-
Content Count
30,121 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Madaxweyne ku xigeenka oo Dalka ku soo Waajahan Written by Qaran News Apr 08, 2010 at 12:14 PM Paris,(Qaran News)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shalay ka soo ambabaxay dalka Faransiiska oo uu in muddo ah u joogay hawlo Caafimaad Sida ay sheegeen warar ku dhawdhaw Madaxweyne ku xigeenka Socdaalkiisa waxa la filayaa inuu maalmaha soo socda soo gaadhi doono Hargeysa balse inta ka horaysa waxa la filayaa inuu soo maro imaaraatka Carabta oo uu ku hakan doono Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne ku xigeenka ayaa haatan ah mid aad u fiican sida la sheegay waxaana uu imika in muddo ah dalka faransiiska u joogay la tashiyo uu la samaynayay dhakhaatiirtii dawaynaysay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu muddo laba bilood ka badan dalka uga maqnaa arrimo Caafimaad kadib markii ay soo waajahday xaalad Caafimaad oo looga maarmi waayay in loo qaado debdda iyadoo marka hore qorshuhu ahaa inuu tago dalka Jarmalka balse markii danbe ku hakaday faransiiska oo uu ka helay dhakhtar uu Maraykanku leeyahay oo ku yaala duleedka magaaladda paris Waaheen
-
100s of Xizbul Soldiers headed to: Mataban-Dhusomareb
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
Ahlu sunna wal jamaca Will push them back, back to hiiraan you will see there will me some serious karbaaashing there -
Originally posted by General Duke: quote:Let bygones be bygones indeed. We've made Riyaale our Prisdent what are you talking about son? lol. Riyaale as a memeber of the "brutal regime" is ok. However the Somali people, flag & capital that did nothing to the people of the NW are bad? Thats what we are talking about son. That warped logic of yours. Somalilanders Forgave each other for the sake and the future of somaliland and its going great so far , I don’t see any problems
-
SNM demonstration in the begin 80s In London Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: Only if those in the demo new that thier struggle to overthrow will be turned into creating a phantom state led by a junior Siyad security officer Riyaale dalku u dhashay wuxuna ka mid aha dadki la xoreyey. marka anaga oo uu ogal inu midhaheeda cunno, beerta somaliland ba anaga falnay -
SNM demonstration in the begin 80s In London Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
yeah the Somaliland Diaspora in the Uk was very involved with the SNM, and the liberation of their country. This was a demonstration outside the Somali embassy in London -
waxani dee maha gabay wa buranbur ama afaray markay ugu baddato , wax micno oo saaso oo ay ku fadhido wey iska yartahay.
-
AFWAYNE FASCIST MASS MURDERER & DICTATOR THIS IS YOUR END
-
Even in Hargeysa, UN Development Projects Plan Reflect One Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: What you say does not matter much, xaaji. Another truth is without recognition, and with the prospect of Somalia’s rebirth, you and the region you represent would easily fall in line singing the national anthem you helped compose That’s What you like to see Somalia’s Rebirth But that’s far from the actual truth there is no way Somalia will have a functional state or a powerful government that resembles the former Siyaad bare government not going to happen. Somalia’s only Solution is to Go back to our former Colonial borders and fix the problem we caused with the 1960 unity, which failed all Somalis. The only song I will be singing the next century is Somaliland dalkayga somaliland dadkayga get used to it -
Even in Hargeysa, UN Development Projects Plan Reflect One Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
The only truth is that Somaliland Government responded in a very mature way, And me being part of Somalia is a dream that will never come true xiin. -
jaahil somali ayaa waxan tiriyey
-
Even in Hargeysa, UN Development Projects Plan Reflect One Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Oh no he prefers and Likes Somaliland to be part of the failed koonfuria. But don’t worry No undp meeting in our own Country Can Stop Somaliland’s Self determination -
Well Done Somaliland government
-
Even in Hargeysa, UN Development Projects Plan Reflect One Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Somaliland response Somaliland oo Albaabada u xidhay Shir ay UNDP ku soo Bandhigtay Qorshe ay doonaysay inay ka fuliso Written by Qarannews Apr 07, 2010 at 11:32 AM Xukuumadda Somaliland oo Albaabada u xidhay Shir ay UNDP ku soo Bandhigtay Qorshe ay doonaysay inay ku fuliso Somaliland oo ay soo Ansixisay Dawladda Sh Shariif Hargeysa-(Qarannews)-Wasiir ku xigeen wasaaradda qorshaynta Qaranka Axmed Xaashi ayaa shalay irridaha u xidhay Shir ay Hay'aadda UNDP ku soo bandhigtay qorshe xukuumadda Somaliya soo Ansixisay oo lagu taageerayo Somaliya, halkii laga filayay inay keento qorshe Somaliland u gaar ah oo lagu Horumarinaayo 2010-2012 ka taasoo ay hore xukuumadda Somaliland ugala hadashay Hay'addaha Caalamiga ah arrintaasi sanadkan bilowgiisii Hadaba shirkii shalay oo la filayay in lagu sii ambaqaado qorshihii shanta sano ahaa ee shanta milyan ku baxaysay ayaa markiiba joogsaday kadib markii sarkaal ka tirsan hay'adda UNDP uu bilaabay inuu