Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. I didn't start anything it was a open goal. >Remembers Siad Bare massacre against civilians in Waqooyi galbeed but denies the deaths of other civilians in Awdal region.
  2. War @galbeedi meeshii yareed ee qoysland wayba walatay kooxihi Abdi Iley ba ka dilaacay.
  3. The worse part is the youth who remembered their killed relatives were arrested. Does that even make sense? they are basically saying our dead can be remembered but not those of the Awdalites. That is a disrespect.
  4. Borama MP condemns youth arrested for remembering the Borama & Dilla massacre in Somaliland region. DAAWO :-"Maalinta la Joojiyo Xuska SNM Ayaa la Joojindoona Xuska Xasuuqii Ay Ka Gaysatay Boorama Iyo Dila". Sidaas Waxaa Yiri Xilibaan Xayte Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinyarada Xukuumada Muuse Biixi Ku Xidh Xidhay Borama.
  5. Apparently the youth got arrested. :Muuse Biixi oo Ubadkii Boorama Ee Uu Agoomeeyay U Raaciyay Xadhig? http://khaatumonews24.com/2019/02/05/deg-degmuuse-biixi-oo-ubadkii-boorama-ee-uu-agoomeeyay-u-raaciyay-xadhig/
  6. It is too late. Unless Siilanyo and his ministers are brought to court.
  7. Wixi uu galbeedi sheegi jiray ba ruun noqotay. Ex- Wasiir Samsam Maxay Ka Tidhi 80 Milyan Oo Dayna In Xukumada MD Muuse Bixi Ay Ku Warejisay
  8. Wa ruun. Djibouti will benefit it rather than Eritrea. Waxaka darnan lahayd haadi Eritrea laga dhoofin laha.
  9. Dhalinyaradii Boorama oo xus u samaysay dadkii maatida ahaa ee Jabhadii SNM Boorama Ku Xasuuqday
  10. Very well said. However the Berbera rumour was created by Somalilanders themselves. Other people never believed it.
  11. Block 18 is settled by the Bohol/Dararweyne community. They chased DNO company from the area years ago. Maleeshiyaad Ka Soo Jeeda Beesha Sacad Yoonis Oo Degaanka Bohol Ku Rasaseeyay Shaqaalaha Sherkada DNO. BURCOONLINE.COM Maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Sacad Yoonis, oo hubaysan ayaa degaanka Bohol waxay ku rasaseeyeen
  12. Ethiopia is a federal state some of the resources will go to K5 to develop however it is possible Abiy Ahmed becomes another Tigray puppet.
  13. For the past few years waxay nagu waleen that the pipeline will go through Berbera. Congrats Djibouti.
  14. 2 stars = colonel 3 stars = Lt General 4 stars = Admiral/full General/Air Marshal
  15. Xildhibaan shaaciyey in Khataro waaweyni ku soo fool leeyihiin S/land,Beelaha Isaaqna kala daateen,Punt-land-na dooratay Rag kuwii hore ka Rakaab roon. Xildhibaan shaaciyey in Khataro waaweyni ku soo fool leeyihiin S/land,Beelaha Isaaqna kala daateen,Punt-land-na dooratay Rag kuwii hore ka Rakaab roon | Qaran News QARANNEWS.COM
  16. Yep he will properly be made the head of the SNA division in Sanaag.
  17. Sanaag is not under Somaliland tas wa been hence why Puntland leaders visit Badhan all the time.