Passion_4_Fashion
-
Content Count
1,064 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Passion_4_Fashion
-
-
^^^boy am i glad that u figured that this old topic
i was about to get pissed....not this thread again....hope they don't start all over again
-
^^^naah mate....nowdays they go to the gym
but me prefer blonde with blue eyes....
-
JB mission wuxuu ka dhigtay inuu dadka waalo....war jawaabta noo sheeg janna'gale
-
^^alright love....(me just being polite)
orgiyoow oops waxaan ka waday orgilaqoow ....waan kugu raacsanahay about waxaad ka sheegday muslimiinta
im from finland...so im polite
-
ay yay yay....jeylaani iyo wiilo aa noo soo baxay....dooq baad leedihiin...heesaha aad noo soo xusheen baan la dhacay
laakiin walaalayaal.....waxaan rabay quf nolosheyda muhiim ku eh inaan u sameeyo heeso xul ah oo jaceyl ah....marka ina-adeerayaal ma igu caawini kartiin oo ma ii sheegi kartiin heeso oo quf kastaba markuu dhageysto qalbada ka taabaneyso
-
Daanyeer maad hada topic u furtay Orgilaqoow....
-
I could not agree with Bilan more....but do you listen JB?
JB...u need to spend more time with the muslim ummah....hope u don't go astray
tell me one thing JB....why should one question Allahs law.....what will you question next....where is Allah from? Subxanallah!
the purpose of this Dunya is to obey your Greator...we are all his servant.....I have a choice....by obeying Allah I am His servant....I would not want to be a males servant.....Lord have mercy!.....Ya allah.....save us from the path which leads us to astray. amen!
-
Foxy....i feel ya sis
-
sheeko marax fooqal marax aad noo haysiin.....naga qalleeya yaaqey
-
^ ma ila aragtay.....kaabbo adi quf wadani aa tahay....
-
^^rabshoole oo dhar loo soo geliyay baa tahay
-
I'm all 4 it Duke....vedhy good idea
-
^^Amen 2 that.....btw...wlc 2 sol Kohi
-
^^^
-
^^yep....we know Gramma
-
I wish the muslim nations were 1 and more powerful than kufaars.....will it ever happen? insha-allah
-
^^loool @ barasho xanaaqsan
Ismalura I guess I'm 1 of the smart people then....it was eazy peasy lemon squezy
-
I find it very hard to say the word i'm sorry.....for 8months I didn't speak with my little sister and we lived under one roof..though I wanted to apolgise...i was just 2 proud 2 swallow my pride.
-
^^haye.....ma anaasan garanin, saaqidnimada waqtigaas aad bilaawday soo ma aha...shaqo waa in lagaa qabtaa
-
meesha aan joogo kolbo aariyo aa ku galeyso
-
^^I hope u get caught in the action
-
^^^ma hubtaa?
Maskiin Macruuf Aqayaar....ina-adeer qalbada aad iga taabatay
-
I'm sorry castro that I can't finih reading this article....now do u accept my apology?
-
thats a nice poem...thnx 4 sharing. As we all know Islam is the light...and I'm happy 4 the Sheikh for finding the light, truly he has been guided to the right path. more power 2 him!
Somali F e m a l e President
in News - Wararka
Posted
fikradihiina dhan waan kasoo hor jeedaa...maxaa yeelay waxaan ahay quf diinteeda raacdoo (dhihi maayi idinka ma raacdiin) oo qaadatay sharciga eebeheed soo dajiyay...oo ahaa ineysan dumar noqon karin madax.
sheekada meesha maku xiri karnaa?