Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Wax ciyaar ah ma jirto. Waxaad taqaanaan inaad afka la soo gashaan dad islaameed kadibna aad la soo boodaan ciyaar iyo heshiis beenaad. Qof baa i weydiiyey gabayga ninka tiriyey magaciisa, XX baan weydiiyey hadduu yaqaan, intaasna waan kuu sheegi lahaa haddaad si edeb leh wax u hubsan lahayd. Tani ma iloobi doono.
  2. Gabayga qof tiriyey ayaan weydiiyey XX, ma cid baa kuu yeeratey? haddaadan afkaada iga leexin, waad leexin shurrud la'aan.
  3. Taleexi;807055 wrote: Oo tan yar ee Somalina-na ma SL Cheerleader bay noqotay? Allow Alle - Waa duni aakhiru saman ah - Waa shaydaamad ha isku gubin ee dadka kala daa, war Xaaji bal gabaygii oo dhamaystiran iyo kii loogu jawaabayba halkan ku soo dheji. Huh! maxaa ka hadleysaa? lacag miyaad igu leedahay waa adiga afka ila soo galayee? dantaada ka hadal bal. Shaydaan ahlu naar adigaa ah btw.
  4. Villa Somalia shelled? http://www.jowhar.com/news.php?readmore=61
  5. Tiyaaterka adiga leen kuu raacaa.
  6. :D koley wisdom badan baa kugu duugan, odeyaasha kama ag kici jirin ayaan u maleyn markaad yareyd. Dhibkaaga faraha badan ayaa laga garan karaa da'daada. lol.... waa lagaa soo dacwoodey marar badan, odeyna dacwo iyo rabsho wuu iska fogeeyaa. Type( #1) haddaan ku keeney, haddii kale (type #2).
  7. Dugsiga Hoose Dhexe Xasan Geedi Abtoow Xasan Geedi Abtoow is located in Balcad district, 30 km from Mogadishu, there are 10 villages inhabited by about 880 families Published on November 25, 2011
  8. Xaaji Xunjuf;806781 wrote: maan gaadhin eeh ha ii de dedjin awoow:D Bingo. Adeer aan kuugu yeeraa markaa. lol
  9. Xaaji Xunjuf;806773 wrote: Waleh nimanka turkygu wa niman jira allow ajjar ka sii Anyway teatreki ba la furay waleh wa hormar la gaadhay teaterka waan xasuusta xiliyadi berigi hore maxaan galay the future looks bright mashallah xamar so laabatay god bless. Awoowe horta afartankii ma gaartey? lol.... ilama aha inaad sidaa u weyn tahay.
  10. burahadeer;806761 wrote: ^^^ way ka qarinaysaa..waxay isleeday yaan la qarxin:D Maaddeey yaa idinka celinaaya?
  11. Caano_Geel;806758 wrote: ^^^ He is there of course next to PM No, he's not. I don't think you know who Maaddeey is referring to. March 19, 2012 - QOL - Xaflad si heersare loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xalay taariiskhdu markay aheyd bishii March 18, 2012 lagu qabatay Hotelka Days Inn ee kuyaalda koofurta Magaalada Toronto. Xafladaas oo lagu soo dhaqeynayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenka koowaad ee duqa Magalaada Muqdisho mudane Cali Axmad Guure, xafladaas oo goob joog ka ahaayeen Safiika - Qunsulka Turkiga u fadhiyo dalka Canada, Xildhibaan Cali Xareed oo kamid ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka Kumeelgaarka ah, xildhibaan kasocota dowlada Canada MP for Etobicoke North Kirsty Duncan, Madaxa Somali Canadian Council Siciid Faarax iyo Qaar kamid ah hogaamiyayaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto. Xafladaas ay kasoo qeyb galeen jaaliyada Toronto ayaa aheyd mid uu Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banadir iyo kuxigeenka duqa Magaalada Muqdisho uga warbixyay jaaliyada Horumarka Siyaasada, Amniga iyo Arimaha Bulshada ee maamulka Gobolka Banaadir gaaray mudadii ay hayeen xilka. Wuxuu kaloo Gudoomiye ku xigeenka Mahad iyo Amaan usoo jeediyay waleeleheen Dowlada Turkey sida daacadnimada ay walalohooda Soomaaliyeed u garab istaageen mudadii lagu jiray abaarihii baahsanaa ee dalka Soomaray iyo dowlada Turkiga ay garab taagan tahay diyaarna u tahay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed sidii ay dib ugu soo noqon lahaayeen sharaftii iyo karaamadii ay ku lahaayeen caalamka.
  12. Maaddeey;806603 wrote: Sheekha maanta riwayad muu tiyaatarka ku fiirsanooyaa?. Wadanka maba joogo.
  13. Xaaji Xunjuf;806742 wrote: Awoow ma waxad sheegeysa Saw nimanka dalandooliye duubay cali maaha Saw nimanka daratoole iyo degey walwaal maahaa Waxa tiriye nin la yidha Ismaciil Cigaal Bulaale Gabya weyn oo reer Somaliland ah Haa, waad keentey. Mahadsanid.
  14. Somali President Arrives in Khartoum Khartoum, - The Somali President, Sheikh Sherif Sheikh Ahmed, arrived in Khartoum Sunday in a two-day official visit to during which he will review with President Al Bashir and senior government officials progress of the bilateral relations between the two countries and Sudan continuous support to Somalia in the humanitarian and educational fields . The State Minister of the Ministry of Foreign Affairs, Salah Wanasi, said in a statement to SUNA that the visit of the Somali President visit comes in the context of the distinguished relations between Sudan and Somalia. He said that the new stage necessitates the consultations between the two sides, adding that the President of the Republic, Field Marshal Omer Al Bashir, and his Somali counterpart will hold talks at the Guest House on regional and international issues of mutual concern. By SUNA, 1 day 3 hours ago
  15. Khartoum – Talks between President Al Bashir and his Somali counterpart Sheikh Shareef, which focused on the situation in Somalia, concluded on Khartoum Sunday. President Al-Bashir affirmed, in press statements at the conclusion of the talks, Sudan's unlimited support for Somalia, especially in the stage of the preparation of their permanent constitution and elections to be held in August. ''Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed acquainted us on the latest developments in Somalia, which is reassuring now, especially after the development of the security situation, and many things going back to normal in Somalia,'' Al Bashir said adding that the Somali government on the verge of an important stage of the election of a permanent government. For his part, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed praised the support provided by Sudan to his country, saying, "We discussed the need of Somalia to Sudan assistance, where the President vowed that he would spare no effort in helping us." "We are entering a very important stage, and I praise support of Sudan to Somalia, especially in the London Conference," he said. Somali President Sheikh Sharif Ahmed left the country on Monday, where he was seen off by President Assistance, Dr. Jalal Yousef Al-Degair, Minister of the Interior, Engineer Ibrahim Mahmoud, and Minister of Culture, Al-Samoal Khalaf Allah. Minister of Culture affirmed, in press statements at Khartoum Airport, Sudan support for Somalia in all areas, pointing out that Somalia on the verge of an important stage of holding elections next August, besides a permanent constitution for Somalia. He added that the Somali President briefed the President on the latest developments in Somalia, which he described as stable, explaining that the Sudan – Somalia have historical, political, social and economic relations. By Mona Al-Bashir, 3 hours 14 minutes ago Sudan Vision Daily
  16. Xaaji Xunjuf;806681 wrote: ^^ Dont worry xaajigu waligi victim iska ma dhigo arki meysid taas wax dhacay uun ba la sheega khaatumo waxay hoostagta Somaliland wa laba dad oo isku mid ah wax u dhexeyaa ma jirto aan ahayn koox ba tidhi anagu taleex baanu fadhidna kooxna anagu laascaanood baanu fadhina wa la is afgaran doona wax weyn maha adeer. XX, Ilaahay hakala qaboojiyo. Intii dhimateyna AUN. Yaa tiriyey gabaygaan? Soo nimanka doofaaradii diinta baray maaha