Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. ^^^ they are not talking about the Town/Region. but a SOL character that goes by the name Oodweyne.
  2. Why is most people in here obsessed with Oodweyne?
  3. Ceerigaabo(OODWEYNENEWS) Munaasibad lagu qabtay xarunta wasaaradda waxbarashada gobolka Sanaag ee agaalad Ceerigaabo ayaa halkaas waxa Hay’adda Save Children Found (Somaliland Program) ku guddoonsiisey madaxda wasaaraddan deeqdan isugu jirtey Direys iyo shendedo loogu talo galay ardayda dhigata fasallada hoose ee dugsiyada Ceerigaabo. Munaasibaddan oo ay goob jog ka hayeen Maayorka Degmad Ceerigaabo Md-Ismaaciil Xaji Nuur Waalidiint qarkood Macallimiiinta dugsiyada iyo dadweyne kaleba ayaa ugu horrayn Engineer-Sleeban Xasan Maxamed (SCF-UK) ka socdey oo halkaas ka hadlay wuxu faah-faahin kooban ka bixiyey deeqdan, waxana hadalladiisii ka mid ahaa “Maanta oo bishu tahay 26th October sharaf weyn ayay noo tahay in aannu munaasibaddan wareejinta direyska loo tolay ardayda dhan 300 arday halan kaga qyb galnay iyadoo ardayda loogu tala galay direyskani yihiin kuwo lagu soo xulay shuruudo cayiman (selection criteria), uwas oo ay ka mid yihiin carruurta qoysask danyarta ee aan waalidkoodu dhinteen ama aanay awoodi karin in ay u iibiyaan si ay ardayda kale ula mid noqdaan, waana markii kowaad ee direysk noocan oo ale ah loo qaybiyo ardayda noocaas ah iyadoo qorshahayaguna yahay sannad kastaba sannadaha soo socda 300 arday gobol kastaba lixda gobol ee dalka aannu rabno in aannu direyskan gadhsiinno, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyda y khasab tahay in ardaydu Fee-ga bixiyaan.”. “Farriinta kale ee mas’uuliyiinta xagga dawladda iyo waalidiintaba aannu u gudbinano waxay tahay in carruurta da’deedu 6 jir gaadhey iyo kuwa naafad ah la keeno dugsiyda oo waxbarashada laga qayb geliyo, waayo xataa kuwa naafada hi xagga waxbarashada naafo kama aha mid kastaana xaq ayuu u leeyahay in wax la baro”. “Waxan kaloo soo jeedinayaa iyadoo aan uga mahadnaqayo wasaaradda dhammaan diugsiyada waxbarashdu sannadkan in ay furmeen haddana wax jirta dugsiyo xilligan u muuqda in ay xidhmeen oo ay saamaysay abaartu taas in xukuumad ahaan hay’ad ahaan dhammaanteen aynu ka wada hawl galno sidii iskuullada duruufta noocan oo kale saamyso loogu heli lahaa quudin lagu negeeyo ardaydu si ay waxbarashadooda usii wataan”. Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Sanaag C/raxmaan Siciid (Xuubey) oo isaguna munaasibaddan ka hadlay ayaa waxa hadalladiisii ka mid ahaa “dhammaan kazoo qayb galayaasha munaasibaddan uu ugu horreeyo Maayorka Ceerigaabo Md-Ismaaciil Xaaji Nuur iyo hay’addan SCF si weyn ayaan ugu mahad celinayaa, iyadoo SCF marka laga reebo direyska iyo shendedahan maanta ku deeqdayay tahay hay’adda aan odhan karo xagga waxbarashada waa tan ugu waxqabadka iyo taageerada badan iyadoo noo qabatay waxyaabaha ay ka mid yihiin 10 dugsi oo cusub oo ay gacanta ku hayso 3 iskuul oo ay dayactir ka waddo 7 iskuul waxbarashada dadban ay ka taageerto xagga macallimiinta iyo tababbarradaba Kormeerka iskuullada gobolka oo wasaarad ahaann ay naga taageerto Capacity building-ka xafiisyada sida kombuyuutarrada iwm oo ay naga taageerto Tababbarrada ay siiso macallimiinta iyo guddiyada waxbarashada Waxay kaloo si rasmi ah xilligan bil walba u gunnaysaa 39 macallin Waxa sodca 11 galaas oo ay ku jiraan musqulahoodu iyo garoommada kubbadda lagu cayaaro oo laga dhisayo 7 tuulo oo gobola ka tirsan. Sidaas si lamid ahna hay’adaha kale waxan usoo jeedinayaa waxqabadkooda in ay noo kordhiyaan oo dhismayaalkana noo badiyaan”. “Waxan aloo soo jeedinayaa iskuullada ay ka jiraan baahiyaadka quudintu ee gobolka ka jira in hay’adaha iyo maammulaba aynu iska kaashanno sidii loogu heli lahaa quudin lagu negeeyo ardayda dugsiyadaas wax ka barata waayo dugsiga noocaas ahi ma furnaan karo haddii aan loo helin feeding-ka”. Maayorka Ceerigaabo Md-Ismaaciil