-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Sharif at Whitehall, I wonder what they signed away this time around
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
General Duke i don’t think u will see a Somalia in your life time. -
Suldaan sicid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Suldaan cali Shire oo dhahar sii marayaan ogahaye War qardho ilaasho Cowkow
-
Delegation From China Visit Somaliland for Airport Project Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Thankful: Somalia is my country, from it's borders with Djibouti, Ethiopia and Kenya!! self declared enclaves are not recognized by me or any other country in the world. What about NFD and Kilinka shanaad region you allready gave up on them By recognizing Ethiopia And kenya Your a bad Somaliweyn Supporter -
Delegation From China Visit Somaliland for Airport Project Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thankful Somaliland is not your country -
Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo sheegay in uu mar kale Somaliland imanayo March 7th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macallin, ayaa sheegay in mar kale uu booqasho ku imanayo Somaliland, isla markaana wuxuu mar kale dedafeeyay eedayn uu Wasiirka arrimaha dibedda ee dalkiisu u jeediyay, taas oo uu sharci-darro ku tilmaamay. Md. Faarax Macallin wuxuu sheegay in eedda ka dhanka ah socdaal uu Somaliland ku yimi dabayaaqadii sanadkii tegay ee uu u jeediyay Wasiirka Arrimaha dibedda Kenya Moses Watengula, waxaanu sheegay in aanu awood u lahayn dacwaddaas in uu soo oogo. “Baarlamaanku wuu ka awood badan yahay xitaa Madaxweynaha, guddiyada Baarlamaanka ee 27-ka ahi dhammaantood cidday ka amar qaataan ee ay hoos tagaan waa aniga, ciddii aan amrayayna aniga ima dacwayn karto, kaliya waxa laygu dacwayn karaa Baarlamaanka oo dhan oo is-raaca. Waxaanse u arkaa uun in uu Wasiirku cid uu u adeegayay ku qancinayay.” Ayuu yidhi Faarax Macallin oo shalay u waramay Telefishanka ETN. Waxaanu sheegay in siyaasaddii dawladdiisa Kenya ee la xidhiidhay Soomaalidu ay is-bedeshay, isla markaana garatay in dantoodu ku jirto dhismaha Soomaalida. Mar la waydiiyay guddoomiye-xigeenka in booqashadiisu shaqsi ahayd iyo in kale, wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Booqashada waxaan ku metelayay Dawladda Kenya oo waxa hantida iyo kharashka bixisay Dawladda Kenya, ninku haddii aanu ahayn mid ajaanib ah oo aanu Af-Soomaali ku hadlayn Soomaalidu waxay u aragtaa Masuul culus, laakiin waxaan ku metelayay Dawladda Kenya. Warbixinta aanu ka soo diyaarinay Somaliland-na waxa iska leh Baarlamaanka, ma laha Fulintu ee waxa leh Baarlamaanka oo dersaya wixii aanu soo aragnay oo ka doodaya. Maadaama aanu xaqiiqo-raadis ahayn, waanu sheegaynaa xaqiiqadii aanu soo aragnay, hadddana iima saamaxayso in aan ka sheekeeyo wixii aanu soo aragnay, waayo waxay u taalaa Baarlamaanka oo ay u taalaa.” Ayuu yidhi. Mar Faarax Macallin la waydiiyay kulamo uu la yeeshay xubno ka tirsan Somaliland-diidka ku sugan Nairobi iyo waxyaabaha uu Somaliland ku soo arkay, ayaa wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Anigu hebel iyo hebel kuma odhanayo, in aan halkaa (Somaliland) u socdo dad badan baan u sheegaya, waxaana I geeyay cabsi aan ka qabay in isku-dhac ka dhaco (Somaliland iyo Puntland oo isku dhaca)..Dad baan la tashaday kuma odhanayo, laakiin wax badan baanu is-aragnay dadka reer