Faafan

Nomads
  • Content Count

    349
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Faafan

  1. Ergada kusugan hoolka shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo ayaa maanta aqbalay codsi uga yimid madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo ahaa in wakhti uu kusoo dhameystirayo xukumada loo kordhiyo.Madaxweynaha ayaa la siiyay mudo 27 maalmood ah inuu kusoo dhameystiro hay’adaha ka dhiman maamulka Jubbaland. http://dhanaan.com/dhameystirka-jubbaland-oo-muda-bil-ku-dhowaad-ah-dib-loo-dhigay/
  2. Axmed Madoobe oo ku warceliyey ergada shirka Jubbaland Published: June 13, 2013 Kn: Kadib safar uu ku tagay Kenya oo uu lasoo kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nick Kays ayuu Sheekh Axmed Madoobe maanta ku warceliyey ergada shirka wlai u fadhida dhamaystirka maamulka Jubbaland. Fariinta ugu weyn ee Sheekh Axmed Madoobe u sheegey ayaa ah in shirka la hakiyo muddo bil ah, si buu yiri loo dhamaystiro arrimo wali dhiman. Waxyaabaha Jubbaland ka dhiman waxaa ka mid ah xulista xildhibaanadda iyo magacaabista golaha wasiiradda, iyo dabcan maamuladdii illaa heer degmo. Lama oga in dib u dhigistani ay la xiriirto shirka Xamar ka furmaya ee laga sugayo Axmed Madoobe iyo ologyaddiisa siyaasadeed, kaasi oo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay ku dhisto maamul dowladda hoos taga oo KMG ah ka hor inta aanan loo fariisanin shir Jubbaland lagu soo dhisayo. Waxaa jira warar kale oo KismaayoNews soo gaaraya oo sheegaya in ay jiraan qorshayaal hawlgalo ciidan oo lagu durjinayo Alshabaab, taasina ay tahay sababta shirka dib loogu dhigey. KismaayoNews.com
  3. Haatu;960680 wrote: This man is a fool and a puppet. I wouldn't take anything he says seriously. He defended Garissa well last year when it was attacked in the botched KDF operation.Duale usually speaks his mind.
  4. Madoobe campaigning for upcoming election.
  5. oba hiloowlow;935927 wrote: i wonder is there a single video where tolka militia aint singing and dancing? LOOOOOOOOOOL OBA maadan ka helin Nashiidka?
  6. oba hiloowlow;935839 wrote: its gone and it aint coming back.Alhamdulilah. We shall replace it with a statue of a real hero Sheikh Hassan Barsane Rahimullah LOL Waxba yayna cuqdad ku dilin Sayidka seeftissa Ingriis iyo wixii la socday umbay qaaday...waa ninkii africa oogu horeeyay ee diyaarad lagu weeraro.....a true legend, feared and respected.
  7. oba hiloowlow;935817 wrote: I wonder where this has gone and if we can retrieve it.
  8. Saacid met with Mahboub Moalim IGAD Chief...No Support for Saacid agenda
  9. Prof Gaandi was born in Badhaadhe among his larger sub-clan, he is a former minister and current parliament member representing Badhadhe Aw-Libaax represents Ahlu Sunnah in Gedo Abdirashid Shermarke the former prime minister is providing his support to the process. There are 500+ ergo in Kismayo, every community has a rep there.
  10. Heavy negotiations are set to take place between Jubbaland reps and the Government.
  11. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa si heer sare aha loogu soo dhawaayey Wafdi uu hogaaminayo Profer Maxamed Cabdi xaaji Gaandhi , waxaan wafdi uu Profer Gaandhi Hogaaminayo kamid ahaa Ra’isu wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdirishiid Cali Sharmake,Aw-Libaax,iyo Xubno ka tirsan gudiga Farsamada ee maamul u samaynta Jubbooyinka sidoo kale waxaa wafdiga weheliya qaar kamid ah Gudiga gacansatada deegaanada Jubbooyinka. Intii ayna wafdiga ka yimid magaalada Nairobis oo gaadhin Kismaayo ayaa guud ahaan magaalada suuqayada magaalada xidhay iyadoo madaxdii maamulka Kismaayo iyo Mas’uuliyiinta Ciidamada Amison ay si aad u ah u adkeeyaan amaanka magaalada Kismaayo isla markan ay ku sugnaayeen Airporka Kismaayo ayan qayb wayn ka qaateen Soo dhawayntii Mas’uuliyiinta. Soo dhawayntii wafdiga kadib waxaa loo qaaday dhinaca Jaamacada Kismaayo waxaan lagu galbiyey baabuurta gaashaamadan. Profer Gaandhi iyo wafdiga uu hogaamiyo ayaa lagu wadaa in ay shirar isbad jooga ku yeeshaan Kismaayo ayna la kulmaan Wufuud ka socota Dawlada Soomaaliya oo uu hogaaminayo Ra’isul Wasaaraha Soomaalida Mudane Saacid.Iyadoo kulamadaas kadib lagu wado in hore loo sii wado Shirkii Maamul u samaynta Jubbaland Wixii soo kordha waan idinla soo socodsiin doonaa
