Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oo hadu qaad yaalo maxaad iga sheegeysa anigu ma qaadwalan ahay? dee bal weynu eegi sooti lalaha onlfti garab ba la heshisay Ethiopia mala kuwasa dhex eryeya gawaadhida jiga
  2. ^^ jigjiga ma onlf ba joogta sideenu ku kala barana lol
  3. xaglajifiye nin hadalka ku fiican maha ninka saaxafada ka ilaaliya
  4. Originally posted by Che -Guevara: ^I support Al-Shabaab. Have you get your wires crossed in your SSC induced euphoria? SSC could do things on their own! Xaaji...crushed by you from your comfortable chair? First, Xaglatoosiye can't and will not come to Somalia, they hoped Puntland will arrest him. Then they he will be chased in day or two. I think Xaq and co are here to stay! He came to buhoodle and is inside buhoodle he cant leave buhoodle we have totally surrounded buhoodle its just matter of time till xagla jiifiye websityada Somaliland la soo jifiin doono, what xaq are you talking about dad qabil gees maray oo u washay aya xaq wada cajiib
  5. Who cares these guys are insignificant they will be totally crushed , waad arki doonta maalin dhow wey barooranayan
  6. More African troops will not bring any solution the al shabaab group will just continue their path to paradise and unfortunately continue the war they can justify their jihad
  7. Maybe it’s better for The Somalias capital city to be in the hands of one administration could bring a solution though
  8. Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan xarun dhexe oo ay ka dhisteen MI6 magaalada Hargeysa, iyagoo ugu talo galay iney kala socdaan dhaqdhaqaaqa Kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama Konfurta Somaliya, kuwaasoo tuhun weyn laga qabo iney howlgalo ka bilaabaan degaanada Dalka Somaliland & mamuul goboleedka Puntland, Xaruntaani ayaa la sheegay in lagu qalabeyn doono Qalabka dhageysiga Isgaarsiinta iyo gaadiid lagu howl geliyo, ilaa hadda lama oga iney u qorteen shaqaale degaanka ah oo ka gacan siiya howlahaasi.
  9. Xubno Ka Tirsan Sirdoonka Dawlada Ingiriiska (M16) (Secret Intelligence Service) (SIS) Oo Xarun Ka Furtay Hargaysa Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan... Hargeisa (Gabiley News):- Warar lagu kalsoon oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegay in Xubin ka tirsan Sirdoonka Ingriiska MI6 (Secret Intelligence Service) (SIS),(United Kingdom), ay ku sugan yihiin Magaalada Hargeysa, kuwaasoo la socday Diyaarad khaas ah oo ka soo duushay Dalka Ethiopia. Xogtaan ayaa tilmaamtay, Saraakiishaan oo muddo gaaban tababaro ku siiyay xubno ay ka mid yihiin Madaxa Sirdoonka Somaliland Maxamed Nuur iyo Saraakiil kale oo ka tirsan xafiiskaasi, kuwaasoo tababar dhinaca Maamulka Sirdoonka ah u tagay magaaladda Addis-ababa. Ilaa hada ma cada sababta Sarakiishani ay u yimaadeen Somaliland hase yeeshee warar aanu ka helnay qaar ka mid ah saraakiisha maamulka ayaa sheegay inay la xiriirto ka war-haynta dhaqdhaqaaqa Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Somaliya oo dhaqdhaqaaqyo dagaal ka bilaabay Mandaqada kuwaasi oo ay korka kala soconayaan. Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan xarun dhexe oo ay ka dhisteen MI6 magaalada Hargeysa, iyagoo ugu talo galay iney kala socdaan dhaqdhaqaaqa Kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama Konfurta Somaliya, kuwaasoo tuhun weyn laga qabo iney howlgalo ka bilaabaan degaanada Dalka Somaliland & mamuul goboleedka Puntland, Xaruntaani ayaa la sheegay in lagu qalabeyn doono Qalabka dhageysiga Isgaarsiinta iyo gaadiid lagu howl geliyo, ilaa hadda lama oga iney u qorteen shaqaale degaanka ah oo ka gacan siiya howlahaasi. Ciidamada Milateriga iyo kuwa Booliiska ah ayaa la dhigay jidadka Hargeysa iyo goobaha muhiimka ah si ay u sugaan amaanka Waftigan, iyadoo la filayo muddada ay joogaan inay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta Somaliland. Waxana hada il gaar ah lagu hayaa Geeska Afrika tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda, halkaasi oo ay sheegteen in ay ka dambeeyeen ururka Al.Shabaab ee gacanta ku haya Koonfruta Somalia waxana indhaha Beesha Caalamku si weyn ula socdaan dhaqdhaqaaqa Somalida.