Xaaji Nuur oo ugu danbayn munaasibaddan hadal kooban ka jeediyey ayaa yidhi “”Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca golaha degaanka Ceerigaabo kana wakiil ah maammulkii gobolka oo halkan ka maqan iyo bulshada aleba. Waxan halkan uga mahadcelinayaa Hay’addan SCF oo deeqdan direyska iyo shendedaha buugta lagu qaato maanta siisay ardayda wax ka barata dugsiyada hoose waana markii koowaad muddadii aan Maayorka ka ahaa Ceerigaabo ee deeqda noocan oo kale ah lasiiyo carruurta tasoo si gaar ah aad iyo aad aan ugu mahadnaqayo una ammaanayo hay’addan”. “Hay’adaha kale waxan rajaynayaa in ay noo dedaalaan oo sidan oo kale noo hagar baxaan. Farriinta maanta aannu halkan hay’adaha uga gudbinaynaana waxa weeye hay’adaha ku shaqada leh raashinka feeding-ka in ay gobolka miyiyadiisa oo dhan ka jirto dayrtii oo aan si wanaagsan uga da’in marka laga reebo buuraleyda iyo gudaha Ceerigaabo markaa Waxannu leenahay SCF naga gaadhsiiyo arrintaas hay’adaha ku shaqada leh raashinka siiba WFP in ay soo oggolaadaan oo dugsiyadaas quudin loo helosi ay carruurtu ugu negaato oo sida kuwa aad soo martay oo kale aanay u xidhmin oo carruutu waxbarashadooda u seegin”. “Waxan mar kale SCF uga mahad celinayaa deeqdan carruurta agoomaha ama danyarta aad ugu deeqdeen sidoo kalena hay’adaha kale waxannu kka codsanaynaa in ay SCF ku daydaan oo deeqdooda kaga qayb qaataan arrintan, idinkana (SCF) Waxannu leenahay 300 arday marka loo eego carruurta noocan oo kale ee dugsiyada wax ka barata waa nagu yar tahaye noo soo ordhiya”.
  4. Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Soo Kormeertay Mashaariicda JPLG Ee Boorama Laga Fuliyay.
  5. Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka (Widh Widh ) RBC: Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS
  6. Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka (Widh Widh ) RBC: Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS
  7. Thankful. Few disgrunted youths do not represent the whole awdal when will you understand that? there is plently of pictures and videos showing how they took part of the elections widely and vice versa. all is good.
  8. Thankful. That is a few disgruntled youths.. but majority are patriotic like this kid below.
  9. Wa iska Opportunists. The only thing they can control is properly Ceelasha Biyaha & Afgooye. that is their power of influence.
  10. The important thing is Somaliland recognises itself firstmost. And now we have a new generation of somalilanders who have never heard of somalia central government or experienced it but somaliland it's going good so far.
  11. NASSIR. I though Sheikh Atam was the heroine of your people? i didn't know the makhiir community also made women as their leaders.
  12. Sharif Sakiin is a veteran politician just exercising his power of influence within the TFG and will not hestitate to use his sharp sakiin to slice that soft cheese in bits at the end of the day.
  13. Poor cheese he hasn't even been confirmed by the parliament as the official PM and his already facing hell on earth....
  14. Redsea. She has 1 daughter like Xaji said never seen how she looks like though not sure if she is that one in the Guleed ahmed "Dhahar" song video.
  15. RedSea@lol Saado ali miyayna ahayn reer somaliland? even her kids are from Reerka. so i am not surprised the themes of somaliland are copied.
  16. Prinz what has ahlu sunnah got to do with this? last time i checked southern galckayo was under the control of Galmudug adminstration.
  17. Very Sad indeed. There was also a juudan in hargeya a while back who tried to eat a girl aged 8. I think the Sland government needs to monitor closely Ethiopians who come to the country and who practise Juudanism, Witchcraft, selling body parts etc. Tog Wajaale is a hot spot for those kind of types since it's a border town and all kinds of groups go through it and come out of it.