Sool, waxaanu is-aragnay gobollo badan oo Soomaaliya ka tirsan iyo gobollo kale oo Somaliland ka tirsan. Imikana, dadka ka qaylinaya muxuu u tegay Laascaanood, waxaan leeyahay Laascaanood cid iga xigta ma jirto, maantana ninka u dhashay waa ninka wax la qabta, waayo waxay u baahan yihiin Caafimaad, Waxbarasho iyo Biyo.” Waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Waxaan tegay Borama waxaan ku arkay Jaamacad kuwa Kenya ka sarraysa, dadkii aqoonyahanka ahaa ee reer Borama ayaa soo diray Kharashka iyo maal-gelinta, waxa kale oo aan Arkay Cusbatal halkaa ku yaala oo 2-Milyan oo Dollar ay ka badan tahay Qalabka yaala.” Waxaanu Faarax baaq u jeediyay qurba-joogga Gobollada Sool iyo Sanaag. “Qurba-joogga reer Sool iyo reer Sanaag waxaan odhanayaa ha isku dar-daraan lacag oo yaryarka halkaa ku rafaadsan wax la qabtaan oo ay Biyo nadiif ah u raadiyaan deegannadooda. Waayo hadday Somaliland go’do ha la go’aan iyaga oo Bulshadoodu dhisan tahay, haddaanay Somaliland go’inna Soomaaliya ha kula midoobaan dadkooda oo wax taransaday. Waxaan leeyahay, intaydaan dood kale galin dadkiina badbaadiya. Waan diri doonaa waqti aan fogayn khabiir baadha Biyaha halka laga helayo oo waan u soo ballan-qaaday.” Ayuu yidhi Faarax Macallin. Mar la waydiiyay in socdaalkiisu daarnaa in Puntland uu uga dan lahaa oo dhawaanahan Itoobiya u dhiibtay dad u dhashay Soomaalida Itoobiya ee ********iya oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo, wuxuu kaga jawaabay oo uu yidhi, “Somaliland miyaanay gudbinin dad u dhashay Gobolka Soomaalida ee Itoobiya oo la hubo in aan cadaalad la saarayn oo aan xuquuq la siinin…Waxaan u arkaa aragti rakhiis ah.” Sidoo kale, mar uu ka jawaabayay su’aal la xidhiidhay waxa uu kala kulmay dadweynaha reer Laascaanood waqtigii uu tegay, ayaa wuxuu yidhi, “Waxay ka cawdeen dadka xidhnaa oo tiro yar, waxaanay dalbadeen in Maxkamad la soo taago, taasna waan u ballan qaaday, Xukuumadduna sidaan ballan qaaday way fulisay, maalin walbana way ila soo hadlaan dadka ku dhaqan Laascaanood oo waxay leeyihiin, dadka waxyaabahan ka hadlaya waa dad dheregsan ee in wax nalala qabto ayaanu doonaynaa, runtiina way igu hambalyeeyeen socdaalkaygaas.” Waxaanu xusay in aanay jirin wax cadaadis ah oo lagu hayo, haddii ay jirtana ay waajib ku tahay inay ka hadlaan. “Waxyaabahaa aan u tegay waxay ahayd arrimo Bani’aadamnimo, sida aanu iyaga ugu doodayno in wax loola qabto, ayaa waajib na saaran tahay in aanu hubino in aanay jirin dadka deegaankaas cadaadis ku haynin Xukuumadda Somaliland.” ayuu yidhi waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Waxaan jeclaan lahaa sidii aan ku soo arkay magaalooyinka Borama, Gabiley, Hargeysa iyo Burco in ay dhaqdhaqaaqyo ka jiraan magaalooyinkaas.” Gebogebadii, Faarax Macallin wuxuu sheegay in dhawaan ay u qorshaysan tahay in uu ku soo laabto Somaliland oo uu mar kale booqasho ku yimaaddo. “Laasacaanood waan tegay, Buuhoodlena in aan tago waan rabaa, waan tegayaa Ceerigaabo, waxaanan jeclahay in ay noqoto mid waqti dhaw..Markaa waa sheeko basiid ah, ninka u dagaallamaya aee leh Soomaaliya kama go’I karto Soomaaliland, muxuu u leeyahay muxuu u leeyahay Faarax Macallin Laascaanood muxuu u tegayaa. Inta arrintan socdaalkayga ka hadlaysa oo dhan waan ogsoonahay, waayo dawlad baan u shaqeeyaa, waanan ogsoonahay. Ajaanib baa faraha kula jira, waanay kula jireen waligood.” Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
