-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
-
The one from Borama.
-
Wasiir ku xigeen kale oo maanta iska casilay Xilkii loo magacaabay Xukuumada Farmaajo posted by: Webmaster Faysal Cumar Guuleed oo dhawaan loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wax barashada hidaha iyo Tacliinta sare ayaa maanta Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in uu iska Casilay Xilkii loo magacaabay. Faysal ayaa sheegay in ay is casilaadiisa in ay kadanbeeysay Markii ay Beeshiisa kula taliyeen in uu iska Casilo Xilka Wasiir ku xigeenimo maadaama uu yahay xil aan u qalmin Beeshiisa islamarkaana aan Waafaqsaneyn Heshiiskii wax wada qeybsiga Beelaha ee Dalka Jabuuti. Md Faysal ayaa ka soo jeeda Beesha Awdal, Wasiir ku xigeenka maanta is casilay aya noqonaya kii Labaad ee iska casila Xilkiisa waxaana Maalmo kahor is casilay Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah Cabdi Casiis Lafta Gareen. Waa Xukuumadii ugu horeeysay ee ay iska casilaan Labo Wasiir ku xigeen iyada oo aan la ansixin tan iyo markii Magaalada Jabuuti lagusoo dhisay Doowlada kmg ah ee uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmad. Axmed Kulan Togaherer.
-
Suldaan Caan ah Oo Boosaaso lagu dilay Saturday, 20 November 2010 Boosaaso(Togdhnews)-Suldaan Ciise Cali Nuur oo ka mid ahaa Isimada Caanka ah ee Puntland, ayaa fiidnimadii caawa oo ah Axad Kooxo hubeysan ay ku toogteen mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Boosaaso. Marxuumka ayaa xilligii la tooganayay ka soo baxay salaadda Cisho oo uu ku tukada Masjidka Aqsa oo aad ugu dhow xaafadiisa. Sida ay sheegeen dad goobjoog ah ragga dilay Suldaanka ayaa ahaa laba nin, kuwaasoo sitay Baastoolado,in badana daba socday,markuu suldaanku ka soo baxay masjidka. Ciidamada Booliska ayaan ilaa hada wax wara ka soo saarin falkan,inkastoo ay oo yimaadeen goobta dilku ka dhacay.
-
That is her profile link. Waan arkay before that is where i got some of the pictures from.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Calanyahow ha dhiciin.
-
More pictures from the model Yurub Arte.
-
Oo maxa dhacay what is wrong with her features? inaantu looks good for a somali model. And honestly i don't understand why it's only ladies that are attacking her. While the men are appreciating her beauty.
-
Nobody is saying hablaha soomaaliida ma qurux -badna laakinse wii kala quruxbadanyihiin. This is one clearly has her own fashion style and looks.Not your everyday somali model over the decades we have been seeining such as Iman Bowie, Weris dirie etc.
-
LOL@Potato peeler. but hey atleast she is one of the most good looking somali models for decades.
-
Naxar Nugaleed. Hargeysa waxa leh all somalilanders, same goes to burco and etc.
-
Al shabab is too extreme.
-
Daad ba the nutty professor naf mooday.
-
war waad isku dheex yacday ba what is up with the double post? are you posting from blackberry aka BB. I was just making a point that you are just like OLF in addis ababa so you are neither a boss nor can't be one of anything if your influence is that of OLF.
-
OLF's capital is also addis does that mean they are the boss? your actually a citizen of Addis like OLF.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Telephone ma laga hayaa ??
-
The Zack. Has a nice capital >>> Addis ababa.
-
Reer burco wa freshies.
-
^^ Nuune should be able to answer that question since he seems the expert on Yurub Arte.
-
Why are you so happy? ayamahan mucaraad ba ku noqotay Farmaajo aka Mr.Cheese.
-
Who is this muridi character isn't it the same virus script? I think we should be more aware of any virus spyware's in SOL.
-
Mr.Cheese prepare for some grilling.
-
Addis Ababa: Siilanyu will leave with no recognition...
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Like Somaliland not being recognised will bring back the somali republic lol. Very funny. Somaliland ina la aqoonsado wii uu ficaantahay somalia or expect being manipulated by ethiopia for the next 40 years and you can forever forget about a strong central somalia government case it won't happen. Inti Soomaaliida iis xaasidayan bu wakhtiiga dhamanaya.