Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Somali PM quits over differences Omar Abdirashid Sharmarke says he has stepped down after being unable to work with the country's president. Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke resigned after weeks of tension with the president [EPA] Omar Abdirashid Sharmarke, Somalia's prime minister, has resigned after a prolonged dispute with Sheikh Sharif Ahmed, the country's president. Sharmarke said on Tuesday he "resigned as the prime minister of the transitional federal government of Somalia after being unable to work with the president". "After considering the political crisis in the government and increasing insecurity in Somalia, I have decided to resign from my post as prime minister," Sharmarke said. Ahmed said he welcomed Sharmarke's decision to quit and said he would nominate a new prime minister as soon as possible. Al Jazeera's Mohammed Adow, reporting from Nairobi, the capital of neighbouring Kenya, said the resignation followed "pressure that had been building up on the prime minister for the past few months". He said the resignation will suprise few Somalis and that many had little hope in Sharmarke as head of government to restore peace and security. "This is the third prime minister to leave office ever since the transitional federal government was created in 2004 in Nairobi," said our correspondent. "If you look at the perception the people of Somalia have about this government, it won't be anything big in terms of news. "It's not going to worry many people because many Somalis have already lost all hope that this transitional federal government will be the one that will bring their country peace and security. "So not much, I would say, of a reaction in terms of surpise or people feeling bad that Prime Minister Sharmarke has resigned." The federal government has failed to end a three-year insurgency by hardline Islamists who now control much of the capital and huge chunks of south and central Somalia. Some analysts say that a beleaguered Ahmed has been looking for a scapegoat as he tries to reassert his authority over a brittle administration and a disillusioned nation. Parliament had been due to hold a vote of confidence on Sharmarke's leadership on Saturday but there were insufficient legislators to form a quorum and the session was postponed. Source: Al Jazeera and agencies
  2. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Strong message from the vice president. Indeed.
  3. Lol@Bintiland classic name invented by Garaad Jamac Garaad Ali.
  4. Lool zak malaha wadani sii khalad ah baad uu fahamtay, how can somebody who supports a foreign ideology in somali soil be a wadani?
  5. don't get you the sarcasm? i was waiting for the usual Che to run to topic and accuse me of being "cyber Dhabo*******" .
  6. Waan naxay i though it was General Gabre for a minute lol.
  7. Exactly i have the same perspective i have no problem with the ONLF aslong as they do not go through our land without permission to attack other neighbours.
  8. Xaji_Xunjuf, i though you was also a ONLF sympathizer?
  9. Cabdiraxman Saylici oo reer Awdal ku eedeeyey inay waligoodka Argagixisada tageeri jireen Borama(Saylac.com)- Madaxweyne Kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilahi Saylici ayaa Habeen Madaw soo galay magaalada Borama isagoo wata ciidamo aad u badan oo ilaalo ah. Madaxweyne kuxigeenka oo gurigiisa kusugan ayaa cidaacada u sheegay wareysi ay dadka Borama dhegaha faraha gashadeen ka dib markii uu gobolka Awdal ee uu kasoo jeedo ku tilmaamay gobol ay argagixisadu waligeedba kala soo deji jirtey hubka iyo ciidamada ka dagaalama dalka Itoobiya ee OLNF. Hadaladan kasoo yeedhay Madaxweyne kuxigeenku waxa kale oo uu eeda rabshadihii shalay Borama ka dhacay dhabarka u saaray inay wadeen waxa uu ku tilmaamay tageerayaasha xisbiga UDUB. Madaxweyne kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland oo aan shacabka la hadal isla markaana ku sugan gurigiisa ku yaala Borama ayey dadweynaha Borama kusugani la yaabeen sababta uu gobolka uu kasoo jeedo ee Awdal u huwiyey eedaymo aan qaban isla markaana cadawtinimo u kala dhex dhigay dawladaha dariska ah ee ay ka midyihiin Jabuuti iyo Itoobiya oo xidhiidh wanaagsan la leh Gobolada Awdal iyo Selel. Ciidamada ilaalada ee ku xeeran guriga madaxweyne kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland ayaa iyaguna dadweynaha Borama ka yaabiyey kadib markii ay Saladiin iyo Cuqaal isku dayday inay Booqdaan madaxweyne kuxigeen Cabdiraxman Saylici ay u diideen inay galaan guriga uu kusugan yahay ee magaalada Borama. Dadweyne aad u badan oo aanu waxka weydiinay sida ay u arkaan hadaladan eedaymaha ah ee uu Cabdiraxman Saylici gobolka dhakada ka saarey ayaa waxay saxaafada u sheegeen inay aad uga xunyihiin nin Masuul ah oo waliba kasoo jeeda gobolku inuu waxaas oo kale cidaacadaha caalamka kula hadlo waxayna intaa ku dareen inay dadweynaha gobolada AWdal iyo Selel ka rabaan cadaymo inuu Cabdiraxman Saylici caalamka tuso in gobolka Awdal uu yahay gobol Argagixasu hub kala soo deji jirtey waligeedba. Waa markii ugu horeysay ee uu Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici socdaal ku yimaado gobolka laga doortey ee Awdal abaalkii iyo codkii shacabka reer Awdal ay u galeena waxa uu maanta bedelkooda uga dhigay inuu gobolka Awdal ka dhigo xarunta argagixisadu hubka kala soo degto Borama Somaliland
