Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Jamelia whats so funny an african president is Congratulating another prime minister
  2. Originally posted by Oodweyne: ^^^ Hadaad Hiil Hinaastey, Aadse Itaal U Weydey; Ma Af-kaad Ku Ciil Bixi, Ileyn Cid-laad Ka Hanjabeysaaye!! Salaan carabay
  3. Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Doorashada Madaxtooyada U Cayimay 26 June ee 2010 Written by Qarannews May 13, 2010 at 12:52 PM Hargeysa,(Qarannews)-Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa mudeeyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomayso doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ah 26-June ee sanadkan.isla markaana ugu baaqay Axsaabta qaranka inaanay ku dhaqaaqin olole ilaa inta ay komiishanka doorashooyinku u cayimayaan, Sida waxa uu Afhayeenka Komiishanka doorashooyinka Somaliland Md. Axmed Maxamed Xirsi Geele uu kaga dhawaaqay Shir-jaraa’id oo uu galabta ku qabtay xarunta Komiishanka ee Magaalada Hargeysa. Afhayeenku waxa uu intaasi ku daray inay maanta duhurkii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ay kulan ay la yeesheen ay ugu gudbiyeen qoraal rasmi ah oo ay saxeexeen todobada xubnood ee guddida doorashooyinku wakhtiga loo cayimay doorashada madaxtooyada. Md. Maxamed Axmed Xirsi Geele waxa uu sheegay inuu madaxweynuhu la qaatay wakhtigan ay u cayimeen, hasayeeshe ay ka sugayaan inuu digreeto ku soo saaro maalinta loo cayimay doorashada Madaxtooyada oo ah maalin Sabti ah 26 bisha June ee Fooda inagu soo haysa. 26-June waa maalin taariikhda Somaliland baal-dahaba kaga jirta, waana maalintii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimadii madaxbanaanideeda ka qaadatay boqortooyada Ingiriiska 26 1960-kii, iyada oo boqortooyada ingirisku xukumi jirey Somaliland 83-Sanadood. “Doorashadu waxay dhacaysaa 26 June ee soo socota, maalinta Sabtida oo waafaqsan 14 bisha Rajab taariikhda ayaa komiishanku isku raacay, marka aanu aragnay sida ay hawshu noogu socoto, ayaanu garanay in wakhtigaas lagu qaban karo doorashada madaxtooyada”ayuu yidhi Afhayeenka komiishanka doorashooyinku Maxamed Axmed Xirsi Geele. Afhayeenka Komiishanku waxa uu Shacbiga reer Somaliland ugu baaqay inay si nabdoon kaadhadhka Cusub ee Codbixiyayaaasha u qaataan. Next> Back
  4. Originally posted by Thankful: Who are the opposition leaders? The presidential Candidate For the Kulmiye party Mudane Axmed maxammad maxamuud Silanyo Vice presidential candidate for the Kulmiye Mudane Abdirahman Seylici The presidential candidate for the Ucid party Mudane faisal cali xusseyn Vice president Candidate for the ucid party Mudane dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan The presidential candidate For the udub party Mudane Daahir rayaale kahin Vice presidential Candidate for the udub party Mudane Axmed yusuf yasin
  5. A historical day 26 June 50 years after independence Somaliland will have a Free and fair registrated Elections
  6. War Deg Deg Ah: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Doorashadu Dalka Dhacayso Hargeysa (Oodweynenews)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa hada ku dhawaaqay in 26-ka bisha juun ay dalka ka dhacayso doorashada madextooyada. Cayimaadan waxaa ku dhawaaqay xubnaha komishanka doorashooyinka oo hada 5: 00 galabnimo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta komishanka ee caasimada Hargeysa, waxaanay ku dhawaaqeen in doorashadda madextooyada Somaliland ay dalka dhici doono 26-ka bisha juun oo ay inaga xigto bil iyo badh. Sida oo kale xubnaha komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in ay hawsha qaybinta kaadhadhku dalka si fiican uga socoto, waxaanay shacabka u soo jeediyeen inay ilaaliyaan nabadgaliyada. Iyaga oo raaligelin ka bixiyey dib u dhicii saaka ku yimid furitaanka qaar ka mid ah goobihii qaybinta kaadhadhka. Khaddar Ali Hussein [Khadar-shiine] khadarshiine@hotmail.com Oodweynenews.com/Harg/Office
  7. No godane is From Ethiopia Originally Good job Culumada reer somaliland
  8. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wafti kale oo soo gaadhay Laascaanood. Warkii 12-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti uu horkacayo gudoomiyaha ololaha doorashooyinka gobolada Bari ee xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdi gaboose iyo xubno kale oo uu ka mid ahaa siyaasiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Cali Siciid Raygal oo ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada iyo guud ahaan deegaanadii ay soo mareen waftigan oo maalmahanba laga sugayay magaalada. Waftigan ayaa lagaga hortagay degmada Adhicadeeye, halkaasoo taageerayasha xisbiga ee gobolka iyo dadweyne fara badan ku sugayeen, iyaga oo isu gelbiyay dhinaca magaalada, waftiga ayaa markuu