Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. That has nothing to do with significance but the fact it was the place where terrorist activities were being organized. All in all it has no economic or land significance to Togdheer, you can see that by how well Togdheer administration functions in the land.
  2. I am talking about the original regions. In the original regions Caynabo not to be confused with Cayn(Buhoodle) is part of Sool , meanwhile Buhoodle and Oodweyne are part of Togdheer. Different districts different regions. In that respect Buhoodle is the seat of the reer Oodeed Garaad group but in the wider scale of things it is not very significant district in Togdheer due to its small landmass.
  3. The Zack That is fairy tales. The entire Garaad group is not large to being with, Sool shared with SNM folks is the least populated region in Somaliland of the former 5.
  4. About 30-25 villages come under it. Caynabo is a different district called Saraar/Caynabo in western Sool populated by the SNM folks.
  5. Well the UN and Somaliland population statistics disagree. Oodweyne is the largest district by land and population after Burco in Togdheer. Buhoodle is third rate by population and by land.
  6. Actually Oodweyne is the second largest town and largest district by land mass after Burco in Togdheer.
  7. Whatever landmass you are still a minority in the north hence why Alasow overlooks you as he knows who calls the shots in this historic area.
  8. Togdheer is not valid because the author says badh baa maqan and that is not true Buhoodle is a very small area in south eastern corner of Togdheer and is not significant land mass wise so it is not badh. The author of the article should have just kept it at Sanaag and Sool, his argument would have had made more sense.
  9. Sanaag valid point. There is no denying large parts of eastern Sanaag is loosely allied to Puntland.
  10. Togdheer badh baa maqan? Clearly this person lacks geographic knowledge. The village of Buhoodle is less than 3% of the land mass and Awdal is fully part of Somaliland.
  11. http://www.raxanreeb.com/2013/04/dowlada-oo-maamul-kumeelgaar-ah-u-magacowday-gobolka-gedo/
  12. Dowlada oo Maamul kumeelgaar ah u Magacowday Gobolka Gedo Garbahaarey(RBC Rdio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa maamul ku meelgaar ah u magacaabay gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo maanta kasoo laabtay safar uu shalay ku gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa saaka intii uusan kasoo ambabixin magaalada Garbahaarey waxa uu halkaa kaga dhawaaqay maamul kumeel gaar ah oo uu yeelan doono gobolka Gedo. R/wasaaraha dalka Cabdi Faarax Shiirdoon ayaa gudoomiyaha maamulka gobolka Gedo u magacaabay Max’ed Cabdi Kaliil oo hore u hayey xilkaas,waxaana wali dhiman oo aan la magacaabin qaybaha kale ee maamulka gobolka Gedo waxaana lagu xaqiijiyey in dib laga soo dhamaystiri doono xubnaha ka dhiman maamulka cusub ee kumeelgaarka ah ee uu yeelanayo gobolka Gedo. R/wasaaraha ayaa dhanka kale heshiis lasoo galay ururka ahlu sunna ee ka jira Koonfur galbeed Soomaaliya waxaana heshiiskaas ugu muhiimsanaa in ciidamada ahlu sunna ay ka mid yihiin ciidamada xooga dalka wixii hada ka danbeeyane ay si toos ah u hoos imaan doonaan wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya. Waxaana heshiiskaas dowlada u saxiixay wasiirka gaashaandhiga dowlada Soomaaliya C/xakiin Xaaji MAx’uud Fiqi oo qayb ka ahaa waftiga R/wasaaraha halka ahlu sunna ay u saxiixeen saraakiil uu ka mid ahaa afhayeenka ahlu sunnada gobolada Koonfureed Sh Max’ed Xuseen Al-qaadi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsanaaahlu sunna. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  13. http://www.raxanreeb.com/2013/03/garbahaarey-rw-saacid-oo-booqday-qabrigii-marxuum-maxamed-siyaad-barre-kulamana-la-qaatay-odayaal-siyaasiyiin-iyo-maamulka-gedo/
