Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Ceeb badana. Are secessionists that desperate to meet Ethiopia again to the point they are recycling a old video from Jan 2018?
  2. @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ariintan wada hadalada horta marki horeba sax ma ahayn. Ya lala hadlaya? ma labo juufo oo ictiraaf uu waashay . The Awdal community has no problems with Somalia, neither does the Las Canood/Badhan community or the West Burco community ( those communities make up more than 60% of Northern Somalia).
  3. Xogo Xasaasiya: Qorshe Liddi Ku Ah Somaliland Oo Uu Abiy Ahmed Ku Mashquulsan Yahay+Culays Diblomaasiyadeed Oo Uu Saarayo Xukuumadda Biixi + Safaaraddiisii Hargeysa Oo Uu Xidhayo 1:42 pm 3rd Dec, 2018 Xogo Xasaasiya: Qorshe Liddi Ku Ah Somaliland Oo Uu Abiy Ahmed Ku Mashquulsan Yahay+Culays Diblomaasiyadeed Oo Uu Saarayo Xukuumadda Biixi + Safaaraddiisii Hargeysa Oo Uu Xidhayo Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay baahinayeen xogo diblomaasiyadeed oo ay sheegeen in ay ka heleen ilo wareedyo u dhuun daloola dawladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyaga oo sheegay halka ay salka ku hayso cadaadis ay ku tilmaamen in ay dawladda Itoobiya saartay Somaliland warkaasi oo idaacadaha iyo warbaahinta Online-ka ah ee Muqdisho si weyn u baahinayeen habeenadii ugu dambaysay. Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu yahay sarkaalka isagu go’aansaday in uu gabi ahaanba soo laabo xidhiidhadii ay Itoobiya la lahayd maamul Goboleedyada dalkaasi iyo Soomaaliya iyo waliba inuu hoos u dhigo xidhiidhkii ay Addis Ababa la lahayd Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo kalsooni weyn siiyey Madaxweynaha dawladda Muqdisho Maxamed Cabdilaahi Farmaajo horena ugu ballan qaaday in Itoobiya ay Soomaalida hal jiho kala xidhiidhi doonaan oo ah dawladda Muqdisho ee Federaalka sheegata. Warbixinahan ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ay wajahaysay cadaadis xooggan oo kaga imanaya dowladda Ethiopia kadib markii ay soo baxday qorshe qarsoon oo lagu carqaladeynayo dowladda federaalka ee uu hogaamiyo madaxweynaha Muqdisho Farmaajo. Xogahan ayaa lagu sheegay in ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu dhowaan amray in xafiiskii Somaliland ee magaalada Addis-Ababa loo raro magaalada Diri Dhaba, taasi oo qeyb ka ah tallaabooyin lagu yaraynayo heerkii diblomaasiyadeed ee dowladda Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyey iyada oo aanu wali Abiy Axmed kulan la yeelan Madaxweyne Muuse Biixi. Ethiopia ayaa sidoo kale dhowaan la baxday qunsulkeedii Hargeysa. Ilo-wareedyada xogta laga helay ayaa sheegay Somaliland ay aad uga xumaatay dhawaan markii ciidamo ka socda Liyuu Booliska dalka Itoobiya ee Gaar ahaan Kililka shanaad ay dhexdhexaadin ka gaysteen beelihii walaalaha ahaa eeku diriray Gobolka Sool iyaga oo aan wax wada shaqayn ah kala yeelan arrinkaasi dawladda Somaliland. Arrinta layaabka leh ee wararkan ku jirta ayaa ah xogo ay sheegeen in ay ku heleen in dawladda Somaliland xidhiidh la samaysay maamul Goboleedyada dalkaasi Soomaaliya si ay cadaadis ugu saaraan dawladdooda dhexe oo ay garab ku siiso siyaasaddii ay Maamul Goboleedyadu ku wiiqayeen dawladooda arrinkaasi oo aan la ogayn xaqiiqadiisa iyo halka uu salka ku hayo. Dhinaca kale, Farmaajo ayaa la sheegay inuu xidhiidh dhow la leeyahay oo uu haysto taageerada madaxweynaha dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cumar Cagjar iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed qudhiisa. Tani waxa ay keentay in qaab lala yaabay uu Madaxweynaha Kililku Somaliland ugu soo daray mar uu ka hadlay xaalad amni oo uu sheegay in ay dalkiisa kaga imanayso Puntland, Jubbaland kuwaasi oo uu ku lammaaneeyey Somaliland. waa markii ugu horraysay ee Masuul dawladda Itoobiya ahi uu Somaliland ku xidhiidhiyo dhibaato ay gaysan karaan maamulada Soomaaliya oo ay Itoobiya u gaysan karaan. Arrinkaasi oo aad uga cadhaysiiyey Somaliland. Dhinaca kale xogtan waxa lagu sheegay in Farmaajo uu lahaa fikradda uu Mustaf Cagjar ku dhex-dhexaadinayo beelaha Sool clan ee ku dagaalamay gobolka Sool ee Somaliland, kuwaas oo lagu heshiisiinayo magaalada Jig-Jiga, taasi oo sidoo kale dharbaaxo kale oo siyaasadeed ku noqotay dowladda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. https://qarannews.com/xogo-xasaasiya-qorshe-liddi-ku-ah-somaliland-oo-uu-abiy-ahmed-ku-mashquulsan-yahayculays-diblomaasiyadeed-oo-uu-saarayo-xukuumadda-biixi-safaaraddiisii-hargeysa-oo-uu-xidhayo/
  4. Yep that is the real reason. Abiy Ahmed also refused to see any of the mamuul goboleed leaders.
  5. Wa ruun. Also Muuse Bixi's Djiboutian passport was revoked by Ismaacil Cumar Geele after a rift.
  6. Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C)
  7. Wasn't Muuse Bixi a warlord as well? as the Somali saying goes "Baakhtiiga ma cuno ee xaydhiisa cuuna"
  8. This is like the 100th time baranbaro Muuse Bixi screamed at the President in frustration due to the failing ictiraaf project. Unfortunately for him though the President doesn't take notice of cockroaches. Imgur IMGUR.COM Post with 0 views.
  9. Been maxay ah? arday gobolada kale ee Somalia ka yimi oo badan inay yimadeen daalo dalxis ahaan oo ay joogaan hotelada Ceerigaabo ba been mooday miya.
  10. They are staying in our hotels. Welcome banu lenahay walalaheen Soomaaliyeed.
  11. This is good for the Ceerigaabo economy. Somalis from other parts of Somalia visiting the famous landmarks in Sanaag means more hotels, houses rented and flourishing businesses.
  12. Xukuumada federalka ah ee Soomaaliya oo Barnaamijka nabad iyo nolol ka bilowday Gobolka Sanaag Halkan Ka Daawo;Xukuumada fadaraalka Ah Ee Somaliya Oo Barnaamijka Nabad Iyo Nolol Ka Bilowday Dhalinyarada Gobalka Sanaag Iyo Ceerigabo Oo Dhalinyaro Badan Oo Ku Sugan Yiuhiin. BURCOONLINE.COM Halkan Ka Daawo;Xukuumada fadaraalka Ah Ee Somaliya Oo Barnaamijka Nabad Iyo Nolol Ka Bilowday Dhalinyarada Gobalka Sanaag Iyo Ceerigabo Oo Dhalinyaro Badan Oo Ku Sugan Yiuhiin.
  13. Ciidamada Somaliland ee Jiida Tukaraq oo gaadhi gaashaaman lagala goostay. Full name Ismaaciil Maxamed Yogol (Ina Budul). http://somalilandtoday.com/2018/11/29/ciidammada-qaranka-somaliland-ee-jiida-tuka-raq-oo-gaadhi-gaashaaman-lagala-goostay-iyo-maamulka-puntland-oo-lagu-wareejiyay/
  14. Hey hey kiddo I am not the one that believes ictiraaf will come after 27 years . Marka wa la ogyahay ciida uu bahan doctor oo uu khat waalay.
  15. We both know that is not the case. Lots of mad comments attacking the Suldaan in YouTube. Secessionist tears are amusing.
  16. wa ruunta Marwo barwaaqo way ogtahay inay meelna kala tagayniin Somaaliida. Ictiraafkana iska yahay mashruuc fashilmay.