troops not that long ago. Xuduuda Somalia xita waxa diifaacaaya Amiir Godane isagana waad necebtihin Amiir godane ba ka difaacaya Kikuyada Amiirka hada waxay is hayaan Kikuyada xabashida Ugandhees iyo qaar kalo badan.
  9. Waxan is leeyahay mala Moonlight marku kikuyada arko mala wuxu ku yidhaha xuduudeydu way baxaad weyntahay iska so gala inaga wada badan:D
  10. ingriis hada dalka ma joogo lixdanki bu ka dhaqaajiye arlada hada xuduudaadi waxa so galay kenyati Ethiopian juuq ba ba tidhahdid waxa ba aad mooda inad raaliyo tahay , amuusnantu wa ogalasho so ma ogid , Somaliland xuduudeeda wa ka ilaalinaysa cid alaale cid ku xad gudubta looma ogala wanay muuqata.
  11. Moonlight iyagu xuduud babay ilaalinayan adigu xuduudki talyaaniga ku sameye xita kikuyo waad ka ilaalin kari weydey.
  12. Somalia;832066 wrote: One should discuss which left the better legacy. Haile Selassie starved his people to death he abused and Humiliated the oromos he colonized the Eritreans he didn't leave much behind the Ethiopians hate him Haile Selassie university is now called Addis ababa university. Siad bare started good in the 70s but he messed up 2 the country he left behind is now broken and is known as a failed state, now this is not entirely his fault but some of his policies were the root causes of many problems.
  13. Well they have one thing in common they both fled Haile Selassie fled to England when Italy occupied Ethiopia in 1936 and General siad bare fled to nigeria when the USC knocked on his door.
  14. Its general siad bare and Emperor Haile Selassie when Selassie visited Mogadishu its a photo of two ancient rivals meeting.
  15. Allah ha u naxariisto very sad
  16. :D:D Somalidu wa taas.
  17. Somaliland: Somalia Talks to Be Held In London Soon Saturday, 19 May 2012 01:13 HARGEISA (Somalilandsun) – Proposed talks with Somalia will be held in London as soon as the TFG shows readiness. This was informed by the Somaliland foreign minister Dr Mohamed Abdilahi Omar during a debate broadcast live by the BBC Somali service. The foreign minster said that the fate of the talks rested with the Transitional Federal Government-TFG in Mogadishu which had complicated arrangements by appointing Somalilanders in its technical committee. Dr Mohamed Abdilahi said that Somaliland is fully prepared to start discussions with the Somalia government once the TFG has rescinded the appointment of the two Somalilanders that caused president Silanyo to withdraw from the talks. While revealing that the British government is ready to act as host , stressed that it was important for the country to participate in the talks once the TFG has cleaned its house since much sought recognition hinges on solving differences that emanate from the fateful union with Somalia. Talks between the two countries were part of the final communique of the February London conference on Somalia which brought 44 governments in search of an all binding solution to the problems that have engulfed Somalia for two decades. Though Somaliland is prepared for the talks and Britain has declared its intent to host them, conflicts between the TFG and the regional government of Puntland creates an uncertain scenario. This uncertainty is as a result of Puntland's adamant stand that the two Somalilanders in question who are incidentally cabinet ministers in the Garowe government remain in the committee while Sheikh Sharif and his TFG want them out.
  18. And after Faroole rejected the articles the new angle by the spoilers is 'why is Faroole rejecting it?' war maxaa kaa galay niyahow DANTAADA FIIRSO, waa cajiib wallahi. What is wrong with this dantaada fiirso maydan isku dan ahayn maydan hal dastuur wada lahayn wamaxay dantada fiirso
  19. Sax laakin koodooda qaldan way tageeraan isagu qalad ku tagaan shacabka anigu kama hadlayo waxan ka hadlaya siyaasinta , the political leaders of garowe.
  20. Qofka bina adanku wa inu cadalaada tageero oo u xaqa eego Somali cadalaad bay isu diidayaan dhibku halkaasu ka imanaya qolyaha reer budhlayn waxay leeyihin anagu waxbaba ma qaladno boowe dastuurka laakin anagu wanu diidi karnta yacni , veto power baanu leenahay dadka reer Mogadisho haday hadlaan wa qaswadayaal diidan in dawladu kumeel gaadh ka gudubto. Dadku wa inay is aminan oo cadalaada tageeran laakin qofku hadu Madaxweynihisa qabil indho la aan ku tageero dee dadku qadaan mayaan.
  21. oba hiloowlow;831749 wrote: ^^ Aniga ciyaalkan yari shaqadeyda maha waxey dhahaayan like raggii sida xiin oo kale filaan waa bay igu noqotay, shalay bey dad dhahaayeen spoilers weeye, faroolena marku kaso horjeestay dastuurka wey ka aamuusen, weji gabax ay igu noqotay walahi Waxay ku odhan doonaan faroole fara taag ba odayaal reerkisa ku magacawdeen madaxweyne Qabil marka isagu ma qaldami karo laakin xildhibaano reer Mogadisho haday wax diidaan wa spoilers qas wadayaal diidan hormarka Somalia caqliga halkee laga dheela.