  10. The name is "sheikh dalxis" for a reason.
  11. lol@haweenka iyo caruuta yana la dhibiin, i agree sland shouldn't do that we shouldn't be like pirateland aslong as they are law abiding temporary residents of sland, however deporting any Caanoboodhe found assisting ONLF inside sland border, is not a problem.
  12. Guddoomiyha Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre Oo Maanta Kulan Balaadhan La Yeeshay Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Ee Gobolka. Ceerigaabo(Ramaas) Sept.14, 2010 – Guddoomiyaha Gobloka Sanaag oo safar shaqo kaga soo laabtay caasimada jamhuuriyada somaliland ee hargeysa, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda hay’adaha dawliga ah ee kala duwan. Waxaana uu ugu horayntii uga warbixiyey jalwadka cusub ee xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ah in masuul kastaaba uu xafiiskiisa uu yimaado 7:00 subaxnimo ilaa 2:00 galabnimo, waxaana uu sheegay in masuul kasta looga baahan yahay inuu maalin walba uu u diro wasaaradiisa warbixin. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu xusay inay ka wada dhaxayso shaqadu, isla markaana la dardargaliyo shaqada, isaga oo intaa raaciyey in lixdii biloodba isuduwe kataaba uu diyaariyo warbixin ku saab san wasaaradiisa. Cali Cabdi Hure waxa kale oo uu tilmaamay in ay wasaaraduhu ka wada shaqeeyaan horumarinta gobolka, khamiis kastana ay wada qaadan doonaan kulan todobaadle ah. Waxaa iyaguna halkaa ka hadlay isuduwaha wasaarada beeraha iyo isduwaha wasaarada tacliinta sare oo labadooduba tilmaamay in ay soo dhaweynayaan hadalka gudoomiyha, isla markaana ay la shaqaynayaan xukuumada cusub. kulankan ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee ay wada qaataan isuduwayaasha gobolka sanaag iyo guddoomiye Cali Cabdi Hurre tan iyo intii xilkaa dib loogu igmaday. Cerigaabo.
  13. A_Khadar, war wax la qariiyo qudhun ba ku jiira ma maqashay?
  14. A_Khadar, ma caruur baad tahay wa maxay don't and do's, we are all individuals we don't have to be like JB.
  15. It is still relevant in the wider horizon timeline of somaliland events, we will wait what comes out of this investigation and the outcome and how they can in the future prevent such a thing ever taking place.
  16. How is it stuff&nonsense? it's even in hadhwanaagnews and many other pro kulmiye n sland websites you can check it. Hadhwanaag
  17. JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date: 15/09/2010 War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Magacaabay Guddi Todoba Xubnood ka kooban oo uu u xilsaaray Xaqiiqo raadinta iyo ka soo talo Bixinta Dhacdadan ugu danbaysay ee Aaga Galbeed ee dalka. Guddidan oo uu madax ka yahay Wasiirka Gaashaan Dhiga AXMED XAAJI CALI CADAMI. Waxa uu Madaxweynuhu faray in ay sida ugu dhakhsaha badan u gudo galaan hawsha ay u xilsaaran yihin oo ah inay xaqiiqo rasmiya ka keenaan sida ay ku timid kana dhacdadan ugu danbaysay ee aaga Galbeedku,kana soo talo bxiyaan ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  18. Back to the topic does anybody have news regarding where the other 77 soldiers went? or if they were captured and met the same fate.
  19. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Che you do know Melez is not amxaar but tigray lol maxad uu kala baraysay Haji.