madasha ka akhriyo qorshe loogu talagalay Somaliya oo ay soo Ansixisay Dawladda Sh Shariif, dhacdadan ayuu markiiba ka cadhooday wasiir ku xigeenka qorshaynta ee Somaliland waxaanu markiiba xidhay shirkii iyadoo ay saraakiishii iyo Ururadii bulshada ee Somalilandna ka baxeen Wasiir ku xigeenka qorshaynta oo faahfaahinaya sababta uu u xidhay shirka ayaa yidhi " waxay inoo samaynayeen qorshe shan sanadood ah oo Somaliland u8 gaar ah qaabkii ay qorshahaas u soo samaynayeena horaanu ugu dirnay, nasaab daro waxay soo dhigeen qorshihii Somalia, waan ka joojiyay mikirifoonkiina waan ka qaaday waxaanan u sheegay inaanay waxan oo kale iyo qorshe aan ina khusaynin dalka keenaan, waxay nagu yidhaahdeen waanu khaldanay qorshihiinii ayaanu soo samaynaynaaye shirka ha xidhina fusad na siiya, laakiin waanu ka diidnay, kadib caawa ayaanu balansanayn inaan ka soo hubiyo inay diyaariyeen iyo inkale waanan soo hubiyoo may diyaarin sidaas darteed si rasmiya ayaanu u joojinay shirkaasi illaa intay ka keenayaan qorshe inoo gaar ah" Waaheen -
Even in Hargeysa, UN Development Projects Plan Reflect One Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfanin why do u love us to be part of a Failed state -
Originally posted by General Duke: ^^^lool. Dahir Riyaale Kahin secured a great deal of money at the expense of the SNM militia. He also secured that NW, will never be recognised as a seperate state.. I know the snm militia still gives you nightmares , and with daahir riyaale kahin as our commander in chief , things don’t go really well for you
-
Dahabshil Meets With Puntland Regarding Opening Bossaso HQ. Pictures
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Good news Mr dahabshil -
Duke your just being frustrated that your government in Mogadishu and your pirate state cant get along and that sh dalxiis has always the upperhand there is no need for sh dalxiis to visit garowe, the former butcher of galkacyo Was chilling in garowe under the banner Of the TFG, now how sad is that. And the upper pirate of Puntland could not do anything about it , Sorry I am not hating anyone I am just stating the facts
-
Originally posted by General Duke: Xaji, with all your waffle. There is no "Somaliland" as a whole it is still only NW Somalia. It is unrecognised by anyone. You have a flag, parliment, "president" so does Puntland. Thus you, Puntland and the south are still part of Somalia. The only difference is, Hargaysa is ruled by a former Siyad Barre spy, no where else is this true. Fact is Puntland is run By Sh dalxiis and they are happy with their current situation We on the other hand are not part of that mess , Walaqo sxb The biggest difference between me and you Duke is I am A nation of many tribes. And you my friend is a pirate who runs 2 districts in Somalia with the blessings of Sh dalxiis .
-
Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: I never failed, my country is intact my institutions are working, my capital is not in the hands of anarchist, my president is not A pirate , the only person who feels that he is missing something is you Dukey, but your mini pirate state failed and Somalia as a whole is a total failure. War xaaji, your statement conflicts each other. You mention at one point your country is intact with functioning institutions and the end of you bluh bluh, you stated that Somalia as a whole is total failure.. Am I missing something here. I was out for a week and wondering in that week of my absence if the clan nation is recognized and you are no longer with Somalia... If so I haven't noticed the celebration and many of you die hearts are still around. Having you had heart attacks for the good news. Somalia as a whole does not Include my country it includes the pirate state that’s what I meant When I say Somaliland as a whole then I am talking about Somaliland But Somalia as a whole means the Koonfurians including the pirate state
-
Originally posted by General Duke: ^^^lol. I don’t much care who governs NW Somalia, as long as the secessionist aims are frustrated. The fact that there is no election, that Riyaale is holding on to power through force, highlights for all of us that the secessionist project and claims of recognition are hot air. The SNM, legacy is this, a former NSS chief, Mugging their elections and feeding the clan pride with false tales of getting one over the clan of The SSC. President rayaale is being hated on because he is doing something right The only one who is frustrated is you, we are not complaining , only you feel left out losing parts of your So called pirate state , A prime minister who incompetent of securing a normal Deal with in the federal government. A prime minister who is being dictated by his own cabinet members. I can feel your frustrations in Somalia and its not getting better Any time soon
-
Originally posted by General Duke: ^^^I dont want anyone kicking Riyaale out, he serves the purpose of keeping the NW in the republic, with his constant Mugging of the SNM aspiration for secession. Anywho its all good in Morgan-ville. So you want rayaale to stay in office , then why keep mentioning the election, if you want that president rayaale to stay in office , you should , be on his side no matter what.
