-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Seems like another exam similar to that Chinese company scandal few months back.
-
THE INDIAN OCEAN NEWSLETTER ISSUE 1482 DATED 28/09/2018 According to our sources, the Somaliland minister of finance, Yusuf Mohamed Abdi, is in secret talks with his Somalian counterpart, Abdirahman Duale Beyle, , and the Somalian deputy prime minister, Mehdi Mohamed Guolid, regarding the possibility of harmonising their tax revenues and their financial architecture in order to meet the criteria of the World Bank (BM) and the International Monetary Fund (IMF) or a reassessment of their debt and the granting of loans. This initiative would permit the Somalian federal government to allocate part of its loans to Somaliland, provided certain political agreements are reached. Yusuf Mohamed Abdi has held these talks with the Somalian prime minister (who is a relative of his) without informing his own president, Musa Bihi Abdi. Yusuf Mohamed Abdi's negotiations are calling into question Hargeisa's stated desire for autonomy in relation to Mogadishu.
-
War nimanyahow maxad kala sheekaysatan Marwadan ee Jeegaantu qabto horta? wa yaabe.
-
Yh indeed. It never made sense going to Garowe for the passport. Northern Somalia deserves its own offices all over the cities.
-
Somalia or the government ain't going anywhere niyohow. Somalia will exist for a thousand year.
-
Marwo Oodka you are naive if you believe the ambush attempt was about a simple ambulance. Jamal controls the base and the Jeegaan forces were beaten back. Those are the facts.
-
The only enemy now is Jeegaanta.
-
Anaga ayii no taal tas. Worry about your farms in Gabiley.
-
Xaanji Xunjuf Muse Bidix works in the interest of his community, I work for mine. Wax ka dhaxeeya reer Bohol iyo Oromoda Gabiley ma jirto. Ku ekada afuufka lo'adiina.
-
Ma Oromadi Gabiley ba daad sheegato ku sheegaya?
-
War waxas iska dhaafo orodo maydkiina ka qata badiyaha Ceerigaabo. Waad ka cararateen ee.
-
3 Jeeganland soldiers got killed.
-
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Maanta Magaalada Ceerigaabo Duleedkeeda. Waxa uu dhexmaray dagaalkaasi Jabhada Diidan Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamada Meliteriga Soomaaliland. Ilaa seddex Askari oo katirsan Maamulka Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhaawacana intaas waa ka badan yahay. Weerarkan ayaa waxaa qaaday ciidanka somaliland kuwaaso ku qaaday sarkaal jabhada caare kamid ah oo lagu magacaabo Jaamac Baaxad oo ka goostay bishii hore Soomaaliland. Faah faahinada la helayo waxay intaas ku darayaan in dhaawacyada loo qaaday Xeryo Ciidamada S/land ka deggan yihiin Ceerigaabo,waxaana weli jira Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda. Ilaa hadda ma heyno wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Soomaaliland oo ay kaga hadlayaan dagaalkaasi maanta ka dhacay Gobolka Sanaag.
-
From close sources Somaliland forces got routed and they run away to Jidaali.
-
Ciidanka Somaliland Oo Weeraray Ciidan Uu Watay Taliye Jamaal Baaxad + [ Khasaaraha Ka Dhashay ] | September 22, 2018 Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Ciidanka somaliland ayaa galabta weerar ku qaaday ciidan uu wato taliye Jamaal Baaxad oo dhawaan sheegay inuu ka goostay ciidanka qaranka somaliland isla markasina ku biiray jabhadda kornayl caare. Taliya jamaal baaxad iyo ciidanka uu wato ayaa ku sugnaa deegaanka Buuralayd ah ee Haldhaagan oo ka tirsan gobolka sanaag,waxaana ay wararku sheegayaa In ciidanka uu kala horyimid iska caabin. Wararka ayaa sheegay in labadda dhinacba ay jiraan khasaare dhaawac ah,balse wali lama hayo war faah-faahsan madaama oo isgaadhsiinta deegaankaasi lagula xidhiidhayo ay adagtahay http://salaanmedia.com/2018/09/ciidanka-qaranka-somaliland-oo-weeraray-ciidan-uu-watay-taliye-jamaal-baaxad-khasaaraha-ka-dhashay/
-
-
Another masterstroke result of marqaan session
Saalax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Anything for aqoonsii. -
War laysuma jiro. Waalidan wa wax uu kooban Jeegaanta uun.
-
Kulaha a lot of development offers kkk. Reer Badhan being part of Puntland is not only about development but also shared close kinship. Wa daad walan Jeegaantu labo walalo ah bay raban inay so kala dhexgalan.
-
Badhan has always been pro Puntland anyway. The Badhan community are not as divided as the Las Anod community so not easily influenced by Somaliland.
-
Muuse Lokal: Axmedoow, meet me, see me, please
Saalax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Abiy doesn't deal with mamuul goboleeds in general. Which is a good thing. -
Igu haale caruurtan Jeegaanta aniga aqaan siida lo edbiiyo.
-
The local nickname given to him became even more appropriate as he never leaves a single neighborhood in Hargeisa (Jigjigayar) in fear of assassination.
