Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. dalfac;804140 wrote: Keep them coming and thank you No worries. Will do IA.
  2. dalfac;804017 wrote: Ah, the reason I asked.. is because ...Hmm..how do I put this ... How the hell did you get all the pictures like there's no tomorrow? Especially about and in Mogadishu. :cool: Google ibnu Internet.
  3. Kuwee arki karin? kuwa post #488 ma aragtaa?
  4. Hahaaa, ani ha igu qaldin dadkaad hadalada u bedasho oo kaa ogolaada. Waxaan irina sidaan ku iri u sheeg, ha ii wareejin hadalkeyga yaah. Qaraxa Nairobi maalin hore miyaad ka shirteen? waxaad meeshaas u joogto holiday ineysan ahayn ayaan u maleynaa, meelaha la qarxinaayo miyaa sawiro ka qaad lagu yiri?.
  5. Wixii haw haw leh waa la arkaa; Cali Ordaaye, Rooblaawe, Maxbuus iyo IndhaShareera xaggee ka dhaceen ayaantaan, Nairobi miyey kula joogaan?
  6. March 14, 2012 - QOL - Tan iyo markii Xarakada Al Shabaab ay ku beertay Ururweynaha Al Qaacida, ayaa waxay Saraakiisha Al Shabaab ay qaarkood bilaabeen inay iskaga goystaan Xarakada Al Shabaab, iyagoo markaasi ku biiraaya dhincyada kale ee siyaasadda ka jirta dalka. Sheekh Xasan Cali Afrax oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Galgaduud, ayaa wuxuu si rasmi ah uu uga goystay Xarakada Al Shabaab, wuxuuna ku biiray Culima’udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca. Sheekh Xasan Cali Afrax oo ku wanaagsanaa dagaal-gelinta dagaal-yahanada Xarakada Al Shabaab iyo u ololeynta dagaalada, ayaa wuxuu si toos ah uu ugu biiray Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, oo Axadii ku dhawaaqday dagaalo ka dhan ah Al Shabaab. Sheekha oo Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa wuxuu si weyn uu u cambaareeyay Xarakada Al Shabaab, isagoona ku eedeeyay mid dhibaato ka wado dalka Somaliya. Wuxuu qeexay inuu u adkeysan waayay dhibaato xoogan oo uu sheegay in Xarakada Al Shabaab ay ku heyso shacabka Somaliyeed, taasoo uu sheegay inay ka dambeysay in uu isku soo dhiibo Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Sidoo kale Ahlu Sunna ayaa waxay si weyn u soo dhaweysay in Sheekh Xasan Cali Afrax uu ka soo goysto Al Shabaab, uuna isku soo dhiibo Culima’udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca, gaar ahaan Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Iskusoo wada-duuboo Xarakada Al Shabaab ayaan weli ka hadin in Sheekh Xasan Cali Afrax uu iskaga goystay, uuna ku biiray Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, oo ku dhawaaqday in goor dhaw ay soo afjari doonto Al Shabaab. http://www.markacadey.net/news/35113/sarkaal-sare-oo-muhiim-u-ahaa-xarakada-al-shabaab-oo-iskaga-baxsaday.html
  7. I'm in Canada at the moment.
  8. No apology necessary, your terrorist organization has lost the war against the TFG and its allied forces. Mogadishu - check Baidoba - check Beledweyne and Matabaan- check The entire Gedo region - almost there so check Ciao.
  9. Who you? don't speak for me Maaddeey. You are a desperate man, I always wonder why you are busy vacationing in gaalo country taking snap shots of churches when your comrades need you in the battlefield.
