-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Siilaanyo welcomed with red carpet - Addis ababa -
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Great stuff god bless the president -
perfect great stuff nice welcome for the president. Che since when its xaraan to visit neighboring countries siilaanyo will visit ethiopia djibouti kenya
-
Faroole: Wasiirradii puntland waxaa bililiqeystay Sheekh Shariif
Xaaji Xunjuf replied to sahal's topic in Politics
Anaga Puntland ahaan 3 wasiir ayaa nagu magacaaban xukuumada labo ka mid ah Ninka Madaxwaynaha ah ayaa bililiqaystey oo keensadey wax lala yaabo weeye wasiiro laka bililiqaysanayo anagu arintaas yeeli mayno nama matalaan” ayuu yiri Madaxwayne Faroole. waxan maqli jiray kuraasi iyo hubka casriga la biliqeystey laakin wasiir dhan oo la biliqeystey -
Originally posted by oba hiloowlow: aniga waxaan la yaabanahay waxa waaye sabab ayay niman reer somaliland xil ugu heli karaan dowladda somaliyeed, ileen nin xamari dowladda siilaanyo ku arki meyside. Dee maad iska so eridaan, maxay idin ku joogaan war iska so erya niyo. ciidan idin keeni mayaan dad idin keeni mayaan idin tageera , wa just kharash idinka lumay , suldaan dallabay ba sheegey . dadkasi dawlad bey yeesheen halkooda hanaga joogaan
-
Eid Day Bloodshed.. Dagaal Aad U Culus Oo Ka Socda Kalshaale
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
ilahay ha kala qaboojiyo maalintan farxada badan eeh ciiid al adxa -
Originally posted by AYOUB: quote:Originally posted by Che -Guevara: Ayoub...Goldogob could be part of any entity as long as they don't have secessionist aspirations and are not selling their brothers to Zenawi. Yes indeed. But today, as thing stand, in your opinion, where are they part of if any? You might not care, but we do. Go on, give us clue. he will not give you a clear answer
-
Dibadbax looga soo horjeedey Xukuumada KMG oo ka dhacay Garoowe. Garoowe : (Sh. M. Network) Dibadbax looga soo horjeeday Xukuumada Cusub ee Ra’iisul wasaare Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamul goboleedka Puntland. Dibadbaxaani oo ahaa mid looga soo horjeeday wasiirada Cusub ee dhawaan uu soo magacaabay Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garoowe, waxaana dibadbaxa soo qaban qaabiyay Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal iyo kan Magaalada Garoowe. Dadkii ka qeyb qaadanayay Banaanbax ayaa ku qeylinayay hadalo ka dhan ah xukuumada Ra’iisul wasaare Farmaajo iyagoo sheegay inay ka soo horjeedaan habka Wasiirada uu u magacaabay Ra’iisul wasaaraha iyagoo dhinaca kale soo dhaweeyay hadalkii Maamulka Puntland uu ku sheegay in uu ka fiirsanayo wadashaqeynta uu la leeyahay dowladda KMG Soomaaliya. Qaar ka mid ah Banaanbaxayaashaasi oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in fikir ahaan ay raacsanyihiin maamul goboleedka Puntland, waxaana ay sheegeen in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ay ku diidanyihiin habka Maamulka Puntland uu wax ugu qeybiyay Xukuumada Cusub. Banaanbaxaani looga soo horjeedo Xukuumada Cusub ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa daba socda banaanbaxyo sidaan oo kale looga soo horjeeday Wasiirada Cusub kuwaasi oo maalintii shalay ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag.
