Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,218
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by GAAROODI: VIVA UDUB....VIVA UDUB... NO OFFENSE SAXIBAYAL...BUT I WOULD TRUST ETHEIR OF THESE TWO GUYS FAISAL OR SILANYO AND FAISAL IS HAILS FROM THE SAME REGION AND CLAN AS ME, BUT WHO CARES, I WOULDNT TRUST HIM WITH MY COUNTRY. I TRUST A MAN WHO COMES FROM BORAMA, NOT BECAUSE HE IS FROM BORAMA BUT BECAUSE HE HAS PROVEN HIMSELF EFFECTIVE, SOMALILAND IS NUMBER ONE UNDER HIS HELM. VIVA UDUB, VIVA RIYALE !! Sxb you would trust Silanyo to lead the snm from 1982 till 1988 the longest snm chairman of Somaliland, the liberation army of Somaliland. I would trust him with Somaliland more then any one. To be honest I was supporting daahir riyaale and axmed yusuf yasin and udub till 2006. But my friend udub hasn’t made any progress since they where in office we are where we where when cigaal died aun. No elections no democracy no running water in hargeisa no road from gabiley to borame , if you would say riyaale is from borame he didn’t even fix the road from dila to borame sxb . Sxb we have one option is to have an interim government that will hold elections. Because mar bala kordhiye mar labaad bala kordhiye mar sadexaad bala kordhiye , ma mar affaraad hadda la kordhiyo do you think riyaale and udub will hold election haba ka yaabin.
  2. Riyaale is dhab is dead dhabtii libaaxa way dhimatay he was ina bulaale
  3. faysal cali waraabe oo dabayl xagaa noqday iyo xisbiga ucid oo inuu wiiqmo ku dhaw waxaa si toos ah saaxada siyaasada somaliland daaqad kaga soo booday sanadkii labadii 2000 waqti gaas oo somaliland ku jirtay hayaan dheer oo ay ugu digo rogaynayso hanaanka xisbiyada badan siday ka warqabno waxaa la,yidhaadho taariikhdu iyada ayaa is qorta cid walba waxayka reebtaa kirdhood weligii meel u yaala tan iyo intii la, aasaasay jamuuiyarada curdin ka ah ee somaliland maalin walba taariikh iyo waayaha cid ina barayey oo ina soo hortaagayey dad badan oo jawiyadoodu inagu cusubyihiin oo mid waliba duruufo gaarah iyo dabeecado gaar ah leeyahay kuwaas oo qaarba waji kusoo galeen muraayada siyaasada dalka taas oo shacabka reer somaliland bartay hadii aan maanta soo qaato gudoomayaha xisbiga sharaf leh ee ucid mr faysal cali waraabe ayaan doonayaa bal inaan ummada reer somaliland dib u yare xasuusiyo soo shaac bixidiisii iyo taariikhdiisa wajiya badan iyo mi****da badan leh taas la, odhan karo waata xisbiga ucid ka naaxi waayey islamarkaana raagaadisay taagtay halkii maalintii lagu yiddhi xisbi baad tahay aanay cidi ku odhan kor oo kaalin qaad hadaba aan u gondo gedo dulucda qoraalkaygan maanta SOO SHAAC BIXIDII FAYSAL CALI WARAABE waxaa si toos ah saaxada siyaasada somaliland daaqad kaga soo booday sanadkii labadii 2000 waqti gaas oo somaliland ku jirtay hayaan dheer oo ay ugu digo rogaynayso hanaanka xisbiyada badan xiligaas oo dalka hogaaminayey alle haw u naxariistee m/weyne m x ibrahim cigaal waxaay jiray ururo faro ku tiris ah oo aan markaas wax sharciyad ah haysan oo diwaan gashanayn kuwaas oo uu ka mid ahaa xisbiga ucid waxaa i yana lama ilawaan sanadkii laba kun iyo kow 2001 berigaas oo aad isu qabteen majooratiga salaadiinta iyo mucaarad xoogan oo xiligaa u gadhwadeen ka ahaa mudane saleebaan maxamuud aadan waxaa dhacday m/weyne cigaal waqtigii ka dhamaaday berigaas taas oo kicisay buuqa iyo muranka dastuuriga ee hada jira oo kale islamarkaana is abaabuleen salaadiin faro badani oo dawalada yidhi sharciyadaadi way dhamaatay salaadiin taas oo shir weyn oo mubaarik la odhan jiray ku qabtay magaalada burco shirkaas oo dawladii xiligaas sas iyo qaylo dheer kadhigtay islamarkaan ay guluf ciidan oo shirkaas xidha la soo faray burco kasoo buuxisay taas oo waxba kama jiraan ay ka dhigeen amarkii ciidankaas shacabka reer burco aad u xitiraama salaadiintooda oo loosoo dhaafi kari waayey markii wajigiisii koowaad burco ku qabsoomay waxaa wajigii kale shirka marti geliyey suldaanka awooda badan ee suladaan barre x xuseen oo sheegay inuu gurigiisa hargeisa gogosha labaad dhigi doono waana uu dhigay suldaan barre markaas dawladu weerar ku qaaday salaadiinta intii hargeisa deganayd qaarkood waxaa dhacaday qaar guryahooda kasoo xidh xidho waxaa xiligaas ka badbaaday xadhig salaadiin u badnaa kuw aan hargeisa guryahoodu ahayn ama fadhigoodu kuwaas oo ku sugnaa guriga suldaanka