Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,101
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ambasadoor Cawil Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaadacay Ka Qayb Galka Shirka London Writen by Qaran News | Published: Mar 19th, 2013 at 11:33 AM Hargeysa(Qarannews)-Ambassador Xuseen Cali Ducaale Cawil, oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii hore, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku qaadacay ka qayb galka shirka London ee la qaban doono bisha May. Danjire, Cawil oo u waramay Geeska Afrika,wuxuu sheegay inay qaadacadaasi keeni karto tanaasul ka iman kara dawladaha shirka abaabulaya. “Waxaan u arkaa talaabo aad u fiican oo uu Madaxweynuhu ku talaabsaday. Shir uu Madaxweynaha Somaliya guddoominayo madaxweynaheenu ma fadhiisan karo, waxaanan la yaabay dawladda Ingiriiska ee hunguraynaysa inay Somaliland ka qayb gasho, waayo wax dhici kara maaha, markaas talaabo fiican ayay ahayd. Haddii adduun weynuhu isu keen dhagaysanayo iyaga iyo inaga qaddiyadeenu way cadahay, oo waxaynu ka wada hadli karnaa, jaarnimo iyo sidii lagu wadan noolaan lahaa wax Somaliya kaga lumayaana ma jirto haddii ay Somaliland qaran madaxbanaan noqoto, wax ugu kordha mooyee.” Cawil Cali Ducaale, oo la weydiiyay bal inay qaadacaada Madaxweyne Siilaanyo ee shirkaasi, Somaliland ku keeni karto go’doon diblomaasiyadeed iyo cadaadisyo kale, wuxuu ku jawaabay “Had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa, markaad halkaas qabsato wax badan oo tanaasul ah oo dhinaca kale ka iman kara ayaa jira. Markaas waanu qaadacnay waxay keenaysaa mararka qaarkood saaxiibtinimo inay kuu soo hoyso, had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa. Qaadacada shirkanina dhibaato iyo go’doon diblomaasiyadeed oo ay inoo keenaysaa ma jiro, waxase aan aaminsanahay inay wax inoogu soo kordhayaan oo waxa la arkayaa inaynu nahay dad qaddiyadooda ku dhegan, oo haddii aynu shirka tagi lahayn waxa la sawiran lahaa inaynu yara dabacnay. Laakiin markaad meel sare istaagto waxa imanaysa inaan lagu dhayalsan oo dib la isugu noqdo. Markaas waxaan aaminsanahay inay miisaan diblomaasiyadeed ay qaadacadda Madaxweynuhu inoo soo kordhinayso.” Cawil, wuxuu sheegay in qaadacadu ka mid tahay diblomaasiyadda, waxaanu sheegay in mararka qaarkood ay dawladuhu xataa xarunta shirarka lagu qabanayo u dirtaan dad xog ka keena tirada kuraasida la dhigay inay isku mid yihiin amaba ay muuqaal ahaan isku qurux yihiin. “Qaadacadu diblomaasiyadda waa ka qayb, mararka qaarkoodna marka ay dawladuhu wada hadlayaan ka hor inta aan shirka la tagin waxa la dirtaa dad gaar ah oo kaaga soo warama kuraasida shirka in loo dhigay tiro siman oo aanu dhinac badnayn, inay qaab ahaan dhinaca quruxda isku mid yihiin iyo waxyaalo kale.” Ayuu yidhi Cawil. Mar la su’aalay sida uu u arko qaraarkii uu golaha ammaanku xayiraadii hubka kaga qaaday dalka Somaliya, wuxuu sheegay inuu yahay qaraar lagu degdegay “Talaabo khalad ah weeye oo hubkaas 80% wuxuu galayaa gacanta xagjirka, markaas dawlad awood leh oo hubka ilaashan kartaa ma jirto, waana talabao lagu deg degay oo khalad keenaysa.”
