-
Content Count
30,101 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Saalax;927774 wrote: Indeed. Salax oday thinks qof la xidhay intu mediada tago inu yidhaho talahi wala ii xidhay kalay arka -
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Odey;927772 wrote: Your claims have no basis and no matter what obscure website you quote which are simply rehearsing the rubbish from your Somaliland websites the news is still FAKE!. The good minister has no reason to lie and yes he has been in Mogadishu for the past week!. Ok your colleague above claims it is the President's spokesman and you xaaji claim it is the Prime Minister''s spokesman .Both leaders do not have such posts in their offices, something you obviously have no knowledge of!. FAKE is FAKE. Trying to be relevant is one thing, but this is SAD! Are you saying he never left Mogadishu war halkaa maad ka noqon? -
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
What seriously what are we now arguing now about whether he is the Goverment spokesmen or a mere deputy minister for information, His name is abdishakuur that's his name. And why do you think Silaanyo cares about this and is in this , the President of Somaliland doesn't keep him self busy with airport security , hellow this is not Somalia. We sure know he spoke for your goverment several times read this now if he is not the spokes men why is he speaking for the government? All in all i do not really care whether he is a Minister deputy Minister speaks for General Bahuku or Saacid. He was detained and than deported end of story i think he learned his lesson. Dhagayso:- Cabdishakuur Cali Mire oo Saxaafada oga Warbixiyay Kulankii Gollaha Wasiirada Feb 2, 2013 - 1 Jawaab Waxaa Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Kulankii Todobaadlaha ahaa ee gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasoo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa waxaa Saxaafada la hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Cali Mire, wuxuu sheegay ugu horayntii in warbixin looga dhagaystay Wasiirka Khayraadka dalka Mudane C/risaaq Maxamed oo dhawaan shir oga soo qayb galay dalka Turkiga looga hadlayay arimaha dhirta iyo deegaanka. Sidoo kale Wuxuu sheegay Wasiirka in warbixin laga dhagaystay Wasiirka Howlaha guud Muxyadiin Maxamed Kaalmooy waxaana uu ka warbixiyay Wafdi ka socda dowladda Ciraaq oo dhawaanahaan booqasho ku joogay Soomaaliya dhawaana uu kulamo la qaatay, sidoo kale waxaa warbixin ka jeedisay Wasiirada adeegga bulshada Drs Maryam Qaasim oo dhawaan shir looga hadlayay hooyada iyo dhalaanka oga soo qayb gashay dalka Isku taga Imaaradka Carabta. Wasiirka arimaha gudaha ayaa sidoo kale waxaa laga dhagaysatay warbixin ku saabsan maamul samaynta gobolada dalka deegaanada ay dowladdu gacanta ku hayso. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa sheegay sidoo kale in la isku soo qaaday hoos u dhaca ku yimid Dollarka waxaana arintaasi ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha oo ku dheeraaday sida loogu baahanyahay in wax looga qabto sara u kaca ku yimid Dollar. Hoos ka dhagayso -
Saalax;927767 wrote: Ikraan Caraale is from Mogadishu. Oba doesn't know that , he thinks just because she sang a few songs for Somaliland she is a Somalilander:D
-
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Oday saaxibka is giving you a brave face ma cid ba odhan lahayd wala ii xidhay:D -
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Here is another source Wasiir kuxigeen ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Berbera Share on facebookShare on linkedinShare on twitterShare on emailMore Sharing Services Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire ayaa muddo sacaado ay Ciidamada Somaliland ku xanibeen garoonka diyaaradaha magaalada Berbera, halkaasoo diyaaradii uu saarnaa Wasiirku ay Transit ku aheyd. Sida ay sheegayaan wararka Wasiir kuxigeenka ayaa markii diyaarada ka soo degay ciidamada ku sugan garoonka ay hakad geliyeen, iyadoo markii dambe wada hadalo kadib ay sii daayeen, isla markaana diyaaradii uu la socday uu dib u soo raacay. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta C/shakuur Cali Mire ayaa ka yimid dalka Ingiriiska, isagoo ka mid ahaa rakaab saarnaa diyaarad u soo socotay magaalada Muqdisho oo Taransit ku aheyd magaalada Berbera. Somaliland ayaa waxaa ka mamnuuc ah dadka xilalka ka haya dowladda Soomaaliya, iyadoo siyaasiyiinta deegaanadeeda ka soo jeeda ee ku jira dowladda Soomaaliya ay ka soo saartay amar ah in aysan imaan karin deegaanadeeda. Dhowaan ayay aheyd markii Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ay Taransit ku noqotay garoonka diyaaradaha Berbera, iyadoo qolka nasashada ee garoonkana ay kula kulantay siyaasiyiin reer Somaliland ah. Idale News Muqdisho -
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^He is a Somalilander with no affection to Somalia -
Possibly could be our new guurti head, i think if thats done the entire Xaqsoor conflict will be behind us. Hasan ciise jamac or the Mujahid as they like to call him.Was Somalilands first vice President, what needs to be done that he acts like a true elder of the nation like selebaan gaal did Sheikh Yusuf Sheikh Ibrahim did.