  10. Fact is the khusuusi guys don’t all wear uniform , I mean let’s say if they wane do gaadmo they wane look like civilians it’s all part of the plan, these prisoners of war were captured from widhwidh area these Insurgents will go through rehabilitation period. And perhaps later they can work in our construction sector let’s see how their building capabilities is. Labour Punishment is the way forward let them do something constructive instead of destructive
  11. sxb iyaga la so qalday but laakin waxad tiri maad ilahay ka baqatiid wa ummad islaam ah iyagu. Manay xabbad u so qaadan dad islaam ah shacab islaam ah calan islam ah
  12. Sida ay doontaba ha ahaatee waxa dalka ku soo qul qulaaya oo mudooyinka dhow ku soo fool leh waftiyo badan oo kala gadisan oo la filaayo in ay ka iman doonaan ururka midowga Afrika, midowga Yurub, wadamo mihiim ah oo ka mid ah dalalka Carabta, iyo wadamo kale kuwaasi oo u soo diri doona Somaliland waftiyo mihiim ah.
  13. Safiirka Faransiiska u fadhiya Djibouti oo la kulmay madaxweynaha la soo doortay Written by Qarannews Jul 20, 2010 at 03:54 PM Hargysa,(Qarannews)-Waxa maanta dalka yimid safiirka dalka Faransiiska u fadhiya dalka Djibouti, safiirka ayaa isla maantaba gurigiisa kula kulmay madaxweynaha la soo doortay mudane Axmed Siilaanyo, kulankaasi oo ay alabaabadu u xidhnaayeen lama shaacin waxii laga wada hadlay. Maalinta bari ah ayaa uu safiirku la kulmi doonaa madaxweynaha xilka ka dagaaya mudane Daahir Rayaale, ma aha markii u horaysay ee uu safiirkani uu dalka yimaado hase ahaatee markii u danbaysay ee uu dalka yimaado waxa laga joogaa mudo ka yar sadex bilood, isla markaasna uu madaxweyne Rayaale uu booqday dalka Faransiiska, xoogaa yar ka bacdi socdaalkii ugu danbeeyay ee uu safiirkani uu dalka ku yimaado iyada oo uu xiligaasi siday martiqaadkii uu madaxweyne Rayaale uu ku tagay dalka Faransiiska, lamana garan karo in uu madaxweynaha cusub uu isagana u sido martiqaad iyo in kale. Socdaalka safiirkani dalka Faransiiska u fadhiya dalka Jabuuti, ayaa ay dad badani su'aalo badan iska waydiinayaan, socdaalkani oo ah kii labaad ee mudo yar gudaheed uu dalka ku soo laabto. Sida ay doontaba ha ahaatee waxa dalka ku soo qul qulaaya oo mudooyinka dhow ku soo fool leh waftiyo badan oo kala gadisan oo la filaayo in ay ka iman doonaan ururka midowga Afrika, midowga Yurub, wadamo mihiim ah oo ka mid ah dalalka Carabta, iyo wadamo kale kuwaasi oo u soo diri doona Somaliland waftiyo mihiim ah. Caalmka oo dhan ayaa la dhacsan doorashadii dhawaan ka qabsoontay Somaliland, iyada oo fursad fiicana u noqon doonta xukumada cusub, hase ahaatee waxa ay dad badani is waydiinayaan xukumada Siilaanyo ma ka faa'iidaysan doontaa dhabadii dimuquraadiyada ahayd ee uu jeexay madaxweyne Rayaale oo u baahan in maanta xagaasi laga sii anba qaado oo laga midho dhaliyo si dalka loogu helo aqoonsi taam ah.