awooda badan ee suldaan barre kuwaas lagu weeraray tikniko oo uu ka difaacay suldanku hadba waxaan uga jeeda sheekadaa dheer taariikhada hore aan ka soo sheekeeyey beri gaas waxay ahayd waqtigii iigu horeeyey barasha gudoomiye faysal cali waraabe maalihii buuqu taagnaa ayaa waxaa dhacay goor baqro ah inuu mr faysal cali waraabe shir,jaraa,id ku qabtay hotel minsing club hargeisa waxaana aad shirkiiasa jaraa,id aad u weeraray salaadiinta oo ku tilmaamay kuwo duminaya somaliland islmarkaan cadawg somaliland kasoo qaatay qandaraas waxaa ku tilmaamay niman c/qaasim oo xiligaa ahaa m/weynihii kooxda carta inay salaadiintu xidhiidh la, leeyihiin waxaa yidhi ka yeeli mayno duminta dalka waxaana uu yidhi oo kale m/weyne maxamed x ibrahim cigaal wuu ku saxan yahay inuu ciidan tikniko wata u diro guriga ay joogaan nimankaas cadawga ahi waa shir jaraa,id caam ah oo saxaafadu kasoo qayb gashay dhamman ilaa tv waqtigaas aad loo isticmaali jiray SL TV gelinkii danbe ayuu hadana faysal qabtay isla shir,jaraa,id waa isla yoom yaab badana markii dhalinyaro weriyaal ah oo wada fadhinay igu yidheen kii faysal ayaa mar labaad shir ja,raa,id qabanay markaas ayaan ayaabay oo idhi oo xaguu ku qabanayaa markaas igu yidhaadeen hotel xaraf garo akhriste mudane faysal shirkiisii jaraa,id ee hore na waxaa ku qabtay hotel minsig club hargeisa qofkii arkay hargeisa ama tegay wuu garanayaa labada hotel oo wado kelia ayaa u dhexaysa waxay isu jiraan shan talaabo kasoo gudub mr faysal hadakiisii shirkaas jaraa,id ee dabe waxaa uu ku bilaabay sidan m/weyne cigaal xaq uma leh inuu salaadiin beelaha nabada kasoo shaqeeyey ee isaga soo doortay kaareyaal dulgeeyo kana yeeli mayo inuu weerar qaawan ku qaado salaadiinta oo ah tiirka somaliland ku taagan tahay isaga waqtigiisii wuu dhamaaday dalkana waa inay salaadiintu badbaadisaa oo xalkeenaan ilaa awelba cigaal iyagaa keenaye ciidamada cigaal ku amray soo qab qabta salaadiinta waxaa leeyahay ha yeelina amarka cigaal ee faashilka ah weriyaashii shirkaas jaraa,id duubaye way yaabeen oo fajiceen ninkan masuulka sheeganaya ee maalin laba deedii gelin mid wax ku hadlay waanay iskaga soo bexeen markii hadalkiisii uu dhamaystay iyaga oo an wax su,aalo ah weydiin oo filayo malaa nin waraysayaan xiskiiba ka shakiyeen waxaa dhacaday warkii habeenkii SL TV lagsiidaayo labadii war oo isku xiga islamarkaana wareyska sharafta badan ee jamhuuriyo uu kusoo daabaco hal cadad oo hal maalin soo wado baxay taas o fajac iyo amankaag ku noqtay cid kasata oo maqashay ama aragtay waa dhacdo yaab leh aniga xasuus gaar ii ah hadii taas kagudbo arinkaas hore markii doorashadii madaxtooyada somaliland sanadkii laba kun sadex 2003 markii lagay iyada oo tirin codadku socoto ayuu faysal cali waraabe yidhi oo warbaahinta u sheegay doorashadii kulmiye helay hadalkaas oo goobtii uu ka lahaa cid weliba joogtay waxaa hadana geilnkii danbe yidhi udub baa heshay doorashadii arinkaas oo aniga shiqsiyan aan i gelin wax dareen ah maadama aan faysal warkiisa hore ii soo maray waana dhacdo cid walba u sawiran waxaa jirtay maalintaas faysal cali waraabe lahaa gelin kii hore kulmiye ayaa helay inuu u tegay axmed siilaanyo oo ku yidhi adiga ayaa helay axmedoowe aniga hada ii balan qaad waxaad isiinayso isaga oo dalbaday inuu siinaalyo siiyo 100,000 $ oo doolar oo kaash qadin iyo labo wasiir oo mid isaga loo magacaabo kuwaas oo kal ah wasiirka arimaha debeda iyo wasiirka maaliyada arinkaas oo siilanyo kaga jawaabay horta kommishanku haku dhawaaqo natiijada waxaa la, sheegay berigaas markii dabe riyaale siiyey 70,000$ oo doolar ka mid ahayd lacagtii la siistay dhuumihii berbera ee shidaalka soo qaadi jiray ee djabouti laga iibyey taas oo ku kiliftay inuu kaco cayd iyo aflagaado uu gambadh ugu fadhiisto xisbiga aan waxba ka dhexayn ee kulmiye markii doorsaha wakiilada gala soo noqday gollihii la soo doortay waxaa markii shirgudoonka asxaabta mucaaaradka ahi ku heshiisay inay qaataan shirguudoonka gollaha gawkiilada weliba xisbigiisa lagu yidhi soo xulo nin gudoomiye gollaha ka noqon lahaa ee uu keenay c/raxaan ciro habeenkii kumliye soo bandhigay labada ku xigeen shirgudoonka wakiilada waxaa habeenkaas ku tiraabay hadii aan moodayo inuu kumliye c/casiis samaale naga **** keenayo maanyeeleen waxaa la sheegay oo hadalkaas uga dan lahaa oo ka keenay iyada oo maalinimadii looga gacan haadiyey madaxtooyada oo had