-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Laag(AllPuntland)- Wararka laga helayo deegaanka Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay maliishiyo ka amar qaata Wadaadka la yiraahdo Sheekh Maxamed Saciid Atam ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen xarun ciidamada Daraawiishta Puntland ku sugnaayeen, kuwaasi oo isu diyaarinayay in ay howlgalo ka fuliyaan buuraha Galgala oo xarun u ah maliishiyadaasi weerarka soo qaaday ee taabacsan Ururka Al-Shabaab. Wararka laga helayo dagaalkaasi ayaa waxay sheegayaan in Sadax askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ay ku dhinteen halka Shan kale ay ku dhaawacmeen waxaana la keenay dhaawacyadaasi isbitaalka magaalada Boosaaso oo lagu daweynayo, halka khasaaraha dhinaca kale aan war laga heyn. Wax war ah kama soo bixin maamulka Puntland oo ku aadan dagaalkaasi, hase ahaatee magaalada Boosaaso ayaa waxaa laga dareemayaa abaabul dagaal oo maamulku ku doonayo in uu halkaasi u diro ciidamo xoogan oo wax ka qabta mushkilada ka taagan. Dhinaca kale ciidamada amaanka ayaa saakay ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan qof Miino nooca gacanta laga hago ku aasayay wadada Laamiga oo ay isticmaalayeen gaadiid gurmad ah oo ku socday goobta dagaalka ka qarxay, ninkaasi oo la dhigay saldhiga booliska degmada Boosaaso. Madaxweynaha DGPL C/raxmaan Faroole ayaa horay u sheegay in buuraha Galgala ay ku sugan yihiin kooxo Argagixiso ah oo gacan saar la leh Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Konfurta Soomaaliya, isla markaana ay ka sifeyn doonaan Puntland kooxahaasi. Cali Muxiyaddiin AllPuntland News
-
Ciidamo Taabacsan Shiikh Atam oo Weerar Ku Qaadey Goob Ay Deganaayeen Ciidanka Daraawiishta Puntland July 26, 201013 comments| leave your own!Iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Dawladda Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka, waxaana weerar gaadmo ah ciidanka Darwaaiishta la beegsadey kooxda ka amarqaadatada Shiikh Attam kuwaas oo xiriir la leh xarakada al-shabaab ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo socday dhowr saacadood ayaa lagu waramayaa inuu ka dhashey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay ayaa waxaa ku dhintey dagaalka saddex askari iyadoo ay ku dhaawacmeen shan kale,waxaana dhamaantood lasoo gaarsiiyey Isbitaalka weyn ee magaaladda Bosaaso. Khasaaraha gaaray maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ah mid aan la ogeyn. Saraakiisha Booliska oo aan xirriro kala duwan la samaynay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan iska horimaadka oo faahfaahin ka bixinin. Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin jidka laamiga ah dhinaceeda ku aasayey walxa qarxa saaka gudaha magaaladda Bosaaso. Goobta uu ninkaas ku aasayay walxa qarxa ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Masjidka Faadumo ee wadada laamiga,waxaana la dhigay xabsiga iyadoo laamaha amniga ay baaritaan ku wadaan isla markaana aan wax faahfaahin ka bixinin. Wadada laamiga ayaa waxaa xilligaas maraayay ciidan gurmad ah oo kusii jeeday halka uu iska horimaadka ka dhacay. Xaaladda Gobolka Bari ayaa u muuqata mid aad u kacsan, oo xaalad dagaal ah ciidamada ka amarqaata wadaadka Shiikh Maxamed Siciid Attam ee xiriirka la leh al-Shabaab oo horey loo aaminsanaa in ay Bosaso ka fuliyaan weeraro gaadmo ah ayaa hadda u beddalay hawlgaladoodi weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, waxaana ay tani muujineysaa awoodda ay ku leeyihiin Buuraha ku gadaaman Magaalada Bosaso. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha Puntland isla markaana ay isku urursadeen buuraha Gobolka Bari, waxaa dhan walba ka jira ciidankeena, dhawaana dagaal ayaan ku qaadeynaa ayuu yiri Faroole mar uu la hadlaayey warbaahinta, inkasta oo dagaalkii iyo gacanqaadkii ay la hormareen, malayshiyadii isku urursatey buuraha gobolka Bari ee uu hoggaamiyo Shiikh Attam. Horseed Media
-
