Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Talaado, Maarso 27, 2012 (HOL) — Waxaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobollka Hiiraan Saraakiil hore dhac ah oo ka socta midowgga Africa gaar ahaan dalka Jabuuti, waxaana ku soo dhaweeyay magaalada mas’uuliyiinta maamulka gobollka iyo saraakiisha dowladda Itoobiya. Wafdiga ayaa markii ay soo gaareen xarunta maamulka ee magaalada Beledweyne, waxaa ay kulan gaar ah la galeen mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan iyo saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan magaalada, kuwaasoo ay ka wada hadlleen ujeedada socdaalka wafdiga ka tirsan midowgga Africa. Markii uu soo dhamaaday kulanka ayaa waxaa warbaahinta la hadllay guddoomiyaha maamulka gobollka C/fitaax Xassan Afrax oo ka warbixiyay socdaalka wafdiga iyo waxyaabihii ay ka wada hadlleen. "Wafdigan waxaa ay ka socdaan midowgga Africa, gaar ahaan dowladda Jabuuti, sidoo kale waxaa wahliya diblumaasiyiin ka socta safaarada Itoobiya, ujeedada socdaalkooda waxaan ku soo koobi karnaa in ay sahan ama dhac u yihiin ciidamo ka socda dowladda Jabuuti qeybna ka ah kuwa AMISOM oo dhawaan lagu wado in ay soo gaaraan magaalada Beledweyne,’’ ayuu yiri,’ C/fitaax Xassan Afrax. Wuxuu intaa ku darray C/fitaax in ay si gaar ah uga wada hadlleen saraakiishan iyo kuwa Itoobiya arrimo ay ka mid yihiin amaanka, iyo waliba cimilada magaalada sida uu hadalka u dhigay, iyo waliba goobaha ugu muhiimsan ee ciidamada la dajin karo. Saraakiisha maanta gaartay magaalada Beledweyne ayaa waxaa hogaaminayay Gen Cismaan Dubad oo sida la sheegay hogaamin doona ciidamada Jabuuti ee tagi doona magaalada Beledweyne. Guddoomiyaha gobollka Hiiraan ayaa dhinaca kale waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ay bixi doonaan ciidamada dowladda Itoobiya, isaga oo sheegay in ciidamada Itoobiya aysan bixin doonin islamarkaan horay ugu sii socon doonaan qeybaha kale ee gobollka. Ugu dambeytii waxaa baaqay u dirray C/fitaax Xassan Afrax hay’addaha samafalka isaga oo sheegay in wixii hadda ka danbeeya ay aysan jirin wax lagu marmarsiyoodo sida uu hadalka u dhigay, maadaama xaalada naabad-galyada tahay mid hagaagsan, islamarkaana soo gargaraan dadka dhibaateysan.
  2. Talaado, Maarso 27, 2012 (HOL) — Waxaa maalmahan Muqdisho ku sugnaa laba xubnood oo ka socda jaamacadda California, San Diego oo kala ah, Dr Nicholai Lidow oo bare ka ah jaamacadda iyo Cabdimaalik Cali Bucul oo ku jira diyaarinta dhammaadkii Masters in Education Sen Diego State University isagoo ka mid ah xubnihii aasaasay ururka dhallinyarada SYL ee San Diego, waxayna Muqdisho u yimaadeen in baaritaan ay ku sameeyaan arrimo fara badan. Howsha ay labadan xuubnood u yimaadeen Muqdisho ayaa waxaa ka caawiyay urur lagu magacaabo SUHA Students of University and Higher Institutions Association oo ay ku mideysan yihiin ardaydii ka qalin-jabisay jaamacadaha iyo Machaahidda ku yaalla Muqdisho, waxayna baaritaan ku sameeyaan 16–ka degmo ee gobolka Banaadir, waxayna diiradda ku saareen arrimaha bani'aadanimada, nabadgelyada, dhaqaalaha, waxbarashadda, biyaha, korontada, nadaafadda, barakacayaasha, dowlad-wanaagga, waxaana ardeydii loo diray barnaamijkaan ay howshan u fuliyeen sidii loogu talagalay taasoo ay si aad ah ugu farxeen xubnhii ka socday jaamacadda California ee San Diego. Xaflad lagu soo gabagabeynayay howsha baaritaanka 16-ka degmo laga