iyo jeer fariin usoo farta wasiir hawlaha guud mudane siciid sulub waayo c/casiis ujeedo kale kuma cunayn ilaa ciro ka sareeya ayaa ucid ah oo la siiyeye waxaa loo arkayey mar marsiinyo uu ku rabo inuu heshiiskii laba xisbi ka baxo taas oo ay jaanis siin waayeen xildhibaanadii kow labaatanka ahaa oo badankoodu markooda hore aanay ku qanacsanayn qaabka siyaasada ucid faysal marajaa u hayo ee gelinba meel joogta hadana waxaa dhacaday markii dahir riyaale waqtigii ka dhaamaday sanadkii labo kun iyo sideed 2008 ka hor intii aan guurtidu sanadkii xaaraanta ahaa u kordhin uu ku cel celin jiray daahir riyaale waqtigiisii wuu dhamaaday hadii guriga oo bixi waayo anigaa dabada uga dhacaya sida ciyaalka oo soo saaraya taas hadana la ogaa markii guurtidu kordhisay waxaa ku tiraabay somaalidu waxay tidhaada mayd maxaa ku beeyey iyo ka lasii sido dalka nabad ah oo aanu buuq jirin ayaa koomishaka fashilmay bilaabeen dhibaatadii buuqa dhalisay waxay laaleen iyaga riyale kula heshiiyey lacag iyo laaluush soo mijo xumaaday taas oo markii hore aanu kala jacayl xisbiga kumliye in diwaan gelin lagu galo iyo in kale waayo kulmiye wuu arkaa inaanu helayo doorashada hadii suurtagasho doorasho noocay noqotaba balse riyaale qorshaha laalista diwaangelinta uu uga jeeday laba arin oo kala ah ku shubasho riyo ah dib uridis doorasho oo uu mudo kordhin ku rabo mr faysal ayaa af labdii yeedhay kasoo kacaay diwaangelin ayuu riyaale laalay interpeace buu dalkii ka saaray siilaanyo nairobi ka**** tegay labada xisbi hala mideeyo oo mowqif aynu iska wada taagno ariman kumliye iyo siilaanyo faysal way yaqaanaan laakiin waxay is yidheen malaa qorshan qaldan ee riyaale sameeyey faysal doorkan alle ayaa isaga tusaye raac maadama aad idnku tihiin rag iyo xisbbi mawqif leh xoojiya waanay raaceen inaan la gelin doorsho bilaa diwaan gelin ah gudi bay wada smaysteen labada xisbi ka kooban afar toban xubnood kuwaas oo loo xilsaaray hawlaha dalka waqtigan hanada faysal dayn waa kan dhoobo waqaalay waxaa ka horyimi dastuurkii uu lahaa riyaale ayaa jibyey waayo waxaa laysku hayaa waqtiga m/weynaha dhamaadka ah qiyaamoyinka qaran m/weynuhu galay waxaa jira qodob dastuuriya odhanaya hadii m/weynaha iyo kuxigeenkiisa hal mar wada dhintaan sida shil kuwa habsday iyo hadii ay hal mar is wada casilaan iyo hal mar maamuuska xayuubin la saaro waxaa xilka m/weynaha qabanaya gudoomiyaha gollaha guurtida oo mudo lixdan cidho ah doorasho gaadhsiinaya dabcan xuukmada maanta jirta qiyaamo qaran ayey cagaa kula jirtaa waayo tiroba laba jeebaa loo kordhiyey cidka keliya xaqa u leh inay dalka doorasho gaadhsiina waa shirgudoonka guurtida waa yaabe faysal miyaanu axdi xidha lahayn miyaanu dastuurka aqoon oo akhriyin waxaa wax aad looga naxo ah nin weyn oo heer madaxweyne u taagan saacad walba na wax ku hadlaya halkan iyo qoraal kuma soo koobi karo hadlada dabayl xagaada ah ee faysal cali wabaare ee lahadhay xisbiga ucid waxaana aan ugu baaqyaan madaxda ku jirta xisbiga ucid gaar ahaan labada nin ee anigu ka aqaan uguna magac dheer ee dadku yaqaan reer somaliland ee kala ah aadan maxamed mire waqaf iyo xasan xuseen codyare inay tub cad oo dad reer somaliland ku ogyihiin kusoo dabaalaan islamarkaana ninka gudoomiyaha ah ee sida cismaan hindi sheegay waxaa uu habeenkii ku casheeyo ilaawaya inaad aamusaan oo idinku hadashaan hadii kale oo xisbigu yahay mid faysal u xidhan na aad shafarta raacataan laba xisbi ee kale uun mid gashaan ama siyaasadaba ka baxa bilaahi calayk oo xitaa hadii aad wax kale qaban kari weydaan raali gein ka bixiya hadlkii wax u dhimayaa midnimada axsaabta mucaaradka ah ee dalka waayo berigii hore kulmiye isagaa ucid wax usoo jeedin jiray laakiin hawasha taal ucid baa soo jiidisay taasina waa ayaan daro hadii ucid wixii usoo jeediyana kabaxo balanka hadii loosoo jeediyana kabaxo waa masiibo qaran oo ku habsatay dheeli tiraanta asxaabta qaran oo mid baaralays noqday iyo mikirifoon nin keliyii ku hadlo waxaa kale oo faysal cali waraabe u sheegayaa ucid inuu arko xisbi ummmada rajo ka leedahay oo lagu xisaabtamyo balse aanu arkin dukaan masaariif in laga soo saaro u baahan oo daqli laga doonyo oo maalinta riyaale 50,000 $ ama 70,000 $ lasiiyo riyaale **** orda maalinta askartu abaabka furiweydona siilaanyo iyo kumliye ka hoos ooya arinkaas oo ah ka sababay itaal darida ka muuqata ucid iyo xitaa ay kala hadfeen kow