-
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
i am aware of the land grab especially southern nationalities and oromo territories have been sold to indian and Pakistani merchants beautiful fertile land. But i dont think the TPLF really cares about the rivers shabelle and jubba nor do they have any plans to construct a damn there. They are more concerned to have the big dam on the blue nile. which will benefit entire Ethiopia. -
Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo La Sheegay Inay Wadaan Mooshin Ay Ugu Ololaynayaan Sidii Muj. Xasan Ciise Xubin Rasmiya Uga Noqon Lahaa Golaha Iyo Shirgudoonka Oo Isha Ku Haya Hargeysa March 17, 2013 (Haatuf) – Xildhibaano ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay wadaan mooshin ay ugu ololaynayaan sidii gudoomiyaha ururka Xaqsoor ee ku hadhay doorashadii golayaasha deegaanka Mujaahid Xasan Ciise Jaamac xubin rasmiya uga noqon lahaa 82-ka kursi ee aqalka golaga guurtidu ka kooban yahay. Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen ilo wareedyo u dhuun-daloola golahaasi ayaa sheegay in koox xildhibaano ah oo ka tirsan golaha guurtidu ay wadaan mooshin ay ugu ololaynayaan in golaha, oo wakhtigan ku jira fasaxii kalfadhiga 49aad ay ku doonayaan in goluhu iskugu yimaado kalfadhi aan caadi ahayn, taas oo ilo wareedyadu ay tibaaxayaan in kooxdaasi mudanayaasha ah oo la sheegay in labadii maalmood ee u dambeeyay shirar doceedyo wada fadhi ah ku yeeshay Hargeysa ay iskula soo qaadeen kulanadooda sidii Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ka mid ah xubin sharafeedyada golaha guurtida mid ka mid ah xubnaha golaha ee ay isku beesha yihiin kursigiisa uga tanaasuli lahaa si markaasi ay ugu suuro gasho Mujaahid Xasan Ciise Jaamac inuu si rasmiya uga mid noqdo 82-ka xubnood ee golaha guurtida. Kooxda xildhibaanada golaha guurtida ee mooshinkaasi wada, ayaa wararku intaasi ku dareen inay aqalabiyadoodu ka soo jeedo xubnaha mucaaridka ku ah gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sidoo kale la tibaaxayaa in ololahooda qayb ay ka tahay sidii isbadal goluhu ugu samayn lahaa xubnaha shirgudoonka. Waxa kale oo la sheegay inay ku eedaynayaan in hogaankoodu ka gaabiyay doorkii hogaamineed ee golahoodu ku lahaa hawlaha nabadaynta iyo geedi socodka siyaasada dalka, waxaanay wararku intaa raaciyeen in kooxda xildhibaanada guurtida ee ololahaasi ka dhex wada golahaasi ay sidoo kale qorshahooda ku jirto in Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo taageerayaasha ururka Xaqsoor oo xukuumada khilaaf cakirani ka dhex taagan yahay sidii golahoodu ay culays ugu saari lahaayeen xalin khilaafkaasi. Dhinaca kale waxa la sheegay in shirgudoonka golaha guurtidu ay ka war qabaan dhaqdhaqaaqyada ku saabsan mooshinkaasi, isla markaana ay isha ku hayaan xildhibaanada isbadal doonkaasi wada.
