Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. bal anna aan mid ku daro...

     

    nin reer waqooji ah aa wuxuu u soo socday xamar, xaaji qamsiin oo meel kasoo raacay, waxaana fuulo igaarkoo oo reer xamar ah. jid xun oo jajaban baa lasoo maraayay oo markuu baabuurka jagjag dhaho dadka waa isku dhacaayeen. baaburki baa meeshi soo maray, wiilkii reer xamarka ahaay wuxuu ag fadhiyay reer waqooyigi oo wuxuu ku yiri 'exkuusno' (waa talyaani meaning excuse me), ay reer waqooyi waa iskuusay, yacni wiilka ha caaririnin oo is dhahay.

    hadanana sidi oo kale aa qabsatay ... maanta dhan reer xamarki wuxuu ka bixi waayay 'exkuusno'..maskiin reer waqooyi tacbaan oo noqday oo soo isku kuusaayay nafta aa ka bixi rabtay....marki dambe reer waqooyigi wuxuu 'walaalo dee gaariga mar dhaw ka dhici...bal halkee baan u sikadaa'. reer xam arkina polite nimo oo'ba dhameeyay soo maantoo dhan uugu haayay 'exkuusno'


  2. ahlan wa sahlan walaalaheyga aad qiimada badan oo aan sol daradood u jeclahay (sol family-noolaada), salaan ka bacdi waa la faayaa oo dhib ma jiro xiiso aan idiin wada qabo inta aan ka eheen everything waa cool.

     

    waxaan meeshaan uugu hambalyeynayaa walaalkey NUUNE oo soo helay title'ka MODERATOR it was about time these "outlaws" got some sort of recognition.....my ni99a I salute YOU!

     

    walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope

     

    qq- my main man wus up dude - when we gonna link up

     

    cm - akhayaar - adi iyo single mother yaa raay?

     

    Tuujiye- magacaaga kaliix aa qosol iigu filan, la'aantaa abaar waaye.... i love u man, shactiroole adiga ka hor ma jirin...keep it up

     

    ooh i missed u all so much , u guys r so dear to me....love u loads....n remember increase da peace

     

    laters homies


  3. ^^ quf yahow ani xitaa sammarkaan waan u socdaa Finland insha-allah...first laakiin waa inaan maraa sweden. hadaad imaaneysit finland hola at me via pm cos u will need some1 ( expert) to show u around....and who is better candidate than me, eh.

     

    wiilo north america ma meel barwaaqo aa? walee isma dhihin...intee barwaaqo ka tahay,m waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME


  4. ^^^ermm....NO

     

     

    Caveman....ina adeer waxaad iloowday tii uugu muhiimsaneed.

     

    musqulaha sii dhaq farxaanow

    guriga naga sii huufarey...asxaabteyda aa ila soo socoto, eena qashinka dibada u saar, baranda'dana naga bilbil

     

    farxaanoow....gorgoradeydi miyaad feereysay aan hadaay kuu dhiibay? :D iyo dharkii hoose kale


  5. Salaams all

     

    guess what I'VE GOT GODS DIRECT CONTACT NUMBER ....shall I give you that telephone number? honestly Im not joking...u dial that number it goes straight to him. ok grab a pen and paper cos this is the most important number u'll ever get....ok it's 24434 got it?

     

    ok let me break it down 4 ya

    2= 2 rak'a of salaatu Subax

    4= 4 rak'a of salaatu Duhr

    4= 4 " " " Asir

    3= 3 " " " Magrib

    4= 4 " " " Isha

     

    go on, make that call 2day!


  6. baaldi aan ku qabeesanaa....war meeshaan UK africa oo nabad eh waaye. meesha nalka laga shido musqulaha xerig aa jiidee....Europe waxaa iigu dambeysay 5 sano ka hor markaan Finland kasoo guuray.

     

    Tuujiye - adoo gabeesaneedit aa hal mar biyo kulul aad kuu gubaayo...ar meeshaan soomaaliya aa dhaanto


  7. looool at Qacda iyo nuune iyo Tuujiye musuwuradooda.

     

    Wiilo macaanto alla gabadhaas ii ekaa, quf yehey noloshii hore maa igu taqaanay

     

    Juxa - abaayadiis today im in a good mood...so whatever I said a week ago I apologise...today is a new day...so lets just chill