-
Content Count
30,101 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
SNA soldiers fight each other in Lower shabelle marka
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The habr gangster clan disagrees -
Current Somaliland Foreign Policy - A Rudderless Ship?
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
“Waa Inaynu Mucaarad iyo Muxaafidba Ka Middaysnaano Siyaasada Arimaha Dibada, Xukuumaddana Waxa Waajib Ku Ah..” Guddoomiye Cirro Stockholm (Ramaas) Mar 25,2014 – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden, ayaa kulan la yeeshay taageerayaasha xisbiga Waddani ee dalkaasi. Guddoomiye Cirro oo khudbad ka jeediyay kulankaasi, ayaa bogaadiyey shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka dibadiisu sida ay heeganka ugu yihiin meel marinta qadiyada dalkooda, siiba siyaasada arimaha dibada. Guddoomiye Cirro, waxa uu ku baaqay in Mucaarad iyo muxaafidba meel looga soo wada jeedsado siyaasada arimaha dibada Somaliland. Sidoo kale, Mudane Cirro, waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay mar walba shacabka u soo bandhigto talaabo kasta oo loo qaadayo horumarinta siyaasada “Xukuumadda ayay waajib ku tahay inay dadka la socodsiiso talaabo walba oo la qaadayo” ayuu yidhi Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Waa inaynu Mucaarad iyo muxaafidba ka middaysnaano siyaasada arimaha dibada -
^^^ Thats a bit of overexaggeration there is no Ethiopia Kenya threat
-
SNA soldiers fight each other in Lower shabelle marka
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
DEG DEG: Dagaal Ka Qarxay Goordhow Xarunta Maamulka Degmada Ee Magaalada Marka Marka (RBC) War goordhow naga soo gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo ciidamo oo ka wada tirsan kuwa dawlada taabacsan uu ka qarxay xarunta maamulka degmada oo ku taalla bartamaha magaalada Marka. Dagaalkan ayaa qarxay ka dib markii ciidan watay illaa saddex baabuur oo ku hubeysan noocyada fudud ee hubka oo ka yimid duleedka magaalada ay weerar ku soo qaadeen xarunta maamulka degmada oo ay ku sugnaayeen ciidamo boolis ah. Ciidanka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen kuwa militariga ee ku sugan duleedka magaalada Marka. Qof ku sugan magaalada Marka ayaa goordhow telefoonka ugu sheegay Raxanreeb Online in rasaasta fudud laga maqlayo magaalada xaafadeheeda, iyadoo dhimasho iyo dhaawacba uu geystay dagaalkan. Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay suuqa magaalada Marka oo aan waxba ka fogeyn xarunta degmada ee weerarka uu ka bilawday. Illaa hadda waxaa naloo xaqiijiyey dhimashada labo askari oo ka tirsan dhinacyada dagaallamay iyo dhaawaca labo kale. Ruux saddexaad oo sida naloo sheegay ah haweeney caano ku iibineysay suuqa ayaa iyaduna dhaawac culus uu soo gaaray. Mid ka mid ah hawlwadeenada isbitaalka Marka oo aan rabin in magaciisa aan xigano amaanka dartiis ayaa sheegay in dhaawaxa haweeneyda suuqa caanaha ku iibineysay uu aad u daran yahay lagana yaabo in qalliin lagu sameeyo saacadaha soo socda. Dadka xog ogaal ah oo ku sugan Marka ayaa Raxanreeb Online uu sheegay in dhinacyada ciidamada booliska uyo militariga ee dagaalamay ay ka kala tirsan yihiin labo ciidan oo maalinimadii Jimcihii 22/03/2013] ku dagaalamay kontoroolka laga soo galo magaalada halkaasoo dhimasho iyo dhaawac uu ku jiro sarkaal sare oo militariga ah uu ka dhashay. Koox ka tirsan labada garab ee ciidamada ee dagaalamay ayaa difaac ka dhigtay xarunta hay’adda COSV oo maamusha isbitaalka Marka kaasoo aan ka fogeyn dhismaha isbitaalka, halkaasoo ay rasaasta si aad ah ugu dhowaatay. Dagaalkan ayaa ku soo aadaya iyadoo shalay madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu si adag u dhaliilay saraakiisha ciidamada ee dagaalka dhexmaro dhexdooda ayna dadka rayidka ah ku waxyeeloobaan. -
How did the topic about mahiga ended up in Bosaaso:D
-
^^ This is not about the London conference this about holding the first ever meeting with the Hassan culusow and his people. The london conference is not about Somaliland and Somalia so it means little. Its about Somalia not about Somaliland it doesnt concern Somaliland
-
I wonder how Xiins caravan is doing and how he claimed that every one is one the same political level when it comes to the Jubbaland state formation. With conferences held in Kikuyu land as the legitimate process of forming a state. The Somali goverment disagrees and wants to establish a provincial administration for Kismayo.