labaatankii xildhibaan ee ucid kasoo baxay oo laba xisbi ee kale u kala goosmay markii aad ku noqatay masciideed iyo jirjiroole midabyo badan rag waxaa kuugu danbeeyey gudomiyaha g/wakiilad isaga xalay baad cuntay oo kala xabaal seegte alle ayaan ku dhaarshee waxaad adigu qiimaysaa faysal ahaan hadalkaa sadex cisho ka hor aad dad ku lahayd iyo kii xalay miyaanu u marqaati furayn nin ugu afgaaban siyaasda udub ee cismaan hindi hadalkii uu kuu ugu yidhi faysal wax kasoo qaad maleh oo waa nin ilaawa wixii uu xalay ku casheeyay subxan allah bal dib u eeg habeen afraad intaas qudbadood oo aad jeedisay ilaa todabadii sano ee aad hogaaminasay ucid oo is wada burinbya ee laga siidaayey TV UDUB mudane gudoomiye faysal miyaanad horta is dhegaysan waxaad ku hadsasho mise waad iska tidhaada oo iskaga tagtaa miyaanad ogayn in dadku sidaas kuu eegayo dad gudo iyo debed wax kugu qosla iyo wax kula yaaba yihiin mise waxaad ku hadashay waxaad ilowdaa markaa habeenkii xaaji cabdi waraabe maayar jiriin lagugu soo dhiibo qadhiidhka xaaranta ah TALO UCID IYO CIDII DANAYSA KU SOCTA waxaan idin leeyahay kolley xisbigaas anigu ma aqaan dad ku jira dankiisa laakiin gudoomiyihiinu waa ka sabab kortaan la, aan xisbiga ee waxaa hoostiina ka socda ogaa malaa dukaan lagu qadhaabto ayaa faysal ucid moodaye waxaa diyaariyey c/qani ismaaciil maxamed foodcadde foodcadde2004@hotmai l.com
  4. and 3 days ago Ucid Oo Mar Labaad Beeniyey Inay Kulmiye Ku Heshiiyeen In La Dhiso Dawlad Kumeel Gaadh Ah Oo Madaxweyne Iyo Ku Xigeen Ka Yihiin Labada Guddoomiye Baarlamaan Hargeysa Septembar 18, 2009 (Haatuf) - Xisbiga UCID ayaa mar labaad beeniyey in Xisbiga Kulmiye ay ku heshiiyeen in la sii dhiso dawladd ku meelgaadh ah oo Madaxweyne iyo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen ka yihiin Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Guddoomiyaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro). Warsaxaafadeed Xisbiga UCID uu shalay soo saaray waxa uu ku sheegay inay hadda socdaan doodo fara-badan oo lagaga hadlayo qaabka ay noqon doonto dawlad ku meelgaadhka ah ee la dhisi doono. Waa markii labaad oo muddo toban maalmood gudahood uu xisbiga UCID beeniyo in labada xisbi mucaarid ay ku heshiiyeen dawladda ku meelgaadhka ah ay madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ka noqon doonaan Saleebaan Gaal iyo C/raxmaan Cirro. Dhinaca kale waxa uu warsaxaafadeedku sheegay in istaraatijiyadii ka dhaxaysay UCID iyo Kulmiye ee la xidhiidhay habsami u socodka doorashada iyo arimaha siyaasada ee taagan ay halkeedii taagan tahay, isla markaana in hindisayaasha la doonayo in lagu dhexdhexaadiyo Mucaaridka iyo Madaxweynaha ay labada xisbi si wada jir ah u abaari doonaan, haddii Madaxweynaha loo tagayo iyo haddii kaleba. Warsaxaafadeedka xisbiga UCID oo uu ku saxeexnaa afhayeenka xisbigaasi Xasan Xuseen Maxamed “Fadhi degdeg ah oo ay manta gudida fulinta ee xisbiga ucid isugu yimaadeen manta oo ay taariikhdu tahya 17/9/09 waxay ka doodeen kana baaran degeen qodobadan hoos ku xusan Haddii aanu nahay xisbiga UCID waxaanu doonaynaa in aanu cadayn ka bixino warar lagu baahiyay warfaafinta gudaha iyo dibadda ah oo tilmaamaya sidan soo socota In labada xisbi UCID IYO KULMIYE ay ku heshiiyeen in stratejiyad ( strategyad lagu dhisaayo markay wakhtiga madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu dhamaado in la dhiso dawlad ku meel gaadh ah oo uu madaxweyne ka yahay gudoomiyaha guurtidu madaxweyne ku xigeena ka yahay gudoomiyaha golaha wakiiladu habayaraatee ma jirto meel ay labada xisbi ay taladaas ku gaadheen, waxa jira doodo fara badan iyo sinaarooyin dhex socda axsaabta mucaaradka ah indheer garatada wadaniga ah iyo dhalinyarada oo ku ligood ka hadlaya qaabka ay noqonkarto dawlad ku meel gaadh ahi . Dhinaca kale waxaanu cadaynaynaa xisbiga ucid cadaynayaa strategyadii ka dhaxaysay UCID IYO KULMIYE ee la xidhiidhay doorashada iyo habsami soocdka siyaasada hadda tagan inay halkeedii tahay Waxa xisbiga UCID wuxuu markasta adagyahay in danta wadanka ee guud laga hor mariyo ta gaar ahaaneed. Waxa kale oo aanu raacinaynaa horena u cadaynay in wada hadalada hadaa socda ee ay dhexdhexaadinta ka ahaayeen baayacmushtariga,cul imadda,hogaamiye dhaqameedyada ,urarada ,shakhsiyaad kale oo wadani ah iyo beesha caalamkuba in labad xisbi ay ku abaarayaan wadajir haddi madaxweyne loo tagayo iyo hadii kaleba”.