Maleeyshiyo la Aaminsan yahay In ay Xirir la leeyihiin Al-shabaab oo uu horkacaayo Sh.Attam oo saaka Weerar ku soo qaaday Ciidama Puntland Gudaha Magalada Bosaso. posted by: editor Iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Dawladda Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka, waxaana weerar gaadmo ah ciidanka Darwaaiishta la beegsadey kooxda ka amarqaadatada Shiikh Attam kuwaas oo xiriir la leh xarakada Al-shabaab ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo socday dhowr saacadood ayaa lagu waramayaa inuu ka dhashey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay ayaa waxaa ku dhintey dagaalka saddex askari iyadoo ay ku dhaawacmeen shan kale,waxaana dhamaantood lasoo gaarsiiyey Isbitaalka weyn ee magaaladda Bosaaso. Khasaaraha gaaray maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ah mid aan la ogeyn. Saraakiisha Booliska ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan iska horimaadka oo faahfaahin ka bixinin. Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin jidka laamiga ah dhinaceeda ku aasayey walxa qarxa saaka gudaha magaaladda Bosaaso. Goobta uu ninkaas ku aasayay walxa qarxa ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Masjidka Faadumo ee wadada laamiga,waxaana la dhigay xabsiga iyadoo laamaha amniga ay baaritaan ku wadaan isla markaana aan wax faahfaahin ka bixinin. Wadada laamiga ayaa waxaa xilligaas maraayay ciidan gurmad ah oo kusii jeeday halka uu iska horimaadka ka dhacay. Xaaladda Gobolka Bari ayaa u muuqata mid aad u kacsan, oo xaalad dagaal ah ciidamada ka amarqaata wadaadka Shiikh Maxamed Siciid Attam ee xiriirka la leh Al-Shabaab oo horey loo aaminsanaa in ay Bosaso ka fuliyaan weeraro gaadmo ah ayaa hadda u beddalay hawlgaladoodi weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, waxaana ay tani muujineysaa awoodda ay ku leeyihiin Buuraha ku gadaaman Magaalada Bosaso. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in Al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha Puntland isla markaana ay isku urursadeen buuraha Gobolka Bari, waxaa dhan walba ka jira ciidankeena, dhawaana dagaal ayaan ku qaadeynaa ayuu yiri Faroole mar uu la hadlaayey warbaahinta, inkasta oo dagaalkii iyo gacanqaadkii ay la hormareen, malayshiyadii isku urursatey buuraha gobolka Bari ee uu hoggaamiyo Shiikh Attam. Baashe Maxamed Bososo
-
War Deg-deg ah: Waftigii ugu Cuslaa ee Jamhuuriyada Jabuuti u soo Dirtay Xil Wareejinta Xukuumadaha Somaliland oo Galabta soo gaadhay Hargeisa. Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa Daawo Sawirada Hargeisa (GNS)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada jabuuti Cali Cabdi Faarax ayaa galabta ka soo Degay Madaarka Caasimada hargeisa ee Cigaal International Airport,Waftigaasi oo ka koobnaa 16 xubnood oo isugu jiray laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Jabuuti, Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka jabuuti iyo Xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka iyo Xukuumada jabuuti. Waftigaasi oo si Diiran loogu Soo dhaweeyay Madaarka hargeisa ayaa Waxaa soo Dhawayntooda ka Qayb Galay Masuuliyiinta Xukuumada Cusub oo uu hogaaminayo Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Talada ka sii Degaysa, Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland,Salaadiinta iyo Cuqaal tiro badan oo reer somaliland ah, iyo Marti Sharaf kale oo Tiro badan. Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa ayaa sheegay inuu Hambalyo ka sido Madaxwayne Ismaaciil Cumar geele iyo Shacabka Reer Jabuuti, Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Somaliland u yimaadeen inay ka Qayb galaan Xafladda Xilwareejinta Xukuumadii hore iyo Ta Cusub ee Dadka reer somaliland soo doorteen. Mudane Cali Cabdi Faarax Waxa uu Somaliland ku hambalyeeyay Qaabkii wanaagsanayd ee Doorashada somaliland u dhacday iyo sidii wanaagsanayd ee Masuuliyiinta Axsaabtu isugu hambalyeeyeen Guushii Doorashada madaxtinimada Somaliland. Wasiirku waxa kale oo uu sheegay inay la soo jeedeen Shicibka reer somaliland wakhtigii doorashadu socotay, kana war hayeen ilaa intii lagu dhawaaqayay, waxaanu intaasi raaciyay in la farxeen kuna Faraxsanyihiin sida Walaaltinimada leh ee loogu soo dhaweeyay Caasimada somaliland ee Hargeisa. Wasiirka Arimaha Dibada somaliland C/laahi Maxamed Ducaale iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga Kulmiye Dr.Maxamed C/laahi oo ku kala hadlayay Afka Xukuumada Madaxwayne Rayale iyo Xukuumada Cusub ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa halkaasi ka jeediyay kalmado soo dhawayn ah, Waxaanay ka warameen Xidhiidhka labada Dawladood ee walaaltinimada ah. Waftigan oo Casuumad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha la Doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) sida uu Gabiley News u Xaqiijiyay Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga KulmiyeDr.Maxamed C/laahi Cumar ayaa Noqonaya Waftigii ugu Cuslaa ee Dawlada jabuuti usoo dirto somaliland, isla markaana waftigii ugu horeeyay ee ka yimaada wadamada jaarka ee ka qayb gal Xilwareejinta Xukuumadaha Somaliland.
