Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. They can rot in hell for all I care. Baqti is what baqti does.
  2. Maaddeey;807790 wrote: Waxaan marag ka ahay in Shariif uu C/lahi Yusuf wax badan ka xunyahay, dadka Yusuf ka soo horjeeday, welina dhaleeceeya, isla markaana Shariif amaana -sida Abwaan- waa daroogeysan yihiin!. Iskuulka farsamada miyaa ardey ka ahayd? sceglia il tuo destino markii lagu dhahay waxaa tiri, waxaan noqonaa ooyaayee albaabada Bari ii fura. Waxba kuuma harin, guurguuro ee gacmaha taag. Baryo badanaa bisinka iyo bardaha.
  3. Cambuulo iyo bun;807781 wrote: this is barbaric people this is somalis have u no shame at all how can one be happy of dead somalis.. The tfg shouldn't brag about this im dissapointed. Baqti wadan maleh. Sida dharka la qalejinaayo banaanka halagu war waro, saasa ka fiican sidaan.
  4. Xaaji Xunjuf;807772 wrote: I think his name is faisal rooble Mr. Bacaac, that's his name.
  5. Xaaji Xunjuf;807769 wrote: ^^ The wardheer editor What's his name?
  6. oba hiloowlow;807753 wrote: Nina bankoorna xaala dhahaa baakoor dheh see camalka! Mudul ama Mundul. Baakoor ama Bankoor. lol...
  7. Oba welcome back! xaggeed ku maqneyd? warka isii bal.
  8. Arbaco, Maarso 21, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay saqdii dhexe booqaday isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood, halkaasoo ay ku yaallaan fariisimo ay ku sugan yihiin ciidamada DKMG ah. Booqashadan ayaa waxaa madaxweynaha ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/samad Xasan Faarax, iyadoo la sheegay inay ahayd mid loogu kuur-galayay qaabka sugidda ammaanka Muqdisho. Isogysyada uu booqday waxaa ka mid ahaa: isgoyska Howlwadaag, isgoyska Cali Kamiin, isgoyska Fagax, isgoyska Sanca, isgoyska Afarta Jardiino, isgoyska Siinaay iyo Warshadii Baastada. Madaxweynaha aya wuxuu warbixinno ka dhageystay saraakiisha ciidamada ee ku sugnaa isgoysyada uu booqday, kuwaasoo xalay ka dhigay ciidammo fara badan si ay uga hortagaan duqeymo iyo weerarro labadii habeen ee ugu dambeeyay ka dhacayay Muqdisho. Weerarrada ayaa waxaa mas'uuliyadooda sheegatay Xarakada Al-shabaab iyadoo askarta la dhigay isgoysyada uu xalay madaxweynuhu booqday ay ahaayeen kuwo ay go'aan ku gaareen guddiga ammaanka Qaranka oo shalay gallinkii dambe kulan yeeshay. Sheekh Shariif ayaa wuxuu ku boorriyay askartii uu kula kulmay isgoysyada Muqdisho qaarkood inay xoojiyaan sugidda ammaanka, isagoo ku ammaanay kaalinta ay uga jiraan in Muqdisho ay noqoto goob ammaan ah. Ma jiro hadal uu madaxweynuhu saxaafadda siiyay, waxaana ay noqonaysaa booqashada tii ugu horreysay oo madxweynaha Soomaaliya uu habeen madow ku tago qaybo mid ah Muqdisho, tan iyo markii xilka loo doortay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya ----------------------- Ragnimo.com iyo bankoor.net.
  9. Habeen barkii miyuu meereysi bilaabey Madexweynaha? raggeedii waaye wallee. --------- Inta badan Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday Taliyeyaasha xilalka laga qaadey, darajooyinkoodana laga rifey waxay ka kala talinayeen degmooyinka: Huriwaa, Yaaqshid, Wardhiigley, Hawl-Wadaag, Dayniile iyo Hodan. Jowhar warkeeda. ---------- Ama muuqo ama maqnoow.
  10. BOB;807329 wrote: Mwaah, I loof you too. and THANK YOU VERY MUCH. Peace, Love & Unity. yw.
  11. BOB;807325 wrote: Look at that view. Peace, Love & Unity. Brava sure looks breath taking.
  12. You are welcome Calanleey boy! isxaan maleh reer Waamo taas waa iska ogaa.
  13. Iga celi Maaddeey inuu naga dhex shaqeeyo ayuu rabaa. Wey uriyeen magaaladii xalwada lagu yiqiin ileen aa wax wada wasaq badan, meeshey tagaanba wey uriyaan. p.s. Marka iyo Mahadaay ayaa ka horeeya Kista. lol....yw.
  14. Maaddeey;807283 wrote: R-da ha shidin, D-da lee! Bona notte (ancora) Bouna notte duqa.
  15. It's a wrap! Sidaas ayaa la iskaga celiyaa Maaddeey. Bar ama Barro!
  16. Maaddeey;807260 wrote: Maxaa looga qaxaayey shalay oo hadda loogu soo cararaa?, C/lahi aaba ka ragsanaa munaafiqaane, haddaysan qabyaalad ahayn?. Waakaas oo cadawgaagi shalay waa walaalahaaga maanta -Xabashi-, tut, tut, tut. Suaashaas waa mid u baahan inaad ka jawaabtaan, ileen dadkii aad cuntada u diideen waaye kuwa Xamar soo dhoobtey oo dhinaca dawlada hunguri ka soo raadshe. Xamar dhinaca waqooyi markaad joogteen yaa dhinacaas ku noola oo idin ag joogey? maxaa beeraleydii gobolada Bay iyo Bakool Xamar u imaadeen? aawey nimankii ilmaha gaajada u dhimanaayey dhaley? Su'aalahaas is weydiiya bal.
  17. Waxaad isbarbar dhigeyso ayaaba meel la isla saari karin; tii hore Xamar waa laga barakacaayey, tana gobolada 300km iyo ka badan u jirta caasimada ayaa loogu soo ordooyaa. Dadka masaakiinta ayaad shaley leyseen, taasina marmarsiiyo kasta aad keento gacantaada wasaqda ku taala kama dhaqeyso. Get real!
  18. Maaddeey;807176 wrote: Bob, wixii ay Somalina ka war-wareeganeysay baad ku qasabtay! (Iney Amiirnuur.com wax ka soo qaadato) Intaas lee maa la timid? lol... sawirada Google ayey ku jiraan. Azienda ku taala Kismaayo.
  19. Somalia;804905 wrote: Very good thread, Puntland in South Somalia, I got acres in my name. Dream big boi!
  20. Maaddeey;807208 wrote: Who is talking about killing innocent people? You are. Shaley dadkaad madfaca ku disheen AUN ma u tacsiyeeyseen horta?