Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,219
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Ms DD: War waa qoloma ninkani? Indeed it is no suprise that QARDHO is the stage for such coronation ceremony for the king upon his accession to the throne cade tuute muse bay isku qolo yihin deeh duuh
  2. Originally posted by Kool_Kat: ^Dee Xamarba idinma doneysee kadhaqaaji baa lagu yidhi... if all the people where like you maalin kasta dhaha idin ma rabno reer woqoyi jarrka dhaca it makes us happy barri horre baa anaga na la ictraafi laha
  3. Ciid ba jabtay waleh c,yusuf intaas na ma garowe buu iska joogay baan fiilayaa
  4. kuwanii weeg kasta may yimadeen xago baxii lama ghaadhin eeh
  5. anigu beeshan waashay eeh boqoroda sheegta baan la yaaba war hee dhe boqornimda maano loo dhalan wamaxay cabdilahigan 50 jirka aah ee maanta la caleemo saraya for boqornimo. and whats with cabdilahi yusuf not know xasssan daahir afqudhac his last name ahahah
  6. So whats ur point it somalilander nss darwiish s n m ma kala laha intu ba wa somaliland wa ku siidee genereel .
  7. war kan faysal yalaxow wuu soo walanaya waxa la yidhi biidaartu iska mudda ma run baa anagu xammar dooni meyno xumaana oo geysan meyno
  8. Shirwac is not a somaliland name wa arin fiican
  9. waxa hadhay mamuulka puntiland markay goostaan somaliya inteeda kalle lets see if they call us still secconist iyo waxyalaha nocaas yusuf inyar buu jiira inu puntiland goosto
  10. Still your not making deals with alshabaab ur making deals with Ars asmara group and qeybta Djbouti kula shiiraysa alshabaab dagaalkooda fii jihadii fi sabililah way waddayaan
  11. war kuwii way ka soo darayaan dee maalin kasta ba filin cusub
  12. To many dad ba dawaday dee thats why ^^^ ama walanweyntii ba na cawriyee
  13. in another way he saying dont let mouseteeth in our puntiland we cantrust him Tuute muuse tuutaha ha iska saariin war hooyy ii maqla wa inkaarqabihi
  14. Somaliland walahi sumankay xidhatay way duushay
  15. Originally posted by Abwaan: loool.....Canaantay The UN. Obama already said there should only be one president so goormuu wax canaantay maba la wareegin xafiiskee? yeah afcourse somalia should have one president and not 2 adde muse and abdilahi yusuf waxasi wax suurta gall maha Somaliland all ready have one president.
  16. Nin gob ah oo run sheegay xallada ka jirta gobolka sool. Somaliland is the answer to all of your problems reer sool. Yaanu tuute muuse idin waalin.
  17. war kuwa ma colapse ba oo hadhay sookii cabdilahi yusuf ninki inkaarqabehe yidhi meelkasta walanaga haysta
  18. meel fiican bay idin maraysa hadaad reer somaliya tihin maanta maalin aad ka fiicantihin maba jiirto
  19. Wa war jiira fbigii baa hargeysa yimi . Huda barkhad bay shir la yeesheen albabadu oo xidhanyihin.
  20. Redy its like xassan gullled abti doon the former president oF djbouti technically wa somalilander oo seylac bu ku dhashay. laakin hayb ahana wa Djboutian its funny ismacil cumar geele wa qoti dhirdhawe ka yimid haseyeshe wa madaxweynaha Jabuuti. jacaylbaro oo ma dawlada baad ka miid tahay adigu wasiiirka jacaylka hadad rer burco tahay wasiirka horboodka baan ku siin laha lol
  21. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Mr. way dhaqaaqday ,,, tolow xagee bay qabatay ,, walahi somaliland sumanka bay no xiidhanahay way duushay waleh ciidna oo joogin mayno wa bilahi tawfiiq.
  22. Originally posted by Redy: loool...maya I am afraid this time. ps. isn't this guy from SL originally? No he is Djboutian miise haybtiisa baad sheegaysa. haybtiisa waxay isku hayb yihin wasiirka arimaha gudaha somaliland.
  23. way dhaqaaqday waleh wasiirka maaliyada jabuutii ba yimi
  24. Originally posted by General Duke: When Gen ilkajiir ebcomes President even Erigavo will come without a fight. LA is no issue and we shall not make a front out of our people. With the change in Admin these regions will come to the union fold. Thus secessionist are again wasting their money and effort. ceerigabo wa xerro s n m it always was . mala badhan baad ku qaldaysa