-
Somaliland: Preparations for the Inaguration of the New President
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
pics and videos http://www.youtube.com/watch?v=CfAVgcVRm8Q&feature=player_embedded#! http://www.youtube.com/watch?v=BeKGLe5V8aQ&feature=player_embedded#! -
African democracy Rating the economist 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thankful Somaliland its self-went through all those difficulties colonialism Cold war the struggle of re-establishing the state of Somaliland in 1991.The real democratisation of the country started from 2001, after the referendum . A flawed democracy implies in a way that there is somewhere around globe a flawless democracy as there is somewhere in the world an undamaged culture a traditional cultural strong united group who have their ups and downs , or are we just that unique or perhaps we are Just hard working Somalilanders. While our neighbours are totally failures when it comes to Democracy. -
Somaliland: Preparations for the Inaguration of the New President
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
War Deg-deg ah: Waftigii ugu Cuslaa ee Jamhuuriyada Jabuuti u soo Dirtay Xil Wareejinta Xukuumadaha Somaliland oo Galabta soo gaadhay Hargeisa. Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa Hargeisa (GNS)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada jabuuti Cali Cabdi Faarax ayaa galabta ka soo Degay Madaarka Caasimada hargeisa ee Cigaal International Airport,Waftigaasi oo ka koobnaa 16 xubnood oo isugu jiray laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Jabuuti, Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka jabuuti iyo Xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka iyo Xukuumada jabuuti. Waftigaasi oo si Diiran loogu Soo dhaweeyay Madaarka hargeisa ayaa Waxaa soo Dhawayntooda ka Qayb Galay Masuuliyiinta Xukuumada Cusub oo uu hogaaminayo Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Talada ka sii Degaysa, Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland,Salaadiinta iyo Cuqaal tiro badan oo reer somaliland ah, iyo Marti Sharaf kale oo Tiro badan. Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa ayaa sheegay inuu Hambalyo ka sido Madaxwayne Ismaaciil Cumar geele iyo Shacabka Reer Jabuuti, Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Somaliland u yimaadeen inay ka Qayb galaan Xafladda Xilwareejinta Xukuumadii hore iyo Ta Cusub ee Dadka reer somaliland soo doorteen. Mudane Cali Cabdi Faarax Waxa uu Somaliland ku hambalyeeyay Qaabkii wanaagsanayd ee Doorashada somaliland u dhacday iyo sidii wanaagsanayd ee Masuuliyiinta Axsaabtu isugu hambalyeeyeen Guushii Doorashada madaxtinimada Somaliland. Wasiirku waxa kale oo uu sheegay inay la soo jeedeen Shicibka reer somaliland wakhtigii doorashadu socotay, kana war hayeen ilaa intii lagu dhawaaqayay, waxaanu intaasi raaciyay in la farxeen kuna Faraxsanyihiin sida Walaaltinimada leh ee loogu soo dhaweeyay Caasimada somaliland ee Hargeisa. Wasiirka Arimaha Dibada somaliland C/laahi Maxamed Ducaale iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga Kulmiye Dr.Maxamed C/laahi oo ku kala hadlayay Afka Xukuumada Madaxwayne Rayale iyo Xukuumada Cusub ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa halkaasi ka jeediyay kalmado soo dhawayn ah, Waxaanay ka warameen Xidhiidhka labada Dawladood ee walaaltinimada ah. Waftigan oo Casuumad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha la Doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) sida uu Gabiley News u Xaqiijiyay Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga KulmiyeDr.Maxamed C/laahi Cumar ayaa Noqonaya Waftigii ugu Cuslaa ee Dawlada jabuuti usoo dirto somaliland, isla markaana waftigii ugu horeeyay ee ka yimaada wadamada jaarka ee ka qayb gal Xilwareejinta Xukuumadaha Somaliland. -
African democracy Rating the economist 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thankful the term flawed democracy is really bothering you right, and the term failed Somalia is not bothering you at all -
^^^haa dee telefoon na wuxu kula xidhiddha Sheikh atam oo buraha ku jira Midna Xisbal xasuuq bu kula xidhidha Midna al shabaab bu kula xidhiidha
-
Bileyska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Looga Shakiyey Argagixiso Oo Laga Qabtay Markaska Tabliiqiyiinta Ee Bariga Hargeysa “Ninkan Oo U Dhashay Somaliya Wuxu Sitay Dhowr Moobil, Intii Aan Xabsiga Loo Taxaabin….” Sheekh Caydaruus Daa’uud Hargeysa, July 25, 2010 (Haatuf) – Nin looga shakiyay inuu ka mid yahay ururada Argagixisada ayaa maalintii doraad lagu qabtay masaajidka weyn ee Markaska, kaas oo ku yaala bariga magaalada Hargeysa. Ciidamada bileyska oo ku sugnaa Markaska ayaa gacanta ku dhigay ninkan oo ka soo jeeda dalka Somaliya, isla markaana sitay dhowr Mobil oo uu ku hadlayey. Masaajidka Markaska ayaa waxa xiligaasi ka socday kulanka sanadlaha ah ee Ijtimaaca ee oo ay iskugu yimaadaan kumaan qof oo Muslimiin ah oo ka kala yimaada wadamada Islaamka. Sida uu Haatuf u sheegay Sheekh Caydaruus Daa’uud oo goob joog ahaa markii bileysku qabanayey ninka laga shakiyey, kaas oo sheegay in ciidamada booliska ay qabteen xili uu ninkaasi galay luuq ka mid ah masaajidka kaddibna markii ay ciidankii booliska ee ku sugnaa masaajidku ay u yimaadeen ee ay baadheen ka heleen dhawr telefoon oo ah kuwa gacanta lagu qaato. “Intii aan xabsiga loo taxaabin ninkaas ciidanka ayaa su,aalo waydiiyey, dabadeed waxa ay arkeen in ninku uu hadal adag yahay markii ay weydiiyeen xaga uu ka keenay Mobiladana waxa uu u sheegay dad dhawr ah oo uu magacyadooda sheegay, intaa kaddib dadkii ayey la doondooneen waxaanay aakhirkii So xaqijiyen ciidamada boolisku in dadkan uu sheegay ninkan la qabtey aanay jooginba masaajidka intaas kaddib waxa ay ciidanka amaanku xabsiga u taxaabeen ninkaas” ayuu yidhi Sheekh Caydaruus Daa’uud. Mar aanu isku daynay in aanu la xidhiidho taliska bileyska ee Hargeysa ayaanay noo suurto galin in aanu ku helo khadka tilfioonka. Qabashada ninkan looga shakiyay Argagixisada ayaa ku soo beegmaysa xili laba maalmood ka hadhsan yihiin wakhtigii loo cayimay xilwareejinta labada madaxweyne oo ku beegan maalinta Salaasada ee bishan July tahay 27.
