Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Is that what you call a accomplishment meeting the president of the poorest state in the gulf? , bal tell us why faroole is never allowed to meet meles zenawi or the president of Ethiopia? but yet is only directed to low level ministers like wasiirul dawlaha arimaha dibada it's not even foreign minister but his paperboy. Here is former somaliland president Riyaale meeting the president of Ethiopia - Girma Wolde. Current Somaliland foreign minister Mohammed Abdullahi Omar meeting Kenya's prime minister Raila Odinga. So now tell us pirateboy did Faroole ever met the prime minister of kenya or the president of ethiopia? or the prime minister of ethiopia melez zenawi for that matter.
  2. General Dukel, don't flatter yourself sxb. why would i be upset about puntland pirate chief meeting with the president of the poorest arab gulf state? which is plagued by extremists, rebels, drugs hardly a role model? no reason exactly so stop being paranoid.
  3. General Duke, pirateland chief faroole looks more guilty though wouldn't you agree.
  4. Which Zone in Somali Region is Maow from? i know Admiral Osman is from Degahbuur zone.
  5. Pirate on Pirate violence. Is that the new black on black violence cult lol.
  6. OMG did she just said she use to live around Pirates lol. Now i understand where the soft spot for Ina yeey and pirateland comes from.
  7. Hardanka Raysal Wasaaraha Iyo Baroorta Faroole
  8. Indeed allaha uu naxaristo he was a great poet and surely will be missed from somalia's timeline.
  9. Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) oo goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalda Muqdisho, sida ay suxufiyiinta Muqdisho u xaqiijiyeen qaar kamid ah eheladiisa iyo abwaanka ay saxiibada dhow ahaayeen ee Abwaan Guure. Allaha u naxariistee Al-fanaan Abshir Bacadle ayaa la sheegay inuu maalmahan oo dhan dareemayay xanuun, kaas oo la sheegay inuu hadda u geeriyooday. Anagoo ku hadleyna magaca Saxaafadda Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda SomaliSwiss Radio and Website waxaan halkan uga tacsiyadeyneynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan gaar ahaan Ehelkii, Qaraabadii, Ilmihii uu ka tagay, waxaanu leehanay Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo Aamiin, Aamiin. SomaliSwiss Muqdisho
  10. So now it's wrong to mention the fact he was behind the slaughter of thousands of innocent people? yab yabkis.
  11. Thankful, boowe maxad igu haysata? i just posted the video and i feel kinda sorry for the old former warlord and his fragile state if you ask me.
  12. Qandali, death is not only confined to former somali warlord Abdillahi yusuf but indeed Every soul shall have taste of death, .(Surah Al -Ankabut), that includes me and you and every forumer in here and everybody shall be judged by their earthly deeds.
  13. This is a politically motivated the dervish community want to use the last incident involving the G community in caynabo and trying to use the G communities griefs to attack somaliland.
  14. The point is what state is the former somali warlord is in since we haven't seen his face for 2 years. so it came as a shock to some it's even alleged that he is terminally ill however his doctors might be keeping it under confidential.
  15. Thankful, this topic is about Abdillahi yusuf and the fragile state he is in. not riyaale so chill out.
  16. Burco(Oodweynenews)-Gudoomiye Ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar ayaa saaka si rasmiya ugu wareejiyay Maamulka Gobolka Togdheer iyo masuuliyiin sarasre oo ka socday Xukuumada Somaliland Gaadhiguu uu watay oo dhawaan wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland amar ku bixiyay in la soo xidho taas oo dhalaisay xiisad kacsan keentayna in arintaasi laf iyo tahar ku noqtay Xalinteedu Madaxtooyada Somaliland. Dahawaan ayay ahayd markii ciidmada Booliskua ay isku dayeen inay Xidhaan Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolk Togdheer Guuleed Daahir Samatar kuwaasi oo ku hungoobay inay xidhaan taasina ay keentay in bulshada Gobolku ay ka xanaaqaan sifaha noocani oo kale ah ee lagula kacayo madaxda xukuumadii hore taas oo ay ku tilmaameen sharci daro keena karta iska horkeenka bulshada Gobolka. Munaasibadani saaka lagula kala wareegayay gaadhigani oo ka dhacday xarunta maamulka Gobolka Togdheer ayaa waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar,maamulka Gobolka Togdheer,Kan Degmada,Saalaadiinta iyo wax garadka Beesha uu ka soo jeedo Guuleed ,Saraakiisha Bilayska iyo madax ka socotay Madaxtooyada Jaqmhuuriyada Somaliland. Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Waxaanu sheegay inuu u mahadcelinayo cid walba oo ka soo shaqaysay sidii ay hawshani u dhacaday waxaanu tilmamay inuu manta wareejinayo gaadhiga khilaafka dhaliayay isaga oo tilmamay in sifaha uu ku wareejinayaa aanay ahayn mid ay dawladu sharci ahaan ugu yeelatay balse ay tahay xeerin iyo tixgelin uu tixgalinayo odoy dhaqameedad hawshani ka hawlgalay waxaanu tilmaamy in gadhigani uu isagu leeyahay sharcigiisiina uu hayo. Guuleed waxa uu eedayn u soo jeediayay maamulka Gobolka Togdheer oo uu sheegay inay si karaamo daro ah ula dhaqmeen taasina ay tahay mid aan loo baahnayan waxaanu sheegay in markii lagu eedaynayay in ciidan beeleed uu samayanayo uu ku saxsanaa isaga sheegay in arintaasi ay ky timi ka dib markii maamulka Gobolku Tixgelinwaayeen haybada iyo sharafta uu leeyahay. Geesta kalae Guuleed Daahir Samatar ayaa mar uu ka hadalayay hantida Guriga uu haatan ku jiro ayaa waxa uu uga digay inaan cidini ku soo walaacin isaga oo tilmamay in gurigani la mid yahay Aqalka Madaxtooyada ee madaxweynuhu ku jiro sidaas oo kalena uu ugu jirayo. Ugu danbayntii Guuleed waxa uu maan u soo jeediyay Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland oo u ku tilmamay inuu sameeyay sidii ay xeego xeego u noqonlahayd ilakana u nabad galilahaayeen oo ku tilmamay inuu gaadhay xalkii loo baahnaa taasina aya tahay qwaajibaadka ay dadku u doorteen. Waxa kale oo isna kulnakaasi ka hadalay Gudoomiayaha Gobolka Togdheer oo ka raali geliyay Guuleed Daahir samatar wixii lagaula kacay intii hawshani socotay isaga oo tilmamay inuu jecelyahay inay sxb u ahaadaan sidii ay awalba u ahaayeen wada shaqayn wacanina ay dhexmarto. Waxaa sidoo kale iyana Goobtaasi ka hadlay Odoyada Beesha uu ka soo jeedo Guuleed oo ay ka mid ahaayeen Oday Deer waxaanay sheegeen in loo baahanyahay in laga fiirsado talaabooyinka ay xukuumadu qaadayso iyaga oo si gaara u eedeyay waasiirka maaliyada oo ay ku tilmaameen mid xiligani baal marasan hawlihiisa Shaqo. Ugu Danabytii Guuleed Daahir Samatar ayaa si rasmiya Gaadhigaasi u wareejiayay kuna wareejiyay maamulka Gobolka iyo masuuliyiin sarsare oo ka socotay madaxtooyada Somaliland. Waxaad Akhristayaal Goor Dhaw Ka Daawandoontaan Shabakadani Oodweyne News sidii ay u dhacday Kala Wareejinta Gaadhigaasi iyo hadaladii Muslliyiintii Halkaasi ka hadashay. Maxamed Cawed Maxamed Oodweynenews Here is the speech
  17. lol ANWAR and who said those ladies in the picture are over 16? more like over 24 expect the one in the middle with the somalia flag.
  18. Thankful, why would SSC attack pirateland when they control non of their lands?
  19. Congrulations indeed another proud somalilander.