-
Malistar i would not oppose talks with Culusow and Co, lets see how it goes.
-
R/W Saacid: Maamul ku meel gaar ah baan muddo lix bilood ah Kismaayo u samaynaynaa Ra’iisal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax SHir-doon Saacid oo maanta magaalada Muqdisho kulan la yeeshay xubno ka tirsan barrlamanka dowladda federalka Soomaaliya ayaa sheegay in booqashadiisa magaalada Kismaayo ujeeddadeeda tahay in halkaas ay ka soo sameeyaan maaul ku meel gaarka ah oo magaaladaas ay yeelato muddo lix bilood ah, ka dibna ay doonayaan inaa maamul rasmi ah u soo magacaabaan. Kulankan oo saxaafadda loo diiday ayaa sida aan ka helnay ilo rasmi ah oo ku dhowdhowaa wuxuu ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyo in laysku af garan waayo, waxaana warku intaas ku darayaa in xubno ka mid ah barlamanka ay ku eedeeyeen in ra’iisal wazaaraha iyo madax-weynaha ina waxa ay wadaan ay tahay wax garab marsan dastuurka isla markaasna rabitaanka dadka deegaana Jubooyinka ka soo hor jeeda. Xil-dhibaannada deegaannadaas ka soo jeeday ee kulankaas fadhiyay ayaa dowladda ku eedeeyay inay ka shaqaynayso inay iska hor keento dadka deegaanadaas, waxayna ku tilmaameen taalabooyinka dowladda kuwo khatar ku ah nabad gelyada jubbooyinka horseediyan colaado iyo dagaalo hor leh in dib loogu noqdo iyadoo hadda ay dadka deegaanka aysan wax colaad ah ka dhexeyn ayna doonayaan inay dhistaan maamul iyaga ka wakiil ah Ra’isal wazaaraha ayaa in muddo ah la hadal hayay inuu ku soo fool leeyahay magaalada Kismaayo hasa yeeshee tiro seddex jeer ah oo ay maanta oo isniin ah ugu dambaysay booqashadiisu dib u dhac ku yimid sababo aan la sheegin aawgood. http://www.raxanreeb.com/2013/03/rw-saacid-maamul-ku-meel-gaar-ah-baan-muddo-lix-bilood-ah-kismaayo-u-samaynaynaa/
-
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Sheegayna in uu la kulmi doono M/waynaha Somaliland oo hada ku sugan Imaaraadaka Carabta Dhinaca kale Madaxweynaha somaliya Xasan ayaa sheegay inuu soo mari doono dalka Imaaraadka Carabta.... Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Sheegayna in uu la kulmi doono M/waynaha Somaliland oo hada ku sugan Imaaraadaka Carabta Mudaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, madaxweynaha oo mar la hadlaayay Radiyo Muqdisho ayaa sheegay madaxweynaha intii aanu dalka ka dhoofin in uu ka soo qeyb galayo shir ay yeelanayaan madaxda wadamada Jaamacada Carabta kaas oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Sidoo kale madaxweynaha waxa uu sheegay in kulanka uu ka qeyb galayo uu ka soo jeedinayo khudbad uu uga hadlayo xaalada dalka Soomaaliya iyo hormarada ay gaadhay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in mudada uu ku sugan yahay dalka Qadar uu kulamo la qaadan doono madaxda dalkaasi si loo amba qaado heshiisyo ay horay u gaadheen mas’uuliyiinta dowladaha Soomaaliya iyo Qadar. Dhinaca kale Madaxweynaha soamaliya Xasan ayaa sheegay inuu soo mari doono dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono Madaxweynaha Somaliland Axmad maxamed maxamuud Siilaanyo, iyagoo ka wadahali doonaan labada dhinac kulamdii u socday ee la xidhiidhay Sidii la iskula meel dhigi lahaa Ismariwaaga Koonfurta iyo Waqooyiga waxana lafilayaa in ay dhex dhaxaadiyaan Dawlada Imaaraadka Carabta oo hadab uu joogo M/waynaha Somaliland AXMED MAXAMED SIIRANYO iyo Wafti balaadh oo uu hogaaminayay.