-
Somaliland Searching recognition in all the wrong places
Xaaji Xunjuf replied to UZTAAD's topic in Politics
uztaad ninku wuxu yidhi waxad tirahdan gooni isutaagii somaliland wanu ka noqonay oo somaliyanu rabna inan la midowno calashan Ethiopia lugu cabsinaya somaliweyn dabeedna iyada dan idin ictraafi. ka waran haday Ethiopia cabsoon weydo War waxaasi Macquul ma kula eegtahay adiga, suaahsa aan ku weydiye somaliland 19 sannadood bey ka so shaqeyneyse xidhidh yada calaamkla the world is taking us serious now ma diib baad no celinaysa -
Somaliland Searching recognition in all the wrong places
Xaaji Xunjuf replied to UZTAAD's topic in Politics
Anyhow, the one sure way that Somaliland can force Ethiopia to extend full recognition to Somaliland is to abandon the secession altogether, and reconcile with Southern Somalia! But this cannot be done with tricks and manoeuvres. It has to be genuine reconciliation. If Somaliland leaders make statements or even issue veiled threats of wanting to rejoin with Somalia in order to induce Ethiopia, the Abyssinians will call it a bluff and will not budge. But the moment Somaliland gives up on secession and starts genuine reconciliation with the south, a full Ethiopian Ambassador with all his credentials will arrive Hargeisa even before any southern delegation makes to the north! Ethiopia will do this, and will recognize Somaliland immediately if it convinced the reconstitution of the Somali Republic is at work and is real possibility. To prevent that from happening, Ethiopia will hold back nothing. Maxaad tiri -
Somaliland: Preparations for the Inaguration of the New President
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Djibouti and Kenyan delegation to attend the inauguration of Somaliland President-elect Silaanyo HARGEISA (Somalilandpress) — Appointed presidential delegation representing the Republic of Djibouti and Kenya are expected to arrive in Hargeisa later today to attend the inauguration of Somaliland President-elect Ahmed Mohamed Silaanyo on Monday July 26th, local sources said. The Djibouti Delegation consisting of 12 members were appointed by President Ismail Omar Guelleh and will be led by the Minister of Finance, Ali Farah Adnan. Mr Adnan will be joined by Ali Abdi Farah, Minister of Communication and Culture, Mohamed Somali, Chairman of National Initiative for Social Development, Ahmed Hersi, Secretary General of the Ministry of Justice and Hashi Abdillahi Orrah, Senior Advisor to the President of Djibouti. On the Kenyan side, it’s still unclear the number and the exact details about their delegation but sources close to the new administration indicated, the Kenyan delegation will arrive after the Djiboutians. A number of senior ministers is expected to be among those Nairobi sends to Hargeisa. This comes weeks after, former Kenyan Minister for Trade and Industry, Dr Mukhisa Kituyi called on the Kenyan government to re-think its policy towards Somalia and immediately recognize Somaliland (see Former Kenyan minister calls for recognition of Somaliland). A number of senior Kenyan ministers and MPs support Dr Kituyi’s vision including the Prime Minister, Raila Odinga. The newly-elected president, Ahmed Mohamed Silaanyo, a British educated, won 49 percent of the vote in the June 26th presidential elections. The election has being hailed free and fair by international observers, organizations, media, neighboring countries and both by the United Kingdom and the United States. The British PM David Cameron praised the election as “peaceful and credible” and promised to do more. President Dahir Riyale Kahin, who managed around 33 percent of the vote gracefully accepted the defeat paving the way for a peaceful transition of political power. Mr Riyale said he will stay in politics as an opposition leader. The results were endorsed by the Chief Justice Mohamed Hersi Omane on the 11th of July. Ever since Somaliland has been preparing it self for the inauguration of the President-elect. Police and military have been placed on red alert while large security contingents were taken to the border with neighbouring Somalia. Foreign intelligence led by the British have also been pouring into Hargeisa and large Somaliland Diasporas have managed to make their way into the country. Some are here to witness the historical day while others want to get a position in the new government. The al-Qaeda-inspired al-Shabab operating in Somalia have voiced against the elections and urged people not to practice the ‘evil principle’ however more than half a million cast their votes. Silaanyo will face a number of economic, social and security problems. Unemployment is one of the biggest challenges Silaanyo will have to overcome during his term. The region is largely known for it’s endless wars and the failed state of Somalia is just next door. Many Somalis are hoping Silaanyo will engage with Somalia – a country where he once held the Minister of Commerce portfolio. The election was largely financed