Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Libaahe, unlike you we don't wish bad for SL but on this note, Atom is a gonner, his backboke was fully broken Yesterday and has no chance to regroup and no Puntland forces would never allow that again, never. Calaacalka iska jooji, i was just speaking from my opinion and the chances of being a regroup, doesn't mean i am wishing bad things towards pland.
  2. Dukey, as usual you are getting upset when people speak about the reality.
  3. Kuun-Kuun-Laminaam, it's very difficult for Atam and his militia if they come to places like Erigavo, Ceelafweyn they don't know how to get around dhuulka ma kala yaqanaan they will be easily destroyed by sland forces native to sanaag.
  4. Originally posted by Xaji_Xunjuf: True he has the time to regroup and to mobilize his forces and to destabilize the bari region [/quote True.
  5. Originally posted by Jacaylbaro: Someone has just woke up ............ Adeer meeshaa saakaa lagu kala tegey ,, Atom wali ma la so qabtay marka mise wali burihi bari bu ku dheexwareegaya?
  6. ^^^^ Duke don't be so quick, anigu ruunta uun baan ku sheegay when atam is caught then peace shall be restored in all of puntland.
  7. Madaxwayne Xigeenka PL Gen C.Samad Cali Shire iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ilka Jiir,kan Duur Joogta C/Qani Yuusuf ayaa Gaadhay Degmada GalGala oo ay dhawaan Xeelad Dagaal Dib Uga Baxeen Ciidamada uu Wato Sheekh Maxamed Sai Atam, Waftigaasi ayaa laga soo sheegayaa inay Kulan la qaateen Odayaasha deegaanka kuwaasi oo ka wada hadlay Arimo badan. Warar Madaxbanaan ayaa sheegaya in Qaar ka mid ah dadku ay Diidanyihiin Imaanshaha Ciidankaasi oo ay Taageersanyihiin Sheekh Maxamed Said iyo Atam iyo Ciidankiisa. Lama Saadaalin karo Xaaladu say Noqonayso, Madaama xili Habeen ah Gudaha Loo Galay GalGala oo ay Ciidamada Atam ay Joogaan Buuraha GalGala Meel saas ugu dhow Magaalada. Dhanka kale Wasiirka Arimaha Gudaha Gen Ilka Jiir oo Waraysi Siisay VOA-da ayaa sheegay inay Guul ka Gaadheen dagaalkaasi oo ay soo Af Jareen wax uu Ugu Yeedhay Kuwa diidan Siyaasada Puntland, Ilka Jiir ayaa Sheegay in Ciidmada PL ay Galeen GalGala isla markaana ay ku Suganyihiin. Waxa uu Cara baabay inay Ku Daba Joogaan isaga oo VOA-da la Hadlay Firxadkii kooxdaasi, waxana uu Dhaleeceeyay Dad uu sheegay inay Gacan Siiyeen Ciidamada Deegaanka. GalGala
  8. Xiisada dagaal ayaa saaka ka aloosan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kuwaasi oo u dhexeeyay Maleesiyaadka Maamulka Cabdi Raxmaan Faroole iyo dadka deegaanka oo ka kacdoonsan Tacadiyaadka PIS-ta Ashahaadda ladirirka loo yaqaan. Wararka nagasoo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in saaka magaaladu tahay mid Jiha wareer ka jiro kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in xoogag deegaanka Galgala ay gudaha magaalada soo galeen. Weriya ku sugan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in aan saaka albaabada loo furin goobaha ganacsiga kadib markii ay ciidanka Faroole ay difaacyo ka xirteen wadooyinka ugu muhiimsan magaalada. Shacabka ayaa isla dhaxmaraya in magaalada ay dhinac kasoo galeen ciidamo taabacsan Sheekh Max'med Saciid Atam kuwaasi oo shalay ilaa iyo xalay isku aruursanayay hareeraha magaalada Boosaaso. Waxaa laga cabsi qabaa in Rasaastu ay xilli walba ka bilaabato magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso oo ay kusoo xoogaysteen dadka diidan Maamulka Ashahaadda ladirirka ee Faroole Hogaamiyo. dagaalkii shalay ka dhacay Karin ayaa Khasaara farabadan gaarsiiyay ciidanka Maamulka Puntland oo iyagu cadaystay in ay Diinta alle dagaal lagelayaan iyo shacabka Galgala oo iyana cadaystay in ay ku dhaqmayaan shareecada Islaamka ama ay Naftooda weynayaan.