-
Lol but sh dalxis afkee bu kula hadli gordon brown ileen sheikhu af carabi uun bu ku hadlaye
-
Delegation From China Visit Somaliland for Airport Project Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The airport project will kick of soon -
Delegation From China Visit Somaliland for Airport Project Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha oo Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Wefdi Balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha. Warkii 06-Mar-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin,Waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kulayeeshay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha. Waftigaasi oo isugu jira Ganacsato iyo Madax ka tirsan Shirkadaha Madaxa banaan ee Dalka Shiinaha oo Hogaaminayo “Mr. Ji shiaw shie oo ah Maalqabeen Madax u ah Shirkadaha Waaweyn ee Caanka ku ah Dalka Shiinaha, dhinaca Gacansiga iyo Farsamada Gacanta, Waxa ay booqasho gaaban ku yimaadeen Somaliland. Madaxweynaha Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo Hadal kooban waftiga u jeediyey waxu marka hore uu ugu Mahadnaqay waftigaasi socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland oo ah wadankii 7aad ee Africa ee ay waftigu socdaal ku kala bixiyaan iyagoo soo maray Saraf aad u dheer. Madaxweynuhu waxa uu waftiga u sheegay in Shacbiga Somaliland ay marwalba Xasuusan yihiin mashruuca Biyaha ay wali ka cabto Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ah Mashruuc Dhawlada Shiinuhu ay ku Caawisay Reer Somaliland Madaxweynuhu waxa kale oo uu u sheegay waftiga Shiinaha in Somaliland ay tahay wadan Dihin marka ay noqoto dhinaca khayraadka Macdanta una baahan Maalgashi Wadamada Shisheeyaha ah. Madaxweynuhu isaga oo arintaasi sii faah-faahinaya waxa uu yidhi “waxaan ka warqabnaa Shiinuhu in ay yihiin Wadamada Horu u maray ee Danaynaya in ay ka kaalmeeyaan Dalalka Africa arimo farabadan oo ku saabsan Dhinaca Horumarka , sidaa awgeedna waxa uu ka Codsaday waftigaasi Shiinaha in ay ka hawl galaan shirkadaha kalena ay u bandhigaan khayraadka Somaliland ay leedahay oo ay ka mid yihiin dhinaca macdanta Dhuxul dhagaxda Buuraha u dhaw Magalada Berbera oo lagu qadaray Malaayiin tan”. Madaxweynuhu waxa kale oo uu carabka ku dhuftay in ganacsato badani oo Reer Somaliland ahi ay la macamilaan alaabtoodana ka keensadaan Dalka Shiinaha waxana uu sheegay in labada geesoodba u sahli doonto hadii Ganacsatadda Shiinuhu ay Dakada Berbera ka hirgeliyaan Mandaqad xor ah dhinaca Ganaciga ama waxa loo yaqaano Free Zone. Mr. Ji Shiaw Shie, oo isna kulan kaa Madaxweynuhu waftigiisa la yeeshay ka hadlay, waxa uu Sheegay in ay aad ugu hanwayn yihiin wax yaabaha Somaliland ay qabsatay iyada oo aan haysan Aqoonsi Caalamiya, kuwaas oo ay ugu wayn yihiin Nabada, Xasiiloonidda iyo Geedi Socodka Dimurqaadiyadda. Mr. Ji Shiaw shie, waxa uu balan qaaday in Shirkadaha Madaxa Banaan ee Shiinaha u u bandhigi doono waxyabaha ay ku soo arkeen Somaliland iyo Fursadaha Ganacsi ee ka jiraba Somaliland. Waftigaasi inta inta ay joogaan Somaliland waxay kulamo kala duwan la yeelan doonaan Wasiiro badan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawadda, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha iyo Wasiiro kaleba. Kulankaa Waftiga Shiinuhu saaka Madaxweydnaha la yeesheen waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Duulista iyo Hawadda Mudane Cali Warancade, Meeyarka Magalada Hargeysa Eng Husein Mahamuud Jiciir iyo Wakiilka Somaliland ee Dalka Shiinaha Mudane Ahmed Cigaal. Afnugaal News Desk info@afnugaal.com -