by a number of EU countries, UK and the United States. The UK plans to send a delegation to Hargeisa during the inaugurations from it’s embassy in Addis Ababa, its unclear if the U.S. will send anyone. Ahmed Mohamed Mohamoud Silaanyo and his Vice Abdulrahman Abdullahi Ismael ‘Saylaci’ will take the oath of office on Monday July 26th for a term of five years. Somaliland gained its independence from Great Britain in June 1960 and voluntarily merged with its neighbour, Italian Somaliland, forming what was known as the Somali Republic. But that union went sour after a short period and Somaliland was forced to take arms against Mogadishu. The regime in Mogadishu collapsed in 1991 and Somaliland declared the restoration of its sovereignty – however no nation has since accepted Somaliland. Somalilandpress | Sunday, 25 July 2010 -
Ina cigaal inankisi ba qoray somaha
-
Somaliland: Preparations for the Inaguration of the New President
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
This will be a great ceremony the inauguration of the newly elect president -
^^ dee cadawga labaaad wa dahabshil
-
Kampala: African nations pledge to send more troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
^^ Somalis by nature don’t like to be told what to do they don’t like oppressors they will fight them just like they did with colonialist and with the Ethiopian invasion in 2006. They shall never bow to a foreign ruler. So I don’t think new troops will solve this issue in Somalia most likely these troops will protect the weak TFG regime like they did previously but a real solution for Somalia I don’t think so. -
SOMALILAND: 17 medical doctors graduate Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dufcadii labaad oo ka qalinjabiyay kuliyada caafimaadka jaamacada hargaysa:- Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa hambalyeeyay dhakhaatiirta cusub Hargayasa(gabileynews)”-Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay 17 dhakhtar oo ka qalin jabiyay qaybta caafimaadka ee jaamacada Hargeysa, ayaa xalay lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. munaasibadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka jaamacada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan oo kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada sida aqoonyahan, dhakhaatiir, siyaasiyiin, arday iyo dadwayne kale oo tiro badan, 17-ka arday oo mudada todobada sanadood ah culuumta caafimaadka ka baranayay kuliyadda caafimaadka ee jaamacada Hargey ayaa isugu jiray iyaga oo noqonaya dufcadii labaad ee ka qlin jabisa kuliyada caafimaadka ee jaamacada hargaysa tan iyo muddadii ay jirtay jaamacadasi. Munaasibadii qalin-jabinta loo sameeyey 17-kan arday ayaa waxa ka soo qeybgalay, dad wayne aad u tiro badan oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Xuseen Bulxan, Guddoomiyaha Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeysa, Dr. Diiriye Ismaaciil [irig], Macalimiinta Jaamacada Hargeysa, Wasiirkii hore Arrimaha Dibada Somaliland Edna Aadan Ismaaciil, Dr. Axmed Xuseen Ciise, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiir kuxigeenka Maaliyada Axmed Nuur, Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga UCID Aadan Maxamed Mirre [Waqaf], Xoghayaha arrimaha Gudaha iyo xidhiidhka Gobolada ee Xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan [Qabo], Guddoomiyaha Ururka dhakhaatiirta Dr Axmed Maxamed Gaas, dhakhaatiir badan oo uu ugu horeeyo Dr.Saleebaan Cabdi Guuleed, Qorayaal, aqoonyahan, culimaa’udiin, macalimiin ka socotay jaamacada Kings College ee dalka ingiriiska oo xidhiidh dhinaca wax barashada ah la leh jaamacada hargaysa, iyo waalidiinta ardayda qalin jabinayasay iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa hambalyeeyay dhakhaatiirta cusub ee ka qalin jabisay jaamacada Hargeysa, kuwaas oo uu tilmaamay inay u soo dhabar adaygeen 7 sabadood oo ay ku jireen halganka barashada caafimaadka, isaga oo tilmaamay inay wax wayn ka tari doonaan baahiyaha dhakhaatiir la’aaneed ee dalka ka jirta “Caawa qalin-jabintaa aynu joogno waxay farxad u tahay waalidiintii iyo macalimiintii ku soo tabacday ardayda ee mudada dheer ku soo tabcayay gabigayo faxrad ayay noo tahay” ayuu yidhi, waxaanu ku sheegay in dhakhaatiirta cusub ee kuliyadda caafimaadka ka baxay looga baahan yahay inay dadaal u galaan sidii ay dadkooda wax ugu qaban lahaayeen. Guddoomiye ku xigeenka jaamacada Hargeysa Prof. Mubaarik Ibraahim Aar oo isaguna hadal ka soo jeediyay xaflada qalin jabinta ayaa aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedahay barashada caafimaadka iyo waxyaabaha looga baahan qofka baranaya, waxaanu sheegay in ardayda doonaysa inay qaataan kuliyadda caafimaadka ay ka dhisnaadaan dhinacyada culuumta sayniska si ay ugu fududaato barashada culuumta caafimaadka ee ay barashadeeda u badheedhayaan ama ay doonayaan inay ka jibo keenaan. Prof Mubaarik Ibraahim Aar, waxa uu kula dardaarmay dhakhaatiirta cusub ee qalin jabisay inailaaliyaan oo ay ku dhaqmaan akhlaaqiyaadka iyo qiyamka ay