  9. Dagaaladii cuslaa ee saaka ka bilaawday duleedka magaalada Boosaaso ayaa sii xoogaystay waxaana lasoo sheegayaa in Khasaara xoogan uu soo gaaray Maleeshiyaadkii u dagaalamayay Faroole. Dagaalka oo maanta duhurkii mar qaboobay ayaa markale sii xoogaystay kadib markii ay xoogaga deegaanka Galgala weeraro Aar gudasha ah ku qaadeen Firxadka Maleeshiyaadkii Faroole. Sarkaal u hadlay dadka deegaanka Galgala oo diiday in magaciisa la adeegsado ayaa sheegay in ay dileen labaatameeyo katirsan Maleeshiyaadka PIS-ta Faroole ee Weerarka ku qaaday dadka deegaanka. Dagaalka ugu culus wuxuu ka socdaa laamiga Boosaaso iyo Karin kala qaybiya, Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakadda SomaliMeMo ayaa xaqiijinaya in Maleeshiyaadka Faroole loosoo riixay dhanka magaalada Boosaaso oo Rasaasta wiiftada ah ay yool ka dhigtay wadad laamiga ah. Xaaladda magaalada Boosaaso ayaa kacsan waxaana aad u yar dhaq dhaqaaqa shacabka kadib markii Maleeshiyaad lasoo dhigay dhamaanba wadooyinka magaalada. Maleeshiyada Faroole ayaa beeraha shacabka ku duqaynaya madaafiicda BM-ka oo ay Itoobiya ugu deeqday Maamulka Ashahaadda ladirirka waxaa jira Maxaabiis farabadan oo laga qabtay Maleeshiyaadka PIS. Maxaabiista lagu qabtay dagaalada ka socda Duleedka Boosaaso waxaa ka mid ah saraakiil iyo Xidiglayaal hor boodayay dagaaladii saaka dhacay, warar kale ayaa sheegaya in gaari Candha Maydle ah uu Maleeshiyaadka uga dhacay Tog Biyood. 1-Ahmed Ali Muuse Madaxii Saadka ee Ciidanka PL. 2- Mustafe Guray Laba Xidigle. 3- Maxamed Dheere 4- Jamaal Ciisa Kaar 5-Cali Muuse Xidgle. 6- Maxamuud Qodox 7-Jaamac Axmed Yuusuf [Darweel Gaadhi Dagaal] 8-Maxamuud Haybe [ Gaandhari Macaa Gaadhigiisii] 10- Farxaan Qooje Waxaa Jira Saraakiil dagaalka lagu dilay oo aan weli magacyadooda lahelin balse saacadaha soo socda laheli doona, Isbitaalada waaweyn ee magaalada Boosaaso waxaa buux dhaafiyay dhaawacmayada Maleeshiyaadka Faroole. Dagaalka u dhaxeeyo islaamiyiinta iyo Maamulka Puntland oo sii xoogeystay iyo ciidamada Puntland oo la soo Riixay War hor dhac ah oo ka imanaayo dagaalka Galgala ee duleedka magalada Boosaaso ayaa sheegayo in marba marka ka danbeysa dagaalka sii xoogeysanaayo iyadoona labada dhinac ay kala helayaan gurmadyo xoogan.. Dagaalka oo ilaa iyo hada inta la huba ay ku dhinteen kuna dhaawacmeyn dhanka ciidamada Puntland 5 dhimasha ah iyo 15 dhaawac ah halka wali laheyn dhanka kale uu hogaaminaayo wadaadka dad yar ee Shiikdh Maxamed Siciid ATAM isagu taageero xoogan ka helay dadka deegaanka Sanaag oo xiligaan siweyn uga soo horjeedo maamulka Puntland. Dhiira galinta ciidamada Puntland ayaa la sheegayaa in halkaas gareen madaxweyna ku xigeenka Puntland iyo taliyaal sare oo ciidanka ah kuwa oo jooga furuta dagaalka si ay u dhiira galiyaan ciidamada Puntland oo dhoor mar la soo riixay loona awood sheegtay sida ay ku waramayaan dadka yar ee fara ku tiriska ahee u daawashada tagay dagaalka ka socda buraleyda Galgala ee duleedka magalada Boosaaso. Dagaalada xiligaan socda ayaa ku soo aday xili madaxweynaha Puntland faroole uu sheegay in masaajida iyo goobaha quraanka lagu barta fara kulul lagu qaban doonto iyadoona la xasuusan karo gobolada Bare in ay yihiin goobahii ugu horeyey ee islaamiyiinta xiliogaan awooda ku leh Soomaaliya ka soo abuurmeyn . Wali dagaalka waa socdaa xoogiisa waxaana marba marka ka danbeysa loo awood sheeganayaa ciidamada Punland kuwaa oo dhor mar isku dayey in ay jiraan islaamiyiinta iyaga dib loo soo riixay Si kastaba ah ahtee dagaaladaan ayaa u muuqda in ay u qaab egyihiin kuwii ka bilaawday Muqdisho ee u dhaxeeyey xoogagii Islaamiyiinta ahaa iyo hogaamiyaashii Muqdisho kuwaa oo lagu wiiqay awooda ragii mar i ka ahaa Muqdisho libaaxyada
  10. puntland won't be save until the atom bomb is caught, however coming back to other news it's said some galgala fighters went inside the city of bosaso and it's under tight security tonight in fear of the clashes breaking out inside the city.
