Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Burjikooyinka Ceelgarasna caan ayey ku tahay, Ceelbuur keliya caan kuma ahan burjiko.
  2. Caano_Geel;810193 wrote: Great. Waa dhaqan Soomaaliyeed sida ley sheegey.
  3. xiinfaniin;810178 wrote: Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that. What? Somalina wargeyskeeda maxaad u aflagaadeyneysaa adigu? ha aqrisan mar danbe yaah.
  4. Caano_Geel;810180 wrote: The title is misleading, ''Galmudug oo gabar siisay shariif ahmed''? Gabar baa la siiyey dee.
  5. Xaaji Xunjuf;810117 wrote: ceeb anigu cid ma carabawin xita dad ma sheegin xita dad baad igu sheegtey inan sheegey laakin dad xita ma sheegin afkaad rabta inad i galisid ilahay igu ogyahay afka ii galin meysid xita shimbirta maan carabaabin laakin wa duul duulaysa topican. Yaad ula jeedaa ayaan ku weydiiyey? sheeg thread yaasha aad ka hadleysid, waad ka wareegsatey inaad sheegto. Caruurta u aqri shinbiraha sheekooyinkooda.
  6. Xaaji Xunjuf;810113 wrote: Somalina Shimbir ma jabe wa kuma maanta baba igu horeysaaa:D Hadalkaad soo qortey sidaan u qaatey ayaan u qaadanaaya markaas, dadka aad ka hadleyseyna waa aniga, ragnimo lahoow waxba aniga ha ii warwareegsan. Waan keydsanaaya threadkan si aan u iloobin. Mahadsanid.
  7. Xaaji Xunjuf;810105 wrote: Dad anigu ma sheegin sawiro la so galiyo baan sheegey awoow ma jin ba sawirada so galiya mise insi bal ka jawaab? Haddee yaa soo geliyey? tilmaam meesha aad ku aragtey?
  8. Are you not ululating for the Clan state parties held in Nairobi hotels? faatadhug badanaa, afkaaga iyo dhegahaga isma maqlaan miyaa?
  9. Xaaji Xunjuf;810099 wrote: Aan so tukado eeh i sug awoow Haddaad doonto Mars u safar, wey ku sugi uun.
  10. Mukulaalow;810088 wrote: Somalina, ninka Duke la dhoho abtiyaashiis marmar buu karbaashaa. Caadifad baa wada hayso. Caalin speaks wey soo wada ordaan, HOL ayaa la weeraray, Furoola speaks, wey dhuuntaan, inta aan Baashi ka ahayn. Caalin xagguu deganyahay? Hobyo?....GTHO!
  11. Xaaji Xunjuf;810060 wrote: ^^ Dee wa run iyagana wa in la weydiyaa kuwa gaashaamo jooga laba yaabi mayo laakin kuwan Minneapolis jooga baan la yaaba:D Right! suasheyda kale ee Ceelbuur thread jawaab ayaan kaa sugaayaa. Thnx
  12. Su'aasha maxaad u weydiin weydey markii kuwa calanka Ethiopia lulayey ee Gaashaamo ay Buhoodle weeraraayeen?
  13. Xaaji Xunjuf;809944 wrote: Meel aalaalay meeshay Tigraygu so cago dhigtaan maxay sawiiradoda inoogu walaan horta maan fahmin . Ma joogista Tigrayga lugu qarinaya wabiyasha ceelbuur Inta aanan kuu jawaabin, bal i fahansii dadka aad ka hadleyso fadlan?
  14. Dalka ku laabo, soo arag, markaas kadib haddii damac ku galo by all means go for it.
  15. Marar badan ayaa waxaa iga soo fakaday "xabsi hala geliyo, hala toogto". Anagey nagu soo jeesanee haddaan qalad galno ee xil yeysan noo qaban ayaa la isku raacey, waa calaamadeysanahay marka. Ganacsi lee laygu ogtahay hadda. lol
  16. LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa.