Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. So much for threats the garaads in garowe made saying if sheikh shariff doesn't choose a PM from puntland wa laga shalayndoona. It has been proven to be all hot air loool. TFG are the real rulers of Puntland indeed so much for Dukey & Co trying to distance himself from them .
  2. ^^^ SSC - ba Aqli uu bahan a merely dusty wannabe state combined to Buhoodle trying to function without a port and is landlocked.This is africa and to survive as a state you need a port, infrastructure, and a working economy.
  3. Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Degay Deegaanka Bullo-cado Iskuna Ballaadhiyey Xeebaha Galbeedka Dalka. Hargeysa(Ramaas) Okt.15, 2010 - Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka ee Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u dirtay ciidamo tiro badan deegaanada tuulada Bull-cado ee xeebta magaalada Lughaya, taas oo lagu micneeyey in halkaas loo geeyey si ay u sugaan amaanka xeebaha deegaanada galbeedka dalka. Sida ay wararku sheegayaan todobaadkan ayey cutubyo ka tirsan ciidanka milateriga Somaliland degeen tuuladaas oo leh deked macmal ah oo wax laga soo dajin karo, waxna laga dhoofin karo. Soo degitaanka ciidanka qaranka ee jiidaas, ayaa la sheegayaa in ay ka dambaysay ka dib markii ay bishii hore halkaas ka soo degeen maleeshiyaad tiradooda lagu sheegay in ay kor u dhaafaysay laba boqol oo nin oo hubaysan, kuwaas oo la sheegay in ay duulimaad ku ahaayeen dawlada dariska ah ee Itoobiya, isla markaana ay ka tirsanaayeen jabhada ONLF ee dagaalka kula jira dalka Itoobiya, kuwaas oo markii dambe dagaalo qadhaadh ciidamada Itoobiya ku dhex mareen meel gudaha dalkaas u dhaw oo ah xuduudka ay la wadaagaan Somaliland. Tuulada Bull-cado ayaa sidoo kale waxa ay ahayd marin ay adeegsan jireen tahriibayaal ka yimaada dalka gudihiisa iyo dalalka dariska ah, kuwaas oo wararka laga helay dadka deegaankaas ku dhow dhow tibaxaayaan in halkaas doonyo lagaga qaadi jiray dadkaas intii aanay xukuumadii hore ka war helin, iyadoo wakhtigaas boqolaal tahriibayaal ahi iyo gaadiid sidayba laga soo qab-qabtay deegaankaas xeebta ah, ka dibna loo gudbiyey halkii ay markii hore ka yimaadeen. Si kastaba ahaatee, degitaanka ciidamada qaranka ee lagu dajiyey jiidaas ayaa noqon karta mid ay Somaliland kaga badbaadi karo amaan darro mar kale ka soo wajhada xeebaha galbeedka dalka, isla markaana ceeb u soo jiidi karta amaanka. Goobtan Bullo-cado ayaa ah meel lama degaan ah oo ay ku yar yihiin geeduhu. Iyadoo dhinaca kalena ka mid ah goobaha ugu kulul wakhtiga xaggaaga, lamana oga in ciidamada qaranka ee kala yimid degaanada Somaliland ay u adkaysan doonaan hanfiga faraha badan ee leefi doona wakhtiyada soo socda.
  4. Siyaasadda Maraykanka oo Isha ku Haysa sidii ay Guusha Somaliland ugu Bedelato Jabka Soomaaliya Written by Waaheen Oct 16, 2010 at 11:23 AM Hargeysa (Qaran news)-Maqaal dheer oo ay faafisay hayadda wararka ee Associated Press (AP) ayaa si qoto dheer uga warrantay siday siyaasaddii Maraykanku imika ugu soo jeedsatay Somaliland si ay uga diga rogotay guuldaradda dheer ee hortaagan Muqdishu iyo Somaliya. Maqaalku wuxuu faahfaahin a bixiyey horumarka ay Somaliland gaadhay dhinacyada dhaqaalaha, nabadgelyada iyo dimuqraadiyada. Wuxuu maqaalku ku bilaabmay“Maalin dhow guri dheer oo lix dabaq ah ayaa xarun u noqon doona shirkadd maamusha 1 billion oo dollar sanadkii” “madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay wuxuu magacaabay wasiiro aqoon badan, shibibkuna si wanaagsan buu u la socdaa” “Maqli maysid rasaas dhacaysa” Meeshu maaha Somaliya ee waa Somaliland, qaybtii waqooyi ee ilaa 1991 ka go’day Somaliya inteeda kale. Qaramada Midowbay, Maraykanka iyo beesha caalamku ma icitiraafsana, balse waxay imika ku sii qulqulinayaan lacag badan si hore loogu mariyo.Madaxda Somaliland waxay noo sheegeen inay qabaan in beesha caalamku lacag xad dhaafa iska khasaarisay Somaliya oo weli aan waxba ka suuroobin xasiloonideeda. Professor Xuseen Bulxan ooh ore wax uga soo bartay Harvard macalin ka haa Boston University ayaa imika ka ah madax Jaamacadda Hargeysa waxanu noo sheegay “In imika loo baahan yahay in Somaliland loo soo jeesto. Wuxuu yidhi intii ka dambaysay 11 September, waxa lagu faqooqnaa la dagaalanka argixisada iyo daminta colaada, marna lama taageerin nabadda iyo dibudiska”Shirkadda Dahabshiil ayaa imika dhisaya xarun cusub oo laga maamulo dirista lacag gaadhaysa 1 billion oo ka imanaysa qurba jooga Somaliland. Jonnie Carson, sarkaalka ugu sareeya dibloomaasiyiinta USA ee Africa ayaa dhawaan ku dhawaaqay in Maraykanka oo 2009 siiyay Somaliland 7 million oo dollar uu sanadkan siin doono dhaqaale 26 million ah. David Bowden oo ka madax ah hayadda UNDP Somalia ayaa isna sheegay in Qaramda Midoobay ay imika siiyaan 80 million sanadkii sanadkan soo socdanna la filayo in ay deeqdaas gaadho 100 million.