-
Somalia:Alshabaab Militia recapture Xudur Bakool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
DOC they wont hold it it will take a few days till the ethiopians come back. -
Somalia:Alshabaab Militia recapture Xudur Bakool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Al-Shabaab uu gudaha u galay magaalada Xudur ee gobolka Bakool ON MARCH 17, 2013 Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa halkaas isaga baxay, waxaana isla maanta subaxnimadii hore gudaha u soo galay magaalada ciidamo taabacsan Xarakada al-Shabaab kuwaas oo fadhiyey meel aan ka fogeyn magaalada. Maalmihii u danbeeyey waxaa dagaalo culus ay ka dhaceen gobolka Bakool kuwaas oo u dhexeeyey al-Shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya, waxaana ay Xarakada al-Shabaab geystey goobahaas ciidamadii ugu badnaa ee ay heli kareen, taas oo la sheegay in ay culeys ku noqotey ciidamada Itoobiyaanka iyo Dowladdu isla markaana ay isaga baxaan magaalada Xudur oo ahayd goob istaraatiiji u ah isku xirka gobolada maadaama ay isku xirto Baay, Hiiraan iyo Gedo. Magaalada Xudur ayaa ahayd mid ka go’doonsan inta kale magaalooyinka kale, waxaana lagu tegi jirey diyaaradaha qumaatiga u ka aoo keliya kadib markii jidadka gala oo dhan ay xireen Xarakada al-Shabaab, isla markaana waddooyinka ay Miinooyin geliyeen. Ciidamada Dowladda ee ka baxay Xudur ayaa la sheegaya in ay u dhaqaaqeen dhanka Ceel-barde ee isla gobolka Bakool. Horseed Media Muqdisho, Somaliya -
WAR DEG-DEG: Kooxda AlShabaab oo dib u qabsatay Degmada Xuddur Wararka ka imaanaya degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan inay dib ula wareegtay gacan ku haynta degmadaasi xarakada AlShabaab iyadoo uusan dhicin wax dagaal ah oo ay galeen AlShabab. Qabsashada degmada Xuddur ee Alshabab ayaa timid ka dib markii ciidanka maamulka dowladda ee gobolka Bakool iyo kuwa miletariga Itoobiya ee halkaas joogay ay isaga baxeen magaalada, iyagoo sida la tilmaamayo degay magaaladaasi duleedkeeda. Iyadoona aan la ogayn sababta ka danbeysa bixitaankooda . Maamulka gobolka Bakool ee dawlada federaalka soomaaliya iyo kan degmada Xuddur ayaa la sheegay inay u dhaqaaqeen dhinaca Ceelbarde. Goobjooge ku sugan halkaasi ayaa waxaa uu sheegay in haatan ay halkaasi shacabka ku dhaqan deegaanka ay bilaabeen inay iskaga qaxaan,waxaana wadooyinka magaaladaasi Xuddur lagu arkayey hadda qaar ka tirsan ciidamada Alshabab oo wajiga soo duubtay. Sidoo kale waxaan la sheegay in Sh.Mukhtaar Roobow Abu Mansoor oo ka tirsan hor joogayaasha Shabaaab uu bartamaha magaaladaasi kula hadlay qaar kamida dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan. La wareegista degamada Xuddur ayaa imaaneysa xili 26 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka soomaaliya ee ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool ay shalay gaareen magaalada Baydhabo, mudanayaashaas ayaa socdaalkooda lagu tilmaamey inuu yahay mid ay u kuurgalayaan xaaladaha dhaqaale ,siyaasadeed iyo tan amaan ee gobolka.
-
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Iska hadlow ina igarre:D -
Former UGUB Puntland party leader along with elders defect to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
DOC SSC qarankoodi bay dhinac ka raceen sanadki 2013 si fiican bay u bilabeen way nasteen suit bay hada xidhaan iyo kabo wa ladan yihin. -
Former UGUB Puntland party leader along with elders defect to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
:D i knew he was coming last week the major 2 clans from haadaaftimo and badhan both declared their support for Somaliland , Mr Dabayl Dabayshi ba hargeysa keentey -
Somali and Ethiopian troops withdraw from Xudur Bakool.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Al-Shabaab uu gudaha u galay magaalada Xudur ee gobolka Bakool MARCH 17, 2013 Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa halkaas isaga baxay, waxaana isla maanta subaxnimadii hore gudaha u soo galay magaalada ciidamo taabacsan Xarakada al-Shabaab kuwaas oo fadhiyey meel aan ka fogeyn magaalada. Maalmihii u danbeeyey waxaa dagaalo culus ay ka dhaceen gobolka Bakool kuwaas oo u dhexeeyey al-Shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya, waxaana ay Xarakada al-Shabaab geystey goobahaas ciidamadii ugu badnaa ee ay heli kareen, taas oo la sheegay in ay culeys ku noqotey ciidamada Itoobiyaanka iyo Dowladdu isla markaana ay isaga baxaan magaalada Xudur oo ahayd goob istaraatiiji u ah isku xirka gobolada maadaama ay isku xirto Baay, Hiiraan iyo Gedo. Magaalada Xudur ayaa ahayd mid ka go’doonsan inta kale magaalooyinka kale, waxaana lagu tegi jirey diyaaradaha qumaatiga u ka aoo keliya kadib markii jidadka gala oo dhan ay xireen Xarakada al-Shabaab, isla markaana waddooyinka ay Miinooyin geliyeen. Ciidamada Dowladda ee ka baxay Xudur ayaa la sheegaya in ay u dhaqaaqeen dhanka Ceel-barde ee isla gobolka Bakool. -