sameeyay ayaa ka dhacday hoteelka Ambassador ee Muqdisho, waxaana ugu horreyn halkaas ka hadlay ardaydii ka qaybgashay barnaamijkaas oo sheegay in baarintaankoodii ay wax badan ka faa’iideen isla markaana waxay u mahadceliyeen jamacadda California oo ay sheegeen inay aad u danayneyso sidii ay Soomaaliya dhibaatada uga bixi lahayd, maadaama howshan ay ahayd wax ummadda Soomaaliyeed u baahan yihiin. Guddoomiyaha ururka SUHA, Cabdulaahi Maxamed Cumar oo ka hadlay kulankaas ayaa ugu horreyn u mahadceliyay intii u fududeysay in barnaamijkaas uu sidii loogu talagalay u fulo, gaar ahaan guddoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir, sidoo kale wuxuu u mahadceliyay labadii xubnood ee ka socotay jaamacadda California, waxayna u ballan-qaadeen in wixii kale oo ay u baahan yihiin ay wax kala qaban doonaan. Barnaamij noocaan oo kale ah waxaa Soomaaliya ugu dambeysay sannadkii 1987, waxaana xafladda gabagabada ka hadlay, Dr Nicholai Lido oo sheegay in ardaydii ka qayb-qaadatay barnaamijkii baaritaanka ay yihiin kuwo geesiyaal ah, maadaama intii ay hawshaasi ku jireen ay la kulmeen caqabado dhowr ah, sidoo kale wuxuu u mahadceliyay intii u fududeysay hawshii ay u yimaadeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan wuxuu mahad gaar ah u jeediyey dowladda KMG iyo guddoomiyeyaasha gobalka Banaadir. Cabdimaalik oo ah ninka Soomaaliga ee la socda Dr Lidow oo sannadkii lasoo gudbay Muqdisho u yimid hawlihii loogu gargaarayay dadkii abaaraha ayaa sheegay in barnaamijkaan baaritaanka ah ay u fududeysay imaanshahoodii kal hore ay Muqdisho yimaadeen, isagoo sheegay in ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Muqdisho ay yihiin kuwo ka wanaagsan kuwa qurbaha ku nool, waayo waxay wax ku bartaan nolol adag halka kuwa qurbaha iyagoo haysta nolol raaxo leh lagu kari waayay inay wax bartaan, wuxuuna kula dardaarmay i ay halkaasi kasii wadaan dadaalkooda, isagoo sheegay in barnaamijka baaritaanka ay ka faa’iideysan karaan dowladaha caalamka, hay’adaha caalamiga ah iyo cid kasta oo dooneysa inay wax u qabato ummadda Soomaaliyeed. Ugu dambeyn, Cabdimaalik wuxuu sheegay isagoo ku hadlayay magaca ururka SYL San Diego in sababaha ay u yimaadeen Muqdisho ay tahay sidii ay wax uga bedeli lahaayeen fikirka dhallinyarada Soomaaliyeed; gaar ahaan sidii ay wadankooda ugu jiheyn lahaayeen nabadda iyo horumarka maadaama mudo 20-sano ah ay ku jireen dagaallo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  3. Jacaylbaro;810551 wrote: That is all I wanted to hear for now ,,,,, You can keep the conversation with the others. Bacaac king at it again. War isku xishoo.
  4. Abtigiis;810687 wrote: Dearest Somalina, dee pm igu soo tuur aan arintaa galee. Midda kale heshiis wax dhaafsiisan miyaadan ii haynin? Ma heshiis kaliya ayaan xinn kaga tagaa? Thread baad furtey PM soo tuurna waad leedahay? Odey Faras ka tag yaa ku yiri? tix soo daa uunbaa lagu yiri, meel fog ha aadin. Heshiis baa wax lagu bilaabaa marka hore, safkuna waa dheer yahay ee sidaa u ogoow.
  5. Odeygaas iyo kuwa u horboodayo dhan baan iska dhex arkey! marka haddaad heshiis rabto tix karbaash ah soo tuur. Maaddeey heshiis baan kala saxiixanay sannadkan markuu bilowdey, it is more like Ximan iyo Xeeb and AS heshiis; shirarka caalamiga haka qayb gelina, shareecadana ku dhaqa deeganka, Ahlu Digri wal Gaduudna yey idin imaan, anagana dhinac ayaan idinka mareynaa camal.