leedahay dhakhtarnimadu, isaga oo tilmaamay in dhakhaatiirtan looga baahan yahay inay kalian mugle ka qaataan tayaynta iyo kor u qaadida caafimaadka. Waxa kale oo isna munaasibadani ka hadlay Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Dr. Axmed Maxamed Gaas oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Waxaan u mahad-celinayaa hay’ada WHO iyo Kings Collage iyo ardeydii wada dheer u soo martay guushan ay caawa haystaan, dar-daaranka aan ardayda [Dhakhaatiirta Cusub] maanta u jeedinayaa waa hawshii maanta ayey idiin bilaabantay, waxaan idin leeyahay bukaanka la saaxiiba, oo wax ku barta waxna ka barta”. Ayuuu yidhi rd gaas, waxana uu u mahad-celiyey dhamaan dhakhaatiirta ka soo qeybagalay Munaasibada, 17-kii dhakhtar ee ka qalin-jabiyey kuliyada Caafimaadka iyo dhamaan dadkii ka soo qeybgalay Xaflada. Waxa iyaguna munaasibada qalin-jabinta ka hadlay Marwo Edna Aaden Ismaaciil, xildhibaan Muxumed Aw Axmed iyo Dr Axmed Maxamed Gaas, dhammaantoodna waxay ku nuux-nuuxsadeen baahida loo qabay dhakhaatiirtan cusub ee soo qalin jabisay, iyagga oo dhanka kalen ku hambalyeeyay dhakhaatiirta ka baxday kuliyadda caafimaadka jaamacada Hargeysa dadaalka ay u soo galeen dhamaystirashada culuumta caafimaadka ee ay dhamaystirteen. Iyada oo geb-gebadii xafladanina abaalmarino lagu guddoonsiyay dhakhaatiirta ka hawl-gala kuliyadda caafimaadka jaamacada Hargeysa iyo ardayda qalin jabisay. khadar Cabdi Muuse Gabiley News Reporter Hargeisa/somaliland -
Former Kenyan minister calls for recognition of Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Suldaanka Hargeisa will be financial capital city of east Africa -
SOMALILAND: 17 medical doctors graduate HARGEISA (Somalilandpress) — A graduation ceremony was held in Maansor Hotel on Friday for 17 general medical practitioners who graduated from the University of Hargeisa (UoH). Speaking at the graduation ceremony Dr Bulhan Hussein, the Chancellor of UoH, congratulated the new doctors and their parents. The Chancellor expressed appreciation for the efforts of the students and for their sacrifice and dedications over the years. The group is the second patch to graduate from the University since it’s rehabilitation after the war with neighboring Somalia. Dr Edna Adan Ismael and Prof. Mubraik Ibrahim Aar were among many who addressed the attendees. The two stated the importance of having new doctors in Somaliland – a country where basic health indicators are among the worst in the world. Dr Diriye Ismael Irig, Dean of the Faculty of Medicine at university of Hargeisa cited the 17 graduates consisted of 12 males and 5 females. The faculty was established in 2003 with 75 students with 15 graduating last year. The students have been undertaking intensive courses in obstetrics and gynaecology, paediatics and psychiatry, urology and general surgery, general medicine and palliative medicine for the past six years. A number of students are currently under taking advanced medical training including the first ever Somali trained heart surgery in which they collaborating with Addis Cardiac Hospital, the first hospital for cardiovascular diseases in East Africa. In order to improve the student’s clinical skills, Somaliland universities and medical associations have requested assistance from the international community. So far Somaliland universities have developed partnership with Kings College Hospital (KCH), UK, the Australian Doctors for Africa (ADFA) and a number of other Western institutions. Somaliland hospitals have as well developed ties with leading organizations in the Arab world including the UAE and Kuwait Red Crescent societies. Local students: In March 2009 Emeritus Professor David Allbrook, Dr Gary Hastwell and Dr Rod Thelander travelled to Hargeisa - ADFA A surgical team from the UAE recently donated their time to perform free cataract eye and cochlear implant surgeries through a partnership between Kuwait based Al-Manhal Islamic Societies’ al-Manhal Hospital (ex. Hargeisa City Hospital) in Hargeisa and UAE’s Red Crescent Authority (RCA). On the same week, the al-Manhal hospital became the venue for the first ever laser surgery in the country which was performed by local and Yemeni doctors to treat gallbladder and internal organs diseases in the liver and intestines of ten patients. The new recruits is expected to make a difference in Somaliland’s poor health system. The attendees included Mr Ahmed Nur, Vice-Finance minister, Dr Ahmed Hussein Isse, Abaarso Tech, Eng. Mohamed Hashi Elmi, senior Kulmiye Party member, Mr Adan Mohamed Mire, Vice Chairman of UCID Party, Dr Ahmed Mohamed Gas, Somaliland medical association, Dr Suleiman Abdi Guleid, teachers from Kings College, guests and other dignitaries. Somalilandpress | Saturday | 24 July 2010
-
its gabadh not gabar, kuwan waligeen ma afsomalganu u dhigi uun
-
Suldaankii Beesha ****** oo Hotel ku yaala Gaalgacayo lagala baxay
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
