-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Bosaso oo la diley 12 Jun 12, 2010 - 4:41:37 AM Waxaa maanta 12.06.2010 duhurnimadii bartamaha magaalada Bosaso lagu toogtey Xeer Ilaaliye ku-xigeenkii Maxkamada darajada koowaad ee Bosaso islamarkaana ahaa guddoomiyaha Maxakamada Cali Jaamac Qalas. Xeer Ilaliyahan la diley ayaa labadan xil u ahaa ku-sime kadib markii Madaxweynaha Puntland horey xubno looga badaley garsoorka Puntland. Dhinaca kale Cali Jaamac Qalas ayaa ka tirsnaa ciidamada dambi baarista Puntland CID balse xilalkaan u sii qabtey KMG ahaan. Alaha u Naxariiste wararka ayaa intaas ku daraya in Xeer ilaliyaha waqtiga la diley uu kasoo baxey maxakamada kadib-na 3 nin oo dabley ah la beegsadeen rasaas iyadoo ay weheliyeen markaas ilaaladiisa gaarka ah kuwaasoo ku dhaacmay rasaastaan. Goobta dilka ka dhacey ayaa u dhoweyd suuqa sarifka lacagaha ee Bosaso kasoo tacshiiradii halkas ka dhacdey ay sidoo kale wararku shegayan ay ku dhaawacmeen labo nin oo ganacsato ah. Lama oga kooxaha dilka gaystey balse waxaa jirey dilal horey uga dhacey Puntland gaar ahaan magalada Bosaso kuwaasoo lala beegsadey saraakiil ka tirsan dowladda. Dhinaca kale wararka ayaa sheegaya in dilkaan yimid xilli ciidamada amniga Puntland xirxireen dad lagu tuhun sanyahay iney ka dambeyan dilalkaan kuwaasoo lalo beegsado dadka wax ku oolka ah ee gobolka. Dilalkaan gaadmada ah oo ka dhici jirey magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayaa wayadaan dambe hoos u dhacey madaama ciidamada amniga howlgalo balaaran ku qaadeen dadka gaysta falal dambiyeed-yadaan. GAROWE ONLINE
-
Ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Boosaaso Oo La Dilay- Lasanod Online. Saturday, June 12, 2010 Qof la dilay- Sawir kayd ah. Boosaaso,(Lasanod Online)- Kooxo Bastoolado ku hubaysan ayaa duhurnimadii maanta toogasho ku dishay ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Boosaaso. Kooxdan oo aan la garan ayaa duhurnimadii maanta Gudaha Suuqa Sarifka Boosaaso ku dishay ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha oo ay la beegsadeen Bistoolad. Allaha u Naxariistee Col. Cali Jaamac Qalas ayaa waxaa toogtay Saddex dhalinyara ah xilli uu ku sugnaa Suuqa Sarifka bartamaha Magaalada Boosaaso, kooxda falka geysatay ayaa baxsaday oo ku dhuuntay shacabka dhexdiisa. Raga dilay Masuulkan ayaa la sheegayaa in ay la begsadeen rasaas faro badan Marxuumka, ka dibna ay ka carareen goobta ay dilka ku geuysteen oo ahayd meel suuq ah. Col. Cali Jaamac Qalas ayaa maydkiisa waxaa goobtaka qaaday Ciidanka Booliiska oo markiiba yimid goobta dilka uu ka dhacay. Wax war ah kama soo saarin maamulka Puntland iyo Saraakiisha gobolku dilkan masuulkan, waxaana gudaha Boosaaso ay Booliiska ka samaynayeen howlgal ay ku baadi goobayaan Kooxdii dilka geysatay. Wariye: Fadumo M. Hassan Admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia
-
Mudug Governor Bans Any Talks With SSC Political Movement
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
^^ Dont ask him hard questions hadi kale wa inu suaalahaas khuusuusiga so weydiyo -
^Somalia And Somaliland are better of with out Siyaad bare and the Marxist regime.