  6. Shinbir Majabe;810649 wrote: oo kaalay dadka dhan ma wada taqaan? aniga ha igu mashquuline gabadha raali gali oo aad wax ka sheegtay, Sawirada Baladwayn iyo Baydhabo ayadaa soo galisay ayadaana ula jeeday hadalkaaga. XX waan is naqaanaa, cimaamadii uu ka soo qaatey inadeerkiis Godane aka Zubeyra Indhashareera oo garbaha saarteyna wey ka dhacdey. War ma yaalo marka, waan is arki doona waqti dhow uun IA. :cool:
  7. Mr Faras wuu is bedelay, sacbis ayuu ka bixi la'yahay beryahan, odeygan kale markuu i aflagaadeeyey ayuu sacbis la yimid isla bartii asagoo u jeeda qaladkiisa, shaleyna his entourage oo caqliga lagala soo daahey ayuu i barbar dhigayey, adeerkey wargeyskiisana wuu weeraray. Abtigiis marka banooniga wuu horyaala ee aan aragno sida uu u kick gareeyo iyo cida uu u tuuro.
  8. Maaddeey;810325 wrote: Ceel-buur, waa meel gumeysiga cad iyo midka madowba la isaga caabbiyo, waa tii Godagode & Guushaa lagu dilay!. I actually know what you're talking about this time. lol
  9. NGONGE;810571 wrote: ^^ Is Hiiraan online a qoutable source today? Only yesterday you were telling me.....
  10. Madaxweynaha Somalia iyo Wafdi uu ka mid ahaa Afhyeenka Baarlamaanka oo booqday Degmada Cadaado Talaado, Maarso 27, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo afhayeenka baarlamaanka Somalia uu ka mid ahaa ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Cadaado ee gobolka Galguduud oo ah xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb. Wafdigan ayaa waxaa garoonak diyaaradaha ee Cadaado geysay diyaarad qaas ah oo kasoo qaadday degmada Gaalkacyo oo labadii casho ee lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen, waxaana soo dhaweeyay xubno ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb. Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo mas'uuliyiinta maamulka ay booqeen oo uu ku jiro madaxweynaha maamulkaas ayaa kulan albaabbadu u xiran yihiin yeeshay, iyagoo madaxweynaha Soomaaliya ayaa u mahadceliyay mas'uuliyiintii uu la kulmay markii uu kulanku soo xirmay. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay booqashada uu ku tagay degmada Cadaado, iyadoo amaanka degmadaas ay aad u adkeynayeen ciidammo ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb oo gaadiid dagaal wata. Lama oga qodobbadii ay labada dhinac uga hadleen kulankooda, balse waxaa la sheegay inay ahaayeen kuwo salka ku haya ammaanka, iyadoo la xusuusto in dhawaanahan ay hadallo hanjabaad ah saxaafadda isku mariyeen. Booqashadan ayaa waxay noqonaysaa tii ugu horreysay ee uu madaxweyaha iyo guddomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ku tagaan degmada Cadaado, sidoo kale waa booqashadii ugu horreysay oo madaxda DKMG ah ay ku tagaan deegaanno ay ka taliyaan maamullada Soomaaliya ka jira marka laga reebo Puntland iyo Galmudug. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  11. Odayga faraska magaciisa wata tix yar oo aad ku canaananeyso u tiri and we will call it even. Haddii kale waa jug jug meeshaada joog.
  12. Waxaan ku keeney, xaga farsamada ayaad isaga mid tihiin, waxaan ula jeedaa, taageerada markii uu ka waayet shacabka ayuu wuxuu bilaabey farsamo cusub i.e. markuu 3dexda beel la hadlaayey, "reer hebeloow noo soo noqda oo ka hara hebel, reer hebeloow bla blah...". Adiga taadana waxay ahayd "reer hebeloow reer hebeloow iska celiya", sidaas awgeed ayaan kuu iri you took a page out of his book. Spero che hai capito tutto!
  13. Maaddeey, waa ogtahay inaan isku filanahay, c'mon now. Adigoo maxbuus buugiisa page ka qaadanaayo ayaan ku arkey nooh! ileen threadka aad soo dhejisey oo maxbuus noogu faanineysey, buugiisa aqrineysey yaah! lol....
  14. " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Aretha Franklin Turns 70, Announces New Album: 5 Greatest Hits Of Her 50-Year Career By IBTimes Staff Reporter | Mar 26, 2012 10:01 AM EDT 'Respect' singer Aretha Franklin announced on her 70th birthday party Saturday that she's teaming up with her music mentor Clive Davis for a brand new album. Franklin said she was going to start making the record after Davis' birthday next month. "We're going to sit together and decide what it is we're going to record," she told Fox News. "I have re-signed with Clive Davis, so I'm recording with Clive again." Davis is associated with Sony Music Entertainment. Franklin will hold performances in California and is trying to get a record contract for her grandson. Her biopic is still in the works. "It's in a limbo position," she said. "It's just a lot going on." Franklin hinted once that she would like Halle Berry to play her in the biopic. The intimate party only featured 80 guests; Franklin made the seating chart herself. Davis, along with Diane Sawyer, Rev. Al Sharpton, and Willie Wilkerson all made it to the bash held at the Helmsley Park Lane Hotel. Guests were treated to a sit down dinner, a dance performance, and a mini-concert from pianist Kris Bowers. Wilkerson has been Franklin's longtime companion and sometime fiancé. When asked if marriage is in her future, the 'Respect' singer played it coy. "We'll see what happens," she said.