  12. Ras Kambooni can't have less than 3,000 when they run the entire administration in Lower Jubba besides Kismayo.Ahmed Madoobe could have as much as 6,000 men under him. Kenya has taken a cautious approach, with officials in Nairobi saying the KDF is aiming to build a political consensus among the various clans and militias around Kismayu, so that when it eventually takes the city, it does not get bogged down with running it as if it were an occupier force, but can instead hand it over to Somali groups like the Ras Kamboni fighters. Kenya has trained and armed about 4,500 of the latter. " frameborder="0" allowfullscreen>
  13. Abtigiis;905158 wrote: We should look for peace in Somaligalbeed, but we should fight HAG in the jubbaland. Peace and compromise is better than fighting futile wars in Somali-galbeed; but when it comes to Jubbaland, peace and compromise are defeat and shame. We mus fight the HAG and their Gedo "lackeys" to the last man. War is futile inside Somaligalbeed; peace is futile inside Jubbaland. That is the import of the canonization project!!! :)
  14. ONLF militarily has strengthened despite the armies counter-insurgency but the Ethiopian propaganda machine has worked overtime to discredit the front in the political arena , the talks produced a well-needed boost for the front but improvement is needed to counter the information black-out of the region where Ethiopia and its cronies concoct their fairy-tales .The ONLF is bidding its time as the noose tightens on the regime, the struggle is in good-hands as-long as we stay the course its unnecessary now to change names or unite with groups like G7 who don't share our political ambitions but we welcome their armed struggle to lift the yoke of dictatorship. We don't need to make drastic political arrangements for now, slow and steady until we can pounce.
  15. An operation to arrest a gang and the cynics and spin-masters get to work, this zeal for conflict in Kismayo needs to stop you can't manufacture a conflict where there isn't.
  16. A professional and responsible army is needed first, weapons will only fall into the hands of armed factions who are fronting as the SNA if the embargo is lifted now.
  17. ^ Any attack within Kenya with an Al-shabab signature cannot be blamed on Somalis, Al-shabab has many Non-Somali Kenyan recruits.
  18. The reporter a Kenyan is embedded within a Kenyan army Unit not Ras Kamboni. Ras Kambooni is several thousand strong I would say.
  19. ^ Al-shabab has many Kenyan recruits of non-Somali origin lets not forget.
  20. I see Abwaan Indhacade he has short hair..old video
  21. ^There is lots of documented evidence implicating them in war crimes, so the Ethiopians are moving quick to replace Ilay and disband the militias because it defeats there whole narrative of denying any crimes taking place in the region. The Liyu were ineffective against ONLF militarily and the regular army didn't trust them because they could easily be infiltrated but they were an effective force in creating fear among the civilian population. The story of there disbanding is true, many have fled and the rest have been put in two different barracks in Garawo(Dhagaxbur) and Jigjiga...Some will be incorporated into the police, the rest dismissed.
  22. Che -Guevara;880916 wrote: ^Now, that's unlikely! I'm serious, Abtigis will confirm.