-
muj xassan kayd may allah bless his soul
-
Cowke that was just an example There are millions of projects Similair to that one, any how why are you Comparing a pirate Clan state To a country , but its good if it motivates our little pirates in the east
-
As usual you are Totally misinformed , if the pirate state habarti dhuusta ba ,eeh guri yar meel ka taagta xadhig ka jarranoo ay madaxda budhcad badeedku ka so qeyb gallan dee adeer dunida sida uma shaqeyso Here are some recent projects of somaliland , Xadhiga laga jaray
-
Originally posted by Che -Guevara: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Well they hold gatherings with The islamist in koonfuria , what does that tell you. That tells you Soomaali xalaal ah iney yihiin Xalaal maha wa irhaabiyin shacabka maatada somalida laayaa, markay dhiiga ummada na ku dabashan bay yidhahaan allah akbar. ma waxasa xalaal ah? Xaglajiifiye na kuwaasu la shira :rolleyes:
-
Written by AFP Jun 11, 2010 at 07:51 AM Hargeysa,(QRN) - Somaliland police arrested 11 people in possession of firearms and explosives on Thursday in the breakaway republic but lost one officer killed in the raid, a spokesperson said. "They had explosives and other materials that are used for bomb making. There were seven men and four women with the hallmark of trouble makers," the spokesperson for the police force in Burao where the raid took place told journalists. "The material was for suicide attacks; some of the arrested are suspected to be potential suicide bombers," he said, adding that police "were following the group after tips from local people". Those arrested attempted to resist when police launched their raid. An exchange of gunfire ensued in which one police officer was killed and two others wounded, the spokesperson said. Burao is the second-largest city in Somaliland, which broke away from the rest of Somalia in May 1991 but has not yet been recognised by the outside world. Somaliland has scheduled June 26 as the date for presidential elections, already postponed three times since 2008. A recent internal UN report, a copy of which was seen by AFP, said there was a risk of suicide attacks on hotels or other buildings housing international observers monitoring the June 26 elections. The report also spoke of the recent arrival in Somaliland of nine young men trained by the Shebaab to carry out suicide attacks. In October 2008, 24 people, including UN staff, were killed in Hargeysa in a suicide attack for which the Shebaab claimed responsibility. - AFP
-
Somaliland: Kulmiye Campaign day in Laascanood Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Video of today laascanood http://www.youtube.com/watch?v=vuerINIG_Hs&feature=player_embedded#! -
Waa dagaalkii ugu xumaa oo ka dhaca Magaalaad Burco laga soo bilaabo sanadihii sagaashameeyadee oo mar beelaha deegaankaasi isku dagaaleen habar habar, wakhtiga Dagaalku uu ku soo beegmay oo xasaasi ah ayaa iyaduna sii hurin doonta xiisada colaadeed maadaama lagu jiro ololihii Doorashda Madaxtinimada Maamulka la magacbaxay Somaliland. Loool these guys are not Serious, So one policeguy got killed Equals To A civil war
-
^^All koonfurians Love our president they wish they had some one like him Ruling Them , But unfortunately They have sh dalxis lol
-
Originally posted by Haatu: A tactic by Riyaale to cling on to power. Nothing else. God bless our president Mudane riyaale , this irhaabis will be Karbaashed hard
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Waar he is asking you why "you" don't claim Wardheer like you are claiming Sool ........... it is a simple question if u can give "him" a simple answer ... Maqaalku cowke qoray manaad akhryihin wa report dhan -
Ahlul Sunnah Receives Weapon-Loaded planes From Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Any pics of the Weapons Like when the us goverment Armed the TFG they showed the brand New Tanks. -
i Just think reer laascanood are just not a fan of ucid, same thing happened today also in wajaale.they are not a fan of udub to, , but udub and kulmiye are big in laascanood.
-
i Just think reer laascanood are just not a fan of ucid, same thing happened today also in wajaale.they are not a fan of udub to, , but udub and kulmiye are big in laascanood.
-
Hundreds of youth gather in Garissa for youth development conference
Xaaji Xunjuf replied to Haatu's topic in Politics
Horta garisa iyo nfd somaliweyn ma iska dayeen , waligood iyago jabhad sameystey oo kenya ka so horjeeda ma arkin -
oo kabahooda may iska xiidhandaan , mise xisbiga ucid bey ka rabban inu kabbo cusub u iibiyo , Dadkan anigu ma fahmin. laascanood wa maagaalo nabbad qabta balaayo ha ugu yeedhin
-
oo kabahooda may iska xiidhandaan , mise xisbiga ucid bey ka rabban inu kabbo cusub u iibiyo , Dadkan anigu ma fahmin. laascanood wa maagaalo nabbad qabta balaayo ha ugu yeedhin
-
He got a big welcome in ceerigabo, caleemo qoyan ba lugu so dhaweyey. And Axmed yusuf yaasin was in saaxil, And Ciiro was in gabiley.