  5. Guurtida Waxaan Leeyahay Naftiina Badbaadiya, Dhagxaan Baa La Idinku Dili Doonaa, Waa La Idinku Janno Tagayaa Haddaad Maanta Waxa (Muddo Kordhin) Ku Dhaqaaqdaan” Faysal Cali Waraab Hargeysa September 21, 2009 (Haatuf)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo shalay farxada munaasabada Ciidul Fidriga la ciiday caruurta ku jirta xarunta agoomaha Hargeysa ayaa golaha guurtida uga digay wax muddo kordhin ah oo ay u sameeyaan madaxweynaha, isagoo intaa ku daray in xukuumada Rayaale ay ku guuldaraysatay xalinta colaada ka aloosan labada beelood ee wada dega deegaanka Ceel-bardaale, isla markaana ugu baaqay beelahaasi in sidii dhaqanku ahaan jiray heshiis ka gaadhaan colaada aloosan. Faysal Cali waraabe waxa uu sidaa ku sheegay mar uu shalay booqday xarunta agoomaha Hargeysa, isagoo warbaahinta uga waramay xaalada xaruntan iyo sida loogu baahan yahay in la gacan qabto caruurtan, waxa kale oo uu si aad ah uga hadlay xaalada siyaasadeed ee wakhtigan xaadirka ah dalka ka taagan. Dhinaca kale gudoomiyaha Ucid waxa uu shalay Cisbitaalka Guud ee caasimada gudoonsiiyay toban neef oo xoolo ah, xarunta caruurta agoomahana xaqu ciid ugu geeyay. Faysal Cali waraabe oo ay wehelinayeen gudoomiye ku xigeenkiisa iyo masuuliyiin kale ayaa ugu horayn waxa uu hadalkiisa ku bilaabay “waxaan halkan uga dirayaa hambalyo ciidda ummada reer somaliland iyo dhamaan ummada Islaamka ah. Ilaahay (swt) ina soo gaadhsiyey ciidda inaga oo nabad ah, iskasta oo ay jirto siyaasad cakiran hadana aynu nabad ku ciidnay , taas ayaana inoo soconaysa. Waxaan dadka u sheegayaa muranka siyaasadeed ee soo jiitamay insha allaah waxaanu jecelahay inaan so afjarno marka ciidu dhamaato, Ilaahay baynu talada saaranaynaa. Waxaan jecelahay in doorasho wanaagsani inii hirgasho oo wakhti fiican inii qabsoonta cadowga Somaliland ee soo hana qaadayna ilaahay halkiisa ku joojiyo. Somaliland way jiraysaa xukunkuu tawxiidkuna wuu imanayaa ee shareecada Islaamku. Maanta dalkeena dhibaato intii uu ina soo gaadhsiyey taliskii afweyne inoogu filan, inagu waxa weeyaan dalkan waxaynu u xoraynaynay inuu qurux badnaado, inay akhlaaqdeenu ka fiicnaato, diintaynu u hiilinaynaa” ayuu yidhi, waxana uu intaa ku daray maanta waxa halkan ku jira caruurtii yaryarayd ee agoonta caruurtraa cuqubadooda ayaa ina qabanaysa haddii aynaan dadkaa daciifka ah aynaan xasuusan oo aynaan u naxariisan ilaahay inagana inoo naxariisan maayo. Haddii qofkiiba qof isku qoro uu kafaalo qaado if iyo aakhiraba ajar ka helayaa oo loo soo jeesto dadka maskaxada wax ka qaba, curyaamiinta, agoonta iwm” “waad aragtaan abaar baa inagu dheeraatay, busaarad baa dheeraatay waxana weeyaan ilaahay marka laga fogaado ayay waxaaasi dhacaan ee haloo soo noqdo ooh hala isa saamaxo. Somaliland uma baahna buuq, uma baahna qardo-jeex ee sharci bay u baahan tahay, yaan la ficiltamin ee dawladani haday saaqiday marmarsiiyo ayay doonaysaa ee marmarsiiyo yaan la siinin. Geedka cadaada waa la iska furfuraa ee dharka laguma soo jiido waynu iska furfuraynaa, casaabad baa ina heshay Ilaahayna waan ka ashkataynaynaa ee yaan la biqlaynin. Guurtida waxaan leeyahay shalayna waan idiin digay hadana waxaan maqlayay hadalo soo baxbaxayey waxaan leeyahay naftiina badbaadiya dhagxaan baa la idinku dili doonaa waa la idinku janno tagayaa hadaad maanta waxaa ku dhaqaaqdaan qaata taladaa. Saddex xisbi baanu nahay hanoo kala kala eexanina ee ii gardaro wada qabta hadaad sheegi weydaan bal ka aamusa uun dadka kale ayaa sheegi doona’e ee gacan ha siinina” sidaas ayuu yidhi, waxana uu intaas ku daray “guurtida waanu la hadalay arrintaa muddo kordhinta waxaan