  10. We def enjoy reading Somalimemo's garbage. Huraay!
  11. Maaddeey;803933 wrote: Faah faahin kasoo baxeysa Qarax Itoobiyaanka lagula beegsaday Baladweyne. Tuesday, 13 March 2012 16:47 Caanogeel Hits: 678 E-mail Print PDF amiirnuur.comFaah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Xoogan oo maanta barqadii gudaha magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah. Qaraxan oo ka dhacay Bariga magaalada Baladweyne ayaa waxaa lala eegtay Askar ka tirsan Ciidamada Itoobiya uu ku dhex lugeynayay Xaafadaha magaalada iyagoo kusii jeeday Saldhig ay ku leeyihiin duleedka magaalada. Inta la Xaqiijiyay Shan Askari oo Itoobiyaan ah oo ka mid ah uu Sarkaal yahay ayaa ku dhintay qaraxa, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana qaraxa kadib Itoobiyaanku ay dhinacyada u fureen rasaas xoogan oo inta la ogyahay aan Khasaare kasoo gaarin dadka rayidka ah. Meydadka iyo dhaawacyada Askarta Itoobiyaanka ee Qaraxaasi ku waxyeelloobay ayaa loo qaaday Saldhigga ugu weyn ee Itoobiyaanku ay ku leeyihiin Bariga magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib in muddo ah hakad ku jiray dhaq dhaqaaqii magaalada, inkasta oo magaalada Baladweyne tan iyo intii Itoobiyaanku soo galeen uusan ka jirin dhaq dhaqaaq buuran oo dhinaca Ganacsiga iyo Waxbarashada ah. Tan iyo markii Ciidamada Itoobiyaanka ay xoog ku qabsadeen magaalada Baladweyne dabayaaqadii Sanadkii tagey waxay la kulmayeen weerarro qorsheysan oo ay kusoo qaadayeen Ciidamada Mujaahidiinta, iyadoona weerarkii ugu Khasaaraha badnaa uu ahaa Camaliyaddii Istishhaadiga ee lagula beegsaday Saldhigga dhexe ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo ay ku halaagsameen Boqollaal ka tirsan Askarta Itoobiya. Been cad waaye, 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintey qaraxa, wiil kalena maanta ayuu ku geeroyoodey dhaawacii qaraxa ka soo gaarey.
  12. lmao. Zubeyra IndhaShareera care for a cup of tea with sanjabii, dhegayarel iyo hayl?
  13. The president spoke well and told the truth.
  14. NASSIR;803387 wrote: Dawladda Puntland waxan ugu baaqaynaa : 1) Inaaney ka gaabin u caddaalad samaynta gobolada PL. 2) In gobolada Haylaan iyo Sanaag ay nabad yihiin , una baahan yihiin horumar la mid ah kan gobolada kale ee PL. 3) In hay’adaha lagu amro iney ka hawl galaan goboladan , anaguna aanu ku garab taaganahay dawladda iney gudato waajibaadkeeda amni sugid iyo kala danbayn. Xaggee SL ka soo gashaa qoraalkan? dadkani maamulkooda ayey baaq u dirooyaan, maamulkooda kor ayey ku xuseen, wax mugdi miyaa kugu jira markaa oo aad SL u soo hadal qaadey?. Badhan is part of PL, is it not? reread the appeal letter if you have any doubt.
  15. Kaad u sacbineysey '06 kii more than half of million ayuu guryahooda ka barakiciyey iska daaf inta geeriyootey. Waxaa fiican inaad is xisaabiso intaan lagu xisaabin, nin dhintey kabahiisa dhaama haddana waad ku soo noqnoqotaa halkan like you want to prove something. Xashac.
  16. Abwaan;803543 wrote: Daahir Calasoow iyo Dhallinta Khaatumo ee barnaamijkaan isku soo duba-ridey waa ceeboobeen...Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Been sagaal guur ah ayaa run galab carraw ahi ka daba timaaddaa". Waxaan baaritaan ku soo ogaadey, in Wasiirka kelmedaha hore ee salaantu ku jirto laga duubay oo codkiisa tahay inta kalena lagu kabkabay oo laga beensheegay lacag-u-diridda iyo taleefonka laga qorayo. lol..weli waa kula yaabanahay. My 5 yrs old nephew can see thru that.
  17. Taleexi cid walba oo ka soo horjeesada Khatumo waa inaad isku si ula dhaqantaa.
  18. Karbaash qeyladaas ayuu dad dhaxaa ka yeersiiyaa. Asagoo dhintey xataa waa la xagxaganaa.