  14. Sunday, March 31st, 2013 at 07:23 pm Garbahaarey: RW Saacid oo Booqday Qabrigii Marxuum Maxamed Siyaad Barre, Kulamana La Qaatay Odayaal, Siyaasiyiin Iyo Maamulka Gedo Garbahaarey (RBC) Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo booqasho ku jooga magaalada Garbahaarey ayaa maanta booqasho ku tagay qabriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Siyaad Barre oo ku aasay duleedka magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Raysul wasaare Saacid oo ay wehliyaan xubno ka mid ah wasiiradiisa, masuuliyiinta gobolka Gedo, saraakiil ciidan iyo waxgaradka Garbahaarey ayaa dul istaagay qabriga Marxuum Maxamed Siyaad Barre oo halkaasi lagu aasay sanadkii 1995-kii ka dib markii uu ku geeriyooday wadanka Nigeria. “Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa ka waraabiyo marxuum Maxamed Siyaad Barre.” ayuu yiri raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu baaqay inay soo cafiyaan marxuumkan geeriyooday 18 sano ka hor. Cabdi Faarax Shirdoon ayaa noqonaya masuulikii ugu horeeyay ee derejo sare haya oo booqda soona qabriga marxuum Maxamed Siyaad Barre tan iyo markuu dhintay sanadkii 1995-kii. Kulamo ka socda Garbahaarey Dhanka kale raysul wasaaraha oo ay maanta ubilaabatay booqasho saddex maalmood qaadan doonta oo uu kumarayo degmooyin ka mid ah gobolka Gedo ayaa galabta kulamo la qaatay odayaal, siyaasiyiin iyo maamulka gobolka Gedo oo ay ka wada hadleen arrimaha amaanka, noloshada dadka, abaaraha ka jira gobolka iyo nidaamka dawlada. Mid ka mid ah xunaha xafiiska raysul wasaaraha oo wafdiga la socda ayaa Raxanreeb u sheegay in raysul wasaaruhu berito sii wadi doono kulamada odayaasha iyo maamulka oo guddiyo ka mid ah ay soo diyaarin doonaan waxyaabaha baahida gobolka ka taagan ee shacabka reer Gedo uga baahan yihiin dawlada dhexe. Booqashada raysul wasaaraha ee gobolka Gedo ayaa qeyb ka ah socdaalka “dhageysiga iyo barashada” loo bixiyey ee raysul wasaare Saacid uu ku marayo gobollada dalka. RBC Radio
  15. http://somalilandpress.com/somalilandpolice-net-more-than-72-suspected-muggers-40793
  16. March 30, 2013 Police commissioner Brigadier General Abdilahi Fadal Iman reveals that more than 70 suspect muggers were arrested by police during a sweep up operation that came about after increased complaints of lack of action from city residents. The Hargeisa residents have been complaining that muggers were roaming freely in the area and snatching valuables from the residents. Brigadier General Abdilahi Fadal Iman Said, “72 thugs will be arraigned in court soon to face the law”. In the recent past city residents especially around and within suburbs have been living in fear following frequent attacks by muggers who prey on unsuspecting victims after sunset. Somalilandpress.com
  17. Oodweyne;931507 wrote: I know for fact that our very own Aaliyah and that "picture-parader" by the name of Liibaan will be seriously disappointed with this turn of events. :D Indeed.
  18. Carafaat;931491 wrote: Au revoir to the Ottowa based diaspora Awdal State. They were in the top 3 of most popular diaspora states.
  19. http://horufadhi.com/2013/03/27/buuhoodle-waxay-u-baahan-tahay-in-laga-xoreeyo-faroolevideo/ http://horufadhi.com/faroole-iyo-saameyntiisa-buuhoodlle/
  20. They say old habits die hard, in the case of Khaatumo Seeg they can never stop being paid phones in favor of carrying another man on their backs. Buuhoodle waxay u baahan tahay in laga Xoreeyo Faroole{VIDEO}. ;82 wrote: Magaalada Buuhoodle ee xarunta G.Cayn waa magaalada labaad ee ugu weyn deeganada Khaatumo State, magaaladu waxay kobac ka sameysay dhanka Dhismaha, shacabka iyo weliba isdhexgalka bulshada oo si xoogan u soo galay magaalada gudaheeda. Magaalada waxaa farogeli baahsan ku haya maamulka SSDF ee Faroole horkaco, waxaan la dhayalsan karin in dhamaan saraakiishii Gobolku ay hooos joogaan maamulkaas kuwaasoo haatan u sacab tumaya , waxaa xaqiiq ah oo marnaba aan la iska indha tiri karin in Buuhoodle uu Mab’da faroole ku xoogan yahay isla markaana maanta aynu aragnay Ardaydeenii oo waxay doonanaan kula hadlaya madaxdoodii. Faroole iyo lugooyadiisana amaanaya oo u heesaya, waxaa jira Eedeyn hore oo cadaan ahayd taasoo ay tirsanayeen ardayda Samatar baxnaan, waxaa kaloo inoo muuqanaysay in saraakiishii deegaanku ee weliba hubkii lagu faani jiorey haystay ay si cad ugu goodiyeen maamulkeena markale muddo ka yar laba bilood. Waxaa xaqiiq ah in Khaatumo iyo maamulka madaxda u ahi ay gabeen inay kaafiyaan isla markaana awdaan baahida sarakaiisha geyn karta reero kale, waxaa taas dhaliisheeda leh sidoo kale qurbajoogta Khaatumo.