-
Proffesor Samatar: Only some tribes can be a president in Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
hada ma waxad leedahay ki Somali doonka waxba looma ogola ki Somaliadiidka wax lo ogol yahay reer hargeisa iyo reer borama waxba kuma kala duwana wa isku umad. Hada ma waxad leedahay SNM uun ba wax lo ogolyahay umalayn mayo cidlaad jafaysa ina omaar ba waki u tartamay jagada. Maan fahmin dadkan Somalia siday u fakiraan professor galaydh oo xita madaxweyne iyo prime minister u tatamin ba so waayey gudoomiye barlamaan markaa siday wax yihin, reer Somaliyoow? -
Mahigas legacy
-
We sure will miss him he was an outstanding Somali , he was kinda part of the family friends to some enemies of others well those who disliked him because interfered in their politics but he was just doing his job. How ever Mahiga was a nice guy who liked all Somalis and did his job he also liked to socialize with Somalis he sure will be missed in the Somali peninsula. As he did an outstanding job as the UN Representative i think Somalis should give him good by gifts. And i think we should appreciate his efforts as he played a significant role in the end of the transition period of Somalia.We wish him all the success in life and in his future career as a UN official.
-
Why do u support the dictator?
-
Current Somaliland Foreign Policy - A Rudderless Ship?
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
^^ I have said that before Arabs should not meddle in the talks between Somalia and Somaliland any other African country i would welcome or even the Europeans since they have no motives and are neutral. -
Proffesor Samatar: Only some tribes can be a president in Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Gooni ina Ismaciil Samatar waayoo sawki u tartamayey jagada madaxweyne nimo sanadki hore sideed marka u odhan karta hogaamiye woqoyi ka yimi uma tartamim madaxtinimada Somalia? -
The Italians were outnumbered and outgunned and are you forgetting that oromos were the bulk of the army to at that time. You have no argument. But the process of expanding Abyssinia started way before Italian Abyssinian war it was done through cultural imperialism. Fact remains that the oromos killed their own fought their own these people have identity crisis. But that doesn't mean i hate them i wish them all the best luck in Ethiopia, i just want them to stay away from Somali galbeed thats all.
-
Are you seriously comparing the British Empire an Empire that conquered much of the world with some poorly equipped Habashas from gojjam and gonder and wollo shewa. Are you forgetting Amhara leadership were either mothered by oromo or some times they were oromo with Amhara mothers. The oromos are not disparately different than their Amhara cousins the western and northern shewans believe they are from higher pedigree than their arsi oromos and Jimma oromos and orma oromos. For the last 300 years the oromos were in the leadership of Abyssinia and step by step they were expanding and expanding and destroying the live hoods of their own people. Oromos cannot be compared with Somalis or any other nation in Africa.