  2. Somaliland: Queen of Somali Television; Nuura Mohamed is a talented and glamorous young lady, who presents HCTV’s Nuura Fashion programme In her weekly show, she talks about the latest fashion and styling trends with her loyal audience. Nuura show is a slick fashion and styling TV programme presented by very confident and articulate Nuura Mohamed. Born in Hargeisa, but grown up in UAE where she completed her secondary school. Later on she moved to UK, where she studied fashion and beautification. In fact, considering she speaks fluent Arabic and English, one may think she’s more suited to Al Jazeera or even one of those day time British talk shows. She delivers her subject matter expertly, especially when it comes to fashion, make ups and styling that suits woman of colour, especially Somali women. No doubt, her fashion show is timely and much appreciated within the Somali Diaspora; including those loyal followers who regularly follow her programme back home in Somalia. Her show has been on air for almost a year and half now, and since then it took Somali television audience by storm, due to her subject experience and her well qualified advice she gives to her live audience, not to mention her beauty and charm which attracts a lot of male followers. Previously she presented ‘’Qaab iyo Qurux’’ in Royal TV, before she moved to her current fashion show with HCTV. She has got a confident and attractive voice, and a likeable personality. She’s quick witted to handle any unexpected event smoothly in a live programme whenever someone criticises her show or the topic she’s delivering. She got a good rapport with her audience, and she understands well about the technical awareness required from a TV presenter Unfortunately, having your own show in a Somali Television isn’t always like Oprah Winfrey’s rag to riches, nevertheless, at least the experience and finding your own niche in a very competitive arena could be anyone’s stepping stone to life changing career, which I believe made Nuura Mohamed, the perfect candidate to be a TV fashion presenter. The demand for such a programme is due to modern young Somalis who understand how important fashion and styling is to their daily life, including those who may not be so overtly into fashion, but overall, Nuura Fashion is a decent TV programme where Somali women can follow and relate their daily experiences regarding fashion and styling. Although western style TV show is still in its infancy on Somali TV, nevertheless, the problem I have with Somali television is that their presenters often jump from one subject to another instead of sticking to a one particular niche market, or specialising a particular field. This creates unnecessary competition and rivalry among the handful of TV presenters. As we may all know it, in today’s world fashion and good styling is all about the image you want to present to the outside world, whether you going to party, or even going out in a simple meal. Whether we’re a young or adult, we all need to be confident and be part of modern society, and nobody wants to be left behind in cruel world where human being are valued what they wearing and how they style themselves. Thus, her show combines all the elements of glamour and style in what was previously dominated by news and current affair programmes. Her show isn’t always about glamorising, but it also talks about other prevailing subjects within the Somalian society, it also warns Somali women about dangerous beauty products, such as skin bleaching and other harmfull beauty products. Suffice to say, Nuura Fashion is timely, and is one of the most popular TV show at present time. And with nearly two thousand admirers on her facebook www.facebook.com/Nuura-Show, she’s becoming an ever more popular among the young fashion conscious type.
  3. Suldaaanka saaxib Kulmiye is not perfect and ofcourse there is corruption and neptioism and i am not here to defend Kulmiye but Hadhwanaangews Clanish tone with endless baseless articles is not a secret. Dr bidaars most favorite words (Ishaashi xidhiidh Mandaqada) i am sure Edna adan was much better than him. Any way Hadhwanaagnews is not the same any more thats all i am saying ever since the Xaqsoor incident
  4. I am saying that Ikraan needs to embrace her roots , she will always have a partly Somaliland heritage and the Somalilanders taught her how to speak their version of Somali. She probably has the typical Hargaysaawi mentality to. But she should also be with her people. Mo Farah oo Xamar ku dhashay oo Naag Spanish Jamaican qaba who speaks broken Somali considers himself a pure Somalilander.
  5. How can i forget Xamar thats where i first fell in love. But ikraan is also married to a Somalilander if i am correct Warya Oba Zacks cousin Nimco dareen was also born in Hargeisa , and she is my niece also but she still loves her Azania ONLF part time Xabashi Liyuu side eventhough she likes Somaliland to. But i dont think she considers her self a Somalilander. Ikraan needs to leave xaafada pepsiga hargeisa and go to Mogadishu and learn Shirb kinda Buranburs and she needs to speak like a true Xaayoow. Wamaxay tan afka qal qaloocinayse
  6. The Zack TPLF is weakened allot because of new rebel movements Like Ginbot 7 and because of its recent fall out with several arab states. And also because the Tigrayans failed to bring on board the ONLF they thought with the talks the ONLF will Join them. And the latest the Muslim Amhara revolution in addis ababa. But do not make the mistake the TPLF tigrayans are still in charge they made 2 strong TPLF deputy Prime Ministers Debretsion Gebremichae and Demeke Mekonnen. The Tigrayans have this culture to run things behind the curtains an oromo President and A wolayta Prime Minister they fully still control the Army a half eritrean half Amhara minister of information they try to make it look like its all inclusive. Remember when meles was on his death bed the TPLF highest leaders and the European union were busy to set up a goverment and trying to find a successor for meles. They decided to have Haile Mariam deselegn and 2 strong TPLF deputy prime ministers the Europeans gave their blessings, wikileaks will expose it in a few months time. TPLF days are numbered it is true that the end is near the question is what will happen next.
