Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Showqi;808613 wrote: Somalina, did they opened The Somali Embassy in Canada Yet? I need my Somali passport. , weli walaal.
  2. Jacaylbaro;808576 wrote: he is just bored dee ,,,, waana nin qooqay he can purchase the March issue of Godane's Secret.
  3. Jacaylbaro;808540 wrote: Somaliland Cabinet also say the support Somalia's unity .... The parliament voted against Somaliland and say they are going muqdisho tomorrow on Jubba Airlines. Ohhh ,,, I forgot the chickens Jubba Airlines afkaada ka leexi.
  4. The Turkish approach to development and humanitarian assistance to Somalia differs distinctly from other countries and organizations. Not only did Turkey mobilize national governmental and nongovernmental organizations to rush to provide aid here but made sure the assistance efforts would be spearheaded by Turkish nationals with the cooperation of locals on the ground. It was not just about sending money and feeling good about it. They took risks while others shied away from Somalia, preferring to manage it from neighboring Kenya. The ultimate aim is to help build institutional capacity in Somalia, with a special focus on education following an effort to stabilize the famine and health crises. Ankara strongly believes only Somali people can usher the country to a new era, and for that Turkish officials are determined to educate thousands of bright young Somali students both in Turkey and in schools being built in Somalia. Hundreds have already been sent to Turkey for education. Only through the empowerment of bright Somali generations will sustainable development be achieved, Turkey claims. In the meantime, to give a further boost to the feeling of normalcy on the streets of Somalia's capital, Turkey has taken a number of steps. It drafted a plan to clean up the huge piles of debris and clutter in Mogadishu's neighborhoods. The Greater İstanbul Municipality has set up a development center in Mogadishu to oversee sanitary and garbage disposal services within the city. It has already conducted a tender for heavy equipment from street sweepers to garbage trucks, from excavators to bulldozers, which are scheduled to be delivered to the city of Mogadishu within weeks. The İstanbul mayor will send a team to operate these vehicles and to train the locals before turning them over within a year. A garbage storage facility will also soon be built for Mogadishu. Turkey has already set up an incineration facility for the huge collection of animal bones that can be seen alongside the roads, and it plans to establish three additional ones. To rebuild the decayed pavements and repair roads, the İstanbul Municipality signed an agreement with the local municipality here to build an asphalt and cement plant. With the Somali government offering basic services to residents here, the hope is that people will start believing in the promising prospect of their war-torn country. The modernization of Mogadishu airport and the launch of flights by THY, the first international carrier to do so, has already linked Somalia to the outside world. It will also help speed up delivery of logistical supplies to the country as well as humanitarian and development aid. ABDULLAH BOZKURT Today's Zaman.
  5. He's was not a war hero neither did he find the TFG. AUN, samir iyo Iiman to his loved ones.
  6. Jawaan salbuko ka buuxdo says waa Dhedig.
  7. I'm glad the community college you attend is finally upgrading their curricula. Aqoon la'aan waa iftiin la'aan, stay in school Cusmaano.
  8. Maaddeey;808165 wrote: Somalina, sey kaa noqotay?, ma Kalil baad wax kale ka sugeysaa?, paragraph-ka ka horreeya akhri, bella. Maaddeey, dhulkaan Afghanistan ma aha, waa dhul Soomaaliyeed, hadduu xataa mid cimaamada sida ayaga camal u xirto in la toogto ayaan qabaa, hadduu u socod eg yahay in lugaha laga gooyo ayaan qabaa. Hadduu u neefsado sida dugaagaas sambabka mindi halaga geliyo ayaan qabaa.
  9. Dad rayid ah kulahaa, warkaad soo postgareyso ma aqrisid miyaa? “Dadkan waxa ay qayb ka ahayeen Xarakada Al-shabaab ee magaalada laga saaray xili hore, waxayna dib ugu soo laabteen 3dan Nin in ay gaystaan falal amaan daro, waaana ka hortagnay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Kaliil. Dila dugaaga dadka qarxinaaya on the spot.
  10. Xaaji Xunjuf;808149 wrote: Somalina xita taxigilihi lacagtisa ma siin way iskaga dhaqaajisay Tip fiican ayaan u tuurey odeyga, maalin qurux badan ayey ahayd xaga dhaqaalaha. C'mon now.
