Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Thankful, elections did take place in sool especially western sool - caynabo areas, as for eastern sanaag they mean the far badhan there was some problems there but it has been sorted.
  2. 250 men? what is this lol? muskar canoole?
  3. ^^^^^ No thanks the last thing somaliland needs is a extra baggage no offence.
  4. SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen. Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan. muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray. muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya. muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan.
  5. SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen. Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan. muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray. muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya. muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan.
  6. The real 26 June Party -Xaflaadi Sweden
  7. "Riyale became president of the former British colony in 1992 and won election to the post in 2003" huh, the 2003 part is right but not the 1992 part.
  8. Somebody should tell iftinews lying has a serious consequence.
  9. Happy independence day to somaliland indeed.
  10. Thankful, overall 74.000 voted in Erigavo city and Erigavo district.
  11. Jacaylbaro, since you are in hargeysa can you tell us when the results will be announced officially? is it within a week? like the commissioner yusuf cisse xamari said.
  12. lol@qudhac, oh yh that is what thankful would say.
  13. "10 million years" nobody knows if the world will exist by then but allah the almighty.
  14. You have to realise the people of Gedo don't want much to do with puntland but they want kismaayo all for themselfs, so what are the next steps for puntland?
  15. lol what stuff are you smoking? seems your on cloud 9.
  16. It's funny how the article tries to divide the people of Oodweyne & Sallaxley who are both descent from 1 son of duriiyaada like history tells, while the people of eastern burco are a union of 3 sons of duriiyaada does that make sense? what the article also failed to mention is neither the people of saxiil or gabiley have any candidate running for presidency this elections. Once again why only mention michael maryaamo and sheikh bashiir, why not mention also sultan amaan nuur - the man who fought against the british and led the dervish in burco or why not mention Ina-Garre who was the general that was head of eastern somaliland as far as maydh and burco and use to have armies to protect the people of somaliland from the threat of then the so called "Qadriyah movement also known as Dervish" thus so far we can clearly say this article is biased.
  17. lool Dr.Gaboose being from Oodweyne?@ a confused person must have written this clearly, it's simple as this there is three candidates from the three major regions with the biggest populations, Awdal = Riyaale, Hargeysa= Faysal, Togdheer = Siilaanyo simple as that this election those three regions have those three candidates but if we are talking about tribally The people of Faysal and the people of Oodweyne are 1 whoever thinks something else is otherwise confused and needs to study lineages of somaliland. The people of Siilaanyo are those from eastern burco areas. The people of Riyaale are those from Awdal. A simple breakdown.
  18. Thankful , seems you are angry that the election has finally taken place peacefully and is over and all the outsiders watching how mature somaliland is compared to it's southern and pirate counterpart.