Somaliland draws Chinese investors HARGEISA (Somalilandpress) — A 14-member delegation from the People’s Republic of China are on official visit to the Republic of Somaliland to study the economic and investment climate in the country. The delegation which consists of some of China’s leading investors, government officials and members of China’s leading media-houses arrived in the capital Hargeisa on Friday afternoon. They were received at the airport by Ali Mohamed ‘Waran Adde’, Somaliland Aviation minister and Hussein Mohamud , the Mayor of Hargeisa. Mr. Qi told local press that they were delighted with their trip to Somaliland and expressed their desire to invest in number of places in the country. They praised the people of Somaliland for their warm hospitality and for their achievements without international help. Mr. Mohamed said a Chinese firm awarded to renovate and expand Egal International airport to international standards is due to arrive soon along with their equipment and staff. The delegation are expected to remain in the country for the next few days, while some will assist the investment capacity of the country, others are also here for fact-finding mission. The Chinese delegation was accompanied by Ahmed Hassan Egal, Somaliland Special Representative to China, who also thanked the Somaliland authority for their warm welcome. The Mayor of Hargeisa, Mr. Ji’ir, also said that the Chinese were keen to invest in the country and that Chinese-Somaliland relationship were strong. They also said China will assist Somaliland in the education sector and a Somaliland delegation from the ministry of education is expected to travel to Beijing. This is the largest delegation from China to visit Somaliland since declaring the restoration of it’s sovereignty in 1991 after a military campaign against Somalia’s dictator, Maj. Mohamed Siad Bare. On Saturday, the Chinese business and press delegation were received by the President of Somaliland, Mr. Dahir Rayale at the presidential Palace. The president warmly welcomed the Chinese investors and promised them Somaliland’s commitment to work with them in area of common interest including investing in coal mining in the Sahil region as well as developing a free zone facility at the port of Berbera. The president added that Somaliland was a virgin country with known resources and is the ideal place for investment. Mr. Ji Shiaw Shie said they were pleased with Somaliland’s achievements without recognition and promised to showcase Somaliland’s investment opportunities to Chinese private firms. Somaliland is the 7th African nation the delegation has visited in less than a month. Even though Somaliland functions like any state, it is not recognized by any international body. Trade between Africa and China is worth more than $100-billion and this figure is expected to grow in the next years with more Chinese investing in Africa. The Chinese are known for their deals that include commitments to build infrastructure, like roads and railways without interfering with local politics and issues and Africa favours this over the Western policies. The Chinese due to arrive is also expected to rehabilitate some of Hargeisa’s most neglected roads and other infrastructure.
-
Delegation From China Visit Somaliland for Airport Project Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha oo Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Wefdi Balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha, Daawo Written by Qaran News Mar 06, 2010 at 09:27 AM Hargeysa (Qaran News)- Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin,Waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kulayeeshay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha. Waftigaasi oo isugu jira Ganacsato iyo Madax ka tirsan Shirkadaha Madaxa banaan ee Dalka Shiinaha oo Hogaaminayo "Mr. Ji shiaw shie oo ah Maalqabeen Madax u ah Shirkadaha Waaweyn ee Caanka ku ah Dalka Shiinaha, dhinaca Gacansiga iyo Farsamada Gacanta, Waxa ay booqasho gaaban ku yimaadeen Somaliland. Madaxweynaha Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo Hadal kooban waftiga u jeediyey waxu marka hore uu ugu Mahadnaqay waftigaasi socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland oo ah wadankii 7aad ee Africa ee ay waftigu socdaal ku kala bixiyaan iyagoo soo maray Saraf aad u dheer. Madaxweynuhu waxa uu waftiga u sheegay in Shacbiga Somaliland ay marwalba Xasuusan yihiin mashruuca Biyaha ay wali ka cabto Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ah Mashruuc Dhawlada Shiinuhu ay ku Caawisay Reer Somaliland Madaxweynuhu waxa kale oo uu u sheegay waftiga Shiinaha in Somaliland ay tahay wadan Dihin marka ay noqoto dhinaca khayraadka Macdanta una baahan Maalgashi Wadamada Shisheeyaha ah. Madaxweynuhu isaga oo arintaasi sii faah-faahinaya waxa uu yidhi "waxaan ka warqabnaa Shiinuhu in ay yihiin Wadamada Horu u maray ee Danaynaya in ay ka kaalmeeyaan Dalalka Africa arimo farabadan oo ku saabsan Dhinaca Horumarka , sidaa awgeedna waxa uu ka Codsaday waftigaasi Shiinaha in ay ka hawl galaan shirkadaha kalena ay u bandhigaan khayraadka Somaliland ay leedahay oo ay ka mid yihiin dhinaca macdanta Dhuxul dhagaxda Buuraha u dhaw Magalada Berbera oo lagu qadaray Malaayiin tan". Madaxweynuhu waxa kale oo uu carabka ku dhuftay in ganacsato badani oo Reer Somaliland ahi ay la macamilaan alaabtoodana ka keensadaan Dalka Shiinaha waxana uu sheegay in labada geesoodba u sahli doonto hadii Ganacsatadda Shiinuhu ay Dakada Berbera ka hirgeliyaan Mandaqad xor ah dhinaca Ganaciga ama waxa loo yaqaano Free Zone. Mr. Ji Shiaw Shie, oo isna kulan kaa Madaxweynuhu waftigiisa la yeeshay ka hadlay, waxa uu Sheegay in ay aad ugu hanwayn yihiin wax yaabaha Somaliland ay qabsatay iyada oo aan haysan Aqoonsi Caalamiya, kuwaas oo ay ugu wayn yihiin Nabada, Xasiiloonidda iyo Geedi Socodka Dimurqaadiyadda. Mr. Ji Shiaw shie, waxa uu balan qaaday in Shirkadaha Madaxa Banaan ee Shiinaha u u bandhigi doono waxyabaha ay ku soo arkeen Somaliland iyo Fursadaha Ganacsi ee ka jiraba Somaliland. Waftigaasi inta inta ay joogaan Somaliland waxay kulamo kala duwan la yeelan doonaan Wasiiro badan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawadda, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha iyo Wasiiro kaleba. Kulankaa Waftiga Shiinuhu saaka Madaxweydnaha la yeesheen waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Duulista iyo Hawadda Mudane Cali Warancade, Meeyarka Magalada Hargeysa Eng Husein Mahamuud Jiciir iyo Wakiilka Somaliland ee Dalka Shiinaha Mudane Ahmed Cigaal". -