leeyahay dhulka dhiga idiin-ma taalo anagay noo taala inaan saddexdayada xisbi waxay ku heshiiyaan qodobka kowaad ee heshiiskooduna sidaas ayuu sheegayaa wakhtina hala siiyo ee talo la maroorsadaa dhibaatadeeda ayay leedahay. X Cabdi waraabena waxaan leeyahay reerka adigaa u weyn geel duqda u weyn baa loo tumaa, deg baanu leenahay oo talada yeel, ha khaatumo xumoobin ee nin weyn oo naga dhintay oo naga baxay maalintaad geeriyooto noqo ” Faysal cali waraabe, isaga oo ka hadlaya arrinta colaada labada beelood ee deegaanka ceel bardaale wada degan,isla markaana ugu baaqay nabadgelyo iyo heshiis wada gaadhaan waxa uu yidhi “arinta ceel bardaale ka socota waxaan leeyahay way inagu fidaysaa hadaan wax laga qaban. Tamar la’aanta dawlada waxaad ka arkaysaa waxay xalin kari weyday labada reer ee walaalaha ah, waxaan leeyahay dadkaasi cidi idiinma maqana idinkaa awlaba heshiin jiray siyaasad baa la idin dhex gashay siyaasadu dan idiinma aha idinkaa is wada dhalay dhexdiina ka heshiiya” “salaadiinta iyo culimaa’udiinka waxaan leeyahay arintaa hala gurmado dawlada yaan lagu halaynin, dawladu ciidamo ayay dhex geysay ciidamadsii way daaleen saddex bilod bay fadhiyeen meesha way iskaga dareereen markaasay isku soo muruxsadeen doraato. Xisbiga Ucid baaq nabad galyo ayuu ugu baaqayaa beelahaa walaalaha ah” sidaas ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe. Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka Ucid Aadan Maxamed Mire Waqaf oo halkaas ka hadalay waxa hadalkiisa ka mid ahaa “maanta oo ay ciid tahay reer Somaliland waxaaan ugu hambalyaynayaa ciid mubaarikilaahay waxaan ka baryayaa khilaafaadka siyaasiga ah sharcigaba ah ee dalku dhex muquuranayo in Ilaahay inaga badbaadiyo, in caqligu shaqeeyo in la isugu yimaado miiska in dhibaatada jirta waxaynu kaga bixi karnaa wadajir iyo midnimo iyo iyadoo xaqa lo hiilo” sidaas ayuu yidhi Waqaf. Afhayeenka Ucid Xasan Xuseen ayaa sidoo kale isaguna hambalyo u diray ummada reer somaliland iyo guud ahaanba musliminta maalinta ciida fidriga, isla markaana waxa uu dhinaca kale baaq u diray labada beelood ee deegaanka ceel bardaale colaadu ka ooan tahay isagoo ku baaqay in heshiis ay ku soo dabaalaan colaada dhex taal.
  6. Haddaba, maanta waxa weeyey Rayaale iyo xukuumaddiisu way ku guuldarraysatay inay dalka dowrasho ka qabataan. Nin hawshii qaban waayey meesha dhaaf mooyee wax kaloo la yidhaadaa ma jiroy. Taas macnaheedu waxa weeye waa inla helaa cid kale oo dalka doorasho gaadhsiisa oo la dhisaa dawlad ku-meel-gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa. Arrintaasi waa mid adduunka dhan ka dhacda marka dowladi ku guuldarraysato inay qabato wixii shacabku u igmaday, waxana waajib ku ah inay iscasisho, kadibna la dhiso dawlad ku-meel-gaadh ah. Sidaa awgeed, waxa lama huraan ah oo loo baahan yahay in la dhiso dawlad ka kooban labada xisbi mucaarid iyo xukuumadda hadda jirta, wax kale oo mushkiladda maanta ina haysata aynu kaga bixi karnaana ma jirto He is 100% right dawlad doorasho qabban karii weyday oo mar loo kordhiye oo mar labaad loo kordiye oo mar sadexaaad loo kordhiye oo rabba mar affaraad loo kordhiyo, ma fahmin anigu And the funny part is dawladu they don’t ask for a muddo kordhin but that’s what they want , we all know it , remember in April gudigii dhex dhexaadka eeh somaliland dawladeeda iyo mucaraadka dhex dhexaadiinaye they put some few points on the table. Which was that guurtidu inanay kordhin karreyn mar danbe haday doorashado qabsoomii waydo Daahir riyaale wuu diiday inu saxeexo he knew inanu doorasho qabbanayn 27 september guurtidu isku halayneye, But we will see.