  11. Hadda haddaan arko waan u sheega. Nice to meet you fam. lol
  12. Mogadishu — Officials from the African Union peacekeepers in Somalia have on Wednesday arrived in the town of Baidoa which is just 250 Km away from Somali capital, Mogadishu, just weeks after Al-shabab pulled out. Shabelle Media correspondent in the town says at least 7 AU officers from Uganda and Burundi contingents with small plane from Mogadishu landed in the main airport of Baidoa, where is now under the full control of Somalia government troops aided by the Ethiopians. The AU officials have held talks with Somalia and Ethiopia army commanders in the presidential place of Baidoa town, discussing a range of issues about the improving security of the city since taking over by TFG. Jenerel Yuhanis, one of the touring AMISOM officials told reporters in Baidoa for the main agenda of their arrival in the town, saying, "We are assessing the situation and AU's plan to send peacekeeping forces to the areas liberated from Al-shabab in Bay and Bakol regions."
  13. Ontario inaan ku dhaho ayaa fiicneyd sooma ahan? Maalin baa taxi odey Somali wado raacey, markaasu igu bilaabey: Odayga: are you from Somalia?, Somalina: haa Odayga: magaaladan miyaa degan tahay? Somalina: maya booqasho ayaan u joogaa Odayga: Inaan reerkaaga aqaan ayaan u maleyn ee magacaa adeer? Somalina: hebla Haji Mohamed Odayga: Xaji Mohamed ayo? Somalina: ma garaneysid miyaa Xaji Mohamed Ahmed Sheik? Odayga: magacaas iguma cusbo adeer, hooyadaa magaceed? Somalina: Xalimo Sheikh Ahmed Xaji Mohamed Odayga: adeer where in Somalia are you from? Somalina: K4, Xamar Odayga: aabahaa xagguu ku dhashey adeer? Somalina: C/Casiis, Xamar Odayga: Okey. Yaad tahay adeer? (finally) Somalina: waa ogtahay, Somali ayaan ahay. Odayga: haa, laakiin yaad ka sii tahay? lol Somalina: Somali baan ka sii ahay. Odayga: kix kix, xujo miiran ayaad tahay adeer! Somalina: baaburkaas agtiisa igu deji fadlan. Taxi stops, so is the convo.
  14. Madaxweyne Shariif oo habeenkii labaad kormeeray saldhigyada ciidamada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxa uu habeenkii labaad kormeer la xiriira sida ay Ciidammada Qalabka Sida u sugayaan ammaanka Caasimadda waxa uu ku sameeyey degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si rasmi ah kormeerka u bilaabay abaare 02:20AM waqtiga Muqdisho waxaana uu Madaxweynuhu kormeerkiisa ka bilaabay degmada Wardhiigleey halkaasi oo uu indha indheeyey qaabka ay Ciidammadu ammaanka u sagayaan ayadoo kadibna uu usii gudbay degmada deriska la’ah ee Boondheere. Isgoysyada uu xalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed socodka ku maray islamarkaana uu saraakiisha ka wareystay qaabka ay waqtigan Ciidammadu waajibaadkooda shaqo u gudanayaan iyo caqabadaha soo wajahay ayaa waxa ay kala yihiin isgoysyada:-Boondheere, Siinaay, Afarta Jardiino, Sanca, Fagax,Towfiiq, Cali Kamiin, Baar Ubax, Black Sea,Tarabuunka,KPP, Bakaaraha, Howlwadaag, Aadan Cadde, Falorensa iyo saldhiga degmada Yaaqshiid oo uu Madaxweynuhu saraakiisha iyo gudoomiyaha degmada oo waqtigaasi saldhiga ku sugnaa wax ka weydiiyey howlahooda shaqo. Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saxaafadda ay su’aallo ku weydiisay qeybo ka mid ah isgoysyada uu kormeerayey ayaa waxaa uu tilmaamay in u jeedada ka dambeysa kormeerkii waqtiga habeenkii uu ku sameynayo Caasimadda ay tahay sidii uu u ogaanlahaa qaabka ay ciidammadu u shaqeeyaan iyo baahidooda waxaana uu xusay in labadii habeen ee lasoo dhaafay uu ku qancay sida ay waajibaadkooda u gudanayaan islamarkaana u sugayaan ammaanka shacabka. Ugu dambeyntii waxa uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku guubaabiyey Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya inay sii wadaan sida hagar la’aanta ah ee ay shacabkooda ugu shaqeynayaan islamarkaana uu rajeynayo shacabkuna iney ka qeybqaataan sidii nabadan soo bidhaantay loo xoojin lahaa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay ay u heyd habeenkii labaad ee sidan oo kale uu gudaha magaalada ka sameeyo kormeer uu ugu kuurgalayo qaabka ay Ciidammadu habeenkii u sugaan ammaanka Caasimadda ayaa waxaa uu soo gabagabeeyey abaare 05:20AM ayadoo kormeerkuna uu kusoo gabagaboobay jawi wanaagsan ayadoo arintanna ay qeyb ka tahay dadaalada uu Madaxweyne Sheekh Shariif ugu jiro in amniga guud ee dalka gacan bir ah lagu qabto.