  11. Naxar Nugaaleed, well obvisiouly what do you expect faroole to do smile? when certain mps support ssc, he said from the begining and months ago that he won't tolerate any pro ssc in puntland territory.
  12. Jacaylbaro,Nobody is hijacking the thread i was only addressing Nassir's wild claims of 85% of sanaag.
  13. Gallad, Erigavo is obvisiouly part of somaliland the only adminstration that operate there is non other then sland, somaliland is not a clan, it's a nation you are right, as for your third question i am not sure about that perhaps the makhiiri's can answer that if they are 85% pro somalilanders.
  14. Jacaylbaro, maya sxb it's just fun busting myths. i am sure you would have done that if somebody claims berbera is 85% makhiiris lol.
  15. ceelayohoyoo, whoever rules the capital is the majority and you know who that is.
  16. ^^^ lool, don't you think if makhiir made up 85% of sanaag, it would have controlled the capital? unless you are saying other smaller groups in sanaag have more power.
  17. Apart from Somaliland, Puntland, Al shabab, the reset don't hold any significant power to be called a mamuul nor exist, such as jubbaland, which we both know it's under al shabab so automatically falls under al shabab empire - torabora.
  18. ceelayohoyoo, since when did ceelafweyn became a village? it's actually a sizeable town with big population, bigger then las qoray, hadaaftiimo, badhan iyo waxas, the only sizeable town in eastern sanaag is actually dhahar.
  19. Thankful, is spot on this lol, i guess the makhiir's can't not hide the truth about sanaag from him anymore.
  20. Afhayeenka Madaxtooyada Oo Sheegay In Ciidamada Somaliland Ay Yihiin Kuwo Ka Amar Qaata Xukuumada Balse Aanay Ahayn Kuwo Ay Amar Siin Karaan Sulaadiin Iyo Beelo Toona (Hadhwanaagnews) Sunday, August 08, 2010 Hargeysa (HWN) – Afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa sheegay in aan ciidamada qaranka somaliland taladooda loo **** fadhiisan doonin madax dhaqameedyo iyo beelo toona. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir oo Maanta shir-jaraa,id ku qabtay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxdhaqameedku aanay xaq u lahayn inay go,aamadooda ku darsadaan qodob sheegaya in ciidamada Somaliland laga soo raro deegaanka Widh-Widh. Md Cabdilaahi Maxamed waxa uu sheegay in arinta ciidanka qaranku ay tahay mid u taala dawlada Somaliland isla-markaana aanay ahayn mid ay ka wada hadli karaan madaxdhaqameed iyo cid kale toona “Waxa jira shir ay dhawaan xubno ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha barriga Burco iyo Buuhoodle kaga hadleen nabadgalyada deegaanadooda, waxaana shirkaa sida la sheegay odayaashu isku af-garteen qodobo ay u arkeen in nabadgalyada deegaanadaasi caawinaya, waxa kale oo ay kaga hadleen sida ay warbaahinta u sheegeen xubno iyagga ka mid ah qodob ay ku soo qaadeen ciidamada qaranka kaas oo sida muuqata dheeraad ku ahaa xaqna aanay u lahayn inay ku darsadaan go,aanadooda, xukuunmada Somaliland oo sideedaba u taagan sugida qaranimada Somaliland iyo nabagdalyadda Somaliland waxay mabda ahaan soo dhawaynaysaa dhaqdhaqaaq kasta oo u adeegaya nabadgalyada heer kasta leh ee la xidhiidha arintaasi” ayuu yidhi afhayeenku waxaanu intaa ku daray “Waxay xukuunadu si cad u sheegaysaa in arinta ciidamada qaranku aanay ahayn mid ay laba beelood iyo laba kooxood iyo laba qof midna ay ka talin karaan ee ay tahay arin u taala dawlada Somaliland.” Afhayeenka madaxtooyadu waxa uu mar labaad ku celiyay “Waxaanu ku celcelinayna xukuumada Somaliland waxay mabda, ahaan u taageersan tahay mushtamaca qaybihiisa kala duwan cid kasta oo samaysa dhaqdhaqaaq u adeegaya nabadgalyadda iyo madaxdhaqameedka oo ay u hayso ixtiraam balaadhan oo ay mar walba ku dhiirigalinayso hawshooda dhaqameed iyo u adeega nabadgalyadda ka shaqeeyaan”. Ugu danbayn Cukuse waxa uu sheegay in arrinta ciidanka milatariga Somaliland ay khusayso dawlada iyo wasaarada gaashaandhiga ee aanay ahayn arrin ay ka wada hadli karaan madax dhaqameed iyo cid kale toona “Arinta ciidanka qaranku waa arin khusaysa istaraatijiyada dawlada iyo wasaarada gaashaandhiga oo aanay ahayn arin lagu soo qaadi karo kulan cid gaar ahi yeelatay ama lagu go,aamin karo”.