So no deportation happened according to you and you never handed over your blood brothers to the TPLF regime, fair enough I rest my case -
Former Kenyan minister calls for recognition of Somaliland. Written by Daily nation on-line Jul 23, 2010 at 06:18 PM Text of commentary entitled “Need to re-think our policy towards Somalia” by Dr Mukhisa Kituyi, former Kenyan minister published by Kenyan privately-owned newspaper Daily Nation website on 18 July; subheading as published In the recent past, two events have occurred in lands far apart which force Kenya to re-think its policy towards Somalia. First, the people of Somaliland, the self-declared autonomous region formerly called British Somaliland, held a very credible election last month which was won by the opposition. Second, came the traumatic bombings that killed and maimed hundreds of people in Kampala with the Somali group Al-Shabab rushing to claim responsibility. These two events are bound by the reality of the failed state in Somalia and even worse the failed response by the international community to the shame that is Somalia today. Kenya must read the line and make a firm stand in the national interest. At independence in 1960, British Somaliland voluntarily joined the Republic of Somalia in the hope of peace and development. When all they got was the brutality of the Siad Barre regime, they declared independence in 1991. The response was painful and remains enshrined in the mass graves of Malko-Durduro near Hargeysa. They picked up the pieces and, while the rest of Somalia descended into chaos, the people of Somaliland have sustained dialogue in modelling a democratic system balancing between clan elders and elected chambers of parliament. Visiting Select Committees from the House of Commons (2004) and the Kenya National Assembly (2006) have applauded the progress made. Trying militants Today Somaliland has fashioned an effective administration regularly collecting due taxes, arresting and trying militants bent on disrupting the peace, patrolling the Gulf of Eden to keep pirates off its shores, and operating efficient air and sea port facilities at Berbera. Despite their best efforts, the people of Somaliland remain constricted because the world has refused to recognize their statehood. Arguments about sanctity of independence boundaries run hollow in the face of cases like Ethiopia-Eritrea and failed federations like Senegambia. The sick state of Somalia requires no further pretence at sanctity. More crucially, incremental solutions to the mess that is Somalia require solidarity with successful Somali peace initiatives. There is none better than Somaliland. Kenya should lead other regional players in recognizing and strengthening the Republic of Somaliland as a frontline counter to the violence spewing out of Somalia. This is the least we can do for a country that gave us the **** immigrants of the post World War II that played a key role in the spread of African entrepreneurship in the hinterland of pre-independence Kenya. In the wake of the Kampala bombings, President Museveni has vowed strong response in Somalia. It is important to see Uganda`s predicament in its context. President Museveni committed Ugandan soldiers to the peace initiative of IGAD. Since then, three major things have emerged which require a total re-think of the Africa Union and IGAD approach to Somalia. First there is no peace to keep in Somalia and the AMISOM forces are pretending to offer security to an interim government that is permanently on life support. The idea of a green house for the transitional government to grow before being let out to pasture has failed as the government in Mogadishu remains a cacophony of foreigners of Somali origin who fly in from Nairobi, Australia, Canada and Scandinavia for cabinet meetings and fly back home. If government is wilting in the green house, when will it grow capacity to govern without Burundi and Ugandan soldiers? Secondly, the alternative to the TFG in Mogadishu left on its own remains absurd and disruptive. Al-Shabab wants us to appreciate it on the basis of its ability to spread pain and shock, and its recent declaration of a fatwa on democracy. The third thing is the recent coming into force of the Common Market for East Africa. This has entailed a commitment by the member countries to grow the protocols on foreign and defence cooperation into unified policy on regional security and foreign relations. Somalia accords them the earliest opportunity to think and act together. This is the time for Kenya and the rest of East Africa to tell Uganda “you shall not walk alone”. The strategic interests of East Africa are tied to secure maritime trade off the shores of Somalia. Illicit trade in small arms and the threat of terrorist acts can be better dealt with in Somalia than at our porous borders. Firm decisions founded on clear measurable and achievable goals must inform the way forward as we join our brothers in Uganda in mourning the innocent lives that have been lost so meaninglessly.