Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. oo hada naagtaas Mareekanka baan dadkeyga ka daafacayaa mee ka tahay mase iidaabo ******** eh.

     

    Laakiin aniga waxaan umaleenayaa rag iyo dumar ineysan kala leheen ********imo.....umad kastaba wey ku jiraan kuwa liita.

     

    Mideekale markaad haysatit baazuuke, quf kugu soo saqajaamaayo ma laha....protection ahaan waa loo baahnaay qoryo especially sanadkii 1993.


  2. waxaan u xiisay walaalaheygi aa la kaftami jiray habeen iyo maalin...kuwaas oo kala ahaay Qacda, Tuujiye, Checkmate, Nuune iyo Wiilo.....I miss us guys....baro family.....waa la kala dhumay, dadka qaarkood xitaa hadaan isku dayo inaan la kaftamo qosol maba iga keeni karaano sidaad idinka iiga keeni jirteen.

     

    Farxadi aan SOL uugu imaan jiray waa la iga boobay....i dont check doodwadaag anymore...............................and where the hell is my broda qac qaac? I miss him walaahi.......Tuujiye is still around....but he is not as fun as he use to be back then.....Nuune is taking the moderator job too seriously, he is another level.....well what can I say about sister wiilo......I miss our chat sis......the jokes and teasing other baro members.........good old days.......u guys have all changed.....normally change is good....but SOL nowdays is not as lively as it use to be....its suffering lack of VITAMIN BARO FAMILY.

     

    I want u all back..........


  3. ma fiirsateen ruwaayada WADCI...msrkuu makki dhahaayo "moos maku siiyaa"...naagta haa ee dheehee....markaas oo isaga wuxuu dhahaa "qolka noo suubi adna isa suubi, anna waa isa suubinaa, markaas wixii la suubin lahaay aan suubineynaa".............looool xaajiga caadi ma aha yaaqe!


  4. Sayidka....marka hore waxaan ka xumahay inaan san aqrin karin qoraalkaas aad u dheer....teeda kale waxaan iga fiiji'yay topic'ga qoraalkaan....Dhulkii Ilaahyada maxaa laga wadaa.......Hal ilaah lee soo ma jiro


  5. how you lot miss boxing day? I wait a whole year 4 boxing day to come............anyhow.....I spended so much money on clothes and make-up and some more clothes and make up and more make up.......coz simply u just can not wear the clothes u bought on the summer...u ask y.....well....u cant wear pink n baby blue during winter....and the make up.....well my friends i update my makeup every month.....its a must! Maxfactor...makeup for make up artist


  6. ^^^loool qufyehey saxiixaaga waa ka cabso....areey saanna xee eheed....xanjo dhacday aad noqotay xaa la yiraa? manii la yaabo yaasiinka.

     

    jeylaani....fadlan xushmey luqadeena....teeda kalena fikrada aad ka haysatit sangub ama singub fadlan adiga lee hakuugu ekaato.

     

    caamir - gabay culus waaye walaahi....runta oo taabtay abwaabkaan....inkastoo igu adkeed inaan fahmo erayada qaarkood


  7. ^^^^loooooooool

     

    Xmarweyne I salute your Idol (ur-father)...xamarweyne.....no matter how long it took u 2 understand my somali....bottom line bruv u understood me.

     

    U knw what i find romantic....whenever I go to a wedding i see somali couple in their 50s dancing tango with the newly weds.....bless.


  8. ^^^MR Romantic.com

    xamarweyne....u know waan ka xanaaqaa markaan dhaho i love you oo la iigu jawaabo me 2. shidhis ka dheh! Even hadii ey hoyadiis ee ag-fadhiso oo aan soo waco me 2 ma igu socoto....ma jeceylkaaga aa laga shiixaa? meel sare inuu i gaarsiiyay baan dareemaa markuu igu dhaho waan ku jeclahay cadeey in front of his ma or pa. waxaas aa jaceyl lagaa dhahaa. laakiin xamarweynoow, aniga maku dhici hooyadeey horteeda inaan waxaas ku hadlo...laakiin thank god igama xanaaqo. waxaa ku filaan ogaanshaha oo ogayahay inaan jeclahay.