-
Haatu;930034 wrote: No one is being xenophobic. They should just stay out of Somali lands. That's all. Thats all haatu understands it
-
Safferz you see oromo as one ethnic group but in reality socially politically and even traditionally and genetically and historically they are not the same.These people at the beginning have been fighting for others , its not my opinion its a historic fact that shewan oromos played a significant role in subjugating other oromos under Abyssinia. For example the likes of Muhammad ali who was an oromo the son of ras gusha he ruled much of Gonder and wollo highland Ethiopia, he later converted to Christianity. Or another oromo tribal chief Liben emede who wed his daughter to the Tigrayan king Yohannes.Or taitu betul the wife of King Menelik or ras mekonnen meneliks first cousin another oromo the father of haile selasie .Since Ethiopia is both a paternal and maternal society and there are many other cases oromos played a significant role and helped others to subjugate them under Abyssinia. Ofcourse some opposed the Abyssinian expansion like the eastern arsi oromos but it was to late there were already millions of Oromo,Amharic speakers fighting for Abyssinia and its expansion in every corner they were even the footsoldiers who fought in Somali galbeed in the late 19 century. Thats why you have till the day of today some supporting OLF and some ultra nationalist Ethiopians.These people have nothing to do with us and this is topic is an insult to Somalis,i urge the admins to delete it.
-
Somali dialects - Lahjadaha Afka Soomaaliga - Thread
Xaaji Xunjuf replied to Maqane's topic in News - Wararka
Abbaas;930006 wrote: Oh, i got it now i was just :confused: but it's the difference that i'm looking for Words Woqoyi including big parts of Somali galbeed versus the southern dialect Beed= Ukun Tomandho = Yaanyo Gidaar = darbi Bisad = Mukulaal Imisa = Meeqa Kaluun= Malay Walaal = Aboowe Digaag = dooro Daqiiq = bur Foog = Fargeeto Makhsin = qolka Xashiska = Qashinka Than you have the r versus dh Gabadh = gabar Gogol xaadh = Gogol xaar Tidhi = tiri Badhi = Bari Gadh = Gar Qadhaadh = Qaraar inanka = cunuga Than you have the other thing waxan ku dhahay waxan ku idhi waxad i tidhi waxad i dhahday And so on -
Safferz;929996 wrote: They are indeed the majority ethnic group in Ethiopia today, but only because of Ethiopian conquest and subjugation (like the Somalis in the eastern part of Ethiopia). Hararis on the other hand are Habesha - Semitic speakers like the Tigray/Tingrinya and Amhara - so why do you believe they are closer to Somalis than the Oromo? The Oromo are a Cushitic people like the Somali. First of all these are linguistic branches u are talking about, there are Somali clans with in the harari ethnic group and Somalis ruled harar the hararis have afar in them turks Arabs Somali clans oromo clans.Amharic language is Semitic grammatically but heavily cushitic, even though i do not like to use those terminologies because they were introduced by European anthropologists. There is no cushitic origin or ethnicity in the conext of ethnic origin. These terms were used by those Europeans to divide Africans in branches oromos afars sahos agaws are not descendants of King kush there is no genetic proof for that. The oromos some think they are Amahra and want to be like them some in the south in jima and orma and omo oromos just act like their nilotic cousins. Oromos played a significant role in subjugating themselves Oromos fought for Menelik they were his closest allies. Somalis when the Abyssinians invaded Somali galbeed there were no Somali nomads fighting for menelik. Somalis are nothing like oromos , the gallas are submissive people and have no quality but there are to many of them they can be a threat to our region.
-
Somali dialects - Lahjadaha Afka Soomaaliga - Thread
Xaaji Xunjuf replied to Maqane's topic in News - Wararka
Abaas there are some similarities but mostly its in words and verbs ofcourse that where you can find the differences.