  21. Afhayeenka Madaxtooyada Oo Sheegay In Ciidamada Somaliland Ay Yihiin Kuwo Ka Amar Qaata Xukuumada Balse Aanay Ahayn Kuwo Ay Amar Siin Karaan Sulaadiin Iyo Beelo Toona (Hadhwanaagnews) Sunday, August 08, 2010 Hargeysa (HWN) – Afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa sheegay in aan ciidamada qaranka somaliland taladooda loo **** fadhiisan doonin madax dhaqameedyo iyo beelo toona. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir oo Maanta shir-jaraa,id ku qabtay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxdhaqameedku aanay xaq u lahayn inay go,aamadooda ku darsadaan qodob sheegaya in ciidamada Somaliland laga soo raro deegaanka Widh-Widh. Md Cabdilaahi Maxamed waxa uu sheegay in arinta ciidanka qaranku ay tahay mid u taala dawlada Somaliland isla-markaana aanay ahayn mid ay ka wada hadli karaan madaxdhaqameed iyo cid kale toona “Waxa jira shir ay dhawaan xubno ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha barriga Burco iyo Buuhoodle kaga hadleen nabadgalyada deegaanadooda, waxaana shirkaa sida la sheegay odayaashu isku af-garteen qodobo ay u arkeen in nabadgalyada deegaanadaasi caawinaya, waxa kale oo ay kaga hadleen sida ay warbaahinta u sheegeen xubno iyagga ka mid ah qodob ay ku soo qaadeen ciidamada qaranka kaas oo sida muuqata dheeraad ku ahaa xaqna aanay u lahayn inay ku darsadaan go,aanadooda, xukuunmada Somaliland oo sideedaba u taagan sugida qaranimada Somaliland iyo nabagdalyadda Somaliland waxay mabda ahaan soo dhawaynaysaa dhaqdhaqaaq kasta oo u adeegaya nabadgalyada heer kasta leh ee la xidhiidha arintaasi” ayuu yidhi afhayeenku waxaanu intaa ku daray “Waxay xukuunadu si cad u sheegaysaa in arinta ciidamada qaranku aanay ahayn mid ay laba beelood iyo laba kooxood iyo laba qof midna ay ka talin karaan ee ay tahay arin u taala dawlada Somaliland.” Afhayeenka madaxtooyadu waxa uu mar labaad ku celiyay “Waxaanu ku celcelinayna xukuumada Somaliland waxay mabda, ahaan u taageersan tahay mushtamaca qaybihiisa kala duwan cid kasta oo samaysa dhaqdhaqaaq u adeegaya nabadgalyadda iyo madaxdhaqameedka oo ay u hayso ixtiraam balaadhan oo ay mar walba ku dhiirigalinayso hawshooda dhaqameed iyo u adeega nabadgalyadda ka shaqeeyaan”. Ugu danbayn Cukuse waxa uu sheegay in arrinta ciidanka milatariga Somaliland ay khusayso dawlada iyo wasaarada gaashaandhiga ee aanay ahayn arrin ay ka wada hadli karaan madax dhaqameed iyo cid kale toona “Arinta ciidanka qaranku waa arin khusaysa istaraatijiyada dawlada iyo wasaarada gaashaandhiga oo aanay ahayn arin lagu soo qaadi karo kulan cid gaar ahi yeelatay ama lagu go,aamin karo”.
  22. Wa salaadiinta Eastern burco not all burco, they only represent bariga. "Suldaan Maxamuud Guuleed oo ka mid ah salaadiinta ugu tunka weyn bariga Burco"