Wafti Balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha oo galabta dalka yimid daawo Written by Qaran News Mar 05, 2010 at 09:52 AM Hargaysa,(Qaran News)- Waxa maanta galinkii danbe madaarka caalamiga ah ee Egal Intrenational Airport-ka soo degay wafti balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha. Waftigani oo ka koobnaa 14 toban xubnood, waxa ay ka koobanaayeen ganacsato waaweyn iyo qaar ka mid ah saxaafada ugu balaadhan ee ka hawl gasha dalkaasi Shiinaha qaarkood, waxa sidoo kale ka ku jiray xubnahani tiradaba dan xubin ka mid ah dawlada dalka Shiinaha, waxa sidoo kale waftigani socdaalkooda ku weheliyay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Shiinaha mudane Axmed Xasan Cigaal Waxa waftigaasi iyana madaarka ku qaabilay wasiirka duulista iyo hawada mudane Cali Maxamed Warancadde oo uu ku weheliyo duqa caasimada Somaliland mudane Xuseen Maxamed Jiciir. Wasiir Cali Warancadde oo qolka nasashada ee madaarka saxaafada kula hadlay ayaa soo dhaweeyay waftigani ka socda dalka Shiinaha, waxa aanu wasiirku sheegay in ay xukumad ahaan ka go'antahay soo dhawaynta cid alaale iyo cidii maalgashanaysa Somaliland isla markaasina ay, aad ugu faraxsanyihiin waftigani in ay dalka yimaadaan waxa aanu sheegay in ay wada gayn doonaan dalka oo dhan gaar ahaan meelaha ay xiisaynayaan oo u badan maalgashi, waxa aanu soo dhaweeyay xidhiidhka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee Shiinaha iyo Somaliland oo maraaya heer wanaagsan Wakiilka Somaliland ee dalka Shiinaha mudane Axmed Xasan Cigaal oo isna hadal kooban ka soo jeediyay socdaalkooda ayaa aad iyo aad ugu mahad naqay xukumada Somaliland sida ay u soo dhawaysay waftiga, waxa aanu sheegay in ay waftigu yihiin kuwo dalka doonaaya in ay maal gashadaan iyo kuwo xaqiiqo raadis ah, isla markaasina ay waftiga xubin ka mid ahi uu ka socdo dalka shiinaha. Dhanka kalena xubin ka mid ah waftiga oo la yidhaa Mr Qi, oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaatinkiisa uu yimid Somaliland, waxana aanu u hambalyaynaynaa shicibka iyo xukumadaba waxa ay qabsadeen, waxa aananu u soconayaa maalgashi sidii dalka loogu samayn lahaa iyo sidii aanu u ogaan lahayn xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland, waxa aananu ku rajo waynahay in wax waliba ay guul ku dhamaan doonaan.. Sidoo kale waxa la filayaa dhawaan in ay shirkad laga leeyahay dalka Shiinahu ay bilowda dib u dhiska madaarka weyn ee magaalada Hargaysa, taasi oo ay shirkadaasi qandaraas ku qaadatay hirgalintiisa, hadaba ma aha markii u horayasay ee wafti ka socda dalka Shiinahu uu dalka yimaado hase ahaatee kani waa kii ugu balaadhnaa ee dalka yimaada, waftigani ayaa ka hor intii ayna dalka iman waxa ay soo mareen dalal badan oo caalmka ah, socdaalkoodaasi ay hada ku yimaadeen Somaliland lama sheegin inta uu qaadan doono.
-
Good news mashallah
-
No election happened in puntland it was like this imisa farood baa loo tagay faroole affar imisa farood ba lo tagay ilka faruur. Haye farta ku duuga intay nay fransiisku badahheena qabsan , Calling that a election is a crime against Democracy
-
Arab League condemns Israel over Somaliland recognition
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Israill Anigu hadaan safiirka tel aviv noqonayo noqdo adeer wa war fiican -
Didn’t puntland tried once before I believe it was in 2004 some where in October , but they failed miserably, And Brought 30.000 Ethiopian troops in the capital city of Somalia. I think puntland can never be a solution to anything called Somali.