  14. Originally posted by Libaahe*: There is about 27 more SSC Junta Terrorist prisoners held in Oog according to a friend of mine i spoke to ( who is in sool at the moment) they will be bought to the big jail in burco soon. kuso gura gawaadhida burco shaqo badan ba taale eh
  15. Actually today I heard the prisoners speak they said they were treated well so far, they were very exhausted they could hardly speak qudhac I don’t think they can work yet we need to feed them first
  16. One even has blood on his shirt lol Yey they arrived tallow maxaynu ku samayna Let them help with the construction of the new roads of burco dhagaxanta ha ino guran that should be a good punishment for them
  17. Do you think the khusuusi boys wear Military uniforms , didn’t u watch the Aljazeera report
  18. ^^ dee taasi wa berigaan snmta aha aan dalka u so halgamayey , hada dhiig ma cabo lol, dalki waan xoreyey, waliba contextka laga saaray mid ba yidhi kaadi ba la cabay , marka wa caynkaas sxb.
  19. I present you the prisoners of war Magacyaddii iyo Sawiraddii Maxaabiisti lagu soo Qabtay Dagaalkii Widh-Widh 1 Cabdi Ismaaciil Maxamed 2 Cariif Maxamed Axmed 3 Xiis C/laahi Jaamac 4 Axmed Cabdi Jaamac 5 C/laahi Cismaan Cabdi 6 Cabdi Cismaan Yuusuf 7 Nuur Xasan Siciid
  20. Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka degay Magaalada Roma ee caasimada Talyaaniga. Muqdisho: (Sh. M. Network) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Roma ee xarunta wadanka Talyaaniga. Wafdiga Madaxweynaha oo saakay aroor hore ka soo kicitimay Magaalada Qaahira ee xarunta wadanka Masar ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Magaalada Roma halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga, Safaarada Soomaalida ee Talyaaniga iyo xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaalida. Wararka ka imaanaya magaalada Roma ayaa sheegaya in wafdiga madaxweynaha loo dhaqaajiyay aqalka madaxtooyada ee Magaalada Roma halkaasi oo Lagu wado in Caawa fiidkii ay ku wada kulmaan Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Wasiirka arimaha dibada ee Talyaaniga Faranco Farantiini. Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in Maalinta beri ah uu kulan la qaato Madaxweynaha wadanka Talyaaniga iyagoo ka wada hadli doona xaaladda amaan ee wadanka Soomaaliya iyo sidii dowladda Tanyaanigu ay qeyb uga qaadan laheyd soo celinta amniga Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. source shabelle
  21. Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la kulmay Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak Isniin, July 19, 2010 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqasho saddex maalmood ah ku joogay dalka Masar ayaa shalay gallinkii dambe kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar Max'ed Xusni Mubaarak. Kulanka labada madaxweyne oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda, waxayna uga hadleen xaaladda dalka Soomaaliya uu ku sugan yahay, iyadoo Madaxweyne Sheekh Shariif uu ka codsaday Madaxweynaha Masar inuu gacan ka geysto sidii Soomaaliya nabad loogu soo dabbaali lahaa. Sidoo kale, shirka labada Madaxweyne waxaa goobjoog ka ahaa Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Caamir Muusaa, iyadoo Sheekh Shariif uu ka codsaday Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika in xil weyn la iska saaro soo celinta nabadda Soomaaliya. "Madaxweyne Sheekh Shariif wuxuu ka codsaday hoggaamiyaha Masar iyo Muusaa inay dhexda u xirtaa sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dib u soo celinta nabaddii Soomaaliya, dalkana looga saari lahaa xoogagga hubeysan ee ka horjeeda Dowladda" ayaa lagu yiri war kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee Muqdisho. Sheekh Shariif waxaa safarka uu ku tagay dalka Masar ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Xasan Ibraahim (Dheeg), Wasiirka Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cusmaan (Mardaadi), Xildhibaanno iyo ma'suuliyiin ka tirsan aqalka Madaxtooyda Soomaaliya. Wadfiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saakay ka dhoofay Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, iyadoo wararku ay sheegayaan inuu kusii jeedo Magaalada Roma ee xarunta Dalka Talyaaniga oo uu kulan kula qaadnayo Madaxda dalkaas. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com
