Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Ceel-afweyn: Hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa ku dhintay halka 5 qof oo isugu jira laba shacab ah iyo 3 askari la sheegay in ay ku dhawaacmeen iska hor imaad Ciidamada qaranka iyo dad shacab ah ku dhexmaray goobo kala duwan, walow aan war laga hayn khasaaraha dhabta ah hadana warar aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in dhimashadu tajay hal askari balse dhaawaca ciidanku yahay 3 askari iyo laba qof oo shacab ah. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in dablayda ciidamada is rasaaseeyeen kedib markii la dhacay habeenimadii xalay ahayd gaadhi Qaad u siday magaalada Ceerigaabo https://burcoonline.com/articles/74929/War-Deg-Deg-Ciidanka-RRU-Iyo-Shacabka-Degaanada-Ceel-*******-ee-Degmada-Ceelafweyn-oo-Isko-Dhacay-Iyo-Dhaawac-Ka-Dhashay-Halkaasi
  2. Iley is useless. He was just used to divide the Somalis in the Somali region and will be thrown like a trash soon.
  3. This is a business issue not political issue.
  4. oo the Somaliland admin in the past supported the Galgala cell.
  5. FADEEXAD MUUSE BIIXI OO DHUL KU HAYSTA QOYS IYO KHASAB UU KAGA KICINAYO LIVE
  6. Indeed. It is a message delegitimizing Mr Bidix. It will be demoralizing for his supporters that he can't visit Yocaade, eastern Sool while president Martin can.
  7. Martin at a place where Jeegaanta can't visit (Geedka Yocaade).
  8. This is why Jamal Hassan the planning minister said giving special treatment to mamuulka Somaliland will cause problems with the other federal states as well. They should all be treated equally.
  9. Muuse Bixi keeps talking about "we have peace and stability for 27 years" in the letter as if that gives him a right to attack Las Anod community lands.
  10. This hasn't been a good week for Somaliland. Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay
  11. That might have been the case few years ago but not now. A child born in Baydhabo knows the difference now.
  12. There was never a issue between Puntland and the central Sanaag community. The central Sanaag community uses Bosaso port to dock weapons and other goods.