  7. Siyaasi ka Tirsan UDUB oo ku Taliyey in la Dhiso Dawlad Ku-meel-gaadh ah Hargeysa (Jam)- Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Ducaale oo ka tirsan siyaasiyiinta isbeddel-doonka ah ee xisbul-xaakimka UDUB, ayaa si adag ugu taliyey in la dhiso dawlad ku-meel-gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho, arrintaasoo uu ku tilmaamay xalka keliya ee badbaadada Somaliland ku jiro. Eng. Ducaale oo ka mid ah xubnihii guddiga fulinta UDUB ee ka biyo-diiday habkii loo maamulay shirweynihii labaad ee xisbigoodu markale murrashaxiinta doorashada Madaxtooyada ugu doortay Madaxweyne Rayaale iyo ku-xigeenkiisa, haddana ku maqan dalka dibaddiisa, ayaa qoraal kooban uu shalay khadka internet-ka Jamhuuriya ugu soo diray, waxa uu ku sheegay in xukuumadda talada haysaa ku guuldarraysatay inay gudato waajibaadkii ummaddu u igmatay oo ay ugu muhiimsan yihiin doorashooyinku, sidaa darteedna waqtigan lama huraan tahay in la sameeyo dawlad ku-meel-gaadh ah oo dalka gaadhsiiso doorasho. Qoraalka Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Ducaale kaga talo-bixiyey xaaladda iyo khilaafaadka siyaasadeed ee xilligan Somaliland dhex dabbaalanayso isagoo faahfaahsan waxa uu dhignaa sidan: “Ciid mubaarik kulu caam wa antum bilkhary, dadka reer Somaliland iyo ummadda muslimiintaba Ilaahay khayr iyo bashbash ku gaadhsiiyo. Reer Somaliland dhaawac iyo dhimasho intaa maanta gaadhay baa ugu filan ee inta kale hala badbaadiyo, dadkii innaga dhintayna Ilaahay ha u naxariisto, ciddii ka masuulka ahaydna waa in maxkamad la soo taagaa sida ugu dhaqsaha badan, haddii kale qaranku jiri maayo. Markaa haddii Madaxweyne Daahir Rayaale danayn waayey dalka iyo dadka toona idinku haddaad Guurtida tihiin wajibaadkiina guta oo ha u qaadanina inuu yahay waajibaadkiinu muddo-kordhin ee wajibaadkiinu waa badbaadada qaran. Haddaba, maanta waxa weeyey Rayaale iyo xukuumaddiisu way ku guuldarraysatay inay dalka dowrasho ka qabataan. Nin hawshii qaban waayey meesha dhaaf mooyee wax kaloo la yidhaadaa ma jiroy. Taas macnaheedu waxa weeye waa inla helaa cid kale oo dalka doorasho gaadhsiisa oo la dhisaa dawlad ku-meel-gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa. Arrintaasi waa mid adduunka dhan ka dhacda marka dowladi ku guuldarraysato inay qabato wixii shacabku u igmaday, waxana waajib ku ah inay iscasisho, kadibna la dhiso dawlad ku-meel-gaadh ah. Sidaa awgeed, waxa lama huraan ah oo loo baahan yahay in la dhiso dawlad ka kooban labada xisbi mucaarid iyo xukuumadda hadda jirta, wax kale oo mushkiladda maanta ina haysata aynu kaga bixi karnaana ma jirto. Dadka Somaliland ku dhaqan intooda badan bakhtigaa u xalaal ah. Intii ogi way ogtahay, intaan ogayna loo sheegi maayo. Xoolihii ma jiraan, shaqo ma jirto, baayacmushtar socdaa ma jiro, intaasna waxa u dheer abaaro iyo sicir-barar. Intaba dawladda ayaa ka masuul ah oo shaqadeedii gabatay, in la sii eegtaana waa khalad ee ummadda hala badbaadiyo. Wax khasab iyo daruuri ah in dalka loo sameeyo dawlad ku-meel-gaadh ah, ka ku farxaya iyo ka naxayaba sidaas ayey dadka iyo dalkaba dani ugu jirtaa.” “Haddaba, waxaan Golaha Guurtida leeyahay ceebta iska ilaaliya, tashiga badiya oo bulshada qaybaheeda oo dhan la tashada sida; culimada, madax-dhaqameedka, baayacmushtariga, aqoonyahanka, ardayda jaamacadaha, iwm. Wax badan baa ku guulaysateen, tanna waa ku guulaysanaysaan, Ilaahayna waa idinku garab gelayaa. Iska ilaaliya nin-jaclaysi iyo xisbi-jeclaysi iyo dano gaarka ahba, danta gaarka ahna ta caamka ah ayuun bay ku xidhan tahay ee taas ogaada,” ayuu qoraalkiisa ku soo gunaanaday Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Ducaale. Jamhuuriya Online
  8. Hada maxay qabanayaan. ma meesha rashiin bay ka soo doonten
  9. Somaliland still exist and it will its government works its people are real patriots skrimish war between to clans that share the same deegaan. Is not something to be excited about about the death of people? But the government of Somaliland will solve this problem my friend because we the people of Somaliland we have a great culture of solving our problems
  10. ninkan wuxu la cadhaysanyahay 11 july aya dad laga diilay . boolicka somaliland na way soo qaban laayihin dadkii wax diilay. cuqdad farra baddan ba hayssa maya laakin somaliland wa muqadiis dadka dhintay na ilahay ha uu naxariisto gidigooda ba wa bil ramadan
  11. Mansa munsa wa waxanu 1991 uu goossanay anaguba lol
  12. looooooooooooooooooo ol ka nur cadde uu eeg but madaxweyne uga dhigta koonfuurta somalia your a funny boy . where is sh hotel
  13. Sxb why do you have to add us We are not part of somalia. your faroole uu haysso powerfull. anagu kama miid nihin wixiina
  14. Originally posted by Jacaylbaro: Intay dadkii dab geliyeen bay weliba soo booqanayaan ,,,,,, Daahir riyaale ka danbeyey mar yidhi mafariixda barlamaanka waan idin siinaya marna leh idin ma siinayo marna askar meesha tobbaya Daahir riyaaale doorashadii diib uu dhiigay daahir riyaale hayadi interpiece wadanka ka saaray Daahir riyaale barlamaanki xiidhay Daahir riyaale sharcigi somaliland gees marray mucaradku sxb danbi malaha