  22. Dhaawaca Qaar Ka Tirsana Ciidamada Qaranka Somaliland ee Ku Dhaawacmay Dagaaladii ka Dhacay Widh-Widh oo Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Magaalada Burco Burco(Oodweynenews)- Waxaa Goor dhaweyd soo gaadhay magaalada Burco dhaawaca 2askari oo ka tirsan ciidamada qaranka jamhuuriayada somaliland ee ku soo dhaawacmay dagaaladii xalay ilaa saaka ka dhacay Widhwidh. waxa kale iyana jira warar hor dhaca oo sheegaya in haatan ay iyana soo gaadheen Magaalada Burco in ku dhaw 8maxbuus oo ka tirsan maleeshiyada la magacbaxaday SSC ee iayaga uu dagaalku ku dhexmaray ciidanka qaranka jamhuuriayada Somaliland Degaanka widh-widh oo ka tirsan Gobolkaasi Sool. Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhanka Ciidamada qaranka Jamhuuriatada Somaliland uu kaga dhintay mid ka mid cidaamadaasi halka laba kalena ay ku dhaawacmeen waxaan ilaa hatan la sheegayaa in Deegaamadaasi ay Nabdoonyihiin oo dhinacyadii ku dagaalamay ay kal fadhiyaan Fadhiisimadoodii hore halka gacan ku haynta magaalada Widh-Widhna ay haatan gacanta ugu jirto ciidamada qaranka Somaliland oo iyagu nabadgalyda haatan si weyn u adkaynaya. Dhanka Jabhada La magacbaxday SSC ayaa iyada wax wara aan laga helayn dhanka isgaadhsiinta oo adg awgeed balse ila xogogaala oo goobaha ay ka taliyaan Kooxda SSC ayaa u sheegay shabakadan wararka ee Oodweyne inay ku suganyihiin Fadhiisamadoodii hore. Geesta kale waxaa iyana maanta laga Dareemayay Deegaamadaasi ay dagaalado ka dhaceen sansaan colaadeed Taas oo lagu arkaayay in dad badani ay isla maantaba ka qaxeen Goobaha y isku horfadhiyeen dhinacyadii dagaalamay kuwaasi oo ka cabsi qaba in mar kale dagaal ka dhex qarxo. Maxamed Cawad Maxamed Oodweyne News/Burco Office E-mail.cawad05@hotmail.com
  23. Dhaawaca Qaar Ka Tirsana Ciidamada Qaranka Somaliland ee Ku Dhaawacmay Dagaaladii ka Dhacay Widh-Widh oo Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Magaalada Burco Burco(Oodweynenews)- Waxaa Goor dhaweyd soo gaadhay magaalada Burco dhaawaca 2askari oo ka tirsan ciidamada qaranka jamhuuriayada somaliland ee ku soo dhaawacmay dagaaladii xalay ilaa saaka ka dhacay Widhwidh. waxa kale iyana jira warar hor dhaca oo sheegaya in haatan ay iyana soo gaadheen Magaalada Burco in ku dhaw 8maxbuus oo ka tirsan maleeshiyada la magacbaxaday SSC ee iayaga uu dagaalku ku dhexmaray ciidanka qaranka jamhuuriayada Somaliland Degaanka widh-widh oo ka tirsan Gobolkaasi Sool. Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhanka Ciidamada qaranka Jamhuuriatada Somaliland uu kaga dhintay mid ka mid cidaamadaasi halka laba kalena ay ku dhaawacmeen waxaan ilaa hatan la sheegayaa in Deegaamadaasi ay Nabdoonyihiin oo dhinacyadii ku dagaalamay ay kal fadhiyaan Fadhiisimadoodii hore halka gacan ku haynta magaalada Widh-Widhna ay haatan gacanta ugu jirto ciidamada qaranka Somaliland oo iyagu nabadgalyda haatan si weyn u adkaynaya. Dhanka Jabhada La magacbaxday SSC ayaa iyada wax wara aan laga helayn dhanka isgaadhsiinta oo adg awgeed balse ila xogogaala oo goobaha ay ka taliyaan Kooxda SSC ayaa u sheegay shabakadan wararka ee Oodweyne inay ku suganyihiin Fadhiisamadoodii hore. Geesta kale waxaa iyana maanta laga Dareemayay Deegaamadaasi ay dagaalado ka dhaceen sansaan colaadeed Taas oo lagu arkaayay in dad badani ay isla maantaba ka qaxeen Goobaha y isku horfadhiyeen dhinacyadii dagaalamay kuwaasi oo ka cabsi qaba in mar kale dagaal ka dhex qarxo. Maxamed Cawad Maxamed Oodweyne News/Burco Office E-mail.cawad05@hotmail.com