  15. Shaah ku soo cabeen miyaa? Baydhoba soo noqon meyso.
  16. If you want to know my clan just say so. Ever heard of Ceel Gaal? yep.
  17. http://youtu.be/XWQnas4-2to" frameborder="0" allowfullscreen>
  18. Khamiis, Maarso, 22, 2012 (HOL) – Olale nadaafadeed oo ay ka qeyb-qaadanayeen ku dhawaad 300 ruux oo u badnaa haween ayaa maanta laga fuliyay afarta xaafadood oo ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne. Sida uu HOL u sheegay Shariif Findhig Fiidow oo ah mas’uulka NGO-ga HICDO oo howshan fulisay ujeedada olaha nadaafadeed ayaan ahaa mid la xiriira xuska maalinta biyaha aduun-ka oo maanta oo kale laga xuso dunida, isaga oo intaa ku darray in ay malintan ay ku maamusayaan fulinta olaha lagu nadiifinayo magaalada. ‘’Dabcan marka la eego nadaafada iyo biyaha saameyn muuqata ayeey isku leeyihiin, haddii aysan nadaafad jirin micnuhu waa biyo nadiif ahna ma jiraan, sidaa daraadeed waxaan doorbidnay in aan olale nadaafadeed ka fulino guud ahaa xaafaddaha ay magaaladu ka kooban tahay ayuu yiri,’’ Shariif Findhig. Sidoo kale waxaa talaabadan soo dhaweeyay qeybaha bulshada ku dhaqan magaalada, gaar ahaan guddoomiyayasha xaafadaha kala gadisan ee magaalada, kuwaasoo sheegay in aad ugu baahnaayeen cid ka gacan siisa nadaafada. ’Waxaan ku faraxsannahay olalahan ka socda xaafadda aan mas’uulka ka ahay, waayo nadaafada waa qeyb weyn oo ka mid ah nolasha Bani’aadamka waan u mahad celineynaa mas’uuliyiinta howshan wada,’ ayuu yiri’’ Cujub Khaliif oo ah guddoomiyaha xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne. Dhinaca kale waxaa iyana jirta in qaar ka mid ah ceelasha ku yeela magaalada loogu deeqay ama la siiyay dawo ‘’kolariin’’ si loogu hagaajiyo saxada biyaha dadkuna u helaan biyo nadiif ah. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya.
  19. Meel walba halagu soo dhejiyo ayagoo la jarjarey. Doofaar dadkiisa qarxinaaya oo caruur aan waxba galabsan bambo dhex dhigaayo maalin walba, lugaha iyo gacmaha ka gooynaayo dadka kuwa excuse ka u sameynaayo ayaa ka daran oo u baahan in ayaga la toogto. Qaangaar dad muslim ah u taagan inuu ugaarsado waxaa u dabeeyaa in sidii baqti dhintey jidadka lagu jiido. Masaakiinta la qarxinaayey yaa u ooyey? cidna, yaa u aarey cidna. AUN masaakiintaas.