Former UGUB Puntland party leader along with elders defect to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Welcome home Salax his entire sub clan declared that they support Somaliland last month so he just joined them:D -
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Macalinka sheekadu been maha ninkana shalay bala sii dayey and he is in xamar end of story ask gabal or any one else. -
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ I have never heard that they dont need the rivers from Somalia that goes through Ethiopia. Ethiopia is more concern about Arab pressure on the damn on the blue Nile Somalia sheekada shaqo kuma laha saaxib -
Somali and Ethiopian troops withdraw from Xudur Bakool.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Uganda burundi Djibouti wa amisom. Ciidamada Ethiopia iyagu cidna ma hoos galan wa freelancers. -
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Egypt wants to continue to live in the past and its trying to legitimize the 1929 Nile water agreement it needs to understand the Nile Basin countries put that treaty as null and void. Because the Nile basin countries agreed to renegotiate the Nile waters agreements signed during the colonial era. The Ethiopian dam is under construction and Egypt needs to keep up with the new political realities on the ground. -
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals By MACHEL AMOS in Juba | Thursday, March 14 2013 at 14:29 12 118 131 Font size: A+ | Reset | A- A section of the Nile River. FILE | NATION MEDIA GROUP An Egyptian delegation headed by Prime Minister Hisham Qandil arrived in Juba Thursday to meet South Sudan officials about the Nile waters agreements. Egypt and Sudan are opposed to a Cooperative Framework agreement which Ethiopia, Kenya, Uganda, Rwanda and Tanzania signed in 2010, and later Burundi in 2011, to replace a colonial era pact of 1929. South Sudan’s Foreign Affairs spokesman Mawien Makol said that the one-day visit will also discuss other issues, but that the Nile waters deal was top on the agenda. “The Prime Minister is willing to know the position of South Sudan on water agreements before he goes for the Nile regional countries' talks that are coming up," Mr Mawien said, referring to a Nile Water conference that he said was slated for next month in the Ethiopian capital, Addis Ababa. “The Egyptian delegation will also be willing to know the details of the agreements that have been reached last week between the government of Sudan and South Sudan on security arrangements and the flow of oil,” he added. Egypt, which is favoured by the 1929 Nile Water Agreement, is opposed to a new deal that would reduce its share of the waters and considers it a national security issue.
-
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo isaga Baxay Degmada Xudur iyo Cabsi ka jirto halkaasi Axad, 17 Maarso, 2013(HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay gabi ahaanba isaga baxeen magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, iyadoona daafaha magaaladaasi ay soo buuxdhaafiyeen cutubyo ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab. Goobjoogeyaal ku sugan degmada Xudur oo qadka teleefonka ugu waramay HOL ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda ee ku sugnaa degmadaasi ay isaga baxeen magaalada, iyadoona lagu soo waramayo in ay u jiheysteen dhanka deegaanka Ceelbarde ee isla gobolkaasi Bakool. Xaaladda degmada Xudur ayaa ah mid aad u kacsan, iyadoona qaar kamid ah dadka deegaanka ay bilaabeen in ay u barakacaan deegaanada ku dhow dhow degmadaasi, iyagoo ka cabsi qaba in ay halkaasi ka dhacaan dagaallo dhexmara ciidamada huwanta ah iyo Al-shabaab. Ma jiraan ilaa imika masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo ka hadlay ka bixitaankooda degmadaasi, waxaana sidoo kale la garaneyn sababta rasmiga ah ee ka danbeeysa in ay halkaasi isaga baxaan. Ciidamo aad u tiro badan oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay ku suganyihiin daafaha degmadaasi, waxaana xaaladda guud ee magalaada Xudur ay maanta tahay mid aad u qasan. Xoogagga Al-shabaab weli gudaha uma gelin degmadaasi. haseyeeshee wixii warar ah ee kusoo kordha arintaasi dib ayaan idinka soo gudbin doonna haduu Alle yiraahdo.