soo gaadhay magaalada,waxa si toos ah u tagay hotel Xamdi, halkaasna kula hadlay boqolaal taageerayaasha xisbiga, waxaana soo dhaweynta watiga ka qayb qaatay xubno ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye oo hore ugu sugnaa magaalada oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdiwaaxid, xildhibaan Baashe Maxamed Cade iyo Fu,aad Aadan Cade iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka sool. Waftiga ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, waxayna sheegeen inay u yimaadeen si ay taageerayaashooda ku dhiiri geliyaan, si, u qataan kaadhka cusub iyagoo sidoo kalena u sheegay inay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Dhinaca kale waxaa isla maanta magaalada gudaheeda laga dareemayay dhaliyarada iyo taageerayaasha xisbigu UDUB oo samaynaya banaanbax ay ku muujinayaan taageeradooda, iyagoo socod iyo gaadiid ku soo maray dariiqyada kala duwan magaalada,waxayna markii danbe shir jaraa,id ugu qabteen meel fagaare ah ,arimahan ayaa ku soo beegmaya xili uu saaka soo galay magaalada wafti uu hogaaminayo Dr. maxamed Cabdi Gaboosi, waxaana halkaasi kula hadlay gudoomiyaha xisbiga UDUB ee gobolka sool Cabdi Cabdilaahi Liibaan, isagoo sheegay in xisbiga kulmiye uu ka masuul yahay mudaharaado ishuwan oo saaka ka dhacay magaalada . Isku soo wada duuboo mudaharaadayaal saaka lagu arkaya wadooyinka kala duwan ee magaalada ayaa qaarba cod ku dhawaaqayeen iyadoon la garanayn sababaha rasmiga ah ee ka danbaysa mudharaadkaas. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
  9. Dadkan ayaa waxay kaloo qaadayeen Heestii Saado Cali ee "Libdhi Maysid Laascaanood laba maaha Wadankeenu" waxad noqoteen kuwi mad madooba eeh qaadi jiray wade in the water oo childeren wade in the water
  10. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wafti kale oo soo gaadhay Laascaanood. Warkii 12-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti uu horkacayo gudoomiyaha ololaha doorashooyinka gobolada Bari ee xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdi gaboose iyo xubno kale oo uu ka mid ahaa siyaasiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Cali Siciid Raygal oo ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada iyo guud ahaan deegaanadii ay soo mareen waftigan oo maalmahanba laga sugayay magaalada. Waftigan ayaa lagaga hortagay degmada Adhicadeeye, halkaasoo taageerayasha xisbiga ee gobolka iyo dadweyne fara badan ku sugayeen, iyaga oo isu gelbiyay dhinaca magaalada, waftiga ayaa markuu soo gaadhay magaalada,waxa si toos ah u tagay hotel Xamdi, halkaasna kula hadlay boqolaal taageerayaasha xisbiga, waxaana soo dhaweynta watiga ka qayb qaatay xubno ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye oo hore ugu sugnaa magaalada oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdiwaaxid, xildhibaan Baashe Maxamed Cade iyo Fu,aad Aadan Cade iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka sool. Waftiga ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, waxayna sheegeen inay u yimaadeen si ay taageerayaashooda ku dhiiri geliyaan, si, u qataan kaadhka cusub iyagoo sidoo kalena u sheegay inay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Dhinaca kale waxaa isla maanta magaalada gudaheeda laga dareemayay dhaliyarada iyo taageerayaasha xisbigu UDUB oo samaynaya banaanbax ay ku muujinayaan taageeradooda, iyagoo socod iyo gaadiid ku soo maray dariiqyada kala duwan magaalada,waxayna markii danbe shir jaraa,id ugu qabteen meel fagaare ah ,arimahan ayaa ku soo beegmaya xili uu saaka soo galay magaalada wafti uu hogaaminayo Dr. maxamed Cabdi Gaboosi, waxaana halkaasi kula hadlay gudoomiyaha xisbiga UDUB ee gobolka sool Cabdi Cabdilaahi Liibaan, isagoo sheegay in xisbiga kulmiye uu ka masuul yahay mudaharaado ishuwan oo saaka ka dhacay magaalada . Isku soo wada duuboo mudaharaadayaal saaka lagu arkaya wadooyinka kala duwan ee magaalada ayaa qaarba cod ku dhawaaqayeen iyadoon la garanayn sababaha rasmiga ah ee ka danbaysa mudharaadkaas. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
  11. Mr somalia no its badhan , where do u get baran from U have that Koonfurian accent mar walba waxaad tirahdin wa gabar, marka la idin yidha na badiya wa gabdho bay ku odhanayan maad tirahdiid wa gabaro markaasna , afsomaliga so barta
  12. Viva Ucid viva udub Viva Kulmiye And last but not least Viva Jamhuuriyada Somaliland taasa ugu muhimsan
  13. ^^ war cayda baddan inaga da manad sii qof weyn u hadli karayn Hooyo cay ma leh
  14. The blue flag is meaningful to some people and gives them strength and spirit in hard times especially when Somalia is going trough hard times now. I don’t think the independent Republics Djibouti And Somaliland, have a problem With Somalia’s Flag.