  7. The TPLF wishes to create a quiet society it wishes to hide massive land grabbing in the South, it calls it argiculterlising fertile Ethiopian land. it wishes to hide the atrocities in the O'gaden. And ofcourse it wishes to hide the Amhara Muslim Revolution in Addis ababa. Question is for how long can they get a way with it, and how long will the US state department continue to support the TPLF.
  8. These are the video's Ethiopias TPLF wishes to hide
  9. The TPLF blocked Skype, now aljazeera soon youtube ever since Meles zenawi died the TPLF is not the same any more Meles was the brain behind everything he was Woyannie. It seems the TPLF wants to silence the Amhara Muslim revolution in Addis ababa.
  10. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=lpm_XXhpcBo#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  11. She does have a point Djibouti is a Somali Country and Hassan should act more like the Legendary Ismaciil Cumar geele.
  12. Ikraan Caraale: Dhulka Soomaaliyeed oo Dhan waa Dhulkayga, Xamarna Waa Dalkayga. 18 March 2013 (O'gaden today Press)-Fannaanadda Soomaaliyeed ee Ikraan Maxamed Caraale oo ah Fanaanad si aad ah ooga helaan Bulshadda Soomaaliyeed ayaa haddal jawaab ah ka baxisay hees murran baddan dhalisay. Ikraan Caraale ayaa sheegtay in heestan tahay Guubaabo. Fannaanadda ayaa sheegtay in heestan tahay marxaladda Magaaladda Muqdisho soo martay, isla markaasna ay tahay mid Madaxwaynaha Soomaaliya faraysay inuu ku daydo Jabuuti. Fanaanadda ayaa tidhi, Hadii aanan odhan lahayn Jabuuti ku dayo, ma waxaan odhan lahaa, Kenya Iyo Itoobiya. Xamar waa Dalkaygii iyo Dadkaygii, Dhulka Soomaali oo dhan waa dhulkayga, waana Dalkayga. Xamarna waan u heesi doonaa, waxanaa leenahay Xamar maanta waa nabad waalidkay ayaana ku nool waxaana leeyahay waa Dalkayga, Dadka Heestan dhagaystayna waxan oran karaa inay yihin kuwo aan Murtida aqoon. Waxaana leeyahay Dadkii qaladka fahmay raali ka noqdo. Warbaahinta O'gadentoday Press waxay leedahay Dhalinyradad Soomaaliyeed ee inta baddan caadaystay inay Gabadha Fanaanita ah ee Wanaagsan caayaan ha ka waantoobaan. Hoos ka Dhagayso
  13. I highly doubt it will not happen but we will have this thread may few weeks ba ka hadhay:D
  14. Xiinfaniin qolyahaan maxaad ka tidhi eh yidhi Bugland wanu ka so baxnay. " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Tallaabo;928162 wrote: The reporter will be free again and will soon report from that area the breaking news that " the former gudoomiye of Puntland has defected to Somaliland with some elders and subordinates":) Dr Dabayl hadhow waxad maqli magaalada oo dhan ba so goosatey oo rabta inay hargeysa so ag degto
  16. Xiinfaniin there are no enemy clans, but this Jubbaland halkay ka so dhaqaaday eh Kenya , umalayn mayo inay so dhaafayso. Hadhow uun ha odhan Xaajigu run bu sheegeyey:D
  17. Dad ba hadhow hurdada ka toosi oo odhan sidan wax manan moodayn:D
  18. The source is Garoweonline they are creating fictional characters Adan sunne who the hell is he, yet garowe site is claiming that SL is cooperating with them when thats not the case. If the Sheikh they are referring to is Adan siiro , than Adan siiro is wanted and threatened by Alshabaab the whole story doesn't make sense.
  19. Colonial map dadkan waan la yaaba tallow xuduuda Kenya iyo Somalia tallow ma asxaabihi ba sameyey. Laaakin the SL Somalia border wa xuduud isticmaar wa in la diida. Wariyaha waa la si deyn ha u baqan
  20. Xiinfaniin Hadhwanaagnews lost credibility since the 28 November elections 2012
  21. Sometimes i think the entire Puntland crew miscalculated when they opposed professor galaydh to run for the Parliament position. He would have blessed the Jubbaland state conference. To bad they all opposed the professor i am convinced that Saacid will continue to call the conference unconstitutional in the next coming days ha sugi wayin.