  5. USC & SNM strictly Government? not a bad idea it would have been a superpower to reckon with especially two of the biggest somali cities in the somali peninsula Mogadishu & Hargeysa being in their hands and the biggest ports Berbera & Mogadishu.
  6. Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso Boosaaso(OWN)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdixakiin Axmed Guuleed ayaa maanta Gaadhi uu saarnaa Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Puntland. Waxana ay wararku intaas ku darayaan in wasiirka uu soo gaadhay dhaawac fudud, halka uu hal qof oo kale uu dhaawac culusi soo gaadhay iyagoo saarnaa Gadhi nooca loo yaqaano Land Cruiserka marayeyna Badhtamaha Magaalada Boosaaso Aroornimadii hore qiyaas ahaan 0830 Subaxnimo. Ma ahan markii ugu horaysay oo mas,uul ka tirsan puntland qarax lagula eegto gudaha Magaalada boosaaso horay ayaa gudoomiyaha gobolka bari Sh Cabdi Xaafid Cali Yuusuf Qarax lagula eegtay gaadhigiisii oo aanuu nasiib wanaag la socon.
  7. Ku Dhaaro Markaan Ku Dhaho Is Casil In Aad Is Casileysid.
  8. Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^The whole 1960 union between the two countries was wrong if you ask me Exactly.
  9. The Zack, it was apparent sxb Somaliland was never happy with the union why did you think the 1961 Coup was formed by Col.Xassan Kayd Walanwal AUN to take over somalia and restore somaliland's lost sovereignty? just after year in the union they were unhappy.
  10. ^^^ Somaliland is not part of somalia. Therefore there is nothing to accept we could careless..
  11. Liibaan Miskiinow. I am not worried about Recognition it can wait. Aslong as Somaliland is developing and my people are living peaceful (Alhamdullilah) while my president is Axmed Siilaanyo and my Vice president is Seylici. Wax naga maqaan majirto i control my destiny and any fanatic who tries to get in the way of our destiny will be met with a bullet in the head. Meesha Siyaasad ba ka socota as far as i am concerned Somaliland is in a good position.
  12. Liibaan, that is the same reason you oppose somaliland. Which is why i said to each to it's own if you want to be ruled from Mogadishu that is your choice but my choice is clear and my capital is hargeysa ama calaacal ama ka nax.
  13. Says the Clannish supporter of SSC - Soldiers of Saado Ali who are only there to divide the people of somaliland. so don't get emotional when others oppose a central government somalia. to each it's own Mr.DoubleStandard you can be ruled from mogadishu if you want it that bad for all you want. Hargeysa is my capital and your capital is Mogadishu to each it's own.
  14. Liibaan. atleast i have principles and i am not basaas nor Labo-Wajiile.
  15. NinaNC, the question we should ask ourselfs is what does Che know about having Somali's full support? if his intentions were for good he would have said somalis should unite against terror foreign network - Al shabab which is one of the biggest obstacles to the TFG Government. 1 has to have a principle and can't not support the government & al shabab at the sametime. we call that kind of people Basaas or Labo-Wajiile.
  16. NinaNC, are you not contradicting yourself? you just said this few minutes ago. Originally posted by NinaNC: Insha'Allah Che, wax walba waa hagaagaayaan. The dynamic duo need the support of the southerners uun.
  17. ^ atleast secessionists don't behead people nor are they the 1's creating fitna in mogadishu. but your likes and fake jihaadists the sooner we get rid of them the better.
  18. ^You are a al shabab supporter. What do you know about what somalia needs? Caajibey caajib.
  19. Che -Guevara , there is nothing wrong with saying Southerners or Northerners that is geographic terms. meesha aad ka gubanaysiid wa la ogyahay.
  20. Che -Guevara, ruunta ma laga baqo. This is a new Era for the south. hopefully alot of Aid can go to Dhusamareeb & the southern areas of somalia no more outsiders robbing them off their rights.
  21. Well done sheikh Shariffka he indeed made a worthwhile choice.
  22. Well done Sheikh Shariff you haven't dissapointed me in this selection.