  15. Recognising the value of Somaliland Written by The Guardian Sep 12, 2009 at 12:34 PM Recognising the value of Somaliland This brave and resourceful African nation is in trouble. We must offer it our support, if only to build a bulwark against terrorism Gordon Brown, in his speech on the war in Afghanistan last week served up that old truism: failed states are a seedbed for terrorism and establishing democratic elections are the long-term solution. Pity then that this principle is not applied more widely. The violent scenes in Somaliland's parliament on Tuesday, following the third cancellation of the presidential election, showed one country's fragile democracy crumbling before our eyes. One MP even pulled a pistol on his colleagues. Why is no country, such the old colonial power Britain, offering to mediate and prevent an eruption of hostilities? The electoral dispute is relatively simple; it stems from disagreements about the best system of voter registration. A similar impasse in another African country would have elicited an immediate offer of international arbitration. But so far, nothing. It is because the world cannot find the courage to recognise Somaliland, which forms the northern part of Somalia, as a sovereign state. The recent elections in Afghanistan attracted more than £100m in funding from western countries, in addition to hosts of observers and support staff. Somaliland, given the chance, could also form a bulwark against regional Muslim extremism and terrorism. Lord Malloch-Brown, on leaving the Foreign Office in July said Somalia was a bigger potential source for terrorism in the UK than Afghanistan. The threat is not academic. The ultra-extremists of Al-Shabab effectively control south central Somalia and they have made clear their murderous contempt for the "un-Islamic" democracy of Somaliland. A series of multiple bombs in Somaliland's capital, Hergeisa last year killed more than 20. Somaliland's democratic institutions were born of one people's determination to find peaceful resolution to a bitter civil war. Although extremely poor, it has emerged as a brave and resourceful country. Yet the United Nations, the EU and Britain seem content to sit idly by, observing this vulnerable country descend into the familiar chaos of its neighbours in Somalia and Eritrea. Ahmed Yusuf of Somaliland Focus (UK) said: "The involvement of the international community is paramount and desperately needed. Let us not abandon Somaliland ... as they did to Somalia 19 years ago." So far the only country to make any kind of intervention has been Ethiopia. Although assistance should be welcomed from any quarter, the long-standing antagonism between Somalis and Ethiopeans makes this offer of help more problematic than useful. Imagine India offering to negotiate between political parties in Pakistan. Britain and the US's decision not to act to preserve this young African democracy is directly attributable to Somaliland's lack of recognition as a sovereign nation, despite nearly 20 years of stability. The UN still clings to an absurd notion Somaliland should rejoin its wayward cousin, Somalia. The union of the two countries (1960-1991) was an undoubted failure by any measure and referendums in Somaliland have shown immovable resistance to its restoration. It would be about as welcome as telling the Scots they should be part of England. The US maintains a freer role than Britain and pivotal one at that. Hillary Clinton's recent seven country tour of Africa shows the continent has risen much higher on the state department's agenda. But Washington still appears widely divided (between state and defence departments) on the issue of diplomatic recognition. A Foreign Office spokesperson hinted independence was an achievable goal eventually: "Free and fair elections will be vital to Somaliland's democratic credentials." But a former Foreign Office minister described their case as a "no-brainer". So there looks to be a similar conflict of opinion between British officials. But regarding the current crisis, the Foreign Office could offer nothing more than this lethargic response: "A new election timetable should be decided by independent experts and should be agreed by all the parties of Somaliland." Somaliland's situation underlines the international community's unerring ability to show a failure of leadership. While leaders dither about the etiquette of which country should be first to agree Somaliland diplomatic relations, the country risks capitulation. Its continued isolation can only harm all of us - even from an entirely selfish point of view, we should help them. Source The Guardian Submitted by Qarannews
  16. Originally posted by GAAROODI: WALAHI WE GOT THREE GUYS TO CHOOSE FROM: 1, dahir riyale a man at helm of the nation for over 6-7 years now with experiance in running a country, built the most powerful army somaliland has had since the somaliland camel corp regiment under the british, expanded somalilands democracy, recaptured las canod, under his leadership somaliland has seen the fastest economic growth in 60 years. 2, Silanyo Somalias former finance minister, was chairmen of the snm under its biggest defeats and loss. SNM nearly destroyed itself under his leadership. founder of the kulmiye party a party that is lead and supported by the leaders of the inter somaliland civil war of the 90's who still have ambitions of getting even. 3. Faisal ali warabe a patriotic religious man, who was the chief architect of mugdisho, built some of Somalia's most famous monuments including baidoba aiport, doesnt have any political experiance other then patriotism and good oracle skills and a connection with the people. Flip flops a lot. from these three men i would choose Riyale...Somaliland aint no joke and we need strong leadership he will never bend. i see your a big udub fan The udub guys where part of the somaliland civil war 2 Abdi waraabe cawil ciiro daahir riyaale selebaan gaal etc so , thats not a good reason sxb
  17. Originally posted by General Duke: It's heart breaking that silly politicians like Riyaale are disturbing thr peace of the Somali people in NW Somalia. I thought riyaale was doing the mugging lol
  18. Garoodi be a bit nice to mr faroole , he is not a bad lad , he is solving his own problems
  19. Originally posted by Daaradonle: Xaaji_xundjuf, how you can call traitor some one who believe the unity and the integrity of his nation do you know mr buuba is veteran SNM and that not make him cessionist He is with the koonfurians Buuba there for he did khiyaamo qarran, against his country and against the sovereignty of Somaliland. There for he is a traitor sxb.
  20. Well xaabsade is part of udub party he will do everthing what is good for his party The same reason why Fuad adan cade is FOr kulmiye and against riyeeles Muddo kordhiing