-
Arab League condemns Israel over Somaliland recognition
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Horta its true The Somaliland recognition has become a disease to all the Non somalilanders. I mean even the So called arabs are shitting in their pants. The koonfurians are holding their breath. And ina rayaale na si nafiis ayuu u fadhiistay sidisi bu lugaha kala fogeyey -
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Wa been warkaasi Waxba kama jiran erey run ah xata maqaalka kuma jiro
-
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Sacad *Ducaale: Dalmar, you see even your uncle is defending Farax Macaaliin it's time you keep up with the reality. I was listening 2 farax macalin on bbc and he was saying caleemo qoyan ba lanugu so dhaweye laascanood iyo gobolka sool farda lanugu so galbiyey -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
Xaaji Xunjuf replied to Juje's topic in Politics
Originally posted by 'Dalmar': I don't what you think Dajiye, I know the majority of people from Western Somalia support Daraawiish and thier struggle agiast somalidiid Markaa haa iga yaadhsiin in aan ku dhado soomaali Galbeed wax uga majirtu inay xabashi wax la qaybsadaan, taa igama kaa qabato wax Pirateland iyo kilinka 5 la dhaho majiraan, malaa waad ku riyootay, There is Puntland state of Somalia and Western Somalia, Somalis should respect each other, if we want to be United States of Somalia imika ma waxad simaysa Shacabka Somaliland iyo Amxaarada cajib waleh. Dajiye wuxu la dagaalamaya oo iska xoreynaya oo uu duurka u jira inu iska saaro Amxaarada dhulkisa, Adiguna Anigaad ii aragta Inan injir Ku cunsiinayo. -
W. boosaha iyo isgaadhsiinta JSL oo canbareyn kulul usoo jeediyey waiirka arimaha dibada Kenya iyo maamul ka puntland ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland . ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland gudoomiye ku xigenka baarkalamanka Kenya faarax macalin. Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta aya waxa uu sheegay inu gaashaan ku khaldan yahay inuu canbaarayn ujeediyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya faarax macalin waxaa wasiirku sheegay in faarax macalin xaq u leeyahay inu booqdo soomaliland,puntland iyo somaliyaba. Wasiir cali ayaa sheegay in farax macalin deegaankiisa labaad uu yahay g.sool sidoo kale wasiir cali wuxuu sheegay inaysan jirin cid eedayn karta imaatinka isaga iyo waftigiisa Wasiir cali ayaa sheegay inuu u mahad celinayo waftiga faarax macalin ayna guul usoo hooyeen dowlada Kenya Sidoo kale cali sandule wuxuu sheegay in Kenya ay tahay eesha ay joogaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee deeqaha siiya wadamo badan oo Africa ah somaliland’na ku jirto waxaa kaloo wasiirku sheegay in mar hadii waftiyada Kenya ka imaanaya Somaliland la canbaaraynayo ay Somaliland la so wareegi doonto haayadaha deeqaha siiya eek u sugan wadanka Kenya caasimadiisa Nairobi, ina soo wareejindoonaan caasimada s/land ee hargeysa Waxaa kaloo wasiir cali sheegay in imaatinka waftiga faarax ay tahay mid isku soo dhawaynaysa xidhiidhka bulshooyinka Somaliland Kenya iyo waliba xidhiidhka somaliya iyo Kenya Isku soo wada duuboo hadalka ka soo yeedhay wasiir cali sandule ayaa ahaa mid uu ku dhaliilayo wasiirka arimaha diba Kenya iyo kan maamul wadaaga p/land maxamed faarax ciise Gaashaan Gabiley Desk lasanod Office
-
oo ma durbaba
-
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Zack: Now you are being silly adeer, Faroole is a founding father of Puntland state. The man you are talking about is an MP in the government that massacred his people. Zack you are losing the battle here, dont lap dance for secessionist its not a good thing. At least Faroole is more than an equal for Riyaale. How many fathers does puntland have i thought adbilahi yusuf was the founding father of puntland -
Originally posted by xiinfaniin: This shows the depth of trouble Farah Moalin finds himself. He is endorsed by the man who asserted Adis kids are closer to Hargeysa than those in Xamar. Today the mad man in his praise to Farah, insulted Kenya's FM Faisal cali waraabe waleh wa libaax awoowgi ba tallin jiray