
nuune
Nomads-
Content Count
12,989 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
valeria looool, why you do that, that is horrible walaahi, i think u enjoy that, don't you, but as rudy said, it is a little bit of lack of xishood, just tiny bit i guess
-
^^^^ lol section6er, confusing isn't it
-
posted by Hibo Nura uqtii naftaa kudiiday midkaas camal oo miiran waye lol hibo, that is classic,hadalkaas waxaan ku xasuustay amaba lagu xantaa wadaadada akhwaanka ah kuwaasoo gabar markay shukaansanayaan ku dhahaan, ukhtii naftaa ku jeclaatay inallaaha ghafuuru raxiim, hala isku naxariisto,kadib gabarta way ogalaani,waa lagu qaraabtaa sidan.
-
balaaya kugu dhacday oo qaneecaadka beel
-
ijabo wan kuu soo duceenaa in ay shynimada kaa tagto, hakaa suulo xishoodka ilaah ithinkiis, faataxa
-
nin kuu digay kuma dilin, sagaaro soo ima barato, war haniif muxuu sameeyay oo khalad ah, meel buu idiin tilmaamay inaad aadaan, waad aadeen idinkoo raali ah, kadib calaacal baa yimid
-
he is a doomed failure, but very funny indeed that everone know he is a failure,
-
waa maxey tun/turday?.... loooool haaruun, you made me laugh, tun tur tunday turday tunday turday sxb haaruun, we lost many nomads, most of them got married so they got something that made them busy
-
waryee haaruun, ma anaanan yaabin maalmahan, ninkii intee buu ka dhacay baa lahaa, war sidaad u joogto unbaad dhuumani, naw iyo weger
-
Waryaaa, Nunne when did you become such a 'nin', I mean that in the chauvinistic sense of the word. Gediid, didn't oppose Og Moti - he just said that he couldn't help him. and FYI - I was trying to help him out .. why do you men assume a lady is declaring gender war when we kindly advice you to change your approach. ameenah, lol, waxaan u maleenayaa si qalqallooc ayuu kuu galay waxa aan dhahay,topikan kaliya kama wadin oola jeedada aan wattay waa topikyaasha Moti uu keeno oo dhan, kuwaasoo inta badan gabdhaha ay kasoo horjeestaan, and more recently akhyaartiina, that is the case and was not intended to this topic only, got it, fikradaha unbaa la isku khilaafaa mooyee, ee wax gender war la yiraahdo ma jiraan ameenah
-
i like rudy's english, all his replies i couldn't find one single difficultt word or even a word that ends with -ion -logy -ly, lol rudy, some nomads don't understand u but i got ur story, cause i used to that kind of english
-
lol ProudSista, don't say ur somali is not good, dhiiq is actually the opposite of craack , it is not a standard somali, just made up stuff which became part of our lifes lol, c ye
-
STRICTLY 4 BOYZZZ!!GET IN......IF U R MAN ENOUGH
nuune replied to 7_steps_2_Heaven's topic in General
caramel_kisses, i know u r looking for answers, but those answers are the solutions to your problem lol, don't kill me,just kidding well, what can i say, it is like a dilema, something like that,but not a major problem when u look it in a more lunatical way, -
turday and tunday looooooooooooooool, thanks for sharing asraa
-
^^^^^^^^ loooooooooool, that rally cracked me, YES YES YES
-
^^^^^ I am back and hell ya we´re going to bring the jinni& jaan back in here so lol iam waiting that craack and dhiiq
-
^^^^^ lol sophist
-
^^^ lol hanif, he is is to no where i think, we will welcome him indeed
-
Haaruun, where are you sxb anyone have seen haaruun,please let me know
-
dhalasha wacan oo wanaagsan
-
^^^^^lol maajo, sida ad rabtid hada weysid sida ad ka badi weyso aya la sameya....xabad ku bood una sabar ciladiisa... isbiimeen lee jirto maalmahan, ama bakhtiyaanasiib, qofkii kugu soo hagaaga lee waaye bas, wixii ka dheeftid mar danbaad arki bal marka hore tijaabi
-
what was that,ohh yaa rabbi
-
lolmoti,tha maahmaah, maxan mulac dilay qiyaas maleh, i wonder waaban gartayee gabdhaha haba kasoo horjeestaan Moti, ee bal akhyaartiina ma gabdhaha ayey raaceen bilaa sabab, qulquluu wa raacuu bilaa micna lol,
-
^^^^hibo, yaa Allaaah, what was that sister, please afka noo jilci masaakiin lee nahay anaga, Moti, sxb truelly said, what can i say, u just said the truth, one conclusion, somali ladies need to learn more about geedkan la yiraahdo jaceelka(LOVE) ,so far kuwa aan aniga arkay allahaood alla saad u leedahay waxbeey ka yaqaanaan jaceelku oo khattar khatar iskaga dhigayaan kadib waxaad arki ayagoo meel eber ah sakxad gawwaan darbi ah qaraacaya!
-
what would u do if u were between ur best friend and her man!
nuune replied to cuite_wit_da_booty's topic in General
lol you nomads, most somali ladies got married while they are 16, 17, 18 and 19 year olds, well that was old times but also still exist, so why wonder if she wanna get marry on 19, 19 is an old age, very old indeed, yes old, ma waxaad dooni inay noqoto waan bakhtiyayee kaalay i jiid