Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School in Jowhar.
  2. Orphanage Complex There will be two bedrooms [one for girls, one for boys], a school, a healthcare center, a Quran course, a deep water well, a supermarket and a mosque in the orphanage complex when it is completed. The construction of the complex is estimated to cost $2,5 million. A total of 1,400 children will receive education at the school in the orphanage complex which will provide accommodation to 200 orphans.
  3. Carafaat;806235 wrote: what are those sticks on the picture?
  4. NASSIR;806191 wrote: Hada anigu garan maayo jahada threadkan Of course, garan meysid waana sababtaas aanan soo gal laguu dhihin.
  5. Qodida Kanaal Biyood oo ay wadaan dadka deegaanka oo ka socda duleedka Ceelbaraf ee D/Mahaday
  6. Jowhar, the capital of Middle Shabelle.
  7. Carafaat;806125 wrote: Now I am getting curious. even the weblinks of Somalina have been removed. tolow maxaa la qariniyaa oo LST spin gareeniyaa. xayesiiska mashruuca saliida kaliya ayaa la ogolyahay miyaa sheekadu. LOL.... waa caadiyooz... waala hayaa warka, taas ayaa muhiim ah.
  8. Wasiiradda Gaadiidka badda iyo dekadaha iyo kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda KMG ah Aadan C/llaahi Aadan, C/raxmaan Sheekh Ibraahim oo ay la socdaan Wasiiru Dowlayaasha Wasaaradda Dekedaha C/raxmaan Kulmiye Xersi iyo Saciid Jaamac (Saciid Qoorsheel), Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay degaano ay ka mid yihiin Abay Dhaxan, Baqal iyo Xawaalow iyo Dekedda Jasiira oo ka kala tirsan gobolada Sh/hoose iyo Banaadir. Wasiirada oo u kuur gelayay xaaladaha ay ku sugan yihiin dekedaha macmalka ah eek u teedsan xeebta dheer iyo degaanada u dhow dhow iyo sidii looga hortegi lahaa waxyaabaha xumeynaya biyaha Badda ee wax u dhimi kara Bay’adda iyo nafleyda ku nool degaanadaasi. Kormeerka Wasiirada oo si gaar ah u khuseeyay Dekedaha macmalka ah ee ku yaalla xeebta dheer ee gobolada Banaadir iyo Sh/hoose iyo sida looga manaafacaadsan karo gaar ahaan kalluumeysiga iyo sidii loogu abuuri lahaa iskaashatooyin dowladdu ku dhiirigeliso si kor loogu qaado horumarka dhaqaale ee dalka. Kaddib markii uu soo dhammaaday kormeerkooda Wasiirada oo shir jaraa’id ku qabtay dekedda macmalka ah ee Baqal iyo Xawaalow ayaa sheegay in Wasaaradahaan ay ka mideysan yihiin horumarinta Dekedaha maadaama ay ka wada shaqeeyaan Badda, waxayna sharaxaad ka bixiyeen ujeedada kormeerkooda iyo waxa uu salka ku hayo, waxayna sheegeen in dekedaha macmalka ah si ay dowladda uga faa’iideysato laguna abuuro iskaashatooyinka ka xoogsada oo ay Dowladdu ku maal geliso si loga faa’iideysto waxsoosaarka ilaha dhaqaale ee dalka ayay sheegeen inay Dowladdu mudnaanta koowaad siin doonto. Waxay xuseen Wasiiradu in mudnaanta koowaad ay tahay Dowladdu in la kobciyo horumarinta kheyraadka Badda si ay taasi u suuragashana waxay sheegeen inay Dowladdu wax ka qabaneyso ilaalinta Bey’adda iyo nadaafadda, dib u dhiska dekedda macmalka ah ee xeebahaasi ku yaala, si ay taasi u suuragashana waxaydowladdu marka hore xooga saareysaa nabadgelyada oo iyada asaas u ah horumarka dhaqaale ee dalka walba. Wasiirada ayaa intii ay ku guda jireen kormeerkooda goob kasta oo ay tagaan warbixin kaga dhageysanayay dadweynaha ku dhaqan degaanadaasi kuwaasi oo si weyn u soo dhoweeyay kormeerka Wasiirada, waxaana gabagabadii kormeerkaas kaddib xeebta Jasiirada Wasiirada iyo xubnihii la socdayba qada sharaf ugu sameeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda adda iyo Dekedaha Md. Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur).
  9. Maaddeey sideen kuu nacaa adigoo nool?
  10. Abwaan, is ilaali, xayeeysii lama ogola waad ogtahay.
  11. Your thread about ********** has disappeared, marka let me answer your question. Hirsi Fiqi is an independent writer and journalist based in Minneapolis, MN. His work specializes in contemporary issues in the Muslim world and Somalia in particular, with special links to resource exploration in East Africa that provide a constant stream of information from the home front. Xaal hala siiyo suxuufiyiinta. Staff ka meesha dhanba waa *********** members. Kan aan kor ku xuseyna wuxuu isticmaalaa magaca Monk of Mogadishu. Sample of qashinka uu qoro. Riix the October 13th link. Sawirkiisa. Haddaad u baahantahay more, magacaas Google garey, kan Feisal la yiraahdana waaba Modka meeshaas. Qashin walba inuu website furto ayuu iska dhigaayaa suxuufi, waxaan kugu la talin lahaa inaad ka fogaato meeshaas, dad weli basement ga hooyadood dagan haddaadan rabin inaad wax ka dhegaysato. Well 5 min aanan iisoo noqoneynin xagaas ayey ku baxdey. Oh well. Cheers!
  12. Maaddeey;806059 wrote: may, si kale nooh! Si kale maad taqaanaa. Isqarxis ayaa ku fiican tahay keliya.