  16. November 26, 2000 Otis Redding wrote the song, and Aretha Franklin sang it. Yesterday — March 25, 2012 — was Aretha Franklin's 70th birthday. "Respect" — spell that R-E-S-P-E-C-T — was released in 1967 and quickly became an anthem for disenchanted lovers, bitter employees and just about anyone who ever felt they'd been taken for granted. For commentator Evelyn C. White, Aretha Franklin's "Respect" was much more than just a catchy tune. It was also a call to action. Here, White addresses her commentary to Franklin directly. I was a 13-year-old black girl growing up in the gritty steel town of Gary, Ind. It was 1967, the height of the civil-rights movement, with racial violence raging from coast to coast. A few years earlier, my tender psyche had been shattered by the bombing of the 16th Street Church in Birmingham, Ala., which had left four little black girls dead. As I watched the haunting television images of the church's ruins, with its broken stained glass littering the streets, I wondered if racist whites would drop a bomb on me, too. Then you came along and belted out "Respect." Suddenly, my fears and vulnerabilities as a young black girl eased, for as much as I admired Dr. Martin Luther King Jr., I longed to see a black female face speaking out for our freedom, especially after the Birmingham bombing. There was Rosa Parks, Ella Baker and Fanny Lou Hamer, but somehow their light had been subsumed by Dr. King and the other black men who'd become the drum majors for justice. With "Respect," you gave black women an unprecedented voice and visibility. Your song spoke to the racism that needed to be vanquished in the country — and it addressed, in a way "We Shall Overcome" never did, the sexism that needed to be conquered in the black community. By the late 1960s, black women were demanding more from relationships than the unrealistic images portrayed in songs like "My Girl" and "How Sweet It Is (To Be Loved By You)." But there was no blissful fantasizing about love in "Respect." You gave us raw energy and down-home truth. I remember feeling a sense of triumphant elation whenever I heard you let loose with those rollicking sock-it-to-me soul licks. "Here's a sister who ain't taking no mess," I think to myself joyfully. You made me feel good about myself, both as a black American during a tumultuous political era and as a young girl about to discover sex. So now it's time to confess. Twenty years ago, after a concert you gave at Radio City Music Hall in New York City, I was determined to meet you and to thank you for making me feel special. To get backstage, I told the security guard that I was Martin Luther King Jr.'s daughter, and it worked. I was immediately escorted to your dressing room. You greeted me graciously with a sisterly warmth — knowing full well, I'm sure, that I was an impostor. But you never let on. You maintained the stature and dignity befitting your justly earned title as the queen of soul. While I don't regret it, I would never engage in such tomfoolery today. And I want you to know that I meant no disrespect. On the contrary, when I cajoled myself backstage, I was trying to recapture the sense of pride and possibility you'd given me when I was 13 years old. I was swept up in pure emotion and motivated only by, well, that song you seared into the conscience of a nation.
  17. Qosol ayaa ka bixi la'dahay'e. Talyaaniga waxay dhahaan Il riso abbonda in bocca degli sciocchi.. Qodobka meeshaan la soo geliyey wuxuu ka hadlaayey Madexweynaha Jamhuuriyada oo 2 o'clock roondooyiin ku sameeynaayaa caasimada Soomaaliya. Adiga irid walba waa lagaa soo xirey marka irid in laguu furo ayaad baroordiiq u sameysatey, game ka aad ciyaareyseyna aniga waan fahmey durbadiiba, laakiin groupkii aad u barooratey ayaa yimid, it was like taking a candy from a baby camal sheekadaada yaah. Kudos! Koley waxba maadin keenin weli, ororod iyo isqarxis lee wadaa weli.
  18. Maaddeey;810260 wrote: Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!. Waa sidaan hore u sheegey, ooyaaye albaabada Bari ii fura, waana laguu furey. Wallee wax ku bartey anigu uunbaa ka jooga halkan. Shah ayaad ku kor cabtey oo korkaad ka daawaneysey qaraxaad fulisey yaah. Abaaba.
  19. Sayid Qasim Hospital, Ceel Garas.