Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. "wax dhaama ma ii haysaa?".....su'aal caadi ehba ma aha. football maa wax kale kula qiimeenee? Faalo yaan kuu galin

     

    Aniga mar mar aa laga yaabaa inaan fiirsado banooniga, waxaana igu kalifa ninkii quruxda badnaa, timaha bisbiska lahaay, murqaaniga ahaa oo ku magac dheer FIGO.... *sigh*


  2. salaams

     

    Topic'gaan wuxuu ku saabsan yahay erayada lasoo gaabiyo macnahooda

     

    FANTA = F**KING ARAB NEVER TASTED ALCHOHOL

     

    NIGGA = Never Ignorant Getting Goals Accomplished

     

    I forgot what ADIDAS STANDS 4

     

    have u got any?


  3. Maasha allah bro Nur...aniga xitaa waan rabay inaan ogaado su'aashaas jawaabteeda, waxaadna ku mahad santahay waqtigaaga qaaliga eh inaad alla daraadiis noogu soo jawaabtay. Wax aan kuugu abaal mariyo garan maayo...laakiin hadaan niyada ilaah kaaga waeydiiyo inuu abaal marin kaaga dhigo Jannatul Fardows wax maa ka qabtaa.


  4. Bob

    J_11

    Instinct_poet

    dawoco

    Ms_word

     

    we also got alot of ppl who r talented....but the above nomads contribute alot to this forum....so guys keep up the good work smile.gif