  15. Welcome back Mr rayaale , doorashadii ma uu diyaar garoowday
  16. Wararkii ugu danbeeyay ee Waftiga Madaxwaynaha JSL oo Saaka ku soo guryo noqday magaalada Hargeysa halka dadka inta badan ka sugayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera (Sawiro) Hargeysa (GNS)Wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa saaka ku soo guryo noqday Saaka aroortii , isagoo u baxay safar qaatay sadex todobaad soona maray wadamada Djabuuti, itoobiya Emaratka iyo wadanka Faransiiska oo qaatay safarka intiisa ugu badnayd, halkaas oo uu lakulmay madax ware oo katirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Faransiiska oo u hogaaminayo madaxda sare ee uu lakulmay Wasiirka arimaha dibada ee dalka Faransiiska Bernard Kouchner. Waftiga Madaxwaynaha JSL Daahir Riyaale Kaahin oo saaka si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Egal Internatiuonal airport oo uu saaka kasoo dagay, ayaa waxa soo dhaweeyay dad wayna aad u badan iyo madaxsare oo katirsan golaha wasiirada ,golaha baarlamaanka iyo golaha guurtida Somaliland, iyo madax sare oo ka tirsan xisbiga talada dalka haye ee UDUB. Saaka oo ilaa intii aanu soo dagin madaxwayne Riyaale ayaa waxa wadada tumnaa dadwayne badan oo luxayay calanka xisbiga UDUB waxaanay ku dhawaaqayeen haldhigyo ay ku taageerayeen madaxwaynaha JSL mudane Daahir Riyaale Kaahin. Madaxda xisbiyada mucaardika ah oo aan kasoo xaadirin goobta ayaa dhaliilay dhaafkii ugu danbeeyay ee madaxwayne riyaale dibada ugu baxay iyagoo sheegay in haatan wakhtiga lagu jiro aanay haboonayn in madaxwaynuhu dibada u baxo, waxaanay xisbiyada mucaaridka ah ku adkaysanayaan in haatan wadanka loo guntado sidii doorashada looga miro dhalin lahaa iyadoo laga ilaalinayo waxkasta oo carqalad galin kara doorashada la filayo inay ka dhacdo bisha Juun badhtankeeda. Waftiga madaxwaynaha oo saxaafada kula hadlay qolka martida ee garoonka ayaa war koooban ka siiyay socdalkisii uu dibada ugu baxay isagoo tilmaamay in socdaalkiisu uu dibad ugu baxay gaar ahaan wadanka Faransiiska uu ahaa guul.
  17. jacaylbaro Anigu i just want whats best for somaliland ,waxano kalo rabba inay dadka somaliland jaaniis la siiyo sii ay riyaale iyo udub u doorteen 2003 jaanis la siiyo , wax alalee waxa ka so baxo wanu aqbalayna Cowkena kumu aha lol, Ma ki dawakhsane eeh reer bugland Sacad yes security is Important But we also need wax qabbad from dawlada Inshallah guul somaliland
  18. Yeah but sacad that’s the last election lots of things changed and reer sanaag really want change also Why do you think the sanaag elders want to create a port in maydh its because udud didn’t do much for reer sanaag. You see clearly people want change.
  19. Wafti ka socda xisbiga Kulmiye oo kulan la qaatay bulshada Laascaanood.Daawo. Warkii 10-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti ka socda xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye oo ay ka mid yihiin gudoomiye xigeenka baarlamaanka Baashe Maxamed Cade iyo Fu'aad Aadan Cadde,iyo weliba masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaas ayaa kulamo kala duwan la leh qaybaha kala duwan ee bulshada reer Laascaanood,iyagoo kala hadlay doorashooyinka soo socda iyo inay xisbigaas codkooda siiyaan,iyagoo soo bandhigay barnaamijka xisbigaas. Xaga hoose ka daawo kulankii waftigu la yeeshay bulshada reer Laascaanood. Video
  20. I think all campaigners should given a chance to campaign and address the Somaliland people, from every region.