-
Protests in Maakhir against the TFG and the new cabinet.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by NinaNC: ^Excuse me folks! Jubbba (that is the correct way to spell it thank you) belongs to my people. Go discover your own imaginary lands. Sheeko! With 3 B'S -
SOMALILAND: FM visits Ethiopia to prepare for Silaanyo visit
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
well done FM of somaliland , some where this week inshallah our President will visit our other neighbour Ethiopia. -
Shabaab oo sheegtay in uu la wareegay degmada Dhuusamareeb. Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) saraakiil ka tirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ayaa waxaa la sheegay in caawa fiidkii ay la waregeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca. Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa sheegay in caawo fiidkii mudo kooban ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Dhuusammareeb ee gobolka Galgaduud iyadoo aan dhicin wax dagal ah. Saraakiisha Al Shabaab ayaa waxaa ay inataasi ku dareen in ay gudah u galeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyagoo sheegay in halkaasi kula hadlay mido saacado dadka ku dhaqan degmadaasi. C/wali Xaaji Diiriye oo ka mid ah ah Mas’uuliyiinta Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud oo la hadlayay Idaacadd Shabelle ayaa waxaa uu uu beeniyay in Al Shabaab ay lawareegeen degmada Dhuusamareeb, waxaana uu carabka ku dhiftay in ciidamada Ahlu Sunna ay ku sugan yihiin degmada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa iminka waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay samaynayaan dhinacyadasi, iyadoo dadka ku dhaqan degmadaasi ay ka cabsi qabaan in halkaasi uu dagaal ka dhaco. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Protests in Maakhir against the TFG and the new cabinet.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
MUDAHAARO BALAADHAN OO KA DHACAY GOBOLADA SANAAG , HAYLAAN IYO BARI OO LOOGA SOO HORJEEDO XUKUUMADA FARMAAJO Sunday, 14 November 2010 13:06 Deegaanada Maakhir dhamaantood ayaa waxaa maanta ka dhacay mudaharaado looga soo horjeedo xukuumada raysal wasaare farmaajo uu soo dhisay. Magaalooyin ka tirsan Gobolada Sanaag , Haylaan iyo Bari ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen ururada bulshada , Isimo iyo Siyaasiyiin iyo dhamaan shacabka ku nool Goboladaas. Magaalooyinka uu ka dhacay Banaanbaxani ayaa waxaa ka mid ahaa sida wararku nagu soo gaadhayo Magaalooyinka Badhan, Hadaaftimo, Dhahar,Xingalool iyo laasqoray. Mudaharaadkii ugu balaadhanaa ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Badhan oo ay ku sugnaayeen Isimo aad u fara badan , Isimada iyo siyaasiyiinta ku kulmay magaalada Badhan ayaa waxa ay ugu baaqeen xildhibaanada ku sugan magaalda Muqdisho ee u dhashay deegaanada Maakhir in ay si degdeg ah ugu soo laabtaan deegaanada Maakhir si dib loogu eego aayaha deegaanka, Waxa kale oo ay ku baaqeen in aan xukuumada Farmaajo la ansixin maadaama ay tahay mid aan cadaalad ku dhisnayn. Sawiradii Banaanbaxa ka dhacay deegaanada Maakhir ayaanu dib ka soo gelin doonaa saacadaha soo socda hadi ilaahay yidhaahdo. -
Protests in Maakhir against the TFG and the new cabinet.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ you are right the maakhrians deserve it -
Badhan (SPR): Wefdi ka socda maamulka Soomaaliland ayaa waxay booqasho kusoo mareen meelo muhiim ah oo ka tirsan magalaada Badhan. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiye Badhan Cabdi-Xakiin Wahaabi waxaa kaloo la socdey masuuliyiin badan oo ay ka midyihiin taliyaha Boliska degmada Badhan ee maamulka Soomaaliland. C/Xakiin Wahaabi iyo weftigiisu waxa ay saaka subaxnimadii socdaal ku soo mareen xarumaha dowlada iyo cusbataalka guud ee magaalada Badhan. Intii ay ku guda jireen booqashadaas waxa ay kulamo gaargaar ah la yeesheen mas'uuliinta cusbataalka guud gaar ahaan agaasimaha Isbitaalka C/raxmaan Jibriil Cali. Wafdigan ayaa waxay shir jaraa'id ku qabteen magaalada Badhan gudeheeda iyagoo casumay saxaafada gobolka Sanaag, iyagoo uga warbixiyey kormeerada ay wadaan sidoo kalena tibaaxay in ay wax ka qaban doonaan hanaan socodka maamul ee gobolka iyo waliba hormarka
-
Some of the community is upset with Puntland, They have the interior minister in your clan enclave , and this is what they call the head of the pirateland.
-
^^ they have the defence minister in somaliland,what do they have in the tfg nothing. And currently they are at war with the piratenland. so thats not even an option.
-
Siilaanyo waddada wa ku toosanyahay, Godana jidki amisom oo kaga siifeyn laha dalka bu hayaa. Zack anigu xita halgankina waan tageersanahay inad dalkina ka xoreysataan tigrayga , waxad isla jeceshihin waanu idin la jecelnahay Now how am i clan minded.