-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
The civilians barely welcomed him. He was in a military convey.
-
Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo. Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo. Suldaan Muuse Biixi Hortiisa kaga dhawaaqey in Ceerigaabo Gobol soomaliyeed yahay,Dadka ku soo dhaweeyayna Somali yihiin https://qarannews.com/suldaan-muuse-biixi-hortiisa-kaga-dhawaaqey-in-ceerigaabo-gobol-soomaliyeed-yahaydadka-ku-soo-dhaweeyayna-somali-yihiin/
-
This is the second time he attacked Sland.
-
Too bad Caare wasn't there. Caanaha bu kaso matajin laha.
-
Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN November 22, 2018 Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag. Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag. Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta. Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi. Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa
-
Jiidka lo galay.
-
Congrats Caare. Wa ina baakhtiigooda dhuulka la dhigo Ilmo Ictiraafland.
-
DEG-DEG CIIDAMADA MILITARY-GA EE KU SUGAN DEGMADA CEEL-AFWEYN OO HADA LASOO WEERARAY IYO XAALADA MAGAALADAAS Nov 22, 2018 DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee Ku Sugnaa Magaaladaas Hada Lasoo Weeraray Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Hada Uu Socdo Dagaalka Ka Dhashay Weerarka Lagusoo Qaaday Ciidamada Militaryga Ee Arimihii Nabadeynta U Joogay Degmadaas Wararku Waxay Sheegayaan In Cida Weerarka Soo Qaaday Ee Caawa Xaalada Degmadaas Kicisay Ay Jabhadii TALIYE CAARE Dagaalkan Ayaa Hada Laysu Adeegsanayaa Hubka Noociisa Culus Iyadoo Magaalada Gudaheeda Aanu Ka Bilaabman Dagaalku Ee Uu Ka Socdo Meel U Dhow Xerada Ay Deganaayeen Ciidamada Militaryga Somaliland DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas | Sanaag Times SANAAGTIMES.NET DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee K…
-
This is very bad. Many children in Hargeisa are orphaned tonight.
-
Source?
-
Wa taan la yaabay amba.
-
It is a common knowledge in Hargeisa. One of the ministers few years ago made a young girl pregnant and paid her to get abortion. Politicians are the most rotten usually in Somali society.
-
It is not that they don't know the reality if many of them mention it they will be thrown in jail by Muse Bixi. Only few tell it like it is like Coldoon and others.