Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^^haa...waa i qabatay...riwaayada rajo ee ku jirtaa...laakiin inuu reer gaalgacayood yahay adaa iga taqaanit

     

    Wiilo - abayadiis see wax yihiin.....battery low maa tahay...of course MMA aan ka waday


  2. "It is not easy for a partner to keep up with you, sexually or otherwise"

     

    ^^^ hah hah haaaa......I need to go and test if theres any truth to the above statement......my partner can't keep up with me sexually......loooooool


  3. ^^ina-adeer soo dhawaaw....gabadha meel qaali bey nooga taalaa, boqortooyo buuxdo bey dhaxda uuga jirtaa soo maad garan....cariiriga aad sheegeesidna maba fahmin.....meeshana tartan ma jirto...laakiin xoogaa ilbaxnimadi aa kugu qaloocatay aan umaleenaa....sababtoo ah SOL wexey qabtaa PRIVATE MESSAGING sheekadaada mala ogaan leheen laakiin hada waan wada ogaanay waxaana filanayaa inaad critisism qaadan kartit


  4. Wiilo - by now you should know how much I appreciate our friendship.....anyway I don't know how I could forget you from the list, ( I also forgot Jaceyl_Baro) but seriously don't hold that against my heart hold it against my mind....you know me love you girl....I could never forget you...aight increase the peace hon.

     

    Waranle_Warrior - abowgiis....if you are thinking of joining Baro Family...you are more than welcome.....but 1 condition though... YOU MUST HAVE GREAT SENCE OF HUMOUR!


  5. Wiilo_Duco, Duke_Valentino and walaalkey Rokko...ka raali noqda erayga aan ka dhahay magaaladiina Garawe....of course waan u oqoonsanahay iney tahay gobol soomaaliyeed oo dad walaalahey sida idinkoo kale dagan...waana ka xumahay inuu hadalkeygi dhibaato idiin keenay...laakiin walaahi bilaahi naceyb waxyarba xitaa haba ahaate inaasan u qabin. Waxaana rajeynayaa inaad iga gudubtiin raali gelintaan.

     

    Laakiin weli waxaan ku adkeysanayaa inaan u rabin Magaalo madaxdeena in LA BADALIN.

     

    Is maqal damboo xiisa leh!


  6. WLC Waranle

    baro family are mainly the reason I'm here....baro family are the coolest most outgoing nomads in SOL.

     

    Baro members;

    Tuujiye

    Check_Mate

    Nuune

    Qac Qaac

    Miskiin Macruuf Akhayaar

    sweeter than your tea (me)

    Raula

    oh yeah we've got new member Ay Kutubeey

     

    other reason I'm here is like runaway virgin said sense of community in it.


  7. ^^waxaad rabtit u qaado......aniga waan garanayaa waxa aan ka waday, adna uma qalantit inaan kuu fasiro......laakiin dadnimadeyda waxba ka magaraneysit ee iga aamus. Teeda kale waxaan la hadlaayay Wiilo_Duco adi sidii tixsi camal maxaad uugu soo dhaxdhacday :rolleyes:


  8. ^^^ina adeer naceyb aan u qabo ma aha dadka dago Garowe....sababta aan uuga soo jeedo waxaa waaye waxaan ka xanaaqayaa dadkaan isku dayaaya iney burburiyaan Somalia taariiqdeedi.....hadaad caqli leedahay adba maad ogolaan leheen in wadankaaga taariiqdiisa la badalo.

    Ilaahayow mee ahaato xitaa gobolka ee qabiilkeyga dagaan...100% waan kasoo hor jeedaa waxaan dadka sanka laga gelinaayo. Ma is af-fahannay?


  9. anything is possible ...Ngone and adultery now that's news. to be honest with you I think you are lying I think you just want t o get some attention here....congrats you have succeeded.

    Just take UDs advice...."don't come home with new tricks to show her"...otherwise there will be BAC